Тёмный
No video :(

HAYAAN XALQADDA 4-AAD | “ NOLOSHEYDA WAXBA KAMA OGID “ 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 469 тыс.
50% 1

HAYAAN XALQADDA 4-AAD | “ NOLOSHEYDA WAXBA KAMA OGID “

Опубликовано:

 

12 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 452   
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Musalsalkaa wax uu xanbarsanyahy qisoyin badan . 1:Qof qof aan fariintiisa egeyn suu wax ugu qorayey ✍️gacmihii daalen asan eryana qof aan dareemeyn. 2:qof rabah in xaladiisa nololeed ee hoose la ogaado hadan aan heysan cid dareemeysa lkn inbadan hooyadii tabey. 3:Hooyo ilmaheeda har iyo habeen u dashay . Intuba mar xalado jirey sheegayaan💯👏
@araweelo2947
@araweelo2947 Год назад
ha iloobin in sidoo kale uu xambarsanyey wacyi galin ah in somalidu ayna naxariis iyo jacayl umuujin ubadkooda hadhowna ay aad uga cawdan in ay ubadkoodii ka xumaadeen
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Год назад
Azxaapta intii daawan jirtay haboon iyo Aabo ducaale farta taag liketa na hayla dhaafin 👍🎉😂
@ayaankaabaofficial7095
@ayaankaabaofficial7095 Год назад
👆
@xamdiabdullahi224
@xamdiabdullahi224 Год назад
☝️
@ishafilms9730
@ishafilms9730 Год назад
☝️
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 Год назад
Me☝️😅
@hufanalahihufan5222
@hufanalahihufan5222 Год назад
@nuuralceensiidcumar517
@nuuralceensiidcumar517 Год назад
Away dadkii jaclah nabigeena Muhammad salalu caleyhi wasalam❤
@user-ml1gf3xl7m
@user-ml1gf3xl7m Год назад
Salalaahu calayhiwasalam❤❤❤❤
@ahmeyore8060
@ahmeyore8060 Год назад
Salallahu Caleyhi Wasalam ❤️
@faadumoahmed7960
@faadumoahmed7960 Год назад
Scw scw scw
@xamdaismail8405
@xamdaismail8405 Год назад
Scw scw scw asad hagio haa kaa daba dayaanin
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Wax walba waxaa ka macaan quraanka Alle hadaad igu raacsan thy Like 👍 saar ❤❤❤❤
@user-tw6vh8ws8r
@user-tw6vh8ws8r Год назад
Mashalha❤❤❤❤
@Naske14
@Naske14 Год назад
Kamaal Akhlaaqdii iyo Deganantii oo Qof ah Musalsalkan Wuxuu Faaido uyahay Cashirna looga baran karaa inay badan yihiin Xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya Dadka Sidoo kale Hooya nimadu wanageeda❤ ❤🎉
@naimachannel925
@naimachannel925 Год назад
Haa wlhy wll
@ayaanhuzen6301
@ayaanhuzen6301 Год назад
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Manshaallah Kamal oo kale aduunka miyu jiira
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 9 месяцев назад
​@@ifrahabi4834 Aniguba soo ma joogo
@baadiroday.1623
@baadiroday.1623 Год назад
Astaan baa howl qabatoo Hayaan bey soo bandhigtay Hantii baa la geliyey Hidaha iyo dhaqanka iyo Heybad gaar ah buu leeyahay Hadal macaanida iyo Hanaan wanaaga jiliinka Habsami u socodka musalsalka Waa mid ugaar ah howlaha Astaan. Fadlan dhaqsi inoo geliya qeybaha kale. Mahadsanidiin.
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Год назад
Kamaal best actor hore usoco Fiicnaan lahyd dadkeena oo sidaa isku xaal ogaada iskana warhaya Sadaqdu waa farxad markasta ood sadaqo labaxdo qalbiga farxadbaad ka dareemysaa runtii Waxaan aad idinku dheeri gelinyaa maalka ina soo gala in aynu sadaqo kala baxno 🥰❤
@SSTV5080
@SSTV5080 Год назад
Waa codsi ee kaliya like ii saar❤❤❤
@Haqabtire.Media.
@Haqabtire.Media. Год назад
Waa jimce caawe aynu ku salino nabigeena mixamed salalaahu calayhi wasalam ❤🙏🤌
@Haqabtire.Media.
@Haqabtire.Media. Год назад
Scw scw scw
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf Год назад
𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
Alla Inta ugu dambaysa macaanade wllhi wan ku Farxay Noloshaydana waxan ugu jeclahay inaan Qof ka Farxiyo oon Siiyo Wax uu u Baahna inaan Deeq bixiye Daa'im sokodii Noqdan rabaa wllhi 😥❤
@juweeriyafaarax1656
@juweeriyafaarax1656 Год назад
Ilahy hakuu rumeyo riyadada wllo 😊
@aliahussein9044
@aliahussein9044 Год назад
Allha noo rumeeyo kula mid baan ahay wll❤
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
@@juweeriyafaarax1656 aammin aamiin wllo🤲🤲🤲🤲❤
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
@@aliahussein9044 aaammiin aamiin wllo❤
@faizamoha3419
@faizamoha3419 Год назад
Sxp anibo waan jeclhy inaa riyadas rumeyo sxpo manoqona sxp❤
@queenamiira1003
@queenamiira1003 Год назад
Caawa wa jimce Aynu ku salino rasuulkena maxamed Scw
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
SOOMaaliyeey iisoo duceeya Muraad aan usoo Dadaalay ban Rabaa inuu alle Ifududeeyo❤
@user-ml1gf3xl7m
@user-ml1gf3xl7m Год назад
Inash alah ilahy hakusodhaweyo moraadkada oon macsilahyn wlo qali
@hamdihasan4743
@hamdihasan4743 Год назад
Allah sidaa rajeyneso Haku yelo
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
@@user-ml1gf3xl7m aamiin aammin wllo🤲🤲🤲❤
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
@@hamdihasan4743 aamiin aamiin wllo🤲🤲🤲❤
@user-qg7yk8wx6x
@user-qg7yk8wx6x Год назад
Illahay wax khayr qaba hakula kulansiiyo
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
😢😢😢waxaan kuqiiroda qaybaha kamal iyo shacni 😢😢musasalka cadi maha m.a❤❤
@mohamedabdishakur144
@mohamedabdishakur144 Год назад
Inta musasalka mar hore usoo diyaar garowday gacanta taaga rabtana iney jiif kudaawato insha Allah ☝
@ihsaanApdi-nw1dl
@ihsaanApdi-nw1dl Год назад
zido kle🤣
@nimcohuseensahal5219
@nimcohuseensahal5219 Год назад
☝️☝️
@aisha665
@aisha665 Год назад
RER WAQOOYI FILIM MAKU FIICNO RER KOOFUR IYO XAMAR AYAA UGA FIICAN MARKA IGUMA SOCDO HADABA IGU HOREESO
@salmaanmukhtaar-xl6fh
@salmaanmukhtaar-xl6fh Год назад
☝️☝️☝️
@Ciyaal.casiir
@Ciyaal.casiir Год назад
Aan kuwada salino xapiipkena scw ❤🎉
@iqraahmedcabdi
@iqraahmedcabdi Год назад
Scw scw❤
@FaDa-ex6jv
@FaDa-ex6jv 8 месяцев назад
يتسنستبحشنؤظ¡☆♤▪︎😮❤😂○¡¡~{\
@Kamalvlogs10
@Kamalvlogs10 Год назад
Magaca kamaal dunida wa ku yaryahay hadana wa naxariis badan yihiin kamaal hooyadey mcn marki ay iibixisay walhi sax bey ku aheyd
@fahuudiyuusuf4117
@fahuudiyuusuf4117 Год назад
Hadii aad jiif kudaawaneysid like 👍 kuqabo
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 Год назад
Msha allh kamaal waa wiil qalbi wngsan wana wiilka ey gabar walbo ey ku ducesan laheed qab jiliinkiisa inaba caadi mahan ebow ku xafid oo wiilasha dhan kamal camal ka yeel fikir iyo aqris badan hurdo yar iyo maxaa ku qabsamay wa wadada hormarka iyo naxariistisa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allh dartiis ayaan u jecladay kamal film o bilow inta ila midka like ha ila dhafin
@Naruura4
@Naruura4 Год назад
Waa adiga Umu haynbin aniga😂😂
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
في هذه الحلقة ، رسالة لكل أخ لا يعرف معنى التقدير يجب على كل شخص ان يحرص على مشاعر أخيه ويعطيه وقتا ليعرف حاجياته وخاصة عند سن المراهقة ❤ تحياتي اكم
@amuunguulane1047
@amuunguulane1047 Год назад
Waarun
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
@@amuunguulane1047 haahey
@FaisaMohammed-vj7kk
@FaisaMohammed-vj7kk Год назад
Inta 1 ilaa 4 la socotay farta taag👍☝️
@abourahman9586
@abourahman9586 Год назад
Somaliyey iso duceyaa inu ilahaay ubad bariyo igu arsaqo plz walalayal qof lagu jiro ilahay baa ogee😢😢😢
@hamsaahmed547
@hamsaahmed547 Год назад
Allh Haku siiYo wll ubad bariYaal ah o qeYr qaba inshllh Gull ban ku rajeyna wll😢❤❤
@zamiirahassan4749
@zamiirahassan4749 Год назад
Ilahay awlaad baari ah oo caafimaad qaba haku siiyo wllo😢
@queentanya3787
@queentanya3787 Год назад
Aaamin aaamin aaamin mataano hel
@ZeynabCawil-tm1ws
@ZeynabCawil-tm1ws Год назад
Ilhy haku siiyo wll mcn
@najaxabshir462
@najaxabshir462 Год назад
Ilhy haku siiyo🥺
@duniyasaidsaleban41
@duniyasaidsaleban41 Год назад
Fikirka iyo caliga wanagsan aad noogu soogudbisay mawduucan aadka uquruxda iyo qiimaha badan waad ku mahadsantihiin alle haydin sharfo walhi waxaan aad uga helay is xaal ogida iyo iscaawinta waa wax lala qiiroodo😢
@raxmoabdirizak8534
@raxmoabdirizak8534 Год назад
Salalahu calyhi waslam❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@WAXGARAD0606
@WAXGARAD0606 Год назад
Yaa igulasalinaaya nabigeena muxamed sallalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
@cabdidheere7904
@cabdidheere7904 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@hodan868
@hodan868 Год назад
❤ waad ku mahad santii Sida qurxda badan ee aad noogula soodhoqsataa❤
@YamiAlade-kn3ps
@YamiAlade-kn3ps Год назад
J'arrive pas attendre l'autre épisode ❤❤ from Djibouti 🇩🇯❤
@abdourazakmohamud8068
@abdourazakmohamud8068 Год назад
Moi aussi
@abdourazakmohamud8068
@abdourazakmohamud8068 Год назад
Moi aussi
@SafiyoMaxamednuurSafiyoM-bu4vj
Xalqadaan waa cajiib qofkii hooyadii dhimatay ama ka fog wu dareemi karaa iyo qof dariskaaga ah oo baahan inaa caawiso kana farxiso intaas ayaa isoo jiidatay❤
@saara795
@saara795 Год назад
kamaal Qalbi wanaagi oo Qofa iyo edaab wanaagsani Daganaan ixtiraam mnsha allah wll ilaahay haku xfdo
@KhaderCraxman
@KhaderCraxman Год назад
Kusali xabiibkeni nabi maxamed scw hadi ad jeceshahay niabi maxamed like saar❤
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf Год назад
𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠 𝚜𝚌𝚠
@ahmeddayibabdillahi9561
@ahmeddayibabdillahi9561 Год назад
Filmku mawduucyada uu soo bandhigayo, waa mawduucyo qiimo leh, Bahda Astaan tv oo isku duuban waan hambalayaynayaa, gaar ahaana Director Mahad ibrahim sxb waad dadaasheen, adi iyo asxbtayda kale ee kula hawl galaaba.. Filmka hadaan sii qiyaaso ninka maal gashadaha ah ee maal gashanaya Kamaal hadhaw khiyaamo ayuu samaynayaa siday ila tahay oo uu filmku u socdo.
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 Год назад
Kamaal waa qof qalbi wanaagsan masha allah❤
@ZamzamXuseen-hf6zi
@ZamzamXuseen-hf6zi Год назад
Wlhi cerigaabo waa meel ❤loo xiiso mnsha Allah ku so dhawaada gobolkii dalxiiska
@mohamedabdishakur144
@mohamedabdishakur144 Год назад
Alla shacni suu ucaawiyaan kahelay masha Allah ♥️💯
@ayaan850
@ayaan850 Год назад
Film ku marba marka kasiidambaysa uu kasii macananaya lkn waxan kanaxay markuu maxamud wllkii dhirbaxay caloosha ihurtay 😢 sheekada guuleed waa calool xanun
@mohamethciise6694
@mohamethciise6694 Год назад
Wllhi Waa runtaa guleed Calooshaa iga xanuunta😢😢Siduu u murug san thy
@Mohhahonest
@Mohhahonest Год назад
Intaan Hal xalqad aydhaafin sideydo kale like 👍
@crinaahmedofficial7410
@crinaahmedofficial7410 Год назад
I can't wait!!!😢🎉
@zakariyecabdiraxmaan2703
@zakariyecabdiraxmaan2703 Год назад
In this episode, we learned how to solve problems and conflicts between relatives, especially the nephew. I send congratulations to Astan TV for the beautiful idea..... I really liked how the situation was dealt with, even though Kamal told us that Guled was not there, and his older brother was very angry and nervous.
@jabhad1988
@jabhad1988 5 месяцев назад
Manshaa Allah
@apwaandiamond3814
@apwaandiamond3814 Год назад
Kamal waa wil fcn runti😢filimkuba waa kamal io guled muno😢😢
@mjjelani2280
@mjjelani2280 Год назад
كامل كم انت كبيييير ياخي ممثل عندو كثييير
@SSTV5080
@SSTV5080 Год назад
Ku salliya rasuulka scw like na ii saar🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉❤🎉
@abdesaid4167
@abdesaid4167 Год назад
Raga sida laga rabo inay udhaqmaan waa sidaa kamaal Ha moodin jiliin bas
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Год назад
The best person over the most knowledge able and the most shine created prophet mohammed scw
@FaDa-ex6jv
@FaDa-ex6jv 8 месяцев назад
يزسسيوسةبءظسزؤظءزء
@faisaabdulla4521
@faisaabdulla4521 Год назад
I would love to see new episode everyday ❤
@munahayir8736
@munahayir8736 Год назад
LoL waan farxay markay gabadhaasi tidhi ceergaabo ayaan uxiisay.❤😊
@user-vg2xm2uv5y
@user-vg2xm2uv5y Год назад
Reer cerigaabo maad thy adigu wll
@yurupopokorismaciil2803
@yurupopokorismaciil2803 Год назад
Me too😚
@khadrasiciid6418
@khadrasiciid6418 Год назад
M.a kamaal waa qof qalbi wanaagsan ❤
@ZuhaipEprahimi
@ZuhaipEprahimi Год назад
caawa filimku waa macaan yaa ila og astaanay hadhso
@lulamedia
@lulamedia Год назад
Qaybtan ma xiiso badna, qaybtii hore baa aad iyo aad uga xiiso badnayd. Guul ayaan idiin rajaynayaa dhammaantiin 😂😮😂😊😅
@maaxdirir2240
@maaxdirir2240 Год назад
Hye
@nezmaupdi77
@nezmaupdi77 Год назад
Kamal wuxu kumatalayah shaqsi aad u wngsan😢♥️
@user-td6rf8pc2j
@user-td6rf8pc2j Год назад
Filimkan shaaH baaa laga dhargayaaH 😂😂😂
@amiishamustafe4099
@amiishamustafe4099 Год назад
Haa wlhi 🤣🤣
@hodanomar9518
@hodanomar9518 Год назад
I can’t wait wlhi 😢😢😢😢🎉
@aamiinsaadiq2425
@aamiinsaadiq2425 Год назад
Kamaal waa aktar dhamaystiran walhi😂❤❤
@nimaoseaad
@nimaoseaad Год назад
Guuleed so emotional weeye qisadisu 😢
@mohamethciise6694
@mohamethciise6694 Год назад
😢😢
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
Inanta jilaysa Ee Shaahyada ukeenaysa Kamaal Waxa dhashay Ubax Fahmo yaa maqlayay markay hooyadeed ukeentay shaaha ey tiri hooyo edo iyadoo isleh ku matala edo se hooyo waa lamahuran way kaga dhacday😥😥
@Zhiino434
@Zhiino434 Год назад
Saasn maqlayb anba in ubax fahmo dhshy
@habooncabdi7807
@habooncabdi7807 Год назад
Wlhi baan dhalan an aaqn midh isugm ah xadi😂😂😂
@user-fo9yb6fj9o
@user-fo9yb6fj9o Год назад
Maya May dhalin e wa barwaqo cabdilahi jamac diiye Ana aqan ubax fahmo Xata wax iskuma aha 😢
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
@@habooncabdi7807 oo inantu Barwaaqo Nashaad maanay ahayn wllo?
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
@@user-fo9yb6fj9o Barwaaqo Nashaad inantu maaha miyaa
@cabdiraxmaanxasan3905
@cabdiraxmaanxasan3905 Год назад
1 saac baanu sugaynay wakhtiga ilaaliya🫡🫡
@khadrahalgan2950
@khadrahalgan2950 Год назад
Filmkan habeen aanan la ooyin ma jiro. Tallow ma sidanoo dhan ayuu u murugo badan yahay mise anigaa nugul 😢
@safamaxamed6801
@safamaxamed6801 Год назад
waan nu dalay sidaan u sugannay wlhi😂😭
@naanaayare1814
@naanaayare1814 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-Ismahaan
@user-Ismahaan Год назад
Masha allah
@caaliyafaray8553
@caaliyafaray8553 Год назад
Filmkan awadii shaah bn u xiiZey waana saq dhexe😀😀🥺
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Год назад
Asalaamu Alaykuma first one thanks 🎉
@user-uh5jn1xk1t
@user-uh5jn1xk1t 9 месяцев назад
Guuleed wllhi wakhti aan soomaray buu i xasuusiyey😢 wllku wxuu kudhahayaa waxbarshada baro mxd kle oo ubahanthy markas bn AABAHAY xasuusan jirtey 😢😢
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Год назад
Film iyo badh ❤
@amiira_qurux7
@amiira_qurux7 Год назад
Waxn jeclan laha inan noloshyda kasameyo flim lkn wali waqtigedi ma iman 😔
@hanifarax3662
@hanifarax3662 Год назад
Salalahu calayku wasalam ❤❤❤❤❤
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 Год назад
Kamaaal😢 mnsha allh kaalin fcn kujiraaa🎉
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Wa inaan yar oo wanaagsan Respect. Walaalki laamu dagaaliin. Manshaallah
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Год назад
Shacani waa la daamqadey .ilahayow inta dhiban dhibka ka qaad
@luluoahmed9332
@luluoahmed9332 Год назад
Walahi qeebda udanbysay waan ka helay sido ucawiye walashe dhibadaysan
@nimcoabdi8845
@nimcoabdi8845 Год назад
Filmkan shah ba layska dhargiyay 😂
@nimcoahmed5904
@nimcoahmed5904 Год назад
Maragta hada ayaban niyada ka lahaa😅😂😂
@nimcoabdi8845
@nimcoabdi8845 Год назад
@@nimcoahmed5904 😂😂😂
@farhandahir1895
@farhandahir1895 Год назад
Aaway reer muqdisho
@Xirsi695
@Xirsi695 Год назад
Well Filmku Wuxuu ku socdaa Jidkii Loo Baahnaa Mahdsanid Astaan Marwalba Oo Kamala Iyo Gabdha Ubadka haystaa Kulmaan Filmka Macaan Baa Ku Siyaasda
@hodanomar9518
@hodanomar9518 Год назад
Teda kle balaminta 8:00 ku qoran halkana 9:00 khiyamada naga daaya astaaney 😃
@crinaahmedofficial7410
@crinaahmedofficial7410 Год назад
Aan ku qaadano uun yeelkede 😂
@fatimaaa8140
@fatimaaa8140 Год назад
Waa 8da yurub
@moulid_Ahmed-398
@moulid_Ahmed-398 Год назад
Salaaad soma jirto
@bureeqa32
@bureeqa32 Год назад
Waa sbbtaan unacay inan qof booqdo qofka caadi baa laguu soo xiriiriyay mayaqaan maxa rabtaa lacag miyaa soodoonatay 😢 wllahi aad baan udhibsaday hadaladaas xitaa aabhey hadii aan salan u aado wuxu idhaha lacag miyaa soodoonatay 😢 adduun bilaa hooyo dadku waxey kuu heestan inaa tuugsaneyso😢😭
@xafzamuhudin1591
@xafzamuhudin1591 Год назад
iska adkeyso abyo macney waad kabaxaysa i.a😢🤲mar wxaa jiri doonto adiga laguuso baahan doono😊❤
@hodan22
@hodan22 Год назад
Walaal aduunyadu waa daarta dhibka lkn aakhiro ayaa ah daarta xasiloonida iyo farxada ee iska sabir aakhiro alle janooyinkiisa ha ina geeyo aamiin😢🥺
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 8 месяцев назад
Kamal very responsible guy
@sawsanahmed8325
@sawsanahmed8325 Год назад
Best film Aad ayad u mahad santihin dhamn dhalin yarta so abaabushay film kan aadka u quruxda badn wanka helay runti jilayaal cajibana dhigaya❤❤❤❤❤ hore u socda walalayaal❤❤
@Amallllll-j8q
@Amallllll-j8q Год назад
بااارب واحد زي كمال 😭🤣♥️♥️ حبيت دا الادمي
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 Год назад
Hhhhhhhhhhh
@user-br9ji5ge3d
@user-br9ji5ge3d Год назад
😅😅😅😅وانا كمان أحببت كمال تمثيله يجنن😢
@dagancali4500
@dagancali4500 Год назад
Waaw qeebta asxaan iyo naxariista darisnimaa aad oka helay wlh😢 hade sas iskaga war qabi lahayen dadkoo dhan❤
@Xamda763
@Xamda763 Год назад
Rubtii waaan Qiiroday siduu kamal ucaawinayo inannta ciyaalka haysta😢
@BaazimHassan
@BaazimHassan Год назад
Best 🎬 forever ❤️
@zelma__ahmett
@zelma__ahmett Год назад
Guleth mxa iga dizhayyy oh zorryb🥺🫀
@AsmaAsma-mn2sk
@AsmaAsma-mn2sk Год назад
Nolashayda intan filim dawanayay filimkan mid igagsamayn badan ma arag❤
@cowlhaaji4568
@cowlhaaji4568 Год назад
Beena waasad😂
@hafsaosman7166
@hafsaosman7166 Год назад
Xaqiq
@user-ot6nw5th9x
@user-ot6nw5th9x Год назад
Filamka meel walba shaah ayuun ba lagu cabayaa😂
@khalidozto7497
@khalidozto7497 Год назад
Hargiesanimada weeye shaahu 🤣🤣🤣😅😅😂😅🤣
@user-ms2uc9fn4q
@user-ms2uc9fn4q Год назад
Ayyy inaanta miskiin thy ah ee caruur ta hayisataa filimka hadii ayi San Ku jiriin macaan maleh
@ubaxmohamed7812
@ubaxmohamed7812 Год назад
Aad ban uga helay filimkan ❤❤❤
@mawliidmuxumed7377
@mawliidmuxumed7377 Год назад
Waxan maqli jiray sheeko iyo shaax waa tan ookake 😊
@nabihaabdillahi1453
@nabihaabdillahi1453 Год назад
Kamal waa niin wanagsan 😢😢😢😢😢😢😢
@kaariyemedia7031
@kaariyemedia7031 Год назад
Meeel Walba Iyo Goob Kasta Illahay Ha laga yaaabo Xaqiiqdii Waxaaa lagu Jiraaa Aduun Isdaba Mar ah illahayooow Khaatumada Noo Suubi Aaamin Aaamin Aaamin
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas Год назад
Asigo yalo le la kulma illahey amarkis nasiib😊😊
@user-hw6ur1wc8j
@user-hw6ur1wc8j 5 месяцев назад
M.a❤❤❤❤❤
@hibocabdinur1968
@hibocabdinur1968 Год назад
Qisada guuled aad ayay itabaty😢😢
@bintuabdirashidhassan362
@bintuabdirashidhassan362 Год назад
sido kale sidii ay dhab tahay ayn la murugooday hooyo waa laf dhabarta nolosha ❤❤
@Samirbadan
@Samirbadan Год назад
Yaa noloshayda buug ka qora oo ciwaan uuga dhiga gabadhii laga danastay😢
@nadiiracqani4962
@nadiiracqani4962 Год назад
Sorry wllshy😪😪
@user-vo8mi2iv8f
@user-vo8mi2iv8f Год назад
Sorry wall qisadada, ciduun u gudbi nalaso wadaagta ama adiguba nalaso wadaag 😢
@ShugriSead
@ShugriSead Год назад
Aniga wll😊
@AyanmuuseMahamed
@AyanmuuseMahamed Год назад
Hablu waa reer cerigaabo Wan idin salamay reer cerigaabo ❤
@user-kf3ky8sp8p
@user-kf3ky8sp8p Год назад
Hooyoy 0:25
@Rashiidbaazka
@Rashiidbaazka Год назад
Taxanihii iigu macaana abid 😢
@xaliimomoosakhan3741
@xaliimomoosakhan3741 10 месяцев назад
M.a♥️♥️♥️♥️♥️
@asiyabaariye
@asiyabaariye Год назад
😢😢ducada qof tabaalaysan waa qaali
@rizack_jalato
@rizack_jalato Год назад
Qaabka Qurux waye waliba xaga naxariista ❤
@user-ii5xc2ek4l
@user-ii5xc2ek4l Год назад
Scw ❤
@ikraamcureeji7036
@ikraamcureeji7036 Год назад
Kamaal waa role model ka familkasta oo somaliyeed wiil la mida inuu yeesho
@mushtaaqmaxamad3720
@mushtaaqmaxamad3720 Год назад
Maansha Allaah aad ban uga helay filim kan wlhi hore u socda dhamaan tiin ❤❤❤
Далее
HAYAAN XALQADDA 5-AAD | “NABADGELYO GUULEED“
20:26
Просмотров 508 тыс.
Short Film: Hello Morroco
21:24
Просмотров 235 тыс.
XAAL ADDUUN SHORT FILM
23:40
Просмотров 15 тыс.
Behind The Scenes | HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA JIRTO
13:39
Riwaayadii Jinka Season 2 apisode 3
35:33
Просмотров 1,7 млн
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Просмотров 168 тыс.