Тёмный

Sidee Loo Xidhaa Facebook Akoonkaga Waqti Kooban, iyo Sida Loo Delete Gareeyo Gabi Ahaanba Akoonkaga 

Somali Tech
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 44 тыс.
50% 1

MUQALKAN WAXA AAD KU BARAN DOONTA QAABKA FACEBOOK AKOONKAGA LOO XIDHO WAQTI KOOBAN AMA LOOGU SAMEEYO DEACTIVATE, IYO SIDA GABI AHAANBA HAWADA LOOGA SAARO AKOONKAGA FACEBOOK. HADABA SI AAD UGA FAAIDAYSATO FADLAN DAAWO MUQALKA O DHAMAYSTIRAN, MAHADSANID
-- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
★ ---- Linkiyo Muhiim Ah ---- ★
☑ Websitekena -- somalitech0.com
☑ Facebook -- / somalitech0
☑ Instagram -- / somalitech0
☑ Telegram -- t.me/somalitech0
☑ Whatsapp-Number -- 2520657917414
#facebook
#facebookdeactivate
#somalitech

Опубликовано:

 

22 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-VOBZqys75-w.html -----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------- **** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: ****** **Sfacebook page: facebook.com/somalitech0/ ** instagram page: instagram.com/somalitech0/ ** tiktok akoon: tiktok.com/@somalitech0/ **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414 **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp.com/FchTQ6t7wIZFMqPtcMcWiT **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
@cabdinaasircumar3064
@cabdinaasircumar3064 3 года назад
Muuqaal Kan Xiga Kasoo Dhig Farqiga Udhexeeya Root Iyo Riset Adoo Mahadsan🥰💯🙏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Mahadsanid saaxiib
@kingbowerfarxanbower9916
@kingbowerfarxanbower9916 3 года назад
Keep going my teacher
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Mahadsanid walal
@wllqaran4785
@wllqaran4785 3 года назад
M.a mahadsanid wll
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Adiga mudan walal
@ahmednourfarah2348
@ahmednourfarah2348 3 года назад
MACALIN HORAY U SOCO HA NIYAD JABIN GUUL INSHA ALLAAH🥰😘😍
@azazipro9635
@azazipro9635 3 года назад
Mahadsanid macallin kun jeer
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Adiga mudan walal
@NimcoMahamud-j4v
@NimcoMahamud-j4v 8 месяцев назад
asc
@NimcoMahamud-j4v
@NimcoMahamud-j4v 8 месяцев назад
xaged kala so xidhadha wxban kga bahane
@saeedjebreel2035
@saeedjebreel2035 Месяц назад
Sck sidee uga xidhaa fb oo mobayl kale ka Feray isoo jawaab pl
@FaaisoClaahi-cm7wg
@FaaisoClaahi-cm7wg 3 месяца назад
wll paswerka hda aqonin side udate gareyaa
@Tayba283
@Tayba283 Год назад
Delete account hda dhaho mala arkayaa fariimaha aan dadka is dhaafsanay mise wa tirmayaa asigana
@sakariyesaleban695
@sakariyesaleban695 11 месяцев назад
Waad mahad santahay
@sharmaqaadi8700
@sharmaqaadi8700 Год назад
Anigu mudo ka hore ban deleted ku sameyay markaa sidee ku soo ceshan karaa adigo mahadsan teacher 👏
@ladansheekh1273
@ladansheekh1273 8 месяцев назад
​@@mohanedmooge895 haa sideen usoo ceshan karaa plzz
@AliIssak-pb7lw
@AliIssak-pb7lw 3 года назад
Asc walaalkay waxaan leeyahay ee Aan sameeyay Facebook page passwordkiisana waan ilaabay sideen kubadalaa password Accountka shaqsi maaha ee waa page qufka adminka isla nahayna inaan kaqaado ayaan rabaa mahadsanid
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Walal whatsappka igala so xidhiidh
@XaliimoCali-qg5gv
@XaliimoCali-qg5gv 11 месяцев назад
​@@SomaliTech0wll anneh fcboka inaaan soceshta rawaa numberka iyo pssworka wan ilaaway marka iskle oolagu sooceliyo ciwanaks majirtanneh
@Joya11
@Joya11 2 года назад
Thanks 🙏 wll
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 года назад
Adiga mudan walal
@Joya11
@Joya11 2 года назад
@@SomaliTech0 wll xake kaala so xirira cawin kaga bahanhy fcbk ah Please sida ogu dhaqsida bdn ah wll account geyga in la ila isticmalo arky password kana mahayo
@Badriabdinasir
@Badriabdinasir Год назад
Wll haddan ha wada kasaaro masoo cesha karaa
@lilGaraad4985
@lilGaraad4985 9 месяцев назад
Waa benta nio waan xiray oo hadan wuu ishaqenaya
@cilmidahir1765
@cilmidahir1765 Год назад
tnx
@maxamedshiikh4700
@maxamedshiikh4700 4 месяца назад
may
@hafsaabdiazizbashiir8675
@hafsaabdiazizbashiir8675 Год назад
Wll sidokle mid qof leyahy uga saraa
@milgokhadarmire
@milgokhadarmire 2 месяца назад
Sidee loo gala
@hananqurux1749
@hananqurux1749 6 месяцев назад
Side uso ceshan karaaNa wll
@nasmacumar3096
@nasmacumar3096 4 месяца назад
Wll side liskaga xidha Facebook following
@ahmedqaadi5232
@ahmedqaadi5232 6 месяцев назад
Wllo Aniga ima so baxyo personal ima so baxyo
@kawga.k7c701
@kawga.k7c701 3 года назад
zhp walhi video walba aad soo dhigto wan ku Farxaa zhp magaca izheeg Please
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Mahadsanid walal. Maxamed walal
@BushraAbdirahmn-uf5hn
@BushraAbdirahmn-uf5hn 6 месяцев назад
Sidee loo soo celinayaa marka aad xidhid?? fadlan noo yara sharax.
@xuseenadan2200
@xuseenadan2200 3 месяца назад
Sxb sidee loso celshaa balis
@Hargeisavillagevlogs
@Hargeisavillagevlogs 3 года назад
Sideen face book aan leeyay hawada uga saaraaba dibna si loogu isticmaalin plz answer
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Muqalka daawo walal, muqalka ayan ku tilmaamay qaabka gabi ahaanba lo delete gareeyo qaabki ad udelete garayn lahayd o practical ah aya muqalkan ku jirta e
@theadalos2226
@theadalos2226 3 года назад
Sxb fb mudo dheer ayaan isticmala lkn ciwaanka email aan kusameyay ma aqan cala hadu wax udiro side kuheli kara bal ifahamsi
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Walal dhanka whatsappka igala so hadal
@aizhaabdikarem462
@aizhaabdikarem462 10 месяцев назад
Sida diactive looga soo bxo
@cumaryamani9785
@cumaryamani9785 2 года назад
Sxbow awaal marin ayaa ku siinaa facebook hawada ka baxay hadaa isooceliso ee iso jawaab
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 года назад
Walal maxa ku dhacay
@cabdinaasircumar3064
@cabdinaasircumar3064 3 года назад
Suaashii aan kusoo Waydiiyay Eed iiga Soo Jawaabtay WhatsAppka iyadoo Faahfaahsan ayaan kuugu soo Diree Dib usoo fiiri iigana soo jawaab
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 года назад
Insha allah
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 2 года назад
Aniga mudo ka hor ayan delation ku sameeyay marka sidee ku so cesha adigoo mahdsan
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 года назад
walal ma delete ah in gabi ahaanba la tirtiro ayaad samaysay, mise temprory inad u xidho
@maryanalinor4117
@maryanalinor4117 2 года назад
Temporary ayaan ku xiray lkn wuu iso noqan wayay in aad I caawis ayaan u bahaannay intee kagala so xiriir walal
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 года назад
@@maryanalinor4117 walal whatsapp ama telegram iyo akoonadena kale e aad nagala so xidhiidhi kartaaba waxa ay yaalan qaybta hoose e muqalka
@kawtharahmed8501
@kawtharahmed8501 2 года назад
Wllo passwordka markaa galiyo qald waayuu dhahaa see wax ujiraan marka
@SomaliTech0
@SomaliTech0 2 года назад
Malaga yaaba passwordka aad galinaysid ee akonkaga inaad khaldaysid, hubi bal password walal marka hore
@fadumamohamedali
@fadumamohamedali Год назад
Wllo Facebook hawda laaga saray mala so celin Kara
@XaliimoCali-qg5gv
@XaliimoCali-qg5gv 11 месяцев назад
Abyo see hawada uku sartynneh
@cabdinaasircumar3064
@cabdinaasircumar3064 3 года назад
Muuqaal Kan Xiga Kasoo Dhig Farqiga Udhexeeya Root Iyo Riset Adoo Mahadsan🥰💯🙏
@xuseenadan2200
@xuseenadan2200 3 месяца назад
Sxb sidee loso celshaa balis
Далее
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Просмотров 10 млн
Hawada Kasaar Facebook Account aad Rabto |Sir cusub
4:29
Facebook Lacag Isoo Direy | facebook lacag ke samee
10:21