Тёмный
No video :(

HAYAAN XALQADDA 9-AAD | “ WAXAAN U BAAHANAHAY DARYEEL IYO DANAYN “ 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 556 тыс.
50% 1

HAYAAN XALQADDA 9-AAD | “ WAXAAN U BAAHANAHAY DARYEEL IYO DANAYN “

Опубликовано:

 

30 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 761   
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤
@zuaadahmed2075
@zuaadahmed2075 Год назад
صلى الله عليه وسلم ❤
@bazhirfarah982
@bazhirfarah982 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@safiyasacad485
@safiyasacad485 Год назад
Salallahu Calayhi wasalam 😍😍😍♥️♥️🥰🥰 Alxmdullah
@user-zz9kp4no9d
@user-zz9kp4no9d Год назад
Yaa magaca maa ku qortid
@user-mp7qp7zt9x
@user-mp7qp7zt9x Год назад
Scw scw scw❤❤
@fuadboqorre3456
@fuadboqorre3456 Год назад
Isniin Bil u Danbaysa 31/7/2023 Inta iga Danbaysa wn idin salamaaya Nabiga igula saliya (SCw)
@faizofaizo5269
@faizofaizo5269 Год назад
Scw scw scw scw scw scw
@khadrakhalif9423
@khadrakhalif9423 Год назад
Scw scw scw❤
@sacadaabdikarim7503
@sacadaabdikarim7503 Год назад
Scw❤
@faadumomuumin652
@faadumomuumin652 Год назад
Scwscw ❤
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 Год назад
Scw
@mohamedabdihakiin8868
@mohamedabdihakiin8868 Год назад
40 qof ducadooda waa la aqbalaa iso duceeYA inaaan wxan jeclahy hello All muslims😢
@nafisaomarmohammed
@nafisaomarmohammed Год назад
Allah ha ku sahlo wlle
@bahjaeidhassan9688
@bahjaeidhassan9688 Год назад
Encha ALLAH WAAD HELI WLL
@cabdizamadone5132
@cabdizamadone5132 Год назад
Alaha ku cafiyo wll ana murug baa ihaysee iso duceeya
@hanihassanyusuf7149
@hanihassanyusuf7149 Год назад
Ha duqeer ku yahay
@saynf
@saynf Год назад
Waxad niyada ku haysid ee ku khayr qaba illahey h ku siyo
@khaalidsaleepaan8502
@khaalidsaleepaan8502 Год назад
Qofkatu soomali ah oo dhiig soomalinimo ku jiro like he isaaro
@ruqiyodaahir7782
@ruqiyodaahir7782 Год назад
Aan kuwada salino nabigeena udgoona nabad iyo naxariis dushiisa ha ahaate scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@hassanmohammed6352
@hassanmohammed6352 Год назад
1 ilaa 9 Dadka lasocdo filimka waa idin salamay🖐🤣😭❤
@Hafsamohamed-yp5ih
@Hafsamohamed-yp5ih Год назад
La Kaa qaadnay rag land 😂
@barwaaqohassan9354
@barwaaqohassan9354 Год назад
𝑊𝑎𝑎 𝑘𝑎 𝑞𝑎𝑑𝑛𝑦
@RaaqiyoXuseen-ng4td
@RaaqiyoXuseen-ng4td Год назад
Wan kaqaday
@iqrabashiir
@iqrabashiir Год назад
☝️🤣
@naemoapdulahihaji-cy5rb
@naemoapdulahihaji-cy5rb Год назад
wanu ka qaadnay🥰
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@user-hj5lw4mi7i
@user-hj5lw4mi7i Год назад
Asad waa ku salaamay👋
@user-pz5rj2wc3i
@user-pz5rj2wc3i Год назад
Time 27all the best
@user-nq8lb3zx9i
@user-nq8lb3zx9i Год назад
War waa qat ku qadrabanyo 😅😅😅😅
@IstaahilMaxed
@IstaahilMaxed Год назад
❤❤❤
@faizofaizo5269
@faizofaizo5269 Год назад
Scw scw scw scw
@nuuranlka5638
@nuuranlka5638 Год назад
40 qof oo idinka mid ah ducadoda waa la aqbalayaa muraad baleyee inu ilahy ii rumeyo Aami i dheha😢🤲❤️😭
@nimcohuseensahal5219
@nimcohuseensahal5219 Год назад
Allaha ku sahalo wll haduu qeyr kugu jiro
@Xubiqali
@Xubiqali Год назад
Ku saliya nabi muhamed salalahu calayhi wasalam❤
@maryamocabdullahi7801
@maryamocabdullahi7801 Год назад
scw
@runsheeg81
@runsheeg81 Год назад
Kusali nabi muxamad scw❤❤❤
@makaftamegamer6834
@makaftamegamer6834 Год назад
Scw scw ❤❤❤
@ayaancali609
@ayaancali609 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@CaliSacad-io8fg
@CaliSacad-io8fg Год назад
Scw scw
@fuadsheik-zx4ss
@fuadsheik-zx4ss Год назад
scw. ❤ scw. scw. ❤
@faizofaizo5269
@faizofaizo5269 Год назад
Scwscwscw
@hamdayar8030
@hamdayar8030 Год назад
Indho ma lihid oo dhago ma lihid buugba ku indho tiray islaanta yari wa funny 😂😂😂❤
@Princess_Mona
@Princess_Mona Год назад
Bishas wa ina isi sixashaa oo harer marta 😂❤
@shaydaan
@shaydaan Год назад
Eedo shaydaanka iska naar😂😂😂
@zeynabhajizeynuu5254
@zeynabhajizeynuu5254 Год назад
Waa isla jeclay wilka iyo gabartawa hesku gurido 😂
@shucaybkaluu8329
@shucaybkaluu8329 Год назад
Wlhi xarabada film ku waa islanta 😂❤😊
@ruunmariam1070
@ruunmariam1070 Год назад
Hhh😂
@haawaziman2465
@haawaziman2465 Год назад
40 qof ducadoda wa la aqbala igu so duceya ina imtixanka dawlada ku baaso🤲🏻🤲🏻
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 Год назад
Filmkaba ubax baa qurxisa yaa ila dareemay😂😂❤
@mahdra-
@mahdra- Год назад
the best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad scw❤
@salmamukhtar-tc5pz
@salmamukhtar-tc5pz Год назад
Eedo: indha yeelo oo dhaga yeelo oo xagan eeg👀🤣🤣 Kamal:eedo sheydanka iska naar😮 Eedo: mana sheydan igu jira 😏 Qosol iguma hrin caawa😅😅
@shakirahusein6386
@shakirahusein6386 Год назад
Eeg xaga Uu eegay 😆
@user-rg2lr5mk8k
@user-rg2lr5mk8k Год назад
😂😂😂😂😂😂
@AhMaaD_SaHaL
@AhMaaD_SaHaL Год назад
😂😂😂😂😂😂😂
@Abdisalam6581
@Abdisalam6581 Год назад
Ilaahaw Qofkan jeclahay inaan Nolol Wadaagno Ha iga Horaysiin annaga o on Guur iyo nolol Qur'xoon ku midawna mooye😥❤
@KHADIJOEREG-li8nr
@KHADIJOEREG-li8nr Год назад
Amiiin wllo 🤲
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
Amiin wll
@NajmaMano-mx5co
@NajmaMano-mx5co Год назад
De u doce wlloh 😢
@laylamaxamed8200
@laylamaxamed8200 Год назад
Ameen ameen yaa rabbi 😢
@RahmaAbdillahi-xs4ol
@RahmaAbdillahi-xs4ol Год назад
Aamiin aamiin wll dhamaanteenba❤
@faadumomuumin652
@faadumomuumin652 Год назад
Aan ku salino nabi muxmed❤
@faadumomuumin652
@faadumomuumin652 Год назад
Scw ❤
@bishaarocabdi-rk1wr
@bishaarocabdi-rk1wr Год назад
Scw
@hodan868
@hodan868 Год назад
Kusali xa biibkeeni maxamed salahu caleehi wasalam❤
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 Год назад
Filmka kamaal iyo inanta baahida kuma talaysa ayaa qurxiyey❤❤❤ubax fahmo iyadana wax lagama qaban karo
@guuleedmohamed1061
@guuleedmohamed1061 Год назад
Masha allah wlhi runbaaad sheegtay❤❤❤❤
@user-hargo_official
@user-hargo_official Год назад
Igula saliya nabigeenii muxamed ahaa scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@maryanyare673
@maryanyare673 Год назад
M a hooyo ilahayow janatul firdows kugeli allah hoyoo ficana..❤❤❤❤
@Tutulisho
@Tutulisho Год назад
ALLAH IS ONE☝❤
@maryanyare673
@maryanyare673 Год назад
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد..
@Cumarmaxamd129
@Cumarmaxamd129 Год назад
🎉
@osmanadenn8882
@osmanadenn8882 Год назад
😊
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@hamdamuhumedabdillahihamda8656
Salallahu callahaye wasallam ❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Год назад
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚❤️💖💝💯💥
@afnaanesmail2922
@afnaanesmail2922 Год назад
Inta sideyda qosol la suuxdey waa idinsalamay😂😂
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
Waka qaadny😂
@user-ee9nd8nw7w
@user-ee9nd8nw7w Год назад
waan ka qaadny😂😂😂
@asmasuleiman9370
@asmasuleiman9370 Год назад
Waan ka qaaday wll
@HudaCabdiraxmaan
@HudaCabdiraxmaan Год назад
Waka qadny😅😅
@ahmedjeylaani5334
@ahmedjeylaani5334 Год назад
Hayaan kamaal EE rabtay 🤣 maskiin Raxmo 🙆😁
@mascuudcali2602
@mascuudcali2602 Год назад
Inanta shalmada huruuda ah qabta ee rahma waa tariisho buuxda oo cod leh musasalada haka muuqato guulayso walshey
@mascuudcali2602
@mascuudcali2602 Год назад
Mahadsanid in badan
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh Год назад
Hana way iska rabtaaa inuuu guuursado kamaaal 😂😂😂😂😂
@hufanalahihufan5222
@hufanalahihufan5222 Год назад
walhi filimka ubax ba shidaysa qosol ayan cawa iga dhamadah wlhi ❤❤salalhu calayhi wasalam
@mohayare9752
@mohayare9752 Год назад
Intay Meel Fadhiisisay Bay dhahday Hasii Dhaqdhaqaaqin😂
@eesy8947
@eesy8947 Год назад
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@saliimashaadiiofficial8356
@saliimashaadiiofficial8356 Год назад
Swc
@raxmaducaaleateeye4413
@raxmaducaaleateeye4413 Год назад
Salalahu caleyhi wasalam scw scw scw
@ednafaysal1-kz6sj
@ednafaysal1-kz6sj Год назад
Islaanta caruurta shacni u ayeyda ayaa filimka ugu qosol badan😂😂😂😂😂 wllhi wey iga qoslisay😂😂😂😂
@majid2968
@majid2968 Год назад
الله اكبر كبيرا والحمد لله كثيرا وسبحان الله بكرة السلة
@majid2968
@majid2968 Год назад
بكرة واسيلا
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas Год назад
وسبحان الله بكرة وأصيلا☝️🤲
@kingkoosaar7141
@kingkoosaar7141 Год назад
I like her acting, waxaan Doonayaa Danayn iyo Daryeeel😢😢😢
@habboosh423
@habboosh423 Год назад
Adna wll ma danayn iyo daryeel baad rabtaa. ALLAAH hakuso dhaweeyo cid ku daryeesha
@Caaisho-sf8xy
@Caaisho-sf8xy Год назад
Eedo caawa shaqo adagey haysaaa😂😂😂😂❤
@ayaanahmed2419
@ayaanahmed2419 Год назад
Asc Asxaabey pls muraad ayaa lee yahay pls isoo duceyaa in u All I sahlo pls Hooyo soomaaliyed baa ahaay pls and pls gbr yar ayaa igaa xanuunsan igu soo duceeya walaalayal pls😢😢😢😢
@AsmaqaliHoyocawa
@AsmaqaliHoyocawa Год назад
Alah ku cafiyo
@naemaalrahman2632
@naemaalrahman2632 Год назад
Allah ha ku cavio hooyo
@faraxdheeman7984
@faraxdheeman7984 Год назад
Ilahay muraad kaga haku fududeyo wllshayey inantana aleh haku caafiyo🤲🤲😢😢
@Hafsamohamed-yp5ih
@Hafsamohamed-yp5ih Год назад
Allh haku caafiyo😪😭
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
Ilahay ha cafiyo
@macalimoo25
@macalimoo25 Год назад
ALLAH IS ONE
@Wad-bariis
@Wad-bariis Год назад
Habarwadagnimadan laysku xisaabtamayaa maxy ahyd😂
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Astaan best somali series films interests of the people's i can't wait prt 10 coming soon insha allah 👍💯💯📤😍❤
@UpdyKani
@UpdyKani Год назад
Inta flmika udaawata shacni😂
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk Год назад
Me
@hibako872
@hibako872 Год назад
Me too
@abdirahmanadan4905
@abdirahmanadan4905 Год назад
Me tooo 😅😅
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Год назад
Xaqiiqo Fillimkan Ku Jirtaa Ah " Dadka Reer Hargeisa Ee Asal Ka U Ah ama Aan Kasoo Galin Burco Ama Boorama Ama Magaalo Kaleba se Ku Dhashay Wllhi Waa Dad Aad U Dagan, Aad U Hubsiimo Badan, Aad U Hadal Yar Hadaad Bil La Dhaqantona Aad Naftaada Baranayso Xasiloonina Ka Faa'iidayso " Anigu Waxaan Ahay Dadka Soo Galay Caasimada Dadkana Waan Daraaseeyay Reer Hargeisa ❤
@Ayaanabdi0196Ayaan-lr9yp
@Ayaanabdi0196Ayaan-lr9yp Год назад
Ku sali nebigen Saallhu calyhi waslm❤🎉
@abokorkoore4487
@abokorkoore4487 Год назад
Maamo ubax fahmo isn't easy 🤣🤣🤣🤣
@maanragaragtemaskaxdumardh4221
1 ilaa 9 hal fadhi baan ku daawaday walahay xataa qolka kama bixin labadii indhood baa i xanuunaya tiktok baan ka soo arkay.
@mjjelani2280
@mjjelani2280 Год назад
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@FihiimaAhmed-ex4cy
@FihiimaAhmed-ex4cy Год назад
Ku Zaki Xabiib keeni Muhammad scw ♥️♥️🌹
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Год назад
Cajiib 😊
@sayidnuura9007
@sayidnuura9007 Год назад
Inta guuleed oo inaanu dhiman dib loooso sheego sugaysa😢😢
@queenhamdamoalimahmed5886
@queenhamdamoalimahmed5886 Год назад
Maya masugayo taas
@Muslimah536
@Muslimah536 Год назад
Hana garacsanaa wayba ku faraxsanthy kwrn😂
@mariajamaal5217
@mariajamaal5217 Год назад
Eee caruurta Hanaga ka xayzan Qumayey izlaantu u eegtey wllhi3😂😂 Naag adag weeye marina❤
@Heytameyyy
@Heytameyyy Год назад
Raxma iyo kamaal inee is arkaan I can wait😢❤😂
@inanaser9917
@inanaser9917 Год назад
Ubax fahmo jiliinkedu waa top❤️
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 Год назад
Mama hadalkeeda ban ku qosly indho ma lihid oo dhago ma lihid😂😂😂😂
@hafsaosman7166
@hafsaosman7166 Год назад
😂😂😂😂😂
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj Год назад
Cawa filmku naxdin iyo qosol ahaa😂😂😢😢
@ayaanhamudguleed8955
@ayaanhamudguleed8955 Год назад
Ubax fahmo waa funny wlhi😂😂
@abdourahmanonda7957
@abdourahmanonda7957 Год назад
Aan ku salino nabigena scw❤❤
@bossladyilwaad182
@bossladyilwaad182 Год назад
I can't wait Raxma iyo kamaal inay is arkaan😂😂😂😂😂❤
@salaamlayricshd4670
@salaamlayricshd4670 Год назад
gabreey indhayeelo oo soo jiido inanka kullahaa maamadu its funny wlaahi
@user-ii5xc2ek4l
@user-ii5xc2ek4l Год назад
Scw ❤
@Ciyaal.casiir
@Ciyaal.casiir Год назад
Team astaan 1.k Ha ley gaar siyo please 🙏
@samiyamustafe654
@samiyamustafe654 Год назад
Anuu flimka waxkasta wan jili karaa lkn suurahas ma jili karo😂😂😊
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir Год назад
😂😂😂wllhi aniga xataa masuuronkaro se yaa suroday wll
@nimcosaleban2364
@nimcosaleban2364 Год назад
Waar bal ii waram inantani ma in lala hadlo darteed bay jamacada u joojinaysaaa😂😂😂
@CabdulahiAk
@CabdulahiAk Год назад
Adi waye midas😂😂
@NastehaAbdikafi-ju2ip
@NastehaAbdikafi-ju2ip Год назад
Jamacad may donayn nin bay donaysay😂😂😂
@zarra1858
@zarra1858 Год назад
Reer hargeisa kamaal wey taageen😂😂
@Inadhanto
@Inadhanto Год назад
😅😅
@user-jg7mn2gq3q
@user-jg7mn2gq3q Год назад
😂😂
@cafiifa241
@cafiifa241 Год назад
😂😂😂😂😂astaghfirullah
@user-nv8he4hc9r
@user-nv8he4hc9r Год назад
May way foorariyeen
@hibacooking4859
@hibacooking4859 Год назад
Waxa manaqan wll hhhh
@saddam_bulle
@saddam_bulle Год назад
8:43 😅😅😅😅😅😅 eedadu waa funny. Kuteh. ''Waxa buug shaydaan yaalo day,,
@hibomohamoud2778
@hibomohamoud2778 Год назад
Inta shacni daraded u dawata alla dagana gabadhu mashallh hore u soco wll ado nabada so labo sodoha badana sas bah u dhaqmaan ish
@I-am-maano
@I-am-maano Год назад
BArwaaqo is not easy 😂
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@user-td6rf8pc2j
@user-td6rf8pc2j Год назад
Alla caawa qosoL ayaan u dhiman gaaray habartani maxay ahayd😂😂😂😂
@JamacJamac-hw5gu
@JamacJamac-hw5gu Год назад
Walaa Astaan meesha la dhaho waan jeclaha ee waan idinka cod san lahayn ani iyo taageerada inaad soo dada jisaan filimka please 🙏 cods weeye❤❤❤❤❤❤
@user-vx5tt8pt4d
@user-vx5tt8pt4d Год назад
Ubax fahmo waa funny 😅😅😅
@Nuuraadan867
@Nuuraadan867 Год назад
😂😂😂😂 eedo is not easy 😅
@hipaaadan1964
@hipaaadan1964 Год назад
Caawa qosolkaygii walaysku soo dareeray inta ila mida waan idin salamy😂😂😂
@user-jv1qn3lz5x
@user-jv1qn3lz5x Год назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 gabadhan jilinkeeda wa top Lkn suaal habr wadag mays gursadan
@craxmanmaxamad2287
@craxmanmaxamad2287 Год назад
Shacniyey ciyalka ha inaga siis digay la donanasaye baah ku dhe 😂😂
@x.zantosridealong8860
@x.zantosridealong8860 Год назад
Adeer ku soo dhakh sada
@xanaancabdi9984
@xanaancabdi9984 Год назад
Fav 😍
@bilanmaxamed4122
@bilanmaxamed4122 Год назад
Inadeerde wxa ma team washamsi uwacna Balanku 8:00 ahaye
@hodan868
@hodan868 Год назад
Nooso badiya bla will mcn qaybta ku xigta ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊
@sadaamsiciid
@sadaamsiciid Год назад
ubax fahmo umadeena maaha😂 Kuwan cawa waxbay kudhigty wllhi😂
@raahoyuusufawaadan-rn1su
@raahoyuusufawaadan-rn1su Год назад
Cawa filima qaybtii ugu qosolsanayd wlhi 😂😂😂😂😂😂😂
@awalmohamed9903
@awalmohamed9903 Год назад
Waar maana noolba qosol ban la suuxe ya ila mida 😂😂😂
@mohamednoorqolah4123
@mohamednoorqolah4123 Год назад
Ku saliya nabiga salalaahu calayhi wasalam
@hoygasheekooyinka6712
@hoygasheekooyinka6712 Год назад
Yes warsugA 4 minutes hadhy😂😂😂
@aishailhan4971
@aishailhan4971 Год назад
😂😂😂😂😂
@MuntasAxmed
@MuntasAxmed Год назад
Aakay Deee Sugitaan kii waa naga dhamaday Balantu Waa 8:00 😊
@Fadxicumar-iv7yd
@Fadxicumar-iv7yd Год назад
40 qof ducadooda waa la aqbalaa iisoo duceeya in ilhy riyadayda ii rumeeyo🥺🥹
@ummuiqlaas1
@ummuiqlaas1 Год назад
ilahey haku rumeyo hade qertahay anne isoduceya😢
@moomin5127
@moomin5127 Год назад
Xaalada uu ninka ku jiro aniga hada ku jiro oo sidas daremaya waxan ahaa qof fur furan bulshada la socda balse ugu dambeyn waxan noqday kali socod aan daneynaheyn dadyowga kale 😊
@NadiaHeiba
@NadiaHeiba Год назад
Miya lagu taagay adigan😂
@qaaliquman.official696
@qaaliquman.official696 Год назад
Filimka maamo ubax kawta waa qofta filimkaba noo cusbeeso 😂😂😂
@Gayraqaan
@Gayraqaan Год назад
10:27 xishood haayo lkn see dabsaar urabto lee 😂😂 celcelis waaye
@salmaqurux123
@salmaqurux123 Год назад
Indhaha maa lihid dhago ma lihid kulaha ubaxay fahmo waa funny 😂😂
@user-rr9dk6ln9y
@user-rr9dk6ln9y Год назад
War inanti barwaqo qosolba ka so hadhay ninka ma bacday u cunaysay 😂😂😂😂
@bareomar4050
@bareomar4050 Год назад
Waxay leedahy halkaan rabey roob ma iigu da,ay
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
​@@bareomar4050😂😂😂
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg
@SakariyeCabdixakiin-bu4rg Год назад
Part 10 inzhallah
@amnyali8654
@amnyali8654 Год назад
Eedo is not easy 🤣😂 halka igu sii sug ha dhaqdhaaaqin
@mohamedabdishakur144
@mohamedabdishakur144 Год назад
Kusali Nabigeena Muhammed SCW
@quruxsaninajelle
@quruxsaninajelle Год назад
Noloshayda intan film iyo musalsalba aan dawanayay musalsalkan kano kle wali madawanin waxan ku qimeyo xita ma aqan aadan uladhacay runti markadto aan dawado xadaba i istaagta maria waligay ma ilawi donointan film dawanayo thanks wllyal
@BarwaaqoMaxamed-su6rm
@BarwaaqoMaxamed-su6rm Год назад
Maamadan Kale intaay ka timid Cawa 😂
@user-if2fu3vm6m
@user-if2fu3vm6m 5 месяцев назад
Nabiga kusali scw scw scw scw scw scw scw scw
@NafisoNafta-bw3oi
@NafisoNafta-bw3oi Год назад
Best film
@yaxyemustafe2963
@yaxyemustafe2963 Год назад
Waxay filimkan ay habluhu ku badan yihiin wax Raga waa kamaal iyo maxamud bilaahi caleek raga kusoo badiya. Hablo qudhima daawadane 😢😢😢😢
@whoareyou3591
@whoareyou3591 Год назад
Oo maxaa ka qaldan gabdhaha anagaa yaab aragnay 😂
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Год назад
Kamaalkan maalmahan waan shuufayy 😂
@rayanmohamed8269
@rayanmohamed8269 Год назад
Duqyalaha Flim ka kujira wa wada funny 😂😂😂
@TayosiirShucayp-zj8iz
@TayosiirShucayp-zj8iz Год назад
Barwaaqo hawadahaas bYy ka BaxDyyy❤😂
@user-uy7wc3yx5s
@user-uy7wc3yx5s Год назад
Hani hada ma kamaal keyga bey rabta wabaa 😢😂😂😂😮
@seynabibrahim9173
@seynabibrahim9173 Год назад
Waxa aragto majaclanesa dee wllo😅😅😅
@user-uy7wc3yx5s
@user-uy7wc3yx5s Год назад
@@seynabibrahim9173 haa dee wah kkk
@kingakofficial9616
@kingakofficial9616 Год назад
Eedada Wa funny 😂😂😂😂😂😂😂
Далее
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Просмотров 1,4 млн
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 4 AAD
25:03
Garmaqalka Dil ka Dhashay Muran kala Horeyn Timo-jare.
13:07
Jacayl Xaasid | Part 1 | Short Film 2024
16:12
Просмотров 168 тыс.