Тёмный

Hassan Sheekh Iyo Habargidir janbalkan yaa u tuuray? Sanbololshe iyo Hamze Qir iyo Qir 

Abdikadir Boss
Подписаться 63 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Приколы

Опубликовано:

 

5 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@ElmiGutale-p1e
@ElmiGutale-p1e 2 месяца назад
Waa saxan yahay Haddii Amarku Madaxweynaha ka socdo,Laakiini isagey xal karabtaa calaakulli xaal. Thanks All.
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
dhul dowlad maa xaal laga bixinaa? waa hurudaa walee
@saidahmed-vt4ew
@saidahmed-vt4ew 2 месяца назад
C/qaadir munaafac haye.
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 месяца назад
BOSS CAADI MAAHA WA LEGND
@jasminaden4772
@jasminaden4772 2 месяца назад
Xasan sh waan wataa viva dowlada
@noorbashow645
@noorbashow645 2 месяца назад
Asc umada somaliyed salan kabacdi dulka danta guud yan lugu xumeynin dawlada
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 2 месяца назад
Muuse suudi haku xijiyo mirinaayo hadikale xassan sheikh waa kudaaye
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
al haji muuse looma ooyaan ma'aha adigoo kale m'w hassan dhulka uu lee yahay caasimadana cidiisa aaleh oo super power ah maxaa calaa-calaa?
@jamilanor653
@jamilanor653 2 месяца назад
​@@143-k1dmaskiin canjeerada iska cun intaa nabad qabto.
@AbdirazakMuhumed
@AbdirazakMuhumed 2 месяца назад
Muuse suudi cabdiqaasim oo Hg ah ayaa u saxiixay dhulkaas saxiix madaxweyne ayuu heesta Hub ayuuna dowlada siiyay xiligaas si loogu saxiixo Hg lkn weey garan waayen taaas
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
C/ qadir boss adeerkah Xasan shiekh ma taqanid. Vid isuguh tuurtay. Hbr gidir & Xasan shiekh ma jirto. Ee waxaa isuguh tuuray. Imaan la'aantiisa & waxba yaan laguguh imanin. Kuwa ii ka gadayo ,waxaa u baahan dadkiisa. Matkey dowladnimada si fiican u hergashana waa lagah wada qadi donah.. adeerka Xasan caruuryiisa lo qabsan
@AbdulNaleie-kc2qe
@AbdulNaleie-kc2qe 2 месяца назад
Waa iska hadashaa baqal yaad tahay. nin kaa liita oo kaa caqli xun weligay ma arag. Sidee nin shacab ah u iibsan karaa Dabdemiska? Been aan sal iyo raad aan lahayn yaad sheegaysaa. daarood dhexdiisa kuma qaado caaqyahow, edebta daran.
@A3v-w7q
@A3v-w7q 2 месяца назад
Walle MAJEERTEEN calamka siyaasada wa NR 1 HADI MANTA GARGUURTE QEYLINAYO
@jamilanor653
@jamilanor653 2 месяца назад
Jawab ma mudnid.
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 2 месяца назад
Dowlad lawada leeyahay hal qabiil oo soocan guryo uma dhisto Dhul masiiso, mushahaar iyo Gunno uma qortoe jaaaw.!!
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
TALIYAHA BOLISKA DHULKA HAWIYE LOGA DHIGEY WA ADOON ITOPIA U SHAQEYA WA ARGAGIXISO WA YAHUUD WA KIRIMINAL WA TUUG WUXU U YIMID INU GUBO DHULKA HAWIYE
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 месяца назад
Hg baa loodooladaynaa shuluq iyo Hassan shiikh inkaar haku dhacdo waa qaaimu wadaniin
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 2 месяца назад
Shuluq kee waaye tuuga aan barte
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
SULUB WUXU KA YIMID ITOPIA SALKEEDA MANA XOREYSAN DHULKIISA WA WAX LAGA XUMADO IN DHUL HAWIYE LEYAHEY XOREYSTEY LOGA DHIGO TALIYE BOLIS
@sahruja5777
@sahruja5777 2 месяца назад
Dhulka dowlada halaga guuro waxceeba malahan
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Dadka xeryaha dowlada degan waa illegal qabiil meel noo dhiga😅
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
WA CIIL WA GUNIMO NIN ADON ITOPIA O XATA KU DHASHEY KUFSI ITOPIAN O AWOWEYASHIIS XOREYN WAYEEN O XATA YAHUUDA IN DHUL USAN KASO JEDIN O HAWIYE LEYAHEY XOREYSTEY LEYAHEY AB KA AB LOGA DHIGO TALIYE BOLIS OW WERARO SHACAB HAWIYE
@Arabduur
@Arabduur 2 месяца назад
Xassan sheekh haduu xariif yahay rw mj haka dhigo, next time asaa dooranaynaa😂
@عبداللطيفمحمدمحمود
@عبداللطيفمحمدمحمود 2 месяца назад
Hhhh bro waxan siyaasad waa ada ka kensataant idinka leh mj ada laga digaayo naga warejiya dani dad caqli leh kensada
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 2 месяца назад
Dadkaan dhulka dowlada degan awal xagey degenaayeen?
@nasracaynab411
@nasracaynab411 2 месяца назад
Ma ciyaal baad u sheekaynaysaa wadaayoow
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 месяца назад
AQLIGISABA INTAS AH NEEEF DULE AH INNA LILLAHI WAA INNA ILEYHIN RAJACUUN ABGAL WEYKA SHALAYAYAN INEY HABER GIDIR MAATATODA AY BANAANKA KU DAADSHAN WAXBA XAMZE IYO SULUB HAKU DUL RAFAN BISINKA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
LIIBAN SHULUQ HADU GADEY DHUL SHACAB KU NOL YAHEY WA IN LA DILO
@HalimaMohamed-th2yv
@HalimaMohamed-th2yv Месяц назад
A noo sacada waxaan ku leeyahay waa run
@HakaFakarin
@HakaFakarin 2 месяца назад
Abgaal waa ku fashil meen madaxweyne nimada
@ina_cadceed
@ina_cadceed 2 месяца назад
Alla HG dhibkeeda La jeclaa 😢💔
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 2 месяца назад
Sabab?
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 месяца назад
Beenlow baa tahay xasan baa waxaan oo dhami ka danbeysey umada ha marin habaabinin
@HuseinYoussuf
@HuseinYoussuf 2 месяца назад
Nin yahow waan kaayawe ma AB HB baad rabtaa in aad mdx iskugalißid
@MaxamadCqaadir-x9b
@MaxamadCqaadir-x9b 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no 2 месяца назад
Sxb Si Qabiil Ha U Hadlin Nidaamka Dawliga ahna Qabiil Kuso Dhaxdarin Dawladba wadan ka jirtan Oo Madaxwayne ka Yahay Xasan Shiekh Maxamuud Xamze Rayzulwasare kayahay Dhulkuna Wa Dhulkii Dawlada Shacabku Sharcidaray ku daganyihin Halaga kiciyo Amarka Dawladuna Ha Shaqeeeyo Cidkasta Oo Caasimada Dagan dhulka Dawladana Dagan Wa in Lagawada Qaada oona Qola gaara laga qaadin kaligood
@FartunK
@FartunK 2 месяца назад
malintii aad cagdheer kursiga keensateen ee sad farmaajo oo idiin fiican oo xamar idiin dhisay bili deedoina soon celiyay baa uqubo idinku dhacday
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 2 месяца назад
waa jambal la tuuray
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 2 месяца назад
Majeerteen iyo ogaadeen dhexdooda ka bax wey iska heshiin e markaa sidaad daarood iyo harti aad u taageeri jirtey ee aad dhex da ugu aheyd ku joog oo boob boodka jooji
@MohamedbadalMohumed-lp9ji
@MohamedbadalMohumed-lp9ji 2 месяца назад
Adiga iyo dahir calasaw qudhun baad tihiin qabiil unbaad kasheekaysaan ee wax qaranka dhisaya kahadla duli baad tihiine
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
SOMALIA WEY KALA TEGTEY 34 SANO WAXNA ISKUMA DARSATO LAKIIN HAWIYE WELI MA FAHMIN IN EY YIHIIN KUWA KELIYA O LO SO HA JIRO LA LAYO LA DILO LA DHACO KURSIDOODA LAGU FADHISTO
@MohamedTaani-b9i
@MohamedTaani-b9i 2 месяца назад
Hadii soomaali nahahay dulmi baan ku heshiiney qoom hadii dulmi ku heshiiyo. Waxey iskugu imaanayaan xaqa. Xiligii. XAQA laiskugu imaanayey baa soo dowaadey (((((DAB DEMESKA YAA LEH???))))!!!!!!??? WAÀAAAAA YAAAAAAAB?!
@a.j2428
@a.j2428 2 месяца назад
WAXAAD NOO SHEEGAYDID FIIRI TALIYE SULUB WAA ASKARI, XASAN MAXAMUUDOON OGAYN ARINKAAS MA SAMAYN KARYO SULUB. HADUUSAN MADAXWAYNUHU OGAYNA WARAA KASOO YEERI LAHAA, INTAAN MA AAMUSNAADEEN.
@abdicasisjamac2404
@abdicasisjamac2404 2 месяца назад
Boss: fidnaad kashaqaynaysaa ALLA haduu hanuun kuuqoray hakusoo hanuuniyo hadii kalana ALLAH dadka hakaa sooqabto
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 месяца назад
Hawiye waa dad gob ah qaar ka mid ah ayuunba somaliland col u haysta lkn tariikh soo jireen ah ayay wadaagaan
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 2 месяца назад
Somalilamd marabno naladhaaf waxba hana leefleefina aduunka wuxu alle abuuray hawiye unecebtiihiin 🇸🇴 somali diid baatihiin calankaa kaan wadan waxbo isuma nihin daarood ka idin laaya unbaa abaalkiin yaqaan urursamale marabno marna qadaadweyb nagu tidhaahdaan marna qarax nagu dhameyseen daarodna waa jeceshihiin oo idin laaya idinka adkaaday dhanwalba
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
ABWAAN KABA YARE WUXU YIRI WA WAX LAGA XUMADO IN LA BARA KICIYO SHACAB AYADO MUUSE SUUDI KELIGIIS DEGEN YAHEY MIRINAYO O LABO KILO MITIRA
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 2 месяца назад
Kkkkkkkkkk Xasan shiekh waxuu san ogey, ma dhici katan. Dowladay.Sulub & xamse waxna ma qaban karan. Unuka leh oon hadlin . Cid wax sameen ksro ma jiro
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 2 месяца назад
HG SIYAASIYIINTOODA AYAA IIBSADEY WAXBA YEY CABAADIN EE IJAAR MAGAALADA HAKA DEEGAAN.
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 месяца назад
Wer hawiye hasoodhaweysanina qaas ahaan majeerteen waa dadka daarood ugu xun abgaalow aqli yeelo
@MohamedIsmaelAli-dp5fn
@MohamedIsmaelAli-dp5fn 2 месяца назад
War Allah kacabso taliyaha biliisku wa askari waxayna dawladu ogayn masamayn karo
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 2 месяца назад
Maxaa laga helaa arintaas
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад
Xassan munafaq tuuga markii wax barakicinaya dalka waka carara habar digir hala bara kiciyo nagadaya😮😅😅
@143-k1d
@143-k1d 2 месяца назад
dabada xiro waa jilcan tahay abgaal super waaye m/weyne hassan
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад
@@143-k1d hooyadada ha waso xassan duufle amus Nacala Iska Ka dhalaye
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 месяца назад
Hawiye kismaanyo iyo garawe oo maamul goboled hoos yimada muqdisho ayaa wasiiro iyo madax weyne u sheegtay marka inty dhi lahayen horjoge ama baadhasab baad tihiin ma hal dawlad baa 9 madaxweyne yeelata calamka kama jirto ayey sacabka u garaaceen maanta ayagii baa tuuloyinkii handadayaan sorry awoodini iyo zharaftiini waad aasten
@classiclit2926
@classiclit2926 2 месяца назад
Hoyada silked xasan sheikh aya taliyaha boliska sodiray anaga maa naga dhadicine benta iska dhici habargidir sxp haoynine adhiga maro laga waye inta ka amusnen maa nagu kibre sifican isku baranena
@wagadwyrah1896
@wagadwyrah1896 2 месяца назад
Munaafaqada dhaaf dawladu shaqadeeda ayey wadata
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Xaarmaajo amarkisa waad qaadan laheyd lakin kan xassan sheekh ma ogolid caku warabe dadow😅
@TheMadFarah
@TheMadFarah 2 месяца назад
Kan iyo Kaptan Ayub cuqdad dheer oo Ogaden ka dhan ah ayaa ku jirta lagamana saari karo. Labo gaab weeye. lol
@KHATRAAHMED-o7f
@KHATRAAHMED-o7f 2 месяца назад
Waxaa ka baqee dahir calasow asaga xalay wuu dhaartay adna filimkale aa nòo shidee
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
SHACABKAS HADEY DEGENAN LAHAYEEN YURUB DHULKAS WA LO CABIRI LAHA SHARCIGA YURUB DOWLADA WAXA KA WEYN KA XAQUQ BADAN SHACABKA
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 месяца назад
HG MEESHAAS MABA DEGANA
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 2 месяца назад
Oo dalka ma sulub baa madaxweyne kaah bowe wixii dalkan kadhacay Shar iyo khayrba ninka usareeya baa wax laga waydiinaya isagaana wax ksta ka masuula waxa dadka dhibaataynayana waa asaga
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 2 месяца назад
Tageero miyuu heysta nin salad gabayre 1978 laduugay lafihiisa labaxay
@dekmohamedali8299
@dekmohamedali8299 2 месяца назад
Sxb caacda jooji dee dowlada way ku Saxanthay awal xagee daganayeen dee
@hooyosom8904
@hooyosom8904 2 месяца назад
Ascw Hawshu Ma daakno Mw Xasan Iyo Habar gider Waxa ay dagantahy hantida dowlada iyo Shacab Su ,al Dhulka Yaale ? Ma hanti Dowladeedba Mase Wa Dhul Shab Hatii shacab Leeyahay Dowlada Aya gar taran lakiin Hatii hanti doowladeey Oow yahay Shacabka gar daran
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Murursade isagu ma hg abgaal dhexdooda inuu ka lafafeystuu yaqaan mase in dalka dowlad leeyahayba ma oga😅
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 месяца назад
War nacas maxasuusata Birmada Xasan Sheekh uda uda Bermada Xasan Sheekh 😂😂😂
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 2 месяца назад
Majeerteen ha idin boodo
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 2 месяца назад
Adeerka xassan hg luu udoowladeeya ee afka kalabax xamse iyo ogaden anagaaba rabno xamse in xilka laga qaado waxba nooma haayo daroodna waxba uma haayo asaga iyo xassana kala dambeeyn maayan iga qor hg xoolo ma ahan weey ogyihin go aankas lagu barakiciye inusan qaadan karin taliye bolis iyo xamsahan wadaadka iska ah een siyadad waxba kalasocon
@Ducadaaqbalka
@Ducadaaqbalka 2 месяца назад
Sax true
@abobasement346
@abobasement346 2 месяца назад
Doqon waxad ku fanaysah dad masakinah in lagu dumiyoh guryoh jingadoh ah
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Xeryaha dowlada hadii la degnaado dowlada xagee ku shaqeynee?
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 2 месяца назад
Bal u sheeg 😂
@sultanahmed5021
@sultanahmed5021 2 месяца назад
XASSAN SIDDIHII IIMAANKA AYAA U GO'AY WAA MA DHERGE
@iidacalas8939
@iidacalas8939 2 месяца назад
Adiga qabiil qararac dad isku dirka jooji murursade wax illegal ah xeryo dowlad degaan maha
@alisha33.
@alisha33. 2 месяца назад
Dhuuni qaatayaal m habagidir ah miyaad u adeegsaneysaashacabka masaakiinta ah
@abdijama1984
@abdijama1984 2 месяца назад
Waa run magaalada halaqurxiyo dadka meel ay ka imaadeen ha aadaan
@omarhussien8958
@omarhussien8958 2 месяца назад
Dowladda somalida&HG,ayeey ka dhex socotaa not president Hassan&HG!
@mohamedmahdi1373
@mohamedmahdi1373 2 месяца назад
Adeerkaa inta uu joogay muxuu masaakin baro kiciyay Yaan xasan ahayn oo dhul iibsady
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
AWEY XERYIHI CIIDANKA O KU YALEY GARAWE BOSAASO HARGEYSA BEYDHABO GEDO KISMAANYO BURCO LASCAANO BARBARA GARACAD CABUD WAAQ GALKACYO BALAD WEYNE WAXA QATEY DHISTEY SHACABKA KASO JEDA INTAAS O GOBOL LAKIIN DEGAAN HAWIYE KUWI KU YALEY O HAWIYE LAHA CESHEDEEN WA LA BARA KICINA
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 месяца назад
Miranaayo dawladu ma laha miyaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 месяца назад
OGADEEN MEXEY UGA XOROBI WAYEEN ITOPIA HAF AYA ITOPIANA SIDA CABDI ILEEY AXMED MADOOBE KAN LA DHAHAYO SULUB WA ITOPIAN AF SOMALI BARTEY WUXU RABA INU GUBO DHULKA HAWIYE
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 2 месяца назад
Subxanallaah hadaadan ka baqayn qof ilaahey ku abuurray ka baq qabiildhan inaad jinsiyadooda wax ka sheegto waa dambi weyn
@mowliidmacaani3141
@mowliidmacaani3141 2 месяца назад
Buushaa loo dhisaaya sxb
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk 2 месяца назад
Canbuuladii iyo Macsaro ayaa isku kacde.
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 2 месяца назад
War nin yahow horta markaad hadleyso dhexdhexaad ka noqo hadalkaada, Waligaa ma waxaad aragtay Majeerteen dhul ku habsaday oo la leeyahay ka guura ma dhicin mana jirto gartu Ilaahay. ayey taqaanaaye. Khaladka ugu weyn waa in la dego dhul dawladeed ama la iibsado jardiinooyinkii wadanka lagu qurxin jiray. Dib u fiifi magaalada muqdisho ceebey tacaal.
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 2 месяца назад
Miniranyo sude muse halagu xijiyo hadikale.abgaal.waku dayey
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 2 месяца назад
Sheikh nimadii xamsa far ayaa kujirta
@saidakulmije460
@saidakulmije460 2 месяца назад
Tuug bos
@khaalidqeys1653
@khaalidqeys1653 2 месяца назад
Uf uf
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 месяца назад
Adigaa.jambal.tuuraya.ma is.tidhi
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 2 месяца назад
Bilikilinton kama xaniinyo badna bal haku raaxeeysto markii qabuuraha amrnay wuxuu U dhoofay norway
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 2 месяца назад
Waligiin majambabaa latuuraa kujiraysiin aaway caqligii iyo masuulidii umada somalia war shame on you
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 месяца назад
WAR MEESHA MAXAA YAAL? REERO DHANBA AFKA KU DHUFAN ASAD DIYAANO MA ADUUN QURMAY OO KALA TAGEY AYA LO DHIIBIN? MJ KUMA JIRAN ARINTAN EE WAA XASAN MUNAAFAQ WAA IN LAGALA XISAABTAMA SOMALI OO DHAN WUU SILCIYEY RABBI HA SILCIYE😢 XAMZO IS NOTHING SULUB IS NOTHING EE MUUSE SUUDI AN SUGA.
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 2 месяца назад
Eaa hadleen cabdi qaybdiid ma Adan dhagaysab
@milgoahmed2655
@milgoahmed2655 2 месяца назад
Kkk waligiin challenge mj kulajia intaa difaaca putland kujirteen aa danihiini oodhan ilwdeen 😂😂😂😂😂
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 2 месяца назад
mooryaan Xasn xaraash qaran baqti u sajuude ma xishooda mana dhargo dalka halaga qabto tuuga
@Sumadeena
@Sumadeena 2 месяца назад
What is up with this pink magic wand.
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 2 месяца назад
Kan waa nacas fulay ah hg ayuu xaniinyaha u salaaxaa war hg dhulkeeda waa in lagu celiyaa baryo wee dhamaatay
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 2 месяца назад
Siduu ku Ibsan karaa hal nin intas oo dhul ah xaguu ka keenay intaas oo lacag ah
@SagalMohaned
@SagalMohaned 2 месяца назад
Ma ogid miyaa in muqdisho lacag taalo HI ASHRAF WAAYE kkkkkkkk Nimsn badan laqabaa rag cadaan qaba dalka qowmu luud lala rabaa
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 2 месяца назад
Xasan gurguurte waa mujrim qabyaaladi dilootay oo baahan oo munaafaq ah hg waxaa sidaan yeelay 4 hg ah tuugaa wasaq kadanbeeyey
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 месяца назад
Adigaa.jzmbal huuro.ma.isdhi
@NUURCABDIHAAJI
@NUURCABDIHAAJI 2 месяца назад
asc asc
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 месяца назад
Rufiyaanimada jooji waryaa bosow
@TahlilMohamed-qq6nt
@TahlilMohamed-qq6nt 2 месяца назад
Meydkii salad gabayre oo adeerka ahaa maxaa uga hadli Waysay markii labaxaaayay
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 2 месяца назад
Jaahiloow ninkaan sulub maaha ogaadeenn waa nin jidwaakh absame eh oo curadka kuumade kablalax eh mooryaan aanndowladnino wax ba ka kasayn naa tihiind!. General asad iyo General sulubna waa labo nin oo ilma adeer ah muxuuse caqliga hawiye u keeni eaayey in madaxweynihii iyo taliyihii xoogga isku beel hoose yihiin!?.
@sahruja5777
@sahruja5777 2 месяца назад
Beenlow dowlada iyo shacabkeeda kadhaxbax
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 2 месяца назад
Hada waxaaa naga dhaadhicin rabtaa Hassan sheikh arintaan dab damiska maba oga ba kkkkkkk kkkkkkk saxiixixa ayaa dadkaas lagu baraciyiye. Dhul boob iyo demo jadiid maxaaa kala haysta
@ebyansuleymaan7293
@ebyansuleymaan7293 2 месяца назад
Beenlow GAROWE waa ka weyn tahay in HANTI QARAN lagu bililiqeeysto.
@khaalidfaamoos
@khaalidfaamoos 2 месяца назад
😂😂😂😂😂
@DalmarXaashi
@DalmarXaashi 2 месяца назад
Hhh murjeeteen kuwaayo
@DunioAbdi
@DunioAbdi 2 месяца назад
Asc abdiyow habo khayr ayaan ku rajaynaya.
@Turtle333face
@Turtle333face 2 месяца назад
Kkkkkkk
Далее
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 24 млн
would you eat this? #shorts
00:13
Просмотров 1,1 млн
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
💍 #comedyclub #ТНТ #МаринаКравец
1:01
Повелась 😄
1:00
Просмотров 1,1 млн