Тёмный

HEES OO KU GUULEYSO $100 CHALLENGE LII CAATO, ABDALA, SOMALI, SULDAAN 

khalid Ck
Подписаться 36 тыс.
Просмотров 123 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 170   
@inantaSomalilandkufanta7766
Inamadeyda cod lagu gadhi mayo wa dadki fanka iska laha❤
@khadrahussein7274
@khadrahussein7274 Год назад
Doorka danbe qu'raan uga dhig nimankan waaweyni ha fashilmeene😅
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Год назад
adiga-iyo-dhaman-inta-aad-jeceshahay-janada-allah-ha-idinku-kulmiyo- wll isoo booqo 🤲😢❤
@Sumayo987
@Sumayo987 Год назад
Scw waan i salaamay habo aniguna waxan ahay gabadh idinka yara weyine oo hooyo ah waanan idin tageeraa dhamaantiin hadaba aan idin daawanaayo waxaan kugu soo daray inankayiga iyo odayigayiga waanan sii wadayaa inshaallah waayo waxan jecelyahay dhalinyarada dhulkii hooyo joogta ee shaqo abuurka ah. Thank you gus😂
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Год назад
QORAL HALKA UGU DANBAYSA AKHRI😂😂😂😊
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Год назад
@@mubaarigcabdisalan1289 side eye 😅😅😅😅
@mounamohamed677
@mounamohamed677 Год назад
markaad maraykanka naga soo dhex maaweelinayso! inanka reer maraykan Khalid ck😂😂
@xamda5485
@xamda5485 Год назад
Fanka anaga leh oo cadiya lagu dhahay lii caayto😅
@Muniiras
@Muniiras Год назад
Challenge uu qawdhan ka maqan yahay faxba ma aha🙋‍♀️😂😂
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Год назад
😂😂😂😂 runta
@humanbeing741
@humanbeing741 Год назад
C VCvt😊😊😊😊😊df😊fcf😊t😊t😊😊fff😊😊x😊😊😊txfctv😊😊😊😊x😊😊cf😊😊
@humanbeing741
@humanbeing741 Год назад
Xfxct
@humanbeing741
@humanbeing741 Год назад
If😊😊😊😊😊
@humanbeing741
@humanbeing741 Год назад
Fff
@shukri1395
@shukri1395 Год назад
Wow. Suber and Mohamed aad bay u cod wanagsanyihiin! Love this challenge ❤
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Год назад
Khaalidoow waankuu xiiznay wllo waad nagu daahdee horumar wacan ❤waanu ku jecelnahay
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад
Allaaa qawdhan ku soo dar ninkaa xaraabaha😂😂❤
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Год назад
Nasteexoy naruuray heesteydii legend Mohamed Jamaal team Abdalla Jamaal iyo Licaato fowdada kadaya meesha RU-vidrskeena 🥰🥰
@user-qj8rw8zc7r
@user-qj8rw8zc7r Год назад
Ayy my name💖
@user-qj8rw8zc7r
@user-qj8rw8zc7r Год назад
Ayy my name💖
@asmacismaan7783
@asmacismaan7783 Год назад
cabdale jamaal inan kaquriyate somaliland ankatakeero😍💖
@asmacismaan7783
@asmacismaan7783 Год назад
Wow
@deeqasalah4710
@deeqasalah4710 Год назад
Liicato waan ku xiisnay
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 Год назад
Cabdalle cod mcaana ❤
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Год назад
Part 2 usamee qays qaysar iyo dhakhstar❤😮
@falxadmohamed-xj6qh
@falxadmohamed-xj6qh Год назад
Hoygii fanka iyo dhalinyarada❤
@cawilcaskah6955
@cawilcaskah6955 Год назад
Maxamed soomaali legend ❤
@hodanxuseensiciid5604
@hodanxuseensiciid5604 Год назад
Oo magacii hoyga fanka rumayseene lii cato 😂😂
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 Год назад
B kale meeday bashiirbaad u walatee khaalid is not easy 😂
@nagadmohamedbella4697
@nagadmohamedbella4697 Год назад
❤ M SOMALIA codka macan badan one love ❤️ form Djibouti 🇩🇯
@nimcoibnujaamac8165
@nimcoibnujaamac8165 Год назад
Cabdale jamaal gar iyo gardarab waan wataa nolow illaahay cimriga iyo caafimadka ha ku barkeeyo❤❤❤❤🙊🙊💋💯💯💯
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Год назад
Aaaaamiiin😊
@levzilla7082
@levzilla7082 Год назад
19:04 somali lgnd ❤
@rabiabdillahi235
@rabiabdillahi235 Год назад
Cabdallah jamal love you from jabuuti walal you have a good voice ❤
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Part two wll isla yahye somali suldan io li cato mida kale wakhtiga u yar kordhi 20daqiiqo ka dhig lacagtana soo yare madama time biray 50$ ka dhig lkn codsi part 2 hanbalyo hanbalyo somali second kad noqotay inkaston ba amin sanayn any way congratulation suldan🎉
@bureqamaxamed8003
@bureqamaxamed8003 Год назад
de heesaha yara wada dheh...waxay malayacni ayad ka dhigtenba barnamijkiba...qofkana wakhti yar siiii 10 sec wakhti maahe...qofku marku heesta so qabtana jiibta iyo jaanta isla hela oo mesha shida yakhi😂😅
@ilyanahmedmalin3698
@ilyanahmedmalin3698 Год назад
Barnidaan jeclaadayee igu beertay caashaqaa❤❤❤
@ixsandayib5150
@ixsandayib5150 Год назад
Cabdale Jamaal ciyaarto ee maha fanaane ka daaya heesaha ❤❤❤❤❤
@niicimamuxamuud4538
@niicimamuxamuud4538 Год назад
Cabdalle codkiisa🥰🙌
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Год назад
Khalid ck cabdalla jamal maxamed jamal liibaan liicato keep going prathers
@hamaasruun4346
@hamaasruun4346 Год назад
Alla wan amini la ahay walahi wiilkan somali la dhahaayo walalkay u ek yahay runti yarkan somali aya wax yaar dheer hooyaday hade aragto wlhi way naxii hadu somalia jogi lahay daad ba is dhihi lahay waar waa kii midiibka timaha sidu ujarto gaarka ilkaha fur furnanta waah hadi hal kaan sawir la so dhigi kari lahay wn so gali lahaay muqalkan 4 boqol mar wn so cel celi noyaa bowe hada dhihi lahay waa mataan kisa o naga lumay wo dhintay matankisa malaga yaba inee 3 ahayeen o mid na kala xaday m.A cimri dheer io cafimad ku rijeynaa wall somali iliin igu so is tagtay runti❤🥰💯
@QueenTuusha
@QueenTuusha Год назад
Mataan miyu lahaa
@raxmataali8598
@raxmataali8598 Год назад
Sabar Allah idinka siiyo Aaaamiin
@queenhayaad2509
@queenhayaad2509 Год назад
#somalilander_model #ck_caanka #match_model #somalilander_queens 0:05
@ayaanleandiazizdaljoogsoma3844
Maasha allah
@abdijiparmahad5063
@abdijiparmahad5063 Год назад
Meel bilaa qawdhana meel maaha Khaalid Ck 😮😢😂😂😂❤😊
@manaldaud9735
@manaldaud9735 Год назад
Wlo noo soo badiya wlhi shaqo kaso boxo wan dalanayo dalki Iga bisen😂😂 noloda Wlo dhamntin😊❤
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Год назад
MABAD SHAQAYSA😂😊
@israahmed8038
@israahmed8038 Год назад
Wan idin wata all the man❤
@sagalcadey888
@sagalcadey888 Год назад
Legends hore u socda
@abdisamedabdullahi6083
@abdisamedabdullahi6083 Год назад
18:40 iskumar bay nagu so dhacday heestii sheikh ahmed khayr❤
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Год назад
Cabdalla jamal Ayaba ugu cod mcn the legend😊
@tusmouhmed6861
@tusmouhmed6861 Год назад
Waaabuuba badan galaa😅😅 liicato garacsanaa 😂😂
@rammlasalah736
@rammlasalah736 Год назад
Liicato Eegma kasoo hadhay😂😂😂😂😂
@user-cf1vq5vh3i
@user-cf1vq5vh3i 4 дня назад
War somali fankaa ubahan nio ❤😊😊😊
@dhoobeye114-ce4ix
@dhoobeye114-ce4ix Год назад
Cabdala jamaal cod shidan masha allh
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Год назад
Legends keep going
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 Год назад
Liii caato funny 😂😂😂
@user-yr4my2re3w
@user-yr4my2re3w 9 месяцев назад
Cabdale jamaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kowsarali9042
@kowsarali9042 Год назад
Mr. YAHYA😂😂❤
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 Год назад
😂😂😂nio kuwan anigaba dhami lahaye
@ZucdiaxmedZuuzuamed
@ZucdiaxmedZuuzuamed Год назад
Ck horaY usoco hno
@hamdashiine7145
@hamdashiine7145 Год назад
Anne waxaan shamisey😩❤
@hodmansaleban1474
@hodmansaleban1474 Год назад
Cabdle jml heesta waydiseY G Ana markiiba gartey Gabogabo Coladeed marku Geelu ka luMo O gabankii raceyna GarDuuBNo lo xidho O ad GooHa maqasha maxaaD gadhiYoD qaban😂😂
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 Год назад
Qawdhan meee😂😂😂😂
@AhlaamAbdiraxmaan
@AhlaamAbdiraxmaan 4 месяца назад
Dadkii fanka ❤❤❤❤
@marwosuldaana6798
@marwosuldaana6798 11 месяцев назад
Abdalla jamal kuma farxo marka utube kale lagaso marti qado daacad uguma joogo kolay wa laga daremaya un happy 😢
@Ina_Apdirizak
@Ina_Apdirizak Год назад
Bashiir baa uwlty 😂😂😂
@safiyaxuseen-sq4wq
@safiyaxuseen-sq4wq Год назад
Masha allah
@ALI7LEE
@ALI7LEE Год назад
Hahahahaha that was so funny guys thanks
@hodanahmed9167
@hodanahmed9167 Год назад
Abdalle ugu cod fcn 🙋🏻‍♀️
@seinababdirsak-qv3rs
@seinababdirsak-qv3rs Год назад
Thnk you wilka i heesay😅😅😅
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 Год назад
Barnamij qosola wlhi😂😂
@SahraMaxa-kw8ie
@SahraMaxa-kw8ie 11 месяцев назад
😂😂so much funny wllhi🌸
@yahyealibadiguhad2857
@yahyealibadiguhad2857 Год назад
Magacii yaxye waad naga ciyarteen dhalin yaro bilaa calayk 😂😂😂
@dhoobeye114-ce4ix
@dhoobeye114-ce4ix Год назад
Cabdala jamaal is number one votes ka
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 Год назад
Abdalle jamaal wanku wataa 😂
@amenboss8633
@amenboss8633 Год назад
War odeyaashi say utartamayeen sowkuwa taagerayal noqday maha adna ka tager adna ka ba ka dhacdey 😅😅
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 Год назад
Abdle bilaa cadaaladbu ku jooga meesha😂
@ubaaxciise9689
@ubaaxciise9689 6 месяцев назад
mahamed somali cod macanee fanaane❤❤
@SakiKayseAxmed-mi4yh
@SakiKayseAxmed-mi4yh Год назад
So badi 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@amiizhaapdullahi
@amiizhaapdullahi Год назад
Cabdale gold voice 🥺
@mubaarigcabdisalan1289
@mubaarigcabdisalan1289 Год назад
HODHODHO
@shugrishire8745
@shugrishire8745 Год назад
Liiyow maa leyla leeyla leeylaay iska zoo qapatid😂😂😂
@SakiKayseAxmed-mi4yh
@SakiKayseAxmed-mi4yh Год назад
So badi zxp
@napiihamahamed6425
@napiihamahamed6425 Год назад
Abdirahmn subeerku waba waxkale 🎉🎉😂
@cadeycaliadan5728
@cadeycaliadan5728 Год назад
Bidixo iyo kii shactiradabadna keen magaciisii wahelmame 😅😅😅😅😅 cali shax
@shoodhedool3452
@shoodhedool3452 Год назад
FROM APDALA JAMAL APDALA❤
@user-iz3sh1cu1z
@user-iz3sh1cu1z Год назад
Wee wee❤
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Год назад
Kaalinka u hoosaaysaa gashay yaxyow😅
@ayanalladi3735
@ayanalladi3735 Год назад
inamadayadii❤❤❤
@Ezradiiriye7127
@Ezradiiriye7127 Год назад
Aar Khalid us joogaa😂😂
@ayuushsalah5210
@ayuushsalah5210 Год назад
Abdalla caadi baad ugu adkaynaysy waar dee 😂😂
@sofiahassan5033
@sofiahassan5033 Год назад
Kani Horta sibu cabdale ula googoaa
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali Год назад
رائع 👏👏👏😅
@cawoxasan9272
@cawoxasan9272 Год назад
Abadi raxmaan supeer legend 😂😂😂
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Год назад
Yasmiin jeegan u eeg😂😂
@hodanhuseb2044
@hodanhuseb2044 Год назад
❤❤❤saln saree guys
@suhuursalaad3275
@suhuursalaad3275 6 месяцев назад
Abdalle wuxuu xanaaqay wlhi😂😂
@aishaabdi7729
@aishaabdi7729 Год назад
Part 22222222 waliba ragaas uun aha
@Muzcapismaaciil-lv7yn
@Muzcapismaaciil-lv7yn Год назад
😂😂wlhi ragani fani hadalkaan aad ugu qoslay wuxu haa cabadale tadu isagay soo horgashay. Aad ban idin salamaya tolka
@zayidzaki4707
@zayidzaki4707 Год назад
ABDALA JAMAL ABDALA
@ZamiiraYusuf-un3gx
@ZamiiraYusuf-un3gx 4 месяца назад
Gasiray inaga
@nimcosayid2422
@nimcosayid2422 Год назад
Mansh alaah inanka buran xasuustusu way fican thy
@zuweydaxuseen2438
@zuweydaxuseen2438 Год назад
Challenge bilaa qawdhan ah mid jiraba maaha ee ninkas noo keen
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Год назад
Kalay horto part 2 haba danbayse mu lottery idin soo bixin😂😂😂😂 ax yaa mareykan
@nataashaqurux2849
@nataashaqurux2849 Год назад
O Lii Cato sowkaa wxn islahayn darbigiibuu ka boode
@user-ng7ct8hn7o
@user-ng7ct8hn7o Год назад
Bashiiroow😂😂😂😂😂😂
@apdullmire1634
@apdullmire1634 Год назад
Lii cato sxb lahjadiina ha tuurin nin weyn bad tahaye xagad afka u bedelatay😅
@khadraxamare2181
@khadraxamare2181 Год назад
Heeztaa X daaa waligay ma maqlana
@UgbaadCali-cj6oi
@UgbaadCali-cj6oi Год назад
AbdaleH JamaL abdaLeh RU-vid Kaa Ana Ka TaGeerO GaYgaa somaliYeed
@hamsebarre3807
@hamsebarre3807 Год назад
Mr Yaxye💯
@Supr93
@Supr93 11 месяцев назад
Cause paddling
@foozia426
@foozia426 Год назад
Jamadeey waxa jacayl lamooda intuu jilibka iidhigay
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 Год назад
Cabdale😂😂❤
@MaayaBro
@MaayaBro 11 месяцев назад
Cabdalla maskiin waaye qalbi jabka ka dhaafa
Далее
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09
WEYDII MOHAMED MAAME & ALI ZAKI
16:01
Просмотров 243 тыс.
CHALLENGE ADAG IYO XUJOOYIN KU RIDA SWIMMING POOL KA
17:14
Xarafka Ku Hees Challenge 2023
14:47
Просмотров 71 тыс.
WELIGAA MA SAMAYSAY ? ABDALLA JAMAL , QAWDHAN & SOMALI
13:02
WAA KUWAN DADKA KU HABOON YOUTUBE KA
17:07
Просмотров 218 тыс.
WEYDII LII CAATO & QAYS QAYSER
25:11
Просмотров 378 тыс.
Это конец... Ютуб закрывают?
01:09