Тёмный

NOLOSHA HANI UK 2017 Hani UK OSLO SHOW 

Abdinasir Cirro
Подписаться 258 тыс.
Просмотров 453 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 205   
@caqli_same8270
@caqli_same8270 7 лет назад
Dhame ismaaciil Sheegaw bishaar ✋✋✋✋👍 Dar ilaahay idin taageeraa Fananiintaydii@nuur caraale @hani UK peace and love👌👌👌👌👌👌💟 my bro. @abdinasir Go forward🔜🔜
@nasrocabduqadir3934
@nasrocabduqadir3934 5 лет назад
Hani naaso waawee
@maameboy
@maameboy Год назад
0😊😊😊
@11daqiiqo
@11daqiiqo 2 года назад
2022 qofki dhagysanaya 🥰 waa legend
@FAAD21
@FAAD21 7 лет назад
woow😱😱😱 qiso dhap ah wlh Hani UK fananad buuxdo😘😍👐
@amaaniamaaniyeey9112
@amaaniamaaniyeey9112 7 лет назад
Haniyeey inta bila naasaha ayad niyad jabisay 😂😂😂😂 Nicely design hani uk 🇬🇧 😘😍
@garaaddibow8520
@garaaddibow8520 7 лет назад
Amaani Amaaniyeey hehehe maku jirta adi
@princessurenaa6849
@princessurenaa6849 7 лет назад
Hani uk Asal dhl poqortooyo Kala kacsn tahy Apaayo shrf mudn Uk axsan heez❤❤ Heesta 100/100 Codka kadarnbo❤ 100/100 Music 100/100
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 года назад
axya ustaad maxamed sheegow bishaar dhame ismaciil iyo hani uk qaabka heesta uqaadey wan amanay xaqiiq ❤❤
@abdirashidarshe1238
@abdirashidarshe1238 3 года назад
Heestan cajiib waaye music iyo laxan ayaan aad uga helay Fanaanaduna xiiso gaar ah ayay leedahay muuqaal, codka iyo xarakaadkaba
@somalilandwaasomali2595
@somalilandwaasomali2595 7 лет назад
Subxanallah wllshy hadaad u malayn inay qaawanaan qurux tahay maaha waa fool xumo wllo Adoo asturan baad heesi kartaa caana noqon kartaa lkn bilaahi caleeg na astur oo is astur wllo xoolaheena waraabayaasha inooga ood
@sumayomohammed1207
@sumayomohammed1207 5 лет назад
umh umh aad iyo aad waad asiibtay umh horay usoco
@amalmohamet6200
@amalmohamet6200 7 лет назад
nolosho xishoodbay rabtaa xabadkoo la qariyay rabtaa
@homeoffilms8614
@homeoffilms8614 5 лет назад
Hadeer naasahan banaanka yaala bilaash baa lagu daawanaya lkn haday qarsan lahayd geel baa lagu xalaashan lahaa ax ax ax ax ax aad ban uga xumahay inaan arko gabadh somali ah oo cid walba iska daawanayso 😢 😢 😢
@YasufMahammad
@YasufMahammad Месяц назад
Sa,ad awwal live for us thank you and congratulations
@djsentinas38
@djsentinas38 7 лет назад
Hani Uk wax yaroo shdn 😍 👏🏽👏🏽noloshU xal baY rabtaa 💕
@adamalhajj6606
@adamalhajj6606 7 лет назад
Haniyey walal dunidan yar e malmaha ah haku kadsomin hana kador bidin Aakhira iyo xisabteda dambe e Alle ka baq dadka manta la jogo xumanta aad bey u dhayalsadan lkn wa mid ku gubi donto qiyamaha hadi adan ka towbad kenin waxadne ogaata cafimadka iyo xoogan iyo quruxdaan Mar walbo ma jireyso e inta ad heysato Alle ogu mahad naq oguna Shukri si lagugu ziyadiyo sheydankane cara geli wa cadowe
@husseinisse4925
@husseinisse4925 3 года назад
Adam nin caqli badan ma,a,
@sweetieadey2754
@sweetieadey2754 7 лет назад
Wow what the beat and nice track thanks Abdinasir Cirro bro
@CirroFilms
@CirroFilms 7 лет назад
Left Eye share with ur friends 👍
@fatimasead9125
@fatimasead9125 7 лет назад
Inalilah ilahay ka baq wll oo is astur tani waa adunyo malama la joogay dhalntedka adunyo waxaba hays racine ilahay kabaq
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 7 лет назад
Timuhu hagoogbay kaa rabaan Naasuhu asturaadbay kaa rabaan Dadku xishoodbay kaa rabaan Luguhu socodbay kaa rabaan Indhuhu in hoos loo-dhigay rabaan Waxaas oo dhani xalbay kaa rabaan? Ereyadii iyo qalinkii:-AbdullHi Burcaawi(Nouniho)
@fardowsahassan541
@fardowsahassan541 7 лет назад
AbdullHi Burcaawi luguhu socod by ka raban😂😂😂😂😂
@abbe7794
@abbe7794 7 лет назад
Yeah
@MohamedHassan-zq8rr
@MohamedHassan-zq8rr 7 лет назад
Hhhh waad asiiiibtay 😂😂
@fadumoabdullahi5389
@fadumoabdullahi5389 7 лет назад
AbdullHi Burcaawi sax illaah ha hanuuniyo
@asbariinahmad513
@asbariinahmad513 7 лет назад
thanks wlalke
@Journalist_TV
@Journalist_TV 5 месяцев назад
2024 2017 ayaan dhagastay balse 2030 intii nool ayaan u qorayaa insha allh
@naadiamaxamuud3168
@naadiamaxamuud3168 2 года назад
2022 listing from boosaso♥️🥰
@kawsarkaabaofficial2013
@kawsarkaabaofficial2013 Год назад
2022 turki Istanbul 😩💔
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t Год назад
Fave song still 2023 dhagaysanaya hani uk ishcala fanananad
@soyaansoy746
@soyaansoy746 7 лет назад
just beautiful. i love it. i love it. i love it. hani you are amazing beautiful and your performance is perfect. thanks. god bless you proud sister
@ahmedkafi8913
@ahmedkafi8913 7 лет назад
Mshallah walal aanku fano cirro ii nolow plz pinned me
@abastarzan697
@abastarzan697 7 лет назад
My legend big producer Abdinasir irro caadi maaha walhi lipaxayga 🙌🙌❤️ hani ku ❤️ ustaad nuur araale❤️🙌💪
@deeqshaklane3002
@deeqshaklane3002 7 лет назад
Hej
@sheikha1304
@sheikha1304 3 года назад
2021 is muujiya like 👍 Ta
@khadarseleban9649
@khadarseleban9649 6 лет назад
ish dheh naasah heeg ayaan muuqa ish
@Allahwayn
@Allahwayn 7 лет назад
Ma sha Allah queen hani ilahyow kuda quruxda fanka😍😍🔥
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 2 года назад
Mohni😴😢🍷
@khaliilkbcomedian6418
@khaliilkbcomedian6418 7 лет назад
Somali maryooleY Qalbigaan idinka SlmY Liketa igu qabta
@asiye717
@asiye717 5 лет назад
Valentine's Day 2019 Yaa dwanaya
@apdirahmandaacad6144
@apdirahmandaacad6144 7 лет назад
nuur caraale ciyaal jijiga ayaan isla aheen wuu iga weynaaday imika nio 😎😎
@ilhaanilhaancismaan2483
@ilhaanilhaancismaan2483 2 года назад
Waa uxiizay dhagesigeed waxa dhagesanyaa 2022 woo xiiso wuu dhafat
@sagaljuusto1555
@sagaljuusto1555 7 лет назад
Hani timha gabn mku qurxna War liketa ha ila dhafina Filim musalsal like iga xirane😂😂
@libanmoha3138
@libanmoha3138 7 лет назад
Sagal juusto kolay way kaa shidantay adi😂😂😂😂 kaftan wlalo
@lailashino9128
@lailashino9128 4 дня назад
2024 cidii daawanaysa❤
@omerali1498
@omerali1498 3 года назад
poqorTooYdii CeelpuH saNaaG BaaN ka DaawaN 27 feb 2021😁
@YasufMahammad
@YasufMahammad Месяц назад
Sa,ad awwal abbaitti muddi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@laqanali1005
@laqanali1005 7 лет назад
Hani uk wllshey allaah maxan kuxiisey nolow quruxsan
@fuaadahmed5332
@fuaadahmed5332 3 года назад
Farxaan Faayo
@bishardhere
@bishardhere 7 лет назад
Horay iyo gadaal hadii jano lagu galayo ilaahay hableheena waa ugu deeqay kaalay iska arag
@barotech4015
@barotech4015 7 лет назад
Caadi Maha Hani UK And Nuur Araale Nic Bro👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@kaafiyamohamed5928
@kaafiyamohamed5928 7 лет назад
Soomaali faduul badanaa ! Hani Cadeey Hees shidan iga dheh 😘😘👍👍😍😍
@homeoffilms8614
@homeoffilms8614 5 лет назад
Ukhtii adigu MA ogolaan lahayd inaad soo qaawiso naasaha LA dib aad LA timaado bulshada dhexdeeda? Waa Maya jawaabtu walal gacaliso xumaanta hku tagerin ee wx u sheeg thanks for your listening my words
@filsanabdi5571
@filsanabdi5571 7 лет назад
Subxanallah gabadhaan sooteey kabaxday fanka maxaa qaaday allow soo hanuuni
@dhiiranewadani7928
@dhiiranewadani7928 7 лет назад
Kan nuur caraale wlhi maalintaan kooxda liyuu band aan ku darayey hadaan is dhihi lahaa halkaasu gadhaya mana ku dareen ee tuladiisi fiiq ahayd buu joogi lahaa
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 7 лет назад
dhiirane wadani adaaba dambiga iskalede okudaray marka fankaba kkkkk maxad hada u arki
@insanic7185
@insanic7185 7 лет назад
dhiirane wadani do qon kasta ha is ka hadlo nur carale maa ka dha
@khadermoha6002
@khadermoha6002 6 лет назад
inuu wax utaray ma moodaa
@stayblue759
@stayblue759 7 лет назад
Hani Uk wxay wxaasi wllo alla mcaan badana uuuuuuumac
@asiyoabdi3829
@asiyoabdi3829 7 лет назад
hny yo nuurcarale wan idin tageraa wwwwwqw love naaaaa
@daadirali9038
@daadirali9038 7 лет назад
Masha allah wayahan cabdi nasir ciro dib ayu usoo rogal celiyay
@zeinasissa1667
@zeinasissa1667 7 лет назад
Hani heestu waa top lkn sidana kama filanayn🤔
@mostaphaskrrrppp9912
@mostaphaskrrrppp9912 7 лет назад
Nuur caraale ciyarta wu garanaya marmar wxu moodi inu dhaanteynyo
@ahmedabdullahidayib342
@ahmedabdullahidayib342 7 лет назад
Mustafa mahamed kkkkkkk
@khalidpool7023
@khalidpool7023 6 лет назад
It is so funy i am not boy ok I’m griel
@mostaphaskrrrppp9912
@mostaphaskrrrppp9912 6 лет назад
Khalid Pool butt your name is khalid 👨
@abdaladaahir3154
@abdaladaahir3154 5 лет назад
Noloshu xaalbey rabta Naftuna xaalbeyrabtaa
@mubashircali4894
@mubashircali4894 6 лет назад
waaaaaw naag jirta hani UK teegro khaasa
@eliyazmusse3089
@eliyazmusse3089 7 лет назад
waaa iska hees cadi ahhh 🔈🔉🔊
@shakenasir5505
@shakenasir5505 7 лет назад
Subxanalaaha War tan wara is qaawiseyna 😂😂😂
@amirhaji1567
@amirhaji1567 6 лет назад
Reer oslo wayba baashaleynbee Habeenkaan habeen iga dheh Ruuxi joogay aaya garan kro wlh
@modaahir5300
@modaahir5300 3 года назад
showgii daawashada naasaha maad iska dhahdan. ar soamlia wax kalena waan idinka sugeynaa
@hothokaize2976
@hothokaize2976 7 лет назад
nolshu xalbay reebta xeer lo dhigay rabta xumaha oo la naco rabata
@khadramohamed289
@khadramohamed289 7 лет назад
Hesta wanjecelay la Lnk nasaha wllo qari sidasaynu kuquruxbane
@salmaanmohammedadow1280
@salmaanmohammedadow1280 6 лет назад
kk waa watar ana abow mxa kadaran nuur carale deshisa inaba cadi maahan wall kadel saxib
@amiiramaxamed4180
@amiiramaxamed4180 5 лет назад
Noloshu xalbey rabtaa Runtaa💔 Hani uk
@bral-khalaf9704
@bral-khalaf9704 7 лет назад
AR sxb soo biis waa ku sidee ay heeshi kale EE hani qurux
@ibrahimaden602
@ibrahimaden602 3 года назад
Nolosha xalbey rzbta
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 7 лет назад
Nasehe iska dhistay hata meqo ilaa arkto farda daga
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 6 лет назад
Waa qoloma naagtani?
@bashirsadik6371
@bashirsadik6371 7 лет назад
hhhhhh Mey stuttgart deuschland nogu imaato waan uraaxern laheylaheen Germany hhhh
@maxamedmuuse6149
@maxamedmuuse6149 3 года назад
Hani UK oh my dear fani
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 6 лет назад
Waa kuwa kitaabkooda bidix loogu dhiibi doono
@muxiyadiinciiltire12
@muxiyadiinciiltire12 7 лет назад
Quruxdu maaha inaad cawradaa da qaawiso hada naasahaagiiba ragagaad uhibaysay miyaa hani wllo sidan waxka badal
@najaxmahad4154
@najaxmahad4154 Год назад
❤❤
@aragsaninaabdi6412
@aragsaninaabdi6412 6 лет назад
Hani love u quxeey
@Jokar001
@Jokar001 7 лет назад
Noloshu xeer bey rabtaa xabad koo la asturee rabtaa xumaan too lareebee rabtaa 😅😅washkax
@simanincabdisimaanincabdi8000
@simanincabdisimaanincabdi8000 5 лет назад
king Romeo 😂😂😂😂😂 waa iga qosol wlhi
@aadanabshir9378
@aadanabshir9378 17 дней назад
Camare man edeb leh weeye lkin iyadu saas ma rabin in la muujiyo qalbiga ayay rabtay
@FANKAFILMS
@FANKAFILMS 7 лет назад
Mr Abdinasir cirro farsamo tayo leh bro
@farhanshire2130
@farhanshire2130 7 лет назад
Naasuhu asturaada beey rabaan
@sokosoko754
@sokosoko754 5 лет назад
Manshallah wallahi waa gabar kala xiran
@kowtharjamac4205
@kowtharjamac4205 7 лет назад
Waaaaaaaaaaaaaw 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@SuperManaxo
@SuperManaxo 7 лет назад
TeamHaniNaso inta ka heshay like igu qabta 🤣🤣
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 Год назад
Nolosho xalbay rabta
@mohaabdi2657
@mohaabdi2657 7 лет назад
Axsan hees and music
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 3 года назад
Heestaan waanku heeystaa
@amiinabdiazizyare2230
@amiinabdiazizyare2230 2 года назад
Noloshu xal bay rabtaa 🤔
@mubashircabdi7306
@mubashircabdi7306 Год назад
Hees iyo MaaHa
@nafaxaadnaftanafaxaadnafta658
@nafaxaadnaftanafaxaadnafta658 7 лет назад
Nice song waaaw
@samiirabdulaahisabarey4553
@samiirabdulaahisabarey4553 7 лет назад
hani uk is com back
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 3 года назад
Hani 💛🙈
@arimahabulshadaiyojacelkai2970
Naasaheeda leeba ku haystaa o wlhi ah kkkk
@abdulraheammohamedahmed3729
@abdulraheammohamedahmed3729 7 лет назад
Ufffff fanka hanaga haleyn
@mahadiyakhadar6615
@mahadiyakhadar6615 7 лет назад
subaxnallah sowtan walatay hani uk tabtii xalilmo gobaad
@muusaabdo4450
@muusaabdo4450 7 лет назад
heesta way macaantahy lkin waxaan arkayaa wax ka sii macn hhhhh
@eriksune8497
@eriksune8497 Год назад
2023 int wali daawanysa love saar
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 7 лет назад
war cunugii yaa naga waalay nuur Caraale broh DDSI MEL dhaanta ma haysaa? ?? waa Maya wllhi
@nestafilms8043
@nestafilms8043 7 месяцев назад
Hesta ya ii micneya😢
@fantasticboy1701
@fantasticboy1701 3 года назад
Xx 2021 😎
@abdulllahi6161
@abdulllahi6161 Год назад
2023 qofka dhageysanaayo waa qof legend ah
@mawliidcabdi7620
@mawliidcabdi7620 Год назад
War qofta wax u xidha
@aweysabdi7427
@aweysabdi7427 7 лет назад
Bismilaah maxaa kudhacay cowradi banaan ayaytaalaa
@abdallanur2586
@abdallanur2586 3 года назад
Hani uky hala iigeyo wan jaclahay
@zhakurdahir4668
@zhakurdahir4668 7 лет назад
wooow eshcalaaa hees
@abdillahimaldhini3674
@abdillahimaldhini3674 7 лет назад
ilbaxnimo miiyey modeey qoftu weey ku khaldan thy dharkan 😂
@bashirsadik6371
@bashirsadik6371 7 лет назад
hhhh ubaxa qofka jeceshahay sii lkn hani waa fanaanad hhh
@sokosoko754
@sokosoko754 5 лет назад
Quruxleey .
@idirisnageeye8228
@idirisnageeye8228 7 лет назад
naasaha inay weynysato AhYd
@seemorestories8960
@seemorestories8960 3 года назад
still 2021
@rahmayousuf4863
@rahmayousuf4863 7 лет назад
Hani uk wn salaamaynaa
@ahmeetmohammed6406
@ahmeetmohammed6406 7 лет назад
Rahma Yousuf 00
@niisha_
@niisha_ Год назад
😢😢
@awaaleali1363
@awaaleali1363 5 лет назад
Xoolaha la wada leeyahay 😂😘
@mohammedfaysal7734
@mohammedfaysal7734 4 года назад
.
Далее
HANI UK GOB IYO GACAL Official Video 2018
6:25
Просмотров 1,2 млн
Bro's Using 3 Weapons
00:36
Просмотров 3,9 млн
HANI UK NAXLI 2016 Official Music Video
6:05
Просмотров 387 тыс.
HANI UK - WAQTI (Muuqaal Cusub 2018) heesta ugu shidan
6:24
KU HAY HAY 2013 by HANI UK (Official Music Video)
5:41
HANI UK | WARANKA CAASHAQA | OFFICIAL 2018
7:16
Просмотров 467 тыс.
Daryeel by Hani UK Official 2015 Music Video
6:12
Просмотров 219 тыс.
HANI UK - LAQANYO - OFFICIAL MUSIC VIDEO | HD
7:06
Просмотров 276 тыс.
Bro's Using 3 Weapons
00:36
Просмотров 3,9 млн