Тёмный

Hees Geedi Shambo by Sulfa (Iftin band) 

Omar Mohamed
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 456 тыс.
50% 1

80 's - Somali Iftin Band performed every weekend at the Al-Curuba Hotel (Somalia's premier hotel), located beautiful seaside in the down town Mogadishu.

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 182   
@adamjumale4871
@adamjumale4871 2 года назад
This was 1980s in mogadishu, I was teenage at that time. Old is gold. 🌹 👍
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
Oh man , you must have good memories. I’m a kid born in 99
@abdirizakaden2505
@abdirizakaden2505 Год назад
I was even born that Year and feel so old😂
@cabdikariimyuusuf233
@cabdikariimyuusuf233 4 месяца назад
So I'm i
@MaliMill
@MaliMill 3 месяца назад
what do you think about the music now days compare to your teenge years
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 Год назад
Waqti taagay lama soo ceelin karo 😢😢😢😢😢 walaahay igaa dambeyo wan inaa salamaya 😢😢😢😢
@khaalidmagaalo2333
@khaalidmagaalo2333 8 лет назад
sheikh c/sulfa ilahay danbigiisa hadhaafo isga iyo muslimiinta kalaba Waa fananka katobad keenay fanka inta ku hadhayna ilaahay hasoo hadeeyo
@saidmohamedali12
@saidmohamedali12 4 года назад
Gamuuntid soo gantidaa Gibilkii ay gaartaba gadoomaayee Geesiyow nin kuu gafay maa Guuleysahaayee Guuleysahaayee Gabayga yeeraayo Guxaan baxaayo iyo Gurbaankaan Ow geedi shaambowaa Lagu Guurihaayee Geedba geedka ka weyn Sida loo gantoobeeyo Adaa garanaayee Goshaan minaa gashid Goofaha waa gariiraaa Alla Waa Gariiraaa Gabayga yeerayo Guxaan baxaayo iyo Gurbaankaan Ow geedi shaambowaa Lagu Guurihaayee Qoraal ahaanta heesta waa Taas ka bogosho wcn Asxaabta🙏
@gentleman6838
@gentleman6838 3 года назад
👌
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 3 месяца назад
Good sxb. Wax badan baan fahmay😊😊😊
@djlucky2411
@djlucky2411 2 года назад
Him our SOMAAL LEADER..I swear give our brother CHANCE . hiding in Saudi Arabia..no come home
@ismailaabdirahman3735
@ismailaabdirahman3735 9 лет назад
Cabdullahi Sulfa isagooo aad looga Jecel yahay fanka ayuu ka baxay 1986 wuxuuna isu badalay wadaad Ilaahay danbiisa iyi intii Muslin ahba ha dhaafo.
@deeqocisman2899
@deeqocisman2899 4 года назад
Aamiin alle baa ka hanuuniyay
@flykidddd1235
@flykidddd1235 2 года назад
This song is a classic and it’s one of many hit songs Iftin composed. I love it.
@liibaanhirsi1004
@liibaanhirsi1004 4 года назад
Axsan fanaan ahahahah habargidir noockasta waa yihiin gacanaa idiin taagay raxanweyn waa ku heesteen xamari sidoo kale sulfa legend iftin bAnd
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Ninkan wa rer magalki habar gidir xasan adan magol sulfa snot qabil
@liibaanhirsi1004
@liibaanhirsi1004 3 года назад
@@farhiaiamail605 walshay ama diid ama yeel waa habargidir adigu miyaa ka xun tahay inay noqdaaan hanargidir qabiilku ceeb maaha ma garatay gabareeeey
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 8 месяцев назад
Halyeeydaan Soomaali wada jecel qabiilka aad ku nabeysid ka reeb. Xasan Aaden, Magool, Sulfa waa halyeeyo qaran, qabiilkaa sheegeysidna waxba kama ogeyn
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 года назад
Sulfa wuxu ahaa fanan aad u xishood badan Allah ubarakeyo Cimrigiisa😍
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 3 года назад
Maasha allah waa runta wll
@user-horo
@user-horo 3 года назад
Sulfe ilaahay ha unaxariisto waa hore ayuu geeriyooday wll
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 2 года назад
Been badnida wll
@dalla112
@dalla112 Год назад
@@user-horo Walaal ILaah haka cafiyo sulfa wa nool yahay fanka wa hore iska baxay wa mua'din masaajid ku yaala boqortooyada sacuudiga
@user-horo
@user-horo Год назад
@@dalla112 xumaan uma dhihin wllo ee waa sidaan u haystay ala cimriga ha ubarakeeyo amiin
@yosuf7333
@yosuf7333 8 лет назад
this song Am so yong cuurubo clup waa is ka xaal aduun reer gadal ka gaar aa gobi duniyen Aduun Aduun Xamar Waa khuuraxda Adunka lakin khabil iyo sheko Nacsnimo aa ka socoto Ana ka xoog Badan xanuun Waye ciilka Adunka Nag uu sabar Ama ka sabar lakin hada mugadisho uu sabar uu duucey waye
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Dadki hora tahay fanankan kalabka curubo ka tumi jiray macalinka tangada aha hada shiq noqday
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Yes rer badiya na qabsaday sud noso xirtay rer magalki stres ku wada dhacay sonkor dhaqankoda magalo jog iyo dhaqankoda siyasaded labadaba wa na dhiba
@sharmaaomar9090
@sharmaaomar9090 5 лет назад
27/07/2019 haben isnin ah muqdisho ayaan ku dhageysanaya waan jeclhy heestan kama daalo ina dhageysto
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 2 месяца назад
Sheekh sulfa fanaaniitii oo dhan wuu ka hirmarey dhalin yarada aad ayey jeclaayeen waqtigaasna aduunka waxaa soo baxey michael jackson soomaaliya sulfa ayaa hogaaminaye maanta sheekh waaye diinta bartey
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 4 месяца назад
Sulfa wa dabteen laakin Aniga Maya Marka Somali Maxamed ❤❤❤
@xaliye1902
@xaliye1902 5 лет назад
The legend Abdullahi sulfa Aw geedi shamboo lugu gurihaye
@alimahamed8166
@alimahamed8166 2 года назад
Woow ruwaayadii asraartii jaceylka. Iyo xirfadlayaashii musikada kooxdii iftiin band
@garaadxasancabilaahitiitii4828
waa yaab kawaran waxaan markaasey waxey heesnooga dhigeen wadnahaa idhagleh iyo wm iftney xaal qaado
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 4 года назад
War illaahey kabaqa aduunkaan waa laga tagayaa sulfe waa nin kabaxay fanaanimada hada idunkula taliyey inaad iska ilow daan heesihiisa wuxuuna Allaha awooda leh kabaryey inuu fanaan nimo kusoo noqonin waana qof goaan aaqiro qaatey aduuna iska dhigey meel marka iska dhaafa uploading heesihiisa please adinka Allaha wooda leh hadin soo hadeeyo Amiin dhamaanteen
@latifia26
@latifia26 7 лет назад
This Somali LEGEND ARTIST FAMOUS all over the world, even though I don't understand somali
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 2 года назад
❤️❤️❤️❤️❤️
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 лет назад
No doubt Sulfa is so handsome singer
@mobayle8508
@mobayle8508 4 года назад
God, guys who are those musicians, what a great energy and pleasure ❣️ God give us back our home. Let's pray to our Gods 🙏.
@Kenyan75
@Kenyan75 4 года назад
He’s called Zulfa.He quit singing
@NajiShow
@NajiShow 3 года назад
Iftin band , the best band ever somalia had, Guitar Sheekh Abdi, bass Guitar Hassan Sharif, Keyboard Sharkanoole, Sax-phone Muuse Maxamed, Vocal by Zulfa, percussion by Salah boonge.
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 года назад
Gods? Istaqfurullaahi.
@geeska
@geeska 7 лет назад
Fannaan Qaran maba soo marin Zulfa oo kale Soomaaliya. Allow kuu dembi dhaaf caafimaadna ku sii!
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Koxda iftinu aha wasarada wax barashada aha
@muxudiinaxmed2034
@muxudiinaxmed2034 5 лет назад
Axyaa fanaan suĺfa from cadaado ader key nolow cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban
@deeqocisman2899
@deeqocisman2899 4 года назад
Hada fanaan maaha waa imaam masjid xaramka ku yaala marka wllalo ka dhaaf ha ku magacaabin
@sayidka6911
@sayidka6911 3 года назад
Sulfa wardhiigley ayuu ku dhashay.
@yosuf7333
@yosuf7333 7 лет назад
Mugadisho Qata Farmjo Mugadisho brother and sister Ciiyalka Old Skool Duur iyo Fananinti hore So Celi Madama atahay Madaxwene fananinta Cusub Safka Dabe And God Bless you brother Farmajo
@djlucky2411
@djlucky2411 2 года назад
Please we need you..keep the peace..We young generation/old,ya biggest Fans
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 4 месяца назад
Wees en gehoorzaam je Naam
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 года назад
Shiikh sulfa waa mid kamida ragii jcylk fanka usoo gaalay
@SA-dt2cd
@SA-dt2cd 7 лет назад
my mom is so huge fan of u and back in the days she was so in love with you
@ghboy2914
@ghboy2914 7 лет назад
Johnny Bravo that is amazing
@ismailabdullaahi9497
@ismailabdullaahi9497 5 лет назад
abayo speak somali because we are somalia
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 года назад
Every third girl in Xamar was in love with his songs back in mid '80s. There was a girl at our home who would not cook qado (lunch) unless her recorder was playing his songs in the cassette. Those were the days.
@kayseduale8099
@kayseduale8099 4 года назад
Sulfe waa kii ugu horeeyey ee biliiqaysiga heesa waxuu bilaabay tuukninada heeso cid kale la dhaco
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 3 года назад
Maasha allah nuur calla nuur
@sayidka6911
@sayidka6911 3 года назад
Fanaan heeso uusan laheyn aan qaadin somali kuma jiro.
@sonofabdulahi857
@sonofabdulahi857 3 года назад
@Kayse dhilada ku dhashay wax xaranta xaranta dhashay faqashyahow hoyada siilked wa la ibsada
@leylagure4279
@leylagure4279 6 лет назад
Wwwwwww mansha alllah alha u dabidafo fanankenaa qaarankaa hadu dintaynaa alha u naxristo waa jeclhy fananakan
@Aliguled
@Aliguled 6 лет назад
Leyla Gure geeri kuma maqal. Sacuudiga nasoo dhaafo.
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha 5 лет назад
War ilaahey ka baqa sulfa Allaha awooda leh kasoo hadeeyey iska dhaafa ninkaan waa nin mu adin ah hala qadariyo ninka odaga ah dhaafa heesihiisa
@samiirshooke2827
@samiirshooke2827 8 лет назад
sharu khankii fanka soomaaliyeed
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 4 года назад
Waa runta wll
@galayrdumar9343
@galayrdumar9343 6 лет назад
habargidir melkasta waa kaa horeyan
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 2 года назад
"Gabeyga yeedhaaya Guuxaan baxaayaa iyo Durbaan kaaa Geedi shamboo lagu guurinaaye"
@SarahH0g4n
@SarahH0g4n 3 года назад
This distortions sound nice
@khadroclaahi3428
@khadroclaahi3428 4 года назад
Geesiyow nin kuu gafay maa guuleysahaayo gabayga yeerayo gurbaanka baxaayo sulfa best fanaaan team iftin band
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 7 лет назад
SAAXIBKEEY ZULFA WAA DIIDAY IN LA DHAGEYSTO HEESIHIISA WAA WADAAD HADDA WAXAANA AAN KU SOO ARKAY JIDDA WAA WADAAD WEYN....ALLAHA U DAMBI DHAAFEE...WAA UU KA TOOWBAD KEENAYWAXAANA UU KA MID AHAA FANNAANIINTA SOOMALIYEED KUWA AKHLAAQDA WANAAGSAN MAAHEYN NIN NAAGAHA KU DHEG-DHEGA WAXA UU AHAA NIN DHOWRSOON OO HADDANA FANNAAN WEYN AH SIDA TUBEEC & SAALAX QAASIM & Axmed naaji Sacad...thanks.
@mustafibrahim3868
@mustafibrahim3868 4 года назад
Axaxaxaxaxax yaaa aduun waa markii Somali eey nuureesay oo kacaankii barakeeysaa uu shidnaa ilaahoow somaali oo dhan iyo muslimiinta udanbidhaaf amiin amiin
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 3 года назад
Maasha allah
@xaliye1902
@xaliye1902 5 лет назад
Hadadayan lajoogo Abdullahi sulfa wa imaam masjid saudi arabia kuyaalo alow kudanbi dhaaf
@sharmatopic6660
@sharmatopic6660 4 года назад
Arsenal somali war niyoow benta ninkan maa nool
@xaliye1902
@xaliye1902 4 года назад
bro shaaciye woo noolyahay Absullahi sulfa alaha danbigisa daafo
@fosiamohamedcali793
@fosiamohamedcali793 3 года назад
@@sharmatopic6660 Waa run fanka dalka oon burburin ayuu ka baxay wuxuu noqday shiikh weyn. Masaajid sacuudiga ku yaal asagaa imaam tukiya ka ah Alle ha barakeeyee.
@MalikHadi-gu1pr
@MalikHadi-gu1pr Год назад
اغنيتي المفضله ❤
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 года назад
Zulfa Fanaan Cod mcn Laandheere Habar-gidir Saleebaan ah uh ahaaa
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 4 года назад
Zulfa hawar gidir waaye aa waa reer xamar
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 года назад
@@abdiasiis1054 kkkkkk Heesaha Xamariga u qaado kaliyaad aragty miyaa aqoon kale uma lihid
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 4 года назад
Sxb runta ii sheg aniga waan yera laakin waxaa la iishegey nin cad oo xishood badan xawar gidir idho cadees iyo hadal adag jawaab thanks
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 года назад
@@abdiasiis1054 kkkkk sxb si Kastaba Ha ahaatee ninkan Zulfa waa Habar-Gidir gaar ahaan Saleebaan marka Habar-gidir faniintodu faniinta lamid yihiin indha cadeys majiro hhh Xassan Aadan Samatar, Magool, Salaad Darbi, Xalweyste , iyo qaar kaloo badan waa Habar,Gidir
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 3 года назад
@@mohammedh1120 faanan miyaad ku faneysa habargidr jano laguma galo iskada faanka haduu nabi niga so saari lahaa inte la idnka mari lahaa faan dartiis
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Aun abesiyad lo qaday sulfa great person
@SiidcaliMaxamed-r3k
@SiidcaliMaxamed-r3k Год назад
Advantage zulfa xulka❤❤❤❤
@MohamedAhmed-gq2wl
@MohamedAhmed-gq2wl 5 лет назад
Sulfa---The Legend!
@axmedkalluun9228
@axmedkalluun9228 Год назад
2023/1/ agost yaa dawanaayo geedi shaabow
@shukriabdikadir5425
@shukriabdikadir5425 4 года назад
Habargidir dadka neceb wabadan yihin 1991 ayey xamar yimaden ayey dhehen sulfa dhulka mukaso baxay habargidir wa qabilka ugu fananti badan uguna codka macan qabil nala tartami karo wa isaq
@mohayare9348
@mohayare9348 4 года назад
Viva hgnimo ❤❤ abtiyaal
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 года назад
Qofka neceb waa qof Soomaalinimada neceb ama nacas. Soomaaliya ha noolaato.
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 года назад
Dowladnimada Soomaaliya adaa keenay AUN.Cabdulaahi Ciise Raisalwasaarihii ugu Horeeyay marka Dadaad Adiga wax ka dhigtay ha dhahaan 91 aa la yimid Qaraar waaye .ha u bixin Nacabyada
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 3 года назад
@@yasinmohamed3666 fedraalka manta heystaan habargidr yaa keney hee isheeg ilaa pudland lagu faanyo qafka keeney leyska rabaa
@wardojoofle2156
@wardojoofle2156 4 года назад
Heestan waan ku haasta meeqa qarni ka hora la qaaday
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 3 года назад
Adiga wey kaa weyn tahay
@latifia26
@latifia26 7 лет назад
Golden voice
@ZamzamAbdullah-fn3ov
@ZamzamAbdullah-fn3ov 10 месяцев назад
Aamiin yaarabiyow
@fuaadofficial2621
@fuaadofficial2621 Год назад
Heesihii la yaqaanay waa kuwaan balse hada waxaa Soo baxay kuwo koombo xun iyo cod xun meelaha la taagan
@feisalabdirahman5366
@feisalabdirahman5366 2 года назад
listening to this song reminds me of my dad shariff ashara
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Sulfa abahi kalabyada muqdisho king tango cayarta cajib ku aha
@xarago1960
@xarago1960 7 лет назад
shiikh sulfa....ilaah danbigaa dhaaf.....hidaayadu waxay ka mid tahay calaamadaha danbi dhaafka......noolow
@galayrdumar9343
@galayrdumar9343 6 лет назад
habargidir melkasta waa kaa aqoonbadanyihin
@galayrdumar9343
@galayrdumar9343 6 лет назад
habargidir melkasta waa kaa aqoonbadanyihin
@ahmedmahfoud3471
@ahmedmahfoud3471 4 года назад
@@galayrdumar9343 Ma habargidir baa sheekh sulfa
@عبذالرحمنالمحمذ
@عبذالرحمنالمحمذ 3 года назад
@@galayrdumar9343 qafkasta qaf baa ka aqoon badn awl wxu hayey fanan u ahaa danbi kaasina qiimo malahan hadana qaf wngsn bu noqdey Nabi muse alle ku dhahy dad ka aqoon badn jra asgo ah nabi qafkle intuu jogaa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Gabay ga yerayo guxa baxayo iyo gurbanka aw gedi shanbow lagu gurina tariq madow aheyd dadki hore
@wiiljacelchennel1969
@wiiljacelchennel1969 3 года назад
Heestan waxaa fahmi karo qof qofow mathy👻👻👻geedi shanbow
@maanqapojiye3509
@maanqapojiye3509 6 лет назад
Somali legend allaha unaxaristo
@xaliye1902
@xaliye1902 5 лет назад
Madhimanin woo noolyahay walal
@jamalhassan4525
@jamalhassan4525 6 лет назад
Zulfe Waa fanaan codmacaan
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 7 лет назад
Sulfa iyo aweysa khamiis iyo wax so raaco masha allah sheikh sulfa
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 4 месяца назад
Aniga ma i gaartáan yaaqi Somali Maxamed 😅😅😅
@latifia26
@latifia26 7 лет назад
THE LEGEND
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 года назад
Xasuus..hore..wlhi
@silemanhajimani3453
@silemanhajimani3453 8 лет назад
shanta ahaa nimankan shiiqa abdi sugule sulfo salax shankara
@asiasalad9410
@asiasalad9410 7 лет назад
Sulfuwagujelnai
@mobayle8508
@mobayle8508 4 года назад
Thanks buddy, you gave me huge hint to figure who they are those musicians, thanks again.
@ayanlekasim9296
@ayanlekasim9296 2 года назад
Apparently this song is alluding to siad barre
@yosuf7333
@yosuf7333 7 лет назад
Xamar Waa La Xumeyay Farmajo Waa Kuu Sugena Ama Qabilka Hori Ha Kuu Qato
@mohamedkarani2889
@mohamedkarani2889 9 лет назад
geesiyow nin kuu gafay maa guulazahayo
@farhannur7585
@farhannur7585 6 лет назад
war heedhe waa maxay qabiilka ay wadaan fanaan qabiil maleh kajoojiya qabiilka
@omarmso1
@omarmso1 7 лет назад
Heestaan kuma jiro gaf laga noqdo.. waa mid ka mid ah heesaha ugu macaan
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 2 года назад
Waa hees macaan, dadka taariikhda ka faallooda waxay sheegaa in GEEDI SHAAMBOOW uu ahaa boqor gabar kasta oo la guursanayo habeenka koowaad asaga la seexan jiray, gabadhii la ayadoo la guursanayo aan Geedi Shaamboow loo guurin reerkeeda waa la dili jiray. Mase xaqiijin karo aniga.
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
@@abdinasirnaale272 waa runtaa laakiin markaan heestu waxay ku socotaa M.siyaad barre, geedi shambo isagaa laga waday.
@abdig2533
@abdig2533 Месяц назад
Zamzam hooyeda tahay
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 5 лет назад
ilaahey hakuu naxriisto
@aidaroossidow4492
@aidaroossidow4492 2 года назад
Maxawaye waxa gariiraayo 🙃?
@mohamedyusufabuubakar2722
@mohamedyusufabuubakar2722 6 лет назад
Ես հաջողության կհասնեմ, եւ ամեն ինչ կբարելավվի
@empiresaara9927
@empiresaara9927 2 года назад
Sulfa😇😔
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 4 месяца назад
1 July 2024 better be careful and honour your Name
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 4 месяца назад
Weligeed carab naga ma adkaato
@alpiippp1230
@alpiippp1230 4 года назад
Best song
@toomany7105
@toomany7105 5 лет назад
Geedi shaamboo
@amalkayse445
@amalkayse445 Год назад
❤❤❤❤❤❤l❤❤❤
@mohamedhassan-yn9vu
@mohamedhassan-yn9vu Год назад
@RM-ck5kj
@RM-ck5kj 7 лет назад
Wayo wayo xasus.com ala wa gariira
@sayidsayid5812
@sayidsayid5812 2 года назад
❤❤❤
@sahrobashiirxersi8813
@sahrobashiirxersi8813 7 лет назад
Wow hees mcn
@AbdulahiufAhmadeey
@AbdulahiufAhmadeey 7 лет назад
sulfa wax kale hhhhhhh ruxaan baxaayo
@sayidka6911
@sayidka6911 3 года назад
Gabayga yeeraayo guuxaan baxaayo iyo gurbaankaan oo geedi shambo lagu guurihaa. Waa heesihii kacaanka looga soo horjeeday.
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe 4 месяца назад
U dont understand the forces Ayo B.Tula u dont wanna be on your knees Let go
@caqliaduun1128
@caqliaduun1128 9 лет назад
hi saaxiib .. gamuunka aad soo gaftay ayaa giblikii ay gaartay gadomahaye .. Geesiyow ninkuu gafay maa guulaysanhaye ? jawaab ma guulaysanayo .. lol asaga lee isku jawaabaya ..gabayga yeerayo iyo guuxa baxayo AWGEEDI shaambow ayaa lagu guurihaye .. lol
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 3 года назад
Gamuunka aad soo Gantay waaye Gaftay maaha sxb
@aweisahmed3394
@aweisahmed3394 8 лет назад
waaad kabax satana sulfa
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 3 года назад
Maasha Allah
@abdig2533
@abdig2533 Месяц назад
Somtell sooman tahay yartatise
@abdihakimwarsame8728
@abdihakimwarsame8728 7 лет назад
Waxa saan. U hessi karo waa habagidir kaliya. Saas ha Lo ogado
@jovaniboy7991
@jovaniboy7991 7 лет назад
abdihakim warsame Zurich
@zakihaji5815
@zakihaji5815 7 лет назад
Abdihakim warsame , iska ilow qabiil waa doqonimo duugowday iyo tuugsi shi sheeye somali waa mid qura.............................ee qabiilka iska dhaaf my brother viva somalia
@musemuse8734
@musemuse8734 7 лет назад
abdihakim warsame iskatag qabiil aa madaxa kaa galay saxiib qabiil waalaga gudbay marhore
@J_Dub63
@J_Dub63 7 лет назад
abdihakim warsame . Waagaas wax Habargidir ladhaho ma jirin , ee waxaa jiray wax la dhaho Soomaali.
@musemuse8734
@musemuse8734 7 лет назад
abdihakim warsame habargidir yaaba xamar ka kasaayay waagaas saxiib Somaliweyn ayaa laga yaqanay meeshaas
@viksohonie
@viksohonie 9 лет назад
does anyone know how I can get in contact with Cabdullahi Sulfa? Thanks.
@nahjsnsjd3962
@nahjsnsjd3962 8 лет назад
he lives riyad saudi arabia
@TheLIKKLE12
@TheLIKKLE12 7 лет назад
Nahjs Nsjd no he doesn't ?
@hawkeye6293
@hawkeye6293 5 лет назад
He lives in Riyadh. Has kidney disease. Pray for him.
@dimond3344
@dimond3344 5 лет назад
I think he even stop singing he become sheek, old and sick may god bless him
@shernm5551
@shernm5551 3 года назад
Waxaa xsuustaa Tobankii habeenimo Inaa usoolabisto habeen Jimcaha alcuruba sorry Xamar
@saladxasanxusenkoobin4501
@saladxasanxusenkoobin4501 2 года назад
Yo
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 4 года назад
MUQDISHU
@abdig2533
@abdig2533 Месяц назад
Xaawo taako bullet proof vest bay ahad
@biggaffa
@biggaffa 6 лет назад
Abtigay Salah Muse Salah
@mohamedosman5074
@mohamedosman5074 5 лет назад
farah ab Reer saalax muuse Abdalla iyo Ahmed iyo muse mudo hore ayaa iigu dambeysay xaggey ku dambeeyaan
@fafasara2936
@fafasara2936 5 лет назад
Heestan ma fahmo
@sharbanqarban
@sharbanqarban 5 лет назад
23/07/2019 Funny Song
@Fatuuxbeuty
@Fatuuxbeuty 6 лет назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍🙋🙋🙋🙋🙋🙋👋👋👋👋
@hawoafrah4305
@hawoafrah4305 6 лет назад
Why is this Q
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 года назад
Gedi shanbow waxu aha nin ad loga baqo raga nagtey gursadan kow isaga la aqal geli jiray nin xog ku heysto geyiga somalidu aha marka ay aminsan yihin u aha marki dinta islamka so gartay culumadi la diriren nag kasto nin gursado isaga kow lo gurin jiray 7 malmod marku gabarnimada kaso bi.iyo ka dib ninkeda lo.keni jiray casri jahiliya aheyd din la .an jirtay shiqi magalka isaga aha maqlay
@فاطمهمحمدحسنيوسف
@فاطمهمحمدحسنيوسف 3 года назад
Salax muuse salax
@galayrdumar9343
@galayrdumar9343 6 лет назад
habargidir melkasta waa kaa horeyan
@alifiidhassan6042
@alifiidhassan6042 4 года назад
Horyalka somaliyed habar gidir iyo dudublle viva
@saladxasanxusenkoobin4501
@saladxasanxusenkoobin4501 2 года назад
Yo
@galayrdumar9343
@galayrdumar9343 6 лет назад
habargidir melkasta waa kaa horeyan
Далее
Zulfa Ubax la moodyee
7:07
Просмотров 152 тыс.
Ребенок по калькуляции 😂
00:32
Просмотров 128 тыс.
Maqool iyo sulfa  heestii ilwaad qurux
10:37
Просмотров 1,9 млн
Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:48
Dur Dur Band - Is Yeelyel
4:26
Просмотров 760 тыс.
Somali Lyrics   Song   Darbi Ka Boodooy   By Sulfa
6:02
Просмотров 110 тыс.
GEEDI BAABOW,FEYLE AAROW
8:59
Просмотров 3,8 тыс.