Тёмный

Zulfa Ubax la moodyee 

Somali ET Channel
Подписаться 7 тыс.
Просмотров 153 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 91   
@MMC985
@MMC985 6 месяцев назад
ru-vid.com/group/FLJhCn_RcUXMntmviVh6vbRQ&si=T15PlfVQv2DrWbbz
@dalla112
@dalla112 2 месяца назад
wowo Zulfa fanka dhaqsi ka fariistay fanka u baahan lakin ninba wa go,aankiisa sheikh zulfa meeshu joogaba long live
@jama3335
@jama3335 5 лет назад
Micheal Jackson Jr is tearing up the dance floor.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 года назад
Godkaa intii geli jirtay oo markey kululaadaan kusoo laydhsada necawda badweynta Hindiya away, oo iminka ah waayeelka jaqafsada. Wakhti tegay dheh. Thanks Carlo.
@shernm5551
@shernm5551 2 года назад
🤣🤣🤣 Ayaamihii wacnaa
@imthehero76
@imthehero76 2 года назад
Hhhhhhhhhhh
@MeMe-tc3zu
@MeMe-tc3zu 12 лет назад
original is it ever gonna be like these talented musicians in the future....PRICELESS
@garaaddheere350
@garaaddheere350 2 года назад
I liked dancing in uruba hotel in mogdisho in early 1984
@garaaddheere350
@garaaddheere350 2 года назад
I was a white dressed man in the stage and my name is Garaad
@ahmadibnabubakral-habashi
@ahmadibnabubakral-habashi 2 года назад
Qatar ba taheey wili ma wadta heeska masa wa iska dafti?
@hersijama6905
@hersijama6905 2 года назад
Cabdullahji Mmaxamuud Jimcaale SULFA
@husseinahmed627
@husseinahmed627 28 дней назад
Yaa salaam. Heestan waxaa laxmay Shinbir Good (IHN). Koox kale oo sidaa macaan u tuntay hore looma arkin; dibna loo arki maayo. Iftin cid gaadhay ama u dhaw weli maan arkin.
@Bahantah
@Bahantah 11 лет назад
Insha Allah tacuud am al hilwa. Mar labaad baan arki doona waayo waayo iyo waqti fiicin. Dadkan siday u baashaalayan waa si cajeeb ah, runti soomaliyaa aad by fanka iyo musikada ugu horsay, thanks to All Somali artists who should all be proud of their culture and achievements. God bless King Jeeri and the boys at IFTIN
@Contraband-7
@Contraband-7 Год назад
Iftin is incomplete without Sugulle and Sharkanole,
@dalla112
@dalla112 2 месяца назад
@@Contraband-7 what happened to them /no longer with us or retired
@niinaabuu2933
@niinaabuu2933 Год назад
Wow Somalia Music🎉🎉
@ayowisgow2751
@ayowisgow2751 12 лет назад
shabka iyo hanuuniye ay nagu wareeriyeen, the golden days,sulfa the drum, salah muuse boonge jeeri organ/piano, sheik abdi guitar sharkanoole. loooooooooooooool yarka dharka cad ila arka. iyokan surwaalka jaalaha. go on boys.;-)
@shuceybabdi8263
@shuceybabdi8263 5 лет назад
Dhibic roob leh Adaa u guure Iftiinka noloshiisha Wey ku ahaatee
@aunttifa6794
@aunttifa6794 8 лет назад
I love this so much! It is so great. #stope
@Axmed-lo3bi
@Axmed-lo3bi 6 лет назад
Mid walba wuxu odhanaya waan xasuusta habeen illahay waxan ka baryaya inu Somali dhulkoda ku fanta o qaxonti ku fanin naga dhigo
@cirjiidh77
@cirjiidh77 9 месяцев назад
Sharif TipTop ❤
@muxudiinaxmed2034
@muxudiinaxmed2034 5 лет назад
Ader key sulfa allaha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro amiin amiin
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Horto sulfa waa qoloma ma xamar cadcadbaa
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Месяц назад
Horto sulfa waa qoloma ma xamar cadcadbaa
@saidhassan5372
@saidhassan5372 10 дней назад
​@@hassanhussein272 maya wa hawiye
@sanweyne100
@sanweyne100 13 лет назад
This is the full band of the great iftin band..jeeri..sulfa..sheekh abdi..shankar iyo saalax boonge.wht a band!!
@ZFAIRGENTLEMAN
@ZFAIRGENTLEMAN 6 лет назад
Saalax muse salax waan salaamay
@dangterrat5684
@dangterrat5684 6 лет назад
wow somali music back then was lit
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 4 года назад
I WAS THERE CURUBA
@omargoley8490
@omargoley8490 10 лет назад
bashaalka aduunka aya ka jirtay somalia dance aya la iskabashaloya nice dance
@weheliye55
@weheliye55 12 лет назад
sulfa waa fanaan xasuus mudan waad noo raaxeeysay dhallinyarnimadeen iyo xamar
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 7 лет назад
Walee dad waa dad kii hore Fanaan Na waa Fanaan kii hore saan hadii lo heesi Karin maxaa leys ku qalaji Naa waa yaabee
@FersaajiNico-go3mv
@FersaajiNico-go3mv 9 месяцев назад
Top song
@yonkahaji4438
@yonkahaji4438 11 лет назад
Ayan Isgow Caadi Ma Ihid Beysaaniyad You Reminds Me Dj Sheikh Ibrahim Oo Jiro Disco Yaasha Iga soo Doonanaayo Walaahi Waa Naga Careeyeen Markaaseey Intey RU-vid Kugu Imaadaan Kusii Caaynaayaan Porca Miseria Those Were The Days,,,,,,,,,,,,Grazie Mile Fratello Carissima Carlo,...................
@ayowisgow2751
@ayowisgow2751 12 лет назад
carlo you are the best .
@legendruuzi
@legendruuzi 5 лет назад
xasuus qaali ah ayey aheed habeenkaan waan joogay dambigeena allaha cafiyee heestan waxa ka dalbaday sulfa inuu qaado sxbkey qaaliga oo aan wada soconay habeenkaas
@nazurnazur8981
@nazurnazur8981 4 года назад
Goormay ahayd sxb
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 года назад
@@nazurnazur8981 1986 kii
@TheCoach416
@TheCoach416 11 лет назад
legend continue.priceless
@HUSSEINMohamed-ck8dk
@HUSSEINMohamed-ck8dk 3 месяца назад
Micheal jr ninkas waxaba lagama qabankaro
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 лет назад
Heesta saxardiid ba sameeyeey magol na weey ku luqeeyseey orginal
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 4 года назад
CIYAAL XAMAR DANNICE LIKE MECHEAL JACSON 1987&1988 T
@hersimohamed50
@hersimohamed50 13 лет назад
wow this FUN brilliant band don't know about the guys dancin thoug funny
@garaaddheere350
@garaaddheere350 2 года назад
Sxb hada ayaan ka dhigayna beautiful building al uruba night club and i am ready to teach a new geration in dancing
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 3 года назад
Wiilashaa Jazzaya iminka wixii ka nool waa awoowayaal.
@garaaddheere350
@garaaddheere350 3 года назад
Cabdikariin gureey oo ah wiil reer buurhindi ah aya iiga muuqda meesha. Written by Garaad mire
@bashirsebriye
@bashirsebriye 2 года назад
Reer muqdisha ayuu ahaa marba hadi uu xiligaa xamar joogay bro waayahay wuuna ahaan doonaa ninba meeshi uu ku koray ama ku dhashay ahaan 1991 kedib wixi dhshay qeybtiina buntland ahaan u qaata kkkkk
@mohamedcabdulahi8822
@mohamedcabdulahi8822 9 лет назад
Waaw caweyskan aad ayaan ula dhacay
@dahranibrahim4224
@dahranibrahim4224 9 месяцев назад
❤❤❤
@ayowisgow2751
@ayowisgow2751 12 лет назад
shankar,Bas sulfa,drum sheik abdi,lead guitar jeeri piano, saalah muuse bongo lool wiilka surwaalka jaalaha iyo kan dharka cadcad fagaaraha ayeey leeyihiin
@abdibiley2237
@abdibiley2237 3 года назад
bass ka Sharkanole waaye, inta kale sax waa saxdi.
@ahzaabali
@ahzaabali Год назад
Bass waa sharkanoole
@viksohonie
@viksohonie 9 лет назад
Who was the founder of Iftin?
@ابوشير
@ابوشير 5 лет назад
Fanka hore ayaan uga marnay laakiin maanta dibudhac wryn baa ka muuqda
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 7 лет назад
Zulfa sheekh weyn uu noqday oo waxa uu yiri heesaheyga hallaga saaro Youtubka yaa Ka Saaraya hee?????..khatar ayuu ahaa xagga fanka heesaha...
@garaaddheere350
@garaaddheere350 2 года назад
Garaad macow ayaa ka muuqda stage ka waa ninka dharka cad wuxu ahaa tagere iftin meel walba oo ay ka tumayan wuxu ka mid ahaa dhalinta qoob ka ciyaarka u go doontay wuxu ahaa reer wardhiigley caan ah oo la wada yaqaan gaar ahaan buurhindi
@mohamedmohamed614
@mohamedmohamed614 6 лет назад
Ilaah baa wuxu yiri umad aan iyaga is halagin mahaligo saas ayay Somali ubaashalayeen hadana bashaalki qabiil iyo qurun ayuu noqday
@hoobaan8674
@hoobaan8674 5 лет назад
Break dances ayaa la oran jiray ku siisuga ayaa lasii daawan jiray kkKkkk xasuuus kkkkk
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Haboon wasdna xasuusatas maslmihii iftin heey thanks
@adamjumale4871
@adamjumale4871 5 лет назад
This was in 1980s.
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 5 лет назад
Zulfa hees kun battariga oo uu garaacanaayo waa khatar.
@guleet75
@guleet75 6 лет назад
What Year is This ?
@ms3fr296
@ms3fr296 6 лет назад
I'm pretty sure it was somewhere in the 1970s. Not exactly sure which year tho
@guleet75
@guleet75 6 лет назад
Maquénxis Not at all ! It's the mid 80,s you can see they are dressed like Michael Jackson , and dancing like the thriller film !!
@ms3fr296
@ms3fr296 6 лет назад
Michael Jackson had been around since the 60s so it is actually possible that this could be in the 70s. Music in Somalia was thriving in the 70s than the 80s. But I dont know when this is from to be honest. I was just guessing based off of what I know
@mohamudbullemohamed4683
@mohamudbullemohamed4683 6 лет назад
haa waa bartamihii 80 's waxaan ahaa dugsiga sare, waxaan xusuustii stylkii waagaas loo labisan jiray, waxaanu safka hore kaga jirnay qaramada afrika dhankasta, inkastoo avanturka bilow ahaa,
@abyan1351
@abyan1351 6 лет назад
@@mohamudbullemohamed4683 masha allah waya arag ayaatahay 80' ayaad dugsiga sare aheyd anigana 2013 ayuu idhamaday dugsigii sare Cimrigada allah hakuubarkeyo sxb Koley dowlad quruxbadan wad somartay hadana allaha nawada siiyo mid tii kasii quruxbadan inshaaallah
@yuuyu114
@yuuyu114 5 лет назад
Waqtigan waa Wahaabiyadda ka hor Muqdisho hadda waxa degan waahabiyo isku janno tagayo maalin walba illaa ka dhamaadaan barkii soo harana Dhaqankoodii iyo inaan leeysku mashquulin ayeey barandoonaan waa dad ilbaxay haddana kibir ku burburay oo alqaacida meel cidla ka heshay ayaan daro
@ahzaabali
@ahzaabali Год назад
Wahaabiyo waxaa ka daran geeleey. Iyaga iyo geelkoodi magaaöad soo galay
@Garad7
@Garad7 11 лет назад
abwaan caan reer Hargeysa Saxardiid Mahamed Jabiye ayaa alifay miraha & laxanka heesta 'ubax la moodyow' BBC Somali ayuu ka sheegay interview
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 6 лет назад
Garad7 ma Alifin ee wax hubso Sxb Reer xamar naarta Ku jiro hadaa arag taan Idin maser maxaaa waaye 😩
@yonkahaji4438
@yonkahaji4438 11 лет назад
Ayan Isgow Ciyalkaan Ciyaalkeygi Waaye Waagii Postada Xamar Horteeda La Camiran Jiray Not Geesh Nacala Talaa Ma Ahan kkkkkkkkkkkkkk Ciao Abaayo............
@abdihakimbare1485
@abdihakimbare1485 8 лет назад
riwaadhablayahow.hadmadgursandontan
@mohamedali-fd8gr
@mohamedali-fd8gr 12 лет назад
sualfa marka ad xasusato wuxu kutuman jiray wa marka uyayaa dugdiga kadhu man jiray wuxu ku dhuman jiray guriga aadan cade eexafada bur hindi wa madax wenaha gurigiisa ayu kudhuman jiray in uu music kutunto sulfa
@yosuf7333
@yosuf7333 7 лет назад
Farmajo Fananinta Cusub Safka Dabe plz Gurban Nin YaqaNo aA Garaco
@abdiruuzi858
@abdiruuzi858 7 лет назад
mid jacson camal u dheelaya ku jira meesha waaba mucjiso wlhi
@Captainvamp
@Captainvamp 7 лет назад
abdi ruuzi waa abtigeeya
@ayowisgow2751
@ayowisgow2751 12 лет назад
sorry, baska shankar waaye, sheik abdi walaalkiis, gudoomiyaha kooxda. shaekanoole markaas ma joogin
@ahzaabali
@ahzaabali Год назад
Video dib ugu laabo. Waa Sharkanoole
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 5 лет назад
Ahead of time
@Axmed-lo3bi
@Axmed-lo3bi 6 лет назад
Mid walba wuxu odhanaya waan xasuusta habeen illahay waxan ka baryaya inu Somali dhulkoda ku fanta o qaxonti ku fanin naga dhigo
Далее
The Iftin Band before i let you go
4:23
Просмотров 66 тыс.
Шок-контент! 😱
00:50
Просмотров 2,2 млн
Hees Geedi Shambo by Sulfa (Iftin band)
3:28
Просмотров 456 тыс.
Zulfa : Imaan Allah
7:00
Просмотров 135 тыс.
The Iftin Band Muqdisho Is Moving On
7:21
Просмотров 67 тыс.
Sulfa & Heestii Jaceyl marna iima roona.flv
6:51
Просмотров 229 тыс.
C/laahi sulfa ( hawl baad i badoo habaabay )
7:00
Просмотров 44 тыс.
Ицык Цыпер, Игорь Цыба - 60 22
2:11
Просмотров 105 тыс.
2Pac - Only Fear Of Death (Hamidshax Remix)
8:19
Просмотров 778 тыс.