Тёмный

Hanti qaali ah oo lagu Aaminay ayay ku radinaysa dadkii laha si haday dhimato loo cunin hooyo 

Illintir
Подписаться 406 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@abdis4930
@abdis4930 19 часов назад
Hooyo qaali ah allaha ku xafido adiga iyo owlaadaada waa hubaa waxa aad samaysay in owlaada iyo adiga illah wax wayn idiinku badali doono. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@saharwafa7539
@saharwafa7539 12 часов назад
Maasha Allaah waa qof amaan gasho allaha u sahlo gabadha ay raadineyso.
@Khadijo60
@Khadijo60 23 часа назад
mashaaallaha dad badan oo iman leh baa wadankeena ku badan allaha fududeeyo baadida
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 17 часов назад
Maasha Allah illahay ha ku xafiido hooyo macaan ❤❤❤
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 16 часов назад
Masha allaah illaahay ba xaqa ku sugay 🙏🏼
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis День назад
Clcasiisow afsomaliga iska hagaaji qof dhiban ama waayeela baad intaa ku haysaa sifiican u fariiso taasi waa bahdilaad dadku way kaa naxayaan waxaad tiraahdaa tusaale hooyo xoogaa gaal daal u fariiso abaayo camiradu ha ina qabatee gursiga isku tiiri midkle baro intaan muqaalka labilaabin baa fadhiga la soosaxaa sida kale nin wanaagsan baatahy lkn hadalka kulul ka daa toosintayda qaado waxaan ahay taagerahaga ku la shaqeeya eraygaa waa i dhibay muuqaaldii buu i nacsiiyay
@degandagan8570
@degandagan8570 День назад
Walaahi waa ila aragtay araygaas waan dhibsaday
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis День назад
@@degandagan8570 runtii waa naxaa mar qofkaan kanaxaa mar asagaan u naxaa waayo isha bini aadamku waa halis waliba dadka meeshaan yimaada waa daciif waxay ubadanyihiin dad la dulmiyay dad xanuun la dhiban dad aanba waxa laduubayo fahansanyn oo Isleh armaa lagula yaabaa sikadisa markuu u dhaho is doosi caadi ufariiso waxay ismoodayaan inay khald galen ax lkn clcasiis angaa daawana haduu naga qaadanayi wallakeen waa inaan saxnaa waxuu ku fiicanyhy intaa waa u qornaa lkn dhaliishan yarna waa inuu qaataa inkastoo somali jeclayn in lasaxo kaliya amaan rabaan
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j День назад
Sax waye abaayo waan arkay waban kanaxaa markuu qof wayn sas kudhoho af adakaa ninkaan
@salma.abdule
@salma.abdule День назад
Runtii aniigaba majeceli erayegaas lakiin kolaye xuman kama wado sidaan filaayo
@salma.abdule
@salma.abdule День назад
Walalkaye waxaan dhihilahaa dadka marka hore usisheeg sida saxda ah oo lofariisto camarada horteeda insha alaah wall
@asadabdulahi1257
@asadabdulahi1257 День назад
Masha Allah! Waa hooyo somaliyed oo Ilaahay iimaan iyo wanaag siiyay. Ilaahay ha u soo sahlo muraadkeeda.
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 День назад
Maamada culeyska ilaahey haka qaado qof wanaagsan wuu yeryahay waqtigan ilaahey caafimaad wanaagsan hasiiyo maamada.
@shukrisharaf
@shukrisharaf День назад
Allaahu akbar waa hooyo xalaal quudato ah rabi culeyska haka dulqaado
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 12 часов назад
Ilahy cimariga haku dheereyo mom
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry День назад
Masha Allah ❤ in Shaa Allah Qeer 🤲🏻🤲🏻
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis День назад
😢😢😢😢 illaahayow si dag dag ugu sahal gabdhahaas mamaadana murugada ka dulqaad
@maxamedclahimacalinxusein1292
@maxamedclahimacalinxusein1292 День назад
Vv. Kkķl
@maxamedclahimacalinxusein1292
@maxamedclahimacalinxusein1292 День назад
Vv. Kkķl
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl День назад
Mamo allha ku caafiyo dadkan raadinesan allha ku sahlo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 22 часа назад
Masha Allaah
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql День назад
Maashaa Allah alle hakaa abaalmariyo aduun iyo aakhiro sidaad uxafiday amaanada dadkii lahaana Allah si sahlan dadkii lahaa Allah hasoo iftiinsho Aamiin Yaarabi
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 23 часа назад
Masha allaah masha allaah
@RuqiyoAbdullahi-f7k
@RuqiyoAbdullahi-f7k 19 часов назад
Maamad codeked ayan aqonsday xafads waan aqanaa deris ayan ahan jirnay ilahey ha uso sahalo gawdha iskaleh
@AbdirahmanBuurane
@AbdirahmanBuurane День назад
Mancha Allah ilahay ha barakeyo
@Nasro283
@Nasro283 День назад
Maasha allah waa qof wanaagsan❤❤❤❤❤
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 День назад
Horta ilaahay ha u soo sahlo gabadheey raadineyso xfdaas hadda ay sheegeyso dhul boobkeeda badan ilaahay ha u fududeeyo maamada
@degan4
@degan4 День назад
Waaa dad kii hore ee xalaal Miirad ka ahaay😢😢😢😢
@AliMohamed-m7f
@AliMohamed-m7f День назад
Manshallh hooyo mcn ilaahay ha ku xafido oo cidii laheed hantidaas ale ha sahlo waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis hooyo mcn ❤❤❤
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 День назад
Maasha aalah.
@ShahidoHaashim
@ShahidoHaashim День назад
Masha Allha waa hoyo iiban badan Allha kuxafido hooyo Allha sahlo
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 День назад
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik
@SiciidoCalimaxamuud-r9i
@SiciidoCalimaxamuud-r9i День назад
Asc walaashay qalbigaaga wanaagsan janata hakugucasumo❤❤❤❤❤❤
@sahrolise5320
@sahrolise5320 15 часов назад
Asc Asaxaabta qaaliga hooyo haloo soo dueeyo Walaahi somali dad xalaal quuto yaala jira
@AbdifatahMahamed-f3n
@AbdifatahMahamed-f3n День назад
Mashallaah ❤
@mahadasaidyusuf4169
@mahadasaidyusuf4169 День назад
Asc wr wb maashaa allaah ilaahey ajar ha kaa siiyo. Hana kuu soo sahlo.
@ashawooo
@ashawooo День назад
illahaya ha ku sahalo gabdhas rabi ha soo fudeya
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 День назад
🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 День назад
hooyo imaankaga ale haku adkeeyo dadka dhan saas lagama helo qofkii dhul taako ka mid qaato aqiro qiyaamo qoorta loo gelinaa dad badana dad xoolohoda heysta ale haka baqaan oo dadka xoolaheda ha celiyaan
@SheibaTV
@SheibaTV День назад
😢
@maslah345
@maslah345 День назад
ALLAHA QAYRBADAN SIIYO WAA XALAAL QUUDATO AMAANO CIRA DIIDAY DHULA AADIIDAY BINI ADAM AQAADAY
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy День назад
lamo boos dhinacaas weliba aadan gabyoow gadaashiis aa naga maqan document dhan waa naga dhumay shatiga iyo document badan doontii lagu qaxaayay ay nooga dhumeen.aabaheey Allah ya rahma oo sarkaal melitary ahaay aa dowladii siisay hada dad aan lehen aa iska degan.mamadaan masha Allaah..Faay macalin cali amey sheegooysaa oo loo bogay eh waxay degan tahay buurka guryaha dukaanka police gadaasiish......Team ilintir jzkl khairan.
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis День назад
Abayo hadaad awoodo raadi xitaa laleefankeeda maana daan la shaqee
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy День назад
@@suusaanclcasiis Sharafeey dalkii ma joogo walasheey aa ugu dambeeysay waa kasoo wadnay.. xaafadeenii horena dad cusub lee degan mar aan noqday aan soo yaabay...Illaahay ha isku saqiro inta mooryaan ka boobin dhulkaan.
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis День назад
@@Rahmah-Mercy haye xbty
@MohamedHassanYusuf-c4i
@MohamedHassanYusuf-c4i 23 часа назад
Dhulka haduu markii 1aad Aabahaa kusoo baxay waa la heli karaa Cumar Yugumbo ayaa waxii asalka ahaay haayo kaliya waa in magaca kuu saxan yahay iyo deegaanka
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 19 часов назад
@@MohamedHassanYusuf-c4i haa walalkeey aabaheey aa dowlada siisay .yaa waaye omar yugumbe g/banadir muu u shaqeeyaa numberkiis mala heli karaa adigoo mahadsan?
@maxamedxajix
@maxamedxajix День назад
hadii aysan heyn dukumiinti dhulka fiirintiisa kaliya culeys badan maaha ee dadkaas iska leh
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 День назад
Ale haso ururiyo
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride День назад
Dadka waa too soon yaan
@sadam1318
@sadam1318 День назад
sheekhaal ma ahan hadey tahay way imaan laheyd mar hore ee waa dadkii cararay oo laga qixiyey
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis День назад
@sadam1318 hhhhhhhhhhhhhhh guruubyada kale haday ahaan lahayd suaal baan ku waydiin lahaa lkn halkaan clcasiis really maya waa khaas dhiabamaha kaliya baa iska leh sualaha qaar ma ogala
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 16 часов назад
Waxaa u maleysaa in reerkaada leeyihiin
Далее
Handsoms😍💕
00:15
Просмотров 4 млн
The REAL Truth Behind the DVD Logo
01:00
Просмотров 31 млн
LABADA MUXUBO  23
10:44
Просмотров 28 тыс.
Daawo. Dumar iyo Rag Arin Layaab Leh. Kasameeyay.Burco.
10:28