Тёмный

HAYAAY: JAAJUS KALE OO LA QABTAY SIRDOONKII ISRAI O FASHIL KU SOCDO; IRAN IYO XASBULA OO WAX FAHMAY 

Kow Somali Media
Подписаться 584 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

HAYAAY: JAAJUS KALE OO LA QABTAY SIRDOONKII ISRAI O FASHIL KU SOCDO; IRAN IYO XASBULA OO WAX FAHMAY

Опубликовано:

 

10 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 73   
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 29 минут назад
Rabiga Ayaa Cadowga kuwa lajira IAllah Allaha weyn ayaa ah mid aan kaqarsoneyn,Munafaqyada wa kuwa illa xiligi Ampiya SCW soo jireyn.
@safiyageyre1236
@safiyageyre1236 34 минуты назад
Allahu akbar
@Somali651
@Somali651 Час назад
Thanks sheik mustafe 🙏
@BacnanBacno
@BacnanBacno 2 часа назад
dhallad somali mustafe❤❤❤❤❤ walal waxaan daganahay somali galbeed magaalada jijiga walal somalidii ku noolayd waxba madhaanto falastiin daanta galbeed walal allaha ku xiftiyo falastiin allaha lajiro ❤❤❤❤❤
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ Час назад
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله وليله حمد الف مبروك الله
@AminoFaarax-w3f
@AminoFaarax-w3f 2 часа назад
Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allahamdulla Allahamdulla Allahamdulla Allah protect Palestine people Amiiiin Yaa Allah 😢😢😢
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Час назад
Subhanalahi
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 2 часа назад
Alaaha unaxaristo janatul fardowso allaha ka warabiyo saqiirkana aqiro Alaaha kama habaajiyo amiin yaa Alaah falastiin guul insha Alaah
@barkatabdiguelleh9497
@barkatabdiguelleh9497 2 часа назад
Maahaa allaah cadawga laaya
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 55 минут назад
Asc sxb ..Koofiya gaab waa QAXOOTI HADDA &wixii Kadanbaysa. Washukran
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 24 минуты назад
Rabiga ayaa ah midka Ajasha qadaro.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 35 минут назад
Wcs Sheikh Mustafe
@fartun9503
@fartun9503 2 часа назад
Subxaaaasna Allah wa Nin ween😢😢
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 2 часа назад
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@SakiAbdi-e2f
@SakiAbdi-e2f 2 часа назад
Waa madaxweynaha cusub ee iran subhannalah
@saidaSalah-q7g
@saidaSalah-q7g 28 минут назад
SubxaanaAllah
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 2 часа назад
Alla hajebiyo yahuuda iyo waxa lasocda
@sakariyeDaud-k3m
@sakariyeDaud-k3m 2 часа назад
sakariye Daud ❤
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Час назад
Fadlan iisooo jawaab sax iyo qaladba
@fartun9503
@fartun9503 2 часа назад
wcs wlc brother 👍👍👍
@kilofaqacumar6294
@kilofaqacumar6294 Час назад
Aniga 3 nin ba wax kadageysta wa dulmidid nadara iyo shekhan kow Somali waxan kale warkoda sas ban kaqaba
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 часа назад
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda
@mubaraksharif9590
@mubaraksharif9590 2 часа назад
ASC WRWB Sxbkey . Masha Allah, Well calculated and balanced professionally delivered. A warm Greetings from Hargeisa. Sxb Jawaab baan kaa rabaa waana qaan haddii fursad aad ku aragto su'aashaydan. Sheekh thobe-ka aad sidato ayaa aan ka helay, markaa intee ka iibsan karaa? waanad mahadsan tahay.
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 часа назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kubarakeeyo
@abdiali681
@abdiali681 Час назад
Saxiix saxiix saxiix
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Dad way dhamaysay cid ka celinaysana ma jirto😢😢😢
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 2 часа назад
Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 часа назад
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 часа назад
OGOW HADEY MAREYKANKI WADA HADAL BEEN AHH KU DHAWAAQI DONAN . TAASO SALDHIG U AH WAR LA,AANTODA ILEYN SIRDONKODI AYA FASHILMAYE
@DrGaadaa
@DrGaadaa 2 часа назад
❤wcs
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Час назад
Jaajuska ugu wayn Waa Madax waynaha Iiraan, Isagana xidh xidhaya Dadka Daacada u Ah Iiraan iyo xisbulaha.
@kadijaali7014
@kadijaali7014 57 минут назад
❤❤❤❤❤
@cabdiraxmaancabdule6300
@cabdiraxmaancabdule6300 49 минут назад
Warkacaalamka
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 2 часа назад
والله اسماعييل خان لا ايمان له فاشتري دماء اخوانه ثمنا قليلا اي دماء المسلمين ❤❤😂😂🎉😢😢😮❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 12:38
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 часа назад
Waa goor la dhameeyey wax galkii😢😢😢
@احمدابراهيم-ج1ع5ث
السلام عليكم اخويا بالله صور صوره حطينا بالله صور الصوره
@zakariasaiddjama9422
@zakariasaiddjama9422 Час назад
ASCWB Walaal. Ma laga yabaa in Israaiil ay la jaah wareersantahay war la'aan si ay u weerarto Iiraan madaamoo laxidhay basaaskii weynaa, kuwii kalena lagu daba jiro ? Baarak'Allaah fiik.
@cqaadiraxmed1634
@cqaadiraxmed1634 2 часа назад
Allahu agbar alle ha ugargaaro
@maxamedmire3964
@maxamedmire3964 2 часа назад
Wcs
@muniif124
@muniif124 Час назад
Asc
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Час назад
Anigu hoyayaan usheegay waa madax waynaha eeryn januska israaiil
@ahmedadan5393
@ahmedadan5393 2 часа назад
Ismael qani was to attend the same meeting with killed Hisbullah leaders but disappeared few minutes before it started. Then immediately Israel attacked.
@SharezadNuur
@SharezadNuur 2 часа назад
🇵🇸🇵🇸❤️🤲✌️☝️
@AliALI-fi4rh
@AliALI-fi4rh 44 минуты назад
Asc sxb waaawareey waawareeey Ethiopia & Israel isu egaaa Madax wareersan
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 часа назад
Sheekh mustafow guud ahaan nimankiinan soomaaliyeed ee baraha bulshada ka badhaqbadhaqlow saxmatihiin marka lagareebo horufadhi TV dhankasta waa kabuuxaa inta kale hadaladoodu waa damiir iyo damqasho la'aan sidoo kale makala yaqaanaan cadawga iyo sadiiqa mida kale xaqa iyo baadulku waa iskugu mid 'sidoo kale ma yaqaanaan naftooda cida cadaw Ku ah hadaladooduna waxay u hadlaan si dareen la'aan ah
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Час назад
Waa yaabee iyagu madhintaan miyaa😮
@cabdiraxmaancabdule6300
@cabdiraxmaancabdule6300 2 часа назад
Cawada
@adamsahal5155
@adamsahal5155 2 часа назад
Iran way inkirtay in In khaani xiran yahay.
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon 2 часа назад
War shaqo jaajuus toosh saare ah isiiya. Goormaan iri wada kasta iiraan ayeey ku dhamaatey.. Irani dambe hadaan sir usheegtoba.
@adamsahal5155
@adamsahal5155 2 часа назад
Weriyayaasha carabta ee Iran joogaa dowlada Iran ayey weydiiyeen in ismail khaani xiran yahay ,dowladuna way inkirtay.
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Час назад
Kusaliya ❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤sc
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 56 минут назад
Mustafa walaal aniiga wan warjeclahay xitaa haduu warkaas uu ben noqdo wanku cudur daari doonaaye please just let us know the breaking news lol
@duale9813
@duale9813 2 часа назад
Ilaahay haa fashiliyo sirdoonka kufaarta
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 56 минут назад
Waa Qorshihii Lagu baabiin La.haa Xisbulaha, waxan waxa ka danbeeya Sirdoonka rergalbeedka Ismacil qaniya waa daacad Balse Qorshaa loo maleegay
@ahmedadan5393
@ahmedadan5393 2 часа назад
Most likely Ismael Qani killed both Haniye & Nasrallah.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 26 минут назад
Aniga waxaan qabaa in Taliyaha uu san Jasuus Yuhudda u soo noqon karin balse Khatumada oo laga galo waa mid u bahaan lahubsado.
@hassanabdulahi7169
@hassanabdulahi7169 Час назад
Mascuud miyaa
@UmarHassan-f5l
@UmarHassan-f5l Час назад
ismaqal Majiraa??? Shiicada iyo Wixii Lajiro Alle Hajibiyo - Waayo Shiico Waa Gaal Gaal Dhashay Wixii Taageero Waa Lamid ama Waa Munaafiq???
@AmalAden-p8h
@AmalAden-p8h 36 минут назад
Oo sunigu muxuu LA jogaa
@kaafikaafi
@kaafikaafi Час назад
CAR WALIGEEDBA HALAGA ARKO #DOWLADA IYO MAAMUL GOBOLEEDYADA SOOMAALIYA, OO SOOQABTAY AMA MAXKAMAD SOOTAAGAY #XATAA HAL QOF, OO AJAANIB, AH AMA SIRDOONKA SHISHEEYE KAMID AMA JAAJUUS! AH OO MAXKAMAD LASOOTAAGAY?.
@omarishirwa
@omarishirwa Час назад
ninkan Qudus haysaa waa la yaaban yahay xataa HANIYA isagaa ka dambeeyay ayaa la leeyahay nin aad u halis badnaa o la ogaaday balse wuxuu shaqaynaayay ayaa la leeyahay muddo dheer yaab
@RUJALCaydaruus
@RUJALCaydaruus 2 часа назад
Adbaaumahadsantayi
@maden7818
@maden7818 2 часа назад
Ismaaciil qaani waxaa la mid ah Muuse juudaan, lafta gareen iyo deni calooleey oo jawaasiis u ah itoobiya waxaana fiican in ayagana la toogto.
@engilyas44
@engilyas44 40 минут назад
Shico waligod yuhud ayay bassas uu yiihin
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 2 часа назад
Qur.aan nabarimeyside nagadaah xayeysiiska adeerow
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 2 часа назад
Wcs
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 часа назад
OGOW HADEY MAREYKANKI WADA HADAL BEEN AHH KU DHAWAAQI DONAN . TAASO SALDHIG U AH WAR LA,AANTODA ILEYN SIRDONKODI AYA FASHILMAYE
Далее
🕊️Valera🕊️
00:34
Просмотров 1,9 млн
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Просмотров 28 млн
FILO PART 129
30:03
Просмотров 166 тыс.
DHOOF PART 53
20:08
Просмотров 3,1 тыс.
Cabsida Itoobiya Soo Foodsaartay iyo Guusha Somalia
10:29
🕊️Valera🕊️
00:34
Просмотров 1,9 млн