Тёмный

Hawada Kasaar Facebook Account aad Rabto |Sir cusub 

ISMAIL'S PROGRAM
Подписаться 70 тыс.
Просмотров 51 тыс.
50% 1

#ISMAIL'S PROGRAM
Hawada Kasaar Facebook account aad rabto |Sir cusub
Vidoe waxaa kugu tusinayaa sida aad hawada uga saari karto cinwanka facebook account aad ku leedahay (how to make Deactivating or deleting Facebook account )
kusoo dhawaaw channelka ISMAIL'S PROGRAM waxaa ka baran doontaa barnaamijyo xiiso badan kuna saabsan technology waxana kaa saa cidi donaan wax yaabo badan fadlan nagu soo biir si aan ukala faa ideesano
MY CONTACTS:
TELL:619900049
FACEBOOK:Ismail Abdiqaadir Abdi
whatsapp"619900049
shere garee channelka fadlan

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@KhanYunis7
@KhanYunis7 3 года назад
Shaqo wacan sxb Ismail wax badan ayaad noo faaidaysaa inkasii badana wankaa sugaynaa🥰🔥💯✅ Insha Allah Keep going bro❤️✌️
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
mahadsanid wll qaali
@nuuribraahimguure
@nuuribraahimguure Год назад
Haa
@ShigowSimba-pr6qq
@ShigowSimba-pr6qq 3 месяца назад
Sida loxiro Facebook qof kale ow leyahay o hawada logo saaro akoon qof kale leyahay noso sheeg walaahi wan ku tageraa markas❤
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 года назад
Haa masuul inooga soo samee sida cinwaan qof kle looga saaro hawada iyo sida cinwaakeygii hore oo password kiisa iga lumay isaguna aan uga saari lahaa hawada 👏👏
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
haye waa diyaar wll qaali
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 года назад
@@ismailsprogram64 ok brother keyga
@munoabdihashi6257
@munoabdihashi6257 Месяц назад
Mahadsanid wlky
@Mrindhayare-ld9cx
@Mrindhayare-ld9cx Год назад
Haa
@sucadasalad9360
@sucadasalad9360 3 года назад
Haa wall ciwaan aan samysty 2016 wa liga jabsadey 2018 sidee ku soo ceshtaaa ISMAIL
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
wasoo samenaa wll
@ahmed-us3xx
@ahmed-us3xx Год назад
Macha Allh Cilmiga Alle hakuu barkeeyo zhp qali
@a.b.oqalbikaabe1040
@a.b.oqalbikaabe1040 3 года назад
Haaa wlal waan rabey Facebook iga xumadey 2014kii Lambrki xitaa markas aan ka sameysty ma garanyo Macal passwordigii Wll caawin kaga bahanahy inan tirtiro ama inan soo ceshto 2da ka fudud wll qali
@ShigowSimba-pr6qq
@ShigowSimba-pr6qq 3 месяца назад
Haa sxb
@zaki2777
@zaki2777 3 года назад
Haa pro Aad Ayaan ugu Baahanahay eesoo diyaari Thankz my protherz
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
waa diyaar
@rimaazkahie1185
@rimaazkahie1185 2 года назад
Walal illa hada wankusugeynaa😭🙏
@Kamilwadani
@Kamilwadani 17 дней назад
Haa soo gudbi
@abdiqanimohamed3709
@abdiqanimohamed3709 2 года назад
Waan dete hadan mobilkaga ka baxaayo waa maxay sababtu mclin
@MaryanSayid-d5j
@MaryanSayid-d5j Год назад
Thank you ❤
@aminamuse181
@aminamuse181 3 года назад
Mahadsanid ustaadi
@apshirdaacad5719
@apshirdaacad5719 2 года назад
Haa my teacher
@idormedia4101
@idormedia4101 3 года назад
haa
@kingsamiirofficial2723
@kingsamiirofficial2723 2 года назад
Ha bro
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 2 года назад
haa so gudbi
@mukhtaaribraahim6525
@mukhtaaribraahim6525 2 года назад
Shaqo wacan zhp ismcil
@Garaad_Maaan
@Garaad_Maaan 2 года назад
Legend always Legend keep going zxp👏
@cabdulaahicabdi7231
@cabdulaahicabdi7231 3 года назад
Haa wajiraaciwaan aanahaysan bassawayr kiisa eesideehawadaogasaaraa
@ilhaancalas7058
@ilhaancalas7058 5 месяцев назад
Walal Facebook yo badan baan Ka guuray mahaayo password kooda sidee uga Sara hawada
@WLLMOHA-mi5ku
@WLLMOHA-mi5ku 3 года назад
Zxb cashar ka samey zxb sida hawada logasaro
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
wa diyaar
@ShukriOmar-cs8ec
@ShukriOmar-cs8ec Год назад
Mahadsanid
@AsiyaAli-u5f
@AsiyaAli-u5f 9 месяцев назад
Wll hadhow miyaa la soo ceshan karaa anaa u bahna inaa Facebook raba inaa aragiisa iska qariye 😂😂
@ShaakirAhmed-yl9jt
@ShaakirAhmed-yl9jt 4 месяца назад
Haaa
@elmi9130
@elmi9130 3 года назад
Qabka sida ku mel garka loga xayira u bahnaa iyo inta mudo ah oo hawada ka maqnaan karo
@abdiqanimohamed3709
@abdiqanimohamed3709 2 года назад
Mclin haa
@Khalidlagend
@Khalidlagend 4 месяца назад
HAa sxp.soo badi
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Год назад
Jazzakallah
@MuntaazAbdirashiid-vt8lv
@MuntaazAbdirashiid-vt8lv 8 месяцев назад
Ha
@ayanmohamud8780
@ayanmohamud8780 2 года назад
Haa wll face book dansaday Ayaa isoo kici diiday
@mushtaqulal_janah3173
@mushtaqulal_janah3173 2 года назад
M.a
@adnasulieman1904
@adnasulieman1904 Год назад
Wll hadanan Garaneyn password facebook maxa xal ah
@mahamedaliomer1681
@mahamedaliomer1681 3 года назад
Haa waan jeclaan lahaa inaad soo saar sida looga saaro ciwaan aadan hayn passwardkiisa hawada Soo dadaji wlll Thanks to allah
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
haye waa diyaar
@macalin-ee8of
@macalin-ee8of 3 месяца назад
acw walaal ma haysaa appka timaamaayo geedaha magaciisa marka la sawiro
@thekingtv2256
@thekingtv2256 Год назад
Sidee loosooceliyaa marka noosooduub
@osmanarash5577
@osmanarash5577 2 года назад
Haa ustad
@MaxamedaxmedMaxamed1090
@MaxamedaxmedMaxamed1090 8 месяцев назад
@sumayaadanmohamed59
@sumayaadanmohamed59 2 года назад
Wll gbr ilajogta kufikireyse miyad kawar heysay😂
@aamiincumar8757
@aamiincumar8757 2 года назад
Haa zxp soo gudbi
@becomanyko4591
@becomanyko4591 Год назад
asc wll Facebook aya la ila isticmaala si toos ah ma u ogaan karaa qofka Facebook ka ila isticmaalo yacnii hebal ama heblayo iney jabsatay ma u ogaan karaa kalsooni kuma qabo wax walbo ina ku kedsado qof kasto wax yabaha private ka lala wadaago aya daremi karo dhibkas iiso jwb wll jazakallah
@sumayoabdiqaadir-yd1et
@sumayoabdiqaadir-yd1et Год назад
Wll Ciwan adan heysanin password kisa sida hawada loga saro ado mahad san
@hamsemaxamuud9286
@hamsemaxamuud9286 3 месяца назад
Mahad sanid sxb haa
@cumarcabdumahi123
@cumarcabdumahi123 11 месяцев назад
Ustas fb ayaa iga ciladayday san wax code ah ka iima soo dirayo hadan forget dhaho marka maxan smayn kara intase kala soo xiriri karaa
@NimcoMahamud-j4v
@NimcoMahamud-j4v Год назад
faybook an laha ayaan hawda kasaar inu sida hawda kgaga baxay mxn ku ogadaa
@elmi9130
@elmi9130 3 года назад
Sxb adigo mhdsn fbgega ina hawada ka saara rabaa 3 ama 2 bil ka dib ina so ceshta rabaaa side ku surta gale sxb farinteyda eeg jwbna iga sii sxb wa codsi codsi codsi
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
wasoo gudbinaa
@ApdiRaxmaan-c5h
@ApdiRaxmaan-c5h 7 месяцев назад
Haa saxib
@bashkayare4268
@bashkayare4268 2 года назад
Haa Zxp🙏🙏
@cabdallemaxamed8092
@cabdallemaxamed8092 Год назад
Ismaaciilow wali kaama hayo fcboo anan passewerkisa hayn san hawada ugasarilaha
@amuun9967
@amuun9967 3 месяца назад
Abowe mid aan hawada kasaray ma laso c3lin karaah hadhow
@kingbaane9565
@kingbaane9565 3 года назад
Yes teacher
@taajir___paahan1262
@taajir___paahan1262 2 года назад
Aniga facebokeyga anooku hadlaayo ayuu hawada kabaxay sidee loosameeyaa
@CabdirisaqBusuri
@CabdirisaqBusuri 7 месяцев назад
Asc wll siden oga sarà Facebook aan basworkisi ilaway
@maxamedyare134
@maxamedyare134 2 года назад
Asc kaabe facebook liiga jabsady hawada maka saari kartaa ama mali so celin karaaaa sxb
@Ibrahimchief
@Ibrahimchief 3 года назад
M.a sxb qaaliya guulayso mudane
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
mahadsanid wll
@عزالدينبنشريفعبدالرحمن
Haaa masuul
@djsuhaip1
@djsuhaip1 Год назад
Sidee facbooka oo horey ulahaa 3 years kohor lamabarka passworka iyo gmailka wan ilaawey sideen usoo ceshtaa wll muhiim ayuu iyhy wana kadaale jwb please 🙏
@daudshukri2352
@daudshukri2352 2 года назад
Sidee usoo ceshankaraa wll adoo mahadsan
@khadarabdilahi735
@khadarabdilahi735 2 года назад
Asc side hawada logasara facbook basworkisa ilawday
@maxamedjaamac5259
@maxamedjaamac5259 Год назад
Walal facebook gaygi baa la iga ja kiyey marka aqoonsi baasabor iyo waxas bu iwaydinaya maxan sameyaa
@yooniscali4680
@yooniscali4680 Год назад
Wll halkeen kalaa soxarira arin ba aiheste
@sayidcaliqanyare9804
@sayidcaliqanyare9804 Год назад
Haaaa
@ustaad_faruuq
@ustaad_faruuq Год назад
Facebook keyga ahaa ayaa waxa iga lumay passwords kiisi sideen hawada Oga saara
@DaacadsmailesseStudent-gx7rv
baas weer aadan haysan see hawada uga saari kartaa sxb taas iga caawi
@rumaanbashiir2144
@rumaanbashiir2144 2 года назад
Keyga rabaa ina iska xiro wn ku guleyste
@ummalkhayr461
@ummalkhayr461 2 года назад
Sidee looga noqdaa wll marka aad hawada ka saarto
@xuseencabdish8393
@xuseencabdish8393 3 года назад
Aaad iyo aad mahdsnthy
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
adiga mudan
@badraali6285
@badraali6285 3 года назад
Haa wll noso sheeg ciwan aadan baswezr heyn sidee uga saraya hawada
@hoodosaciid6085
@hoodosaciid6085 2 года назад
Ismail wll number kàada what'sAppkaada isoo duur dhibaato ayaa iheysato azxpey qofkii yaqaano numberkeysa ha isoo diro dhib weyn ayaa iheysto ?
@mitsomali6615
@mitsomali6615 3 года назад
Haa nio ciwaanada aan heynin inaa hawada kasaaro rabaa
@UmalkhayrCabdilaahi-r4h
@UmalkhayrCabdilaahi-r4h 4 месяца назад
wll meelha qaar iimaso saaryo mobilkygu
@Anasxaaji-z3v
@Anasxaaji-z3v 4 месяца назад
Sido kale wll waan fahmi waayay🤔
@zaaygashooting2059
@zaaygashooting2059 Год назад
Haa sida hawada loga saro mid ana password kiisa henin no so dhig sxb
@umucaisha5913
@umucaisha5913 Год назад
Malaso celinkaraa Facebook hawada laga saaray
@fihiimamaxamud6540
@fihiimamaxamud6540 2 года назад
Account awnershipka and control wnka waayey e mxn smeeyaa
@khadroqiyaasoffcial
@khadroqiyaasoffcial 2 года назад
Ani xitaa
@khadroqiyaasoffcial
@khadroqiyaasoffcial 2 года назад
War haaaaaaaaaaa
@IsmaciilMohamed-v2q
@IsmaciilMohamed-v2q 3 месяца назад
Haaaaaa
@EngineerZakariye
@EngineerZakariye 3 года назад
Haa ustati wxn an radinay ayad ishektay wxn layhay ciwan an kagoray ina hawada kasaro rabaa
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
aad iyo aad
@bahjomaxamed690
@bahjomaxamed690 3 года назад
Haa apoowe mcn
@AnwarCade-dq6dc
@AnwarCade-dq6dc Год назад
No ciwaan ad delet side lo so celiya
@mahamedaliomer1681
@mahamedaliomer1681 3 года назад
Keep going bro
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
mahadsanid wll
@ismaaciilcabdi6341
@ismaaciilcabdi6341 2 года назад
Haaa wllo
@mohamedabdi6161
@mohamedabdi6161 Год назад
SIDE LOO SOCELSHA FACEBOOK PROFILE INTA LA JABSADAY HAWADA LAGA SIDE LOO SOCELSHA USTAAD
@bahjomaxamed690
@bahjomaxamed690 3 года назад
Isitigaramka ayaan raba apowe plz
@mulaaxbayle3974
@mulaaxbayle3974 3 года назад
Su.aal kale sxb dhawr account fb oo isku log in ahaa sedee kuhelaa kuso celiyaa???
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
wasoo samenaa wll qaali
@nimcannimcan1222
@nimcannimcan1222 3 года назад
Haa qarbadan oo aan ilaway
@yooniscali4680
@yooniscali4680 Год назад
Wll iima.lahan anni
@omarmahamoud4986
@omarmahamoud4986 3 года назад
saxib waxan codsanaya inad iga cawisid Facebook ciyalkayga sidan ula socon laha waayo inay luman ciyalku iyan didaya
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
haye waa diyaar
@jaalleofficial1256
@jaalleofficial1256 2 года назад
Haaa suugudbi
@maalinjuruxow8388
@maalinjuruxow8388 2 года назад
Youtub marki an muuqaa kudegsado waxyar Kidib calamad su aal ayaa iga fuula maxaakena
@hudamohamed6977
@hudamohamed6977 2 года назад
Sidee hawada uga saraa facebook wl emal passwrd aan garanyn
@omerkeylacaawi5985
@omerkeylacaawi5985 2 года назад
Sxb please isoo qabo ciwankayga layga qabtaye
@cabdirisaaqgaarane9705
@cabdirisaaqgaarane9705 2 года назад
B Haaa
@baarexashi1465
@baarexashi1465 2 месяца назад
Facebook hawada kasaray see loo Soo celiyaaa
@ShukriOmar-cs8ec
@ShukriOmar-cs8ec Год назад
Sxb waxaan ubaahanahay inaan soo ceshto facbook aan hilmaamay basworkiisa lkn waxaan xasuustaa numberkii aan kusameeyay lkn isagana mahaayi maxaa xal ah waxaan rajeenayaa inaad iigasoo jawaabtid
@samiiramohamed315
@samiiramohamed315 Год назад
Waa fuded wllo wala so celin kraa abyo
@abdirahmaanakhyaar3997
@abdirahmaanakhyaar3997 3 года назад
Horay usoco sxb
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
mahadsanid wll
@Mia_plazys
@Mia_plazys 2 года назад
lkn markaan u baahdo masoo ceshankaraa wll?
@sahraaideed1557
@sahraaideed1557 2 года назад
Walaal male kaygu
@hawraarsan
@hawraarsan 3 года назад
sxb facebook la iga jabsaday siden kuso ceshan kara ama hawada uga saari karaa
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
wasoo samenaa wll qaali
@Mohametapthi
@Mohametapthi 3 года назад
Zalaan zareh ustaad Waxan u baahnaa inaad video ka samayso wifi sida loo jabsado
@ismailsprogram64
@ismailsprogram64 3 года назад
haye waa diyaar
@amuunsaed795
@amuunsaed795 3 года назад
Wll xgee kla soo xiriira wx bn rabaa inaan ku weydiiyo
@Axmeddeeq-jf9po
@Axmeddeeq-jf9po 10 месяцев назад
😢😮😮😮😮😢
Далее
Ogow Gmail kaga in Lagula Isticmaalayo|FARSAMO CUSUB
5:45
Sida, Facebook, account, hawada looga saaro,
5:34
Просмотров 36 тыс.