Тёмный

Lii caato oo hargeisa u yimid inuu ka qeyb galo barnaamijka nala daawo wuxu kala kulmay Ogaal 10 

Ardaa Media
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 107 тыс.
50% 1

‪@LiiCaatoOfficiall‬ ‪@abdalajamaal‬

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 238   
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Год назад
War aaway fatxi nio asagaa barnaamijkan daadihintiisa ku wanagsan ✌🖤
@NourApdiqadir-kd9sq
@NourApdiqadir-kd9sq Год назад
Apti Haa wLhi
@zuhaipesmail3663
@zuhaipesmail3663 Год назад
Haa wllhi
@AbdullaahiShdaahir-uz6ll
@AbdullaahiShdaahir-uz6ll Год назад
Anoo hargeso tagin ilaahow haidilin from Mogadishu I love you so much reer xargeso
@TusmoG27
@TusmoG27 Год назад
xargeso mahe waa
@IsraMukhtar-ju1uf
@IsraMukhtar-ju1uf Год назад
@@TusmoG27 amiin wall Isha allh wad Imani hargaysa
@IsraMukhtar-ju1uf
@IsraMukhtar-ju1uf Год назад
Hambalyo abdale Jamal abdale. Nin adagbatahe. Abdalow adiga su alahagi. Maye kuwaga xarabad ahaye qawdhan nasi qaba o
@AbdullaahiShdaahir-uz6ll
@AbdullaahiShdaahir-uz6ll Год назад
@@TusmoG27 zxp fartaa ku dhacdy sorry
@abdiwahababdilahi8027
@abdiwahababdilahi8027 Год назад
Next saydka barakaysan zhp
@mohamedAhmedHasan-cx6so
@mohamedAhmedHasan-cx6so Год назад
Sayidka barakaysan iyo guray barwaaqo isu balami waa ciyaar adag ciyaartaasi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@drshafsa8912
@drshafsa8912 Год назад
Grme noqotay gabdh gabartey gabar sadax magac su'ashas waqald abdlow luqada hakufsan 😅
@Barisamaadki
@Barisamaadki Год назад
Liban lii cado hargysawi asala buu noqdy allha idin dhowro dhamntiin from balbala Djibouti ❤🎉
@apdirahmanyare1602
@apdirahmanyare1602 Год назад
saalax sanaag iyo cali zaki zhp keena
@FaysaZiciid-ep8me
@FaysaZiciid-ep8me Год назад
Masha Allah wall Hore u Socda Laakin Cali Zeki Iyo Najma Nashaad Insha Allah Next
@Boordage
@Boordage Год назад
Ninkaan waaba naxsan yahaye Cabdalla Jamaal Barnaamijka waa markiisii labaad asaguna wuxuu leeyahay markii koowaad aa barnaamijka kasooqaybgasho
@kamaaludiin6521
@kamaaludiin6521 Год назад
lii caatoo hadaad muqdisho joogi laheyd soomaaliya iyo soomaali laan maada dhahdeen
@nimcocise6276
@nimcocise6276 Год назад
Qays iyo dhakhtar soo fadhiisi wll
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Bay iyo bakool ma ahaa magaalo waa Gobalo
@ziciittkp1889
@ziciittkp1889 Год назад
dhanyaro horumar fiican baan idiin rajaynayaaa❤
@fanproj-pq9ll
@fanproj-pq9ll Год назад
abdale jamal guul poe❤
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Год назад
Abdalla Jamaal iyo Liicaato funny wayo Hambalyo Hambalyo Abdalla 😂😂😂
@ismacilmahamed5440
@ismacilmahamed5440 Год назад
Mansha alaah hambalyo taliye cabdale❤❤❤❤❤
@umulkhayrmohamedibrahin9132
Nagtaaa cebiyaaa uf afka bahtiya leh labo nin oo qimo leh wllky cabdle jamal cabdlle❤
@apdiqanimidigojr8908
@apdiqanimidigojr8908 Год назад
Wr shp dadihiya barnamijka Hanalaga badalo. Runtii dadihiyabarnamijka Waqaybka mida barnamijka Hdanu xamasad lahayn Maqrux badanayo zhp. So hnalaga badloH wea codsiH.🙏
@haboonabdi1482
@haboonabdi1482 Год назад
#Ardaa media ❤❤❤❤❤baranmijkii super weyi❤❤❤from borama❤❤❤ mr yahye Abdale ❤❤❤
@Ina_Apdirizak
@Ina_Apdirizak Год назад
Abdalle waku so dhaweneena wllo from bosasa ❤
@amiinamiinabdirahman5209
@amiinamiinabdirahman5209 Год назад
Next saydka Barakysan Pleas Zhp 😅
@mawsalmawadamawsalmawada5470
❤❤❤
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Год назад
Soomali meeday
@IsraMukhtar-ju1uf
@IsraMukhtar-ju1uf Год назад
Liicato. Sodhwaw
@asmaabdi9414
@asmaabdi9414 Год назад
Ninkaas waa nin cilmi badane
@suhuusahur6782
@suhuusahur6782 Год назад
Saydika barakeysan iyo cabdi cido ama jaqaaye😂😂
@RahmaHassan-mo9kp
@RahmaHassan-mo9kp 8 месяцев назад
Addis Ababa magacedii hore waa fafine
@blackpink2487
@blackpink2487 Год назад
HHH KHALAD SLP SHEEGAYA WAA MAXAY SOM WAA MID.NINKAN LIICATO LALEYAHAY WAXAD KU HADASHEY WAX MA AHAA AANAGA RER WQ AH MA RAABNO IN SOM KALA GODO WELIBA RERKA HADA TALADA HAYA BAAN AHAY SOM WAA MID
@user-ve8vh3yh1u
@user-ve8vh3yh1u Год назад
Sayidka barakaysan next pels
@fanproj-pq9ll
@fanproj-pq9ll Год назад
M.a zxp keep going❤
@xafiidakhaalid6181
@xafiidakhaalid6181 Год назад
Inanka barnamijkà daadihinaya inu liicato ayu tageeraya fatxi cadaalad ayu u dadahin jiraY 😊
@MMCADE
@MMCADE Год назад
Waa caajis ninkan daadihinaya barnamijka waxan umaleenayaa in uu ku cusubyahay
@loyalahmed8105
@loyalahmed8105 Год назад
Wiilkan waxa ka shidan wiilki hore aya shidayay meesha
@_faatax
@_faatax Год назад
Ninkan ayaa barnaamijka kusoo baxaya ninkii odayga ahaa ee kale codkiisa caadiga wuxuu dardari jiray cod aan kiisa caadiga ahayn markaa markaan arko waan is dhaafin jiray Sida caadiga codkaagu waanu noqdaa caadiga ee naaxnaaxinku jirin
@user-gs8ql3tr1u
@user-gs8ql3tr1u Год назад
Sayidka barakeysan 😢
@MaxamuudMaxamed-ey4gd
@MaxamuudMaxamed-ey4gd Год назад
Sayidka barakaysan pro
@faaraxdheere7277
@faaraxdheere7277 Год назад
Bay iyo bakool iyo nanaadir magaalooyin maaha ee waa gobol wax kala barta walaalayaal wax aydan aqoona tartan haku qabanina
@ladnaofficial3420
@ladnaofficial3420 Год назад
Sir fathi rabnaaa
@SuhiebAtham
@SuhiebAtham Год назад
Sayidka barakysan soo qabo
@jamalabdi7682
@jamalabdi7682 Год назад
Sir fathi oo milixdi barnaamijka ahaa ayaa ka maqan meesha
@abdirahmanabdiwahid4885
@abdirahmanabdiwahid4885 Год назад
Qays qayser iyo sayidka barakeysan soo dhig
@user-rq8gy7jn3q
@user-rq8gy7jn3q Год назад
Welcomme Abdalle from bosaaso❤😅
@caydaruusyuusuf545
@caydaruusyuusuf545 Год назад
Sayidka barakaysan io xadaari ha la soo qabtO zaaxib😂👏
@hamouuudichannel2334
@hamouuudichannel2334 Год назад
barnaamijka daadihintiisu maantay xiiso leedahay guulaysta ardaa media
@caaliyoabdikadir4366
@caaliyoabdikadir4366 Год назад
Barnamijkan Phatxi baa Kunuurayay Daadihinta Ee Kusoo Celiya 😁🎉
@user-jy5kg1dq7e
@user-jy5kg1dq7e Год назад
Gabartey lah jad maha ee waxa uu raaciyey lahaansho iska fiiriya taaa
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Год назад
haa wlhi
@updymado
@updymado Год назад
Wll libaan kusoo dhawoow magaaladadi ❤❤❤❤mar 1aad iyo mar 3aadbA
@mohamedsiciid5946
@mohamedsiciid5946 Год назад
Liicaato hoos buu Idinka siiyay bay iyo bakool iyo banadir magaloyin maahan waa gobolo😂😅
@naanaayare1814
@naanaayare1814 Год назад
Barmamiji Kani wafani keep gown pro
@maaligmaaligfarhaan
@maaligmaaligfarhaan Год назад
Away fathi🖐🖐🖐
@user-gq6mp6ni8i
@user-gq6mp6ni8i 5 месяцев назад
Sayidka barakaysan
@yaxyebigil7382
@yaxyebigil7382 Год назад
Sayidka barakaysan sxb 😊
@SahraAhmed-jn9fg
@SahraAhmed-jn9fg Год назад
Cabdilaha jamala❤
@mohalmedsahardiidyousuf9516
manta xladi ka maqan maskiinki yara hore kuso celiya nio
@uptheirahmanfurreuptheirah4729
Qays qayser io maawell 🙌🏾🔥
@tufahbashirbashir3260
@tufahbashirbashir3260 Год назад
Baardheere 💪🏻♥️🇸🇴
@user-tf9do9yp2r
@user-tf9do9yp2r 6 месяцев назад
Abdaala jamaala ❤❤❤❤
@user-tf9do9yp2r
@user-tf9do9yp2r 6 месяцев назад
I love you hn
@niciimamattan5871
@niciimamattan5871 Год назад
Yahye jamaal hambalyo 🤣😂😂
@user-qh2zz4se2i
@user-qh2zz4se2i Год назад
LiiCaato funnY waayE😍😍😍😍
@LakiMaxamed-is2bk
@LakiMaxamed-is2bk Год назад
Apdalla jamal Abdallah is not easy 😊
@mahamed103
@mahamed103 Год назад
Sayidka barakaysan next ❤😊
@abwaancshampoo3434
@abwaancshampoo3434 Год назад
Next sayidka barakaysan please
@amiinyousuf4236
@amiinyousuf4236 Год назад
Legend sir fathi aya xaga dadihinta xalad u yelaye where is he
@ifkahooyochannle143
@ifkahooyochannle143 Год назад
Burco haday tahay gabalka raga mee gabarka dumarka rer Somaliland no
@fardosmohamoud1029
@fardosmohamoud1029 Год назад
Badar wanaag ,badhan, bayla.
@user-ks4bl5jt3q
@user-ks4bl5jt3q Год назад
Liicaaato somaliand 😂😂😂 liin yaa karaya de
@abdikanijama6445
@abdikanijama6445 Год назад
20:25 Khamiis Cadaha iska soo galay yaa ila arkay
@abdinasirgadhle8502
@abdinasirgadhle8502 Год назад
LiiCaato cidhiidhi buu caadi u dareemayaa😂
@HusseinMoallim.
@HusseinMoallim. Год назад
1. Su'aasha ah 'Magaalooyinka Soomaaliyeed ee ka bilaawda Xarafka 'B'' qalad baa ka jira. Baay, Bakool iyo Banaadir, waa Gobollo magacyadood ee ma ahan Magacyo Magaalooyiin leeyihiin. Gobol iyo Magaalo farqi ayaa u dhaxeeya.
@hamdasulaimann4239
@hamdasulaimann4239 Год назад
Anga dhankena magalo iyo gobol isku mid weye😅
@HusseinMoallim.
@HusseinMoallim. Год назад
​@@hamdasulaimann4239, ma sidaasaa. 😮 Gobol iyo Magaalo waa noo kala duwan yihiin anaga. 😂
@Hanish139
@Hanish139 Год назад
Wiilkii hore baa ku shidna barnamijka 😢😅
@cabdimaaligquulle2019
@cabdimaaligquulle2019 Год назад
𝙺𝚊𝚖𝚋𝚊 𝚍𝚊𝚋 𝚢𝚊𝚛 𝚖𝚊 𝚜𝚑𝚒𝚍𝚊𝚢𝚘 ❤
@Hanish139
@Hanish139 Год назад
@@cabdimaaligquulle2019 haa ma xuma isna👍
@shamsocusmancarale5123
@shamsocusmancarale5123 Год назад
Mash alaah
@aziipoffical6270
@aziipoffical6270 Год назад
Sir fadxi barmamijka haloo daayo da dihintiisa
@ayaanahmed6749
@ayaanahmed6749 Год назад
Fadxi ha loo daayo barnaamijkan
@SahraMaxmed-t3o
@SahraMaxmed-t3o 13 дней назад
Cabdalle faniwaa walee
@ducaqabe3682
@ducaqabe3682 Год назад
Rayaan bajaj youtube keeda 300k gaadhay waa kee bal isoo mention gareeya
@neimamed1267
@neimamed1267 Год назад
Wll aniga guri u bahan xalka laga ga so xiriraya
@saynabxarrago9746
@saynabxarrago9746 Год назад
Please barnaamijkaan daadihintiisa Fatxi u daaya
@king______diini2777
@king______diini2777 Год назад
Galmudug ku darso liicatow waa dale😮
@abdulrazaqothman3140
@abdulrazaqothman3140 Год назад
Abdala is charismatic man 👊👏
@IsmailmohemdYusuf-un7if
@IsmailmohemdYusuf-un7if Год назад
Dadka caanka ah cilmi mahayaan ileen😢
@abdullahiahmedhassan4207
@abdullahiahmedhassan4207 Год назад
godirku waa attention badanyahay sasa loga dhigay dhagbaa utagan dhagna waa kudaqaa
@nouradinyusufofficial
@nouradinyusufofficial Год назад
Anaa boqolka dhamaystiray like ta
@khaalidabdi-cn3is
@khaalidabdi-cn3is Год назад
Saydka barakysan pleas shp
@Abdiazizaden-ji9lm
@Abdiazizaden-ji9lm Год назад
Somalilan kulahaa😀
@faraxsan9365
@faraxsan9365 Год назад
Wlhy liban wa iga qosliyay anba ma maqal badi dhimatay 😂 wxan kalo ku qoslay oo mu dhamaday barnamijku kulaha 😅😅😅
@malikaAhmed7435
@malikaAhmed7435 Год назад
Wllo waxan raba inan ka qebgaloy barnaamijka
@maxamedibnuxasan2852
@maxamedibnuxasan2852 Год назад
Sir fathe Ninkasa Baa Ku soo Baxaya Barmajuka Warya dheeh
@cabdiraxmaanxamse114
@cabdiraxmaanxamse114 Год назад
Next sayidka barakaysan 😂❤
@jirde199
@jirde199 Год назад
Abto wn ku dalkeena soo dhaqsada
@bahjadahir8512
@bahjadahir8512 Год назад
Hampalyo Hampalyo apdale ❤
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Год назад
Next video qays qeyser iyo dhakhtar ama maweell
@abdisalammatan4317
@abdisalammatan4317 Год назад
Baay iyo bakool waa gobol
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx Год назад
Sayidka barakaysan 🙏
@apdifatahtaaxo
@apdifatahtaaxo Год назад
Ziizo iyo dhaqtar ❤
@UmalkhayrMaxamed-kp9lc
@UmalkhayrMaxamed-kp9lc Год назад
Ninkan dadihinaya uma bogin fathxi aya kudhamay
@zahraibraahimabdilaahicabs8519
Daadihiyihii hore kusoo celiya barnaamijka
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 Год назад
BARNAAMIJKAAN WAAAN KA HELAY. WAA MSRKEYGII KOOWAAD. AAN DAWADO. 😊
@kaligiitaliye8605
@kaligiitaliye8605 Год назад
Sayidka barakaysan i0 cabdi cid0❤😂
@kawsarcllaahimedmed9
@kawsarcllaahimedmed9 Год назад
Nio liicaato uso baad tagay 😂😂
@sharifmaxamad1801
@sharifmaxamad1801 Год назад
Lii cato maxaa ka siya youtbadii waa ilawyey ow xitaa inta badan lasoo shaqeey
@abdulrazaqothman3140
@abdulrazaqothman3140 Год назад
Ar fathi meeyay
@warfaawalac7329
@warfaawalac7329 Год назад
Su'aalaha qaybta labaad wa rigoorayal caadiya ninka laba jeer laga dhaliyo aya dhibicda laga helaya😅
@haboonabdi1482
@haboonabdi1482 Год назад
Sayidka barkaysan next
@kaysedamta
@kaysedamta Год назад
Licato😅😅😊
@abwaancshampoo3434
@abwaancshampoo3434 Год назад
Next sayidka barakaysan
@maareeyemaxamed2336
@maareeyemaxamed2336 Год назад
Fatxi baa daaahinta barnaamijka ku haysanee Haloo dhiibo
Далее
WALIGAA MA SAMAYSAY ?
13:19
Просмотров 179 тыс.
Самое неинтересное видео
00:32
Просмотров 1,2 млн
CHALLENGE IYO SU’AALO DAGDAG AH
16:54
Просмотров 512 тыс.