Тёмный

Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏 

Dal Jire Tv
Подписаться 401 тыс.
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 622   
@ahmedmohamedabdi5249
@ahmedmohamedabdi5249 3 месяца назад
Lyrics from xirsi dhuux mar kale ayaan qalinka U qaatay waxna waan qaldi Karaa sidoo kale waan sixi karaa Hooyoy hooyoy hooyoy Howshi gurigii tan hagaagtee Hirka nolasha adi isku Hayee yaa ku heli kara Hanad kii dhashaba ada Haba oo hoosta galiyee yaa ku heli kara Yaa ku heli karaa Adaa haba oo hadal bara'oo Hoosta galiyee yaa ku heli karaa Adaa hagar li'i hooyoy dhashi Horumarin hooyoy u hor kacayee Yaa ku heli kara yaa ku heli kara Ubad wacan iyo hooyoy Adaa qurux gabar hooyoy Ada hooyoy soo hagajoo Hoyga kenee yaa ku heli kara Ada hooyoy soo hagaajo hoyga keenoo Yaa ku heli kara Howl kastoo adeyg aabo ka haliil Guulna wuxuu hanan markey Hooyadu hareer jogtee hadaan Aabaha hooyo caabin hal matarayee Halbowlihiyee, Halbowlihiyee. Yaa ku heli kara Hugii dhaxantaay!! yaa ku heli karaa Deeqsi hodaneey yaa ku heli kara Hirkii nolashaay yaa ku heli karaa Hooyoy hooyoy yaa ku heli karaa Dhankastoo taga yaa ku heli karaa Hufanan ceyb laay yaa ku heli karaa Howlkar liganeey yaa ku heli karaa Hidda dhowraay yaa ku heli karaa Midda ku hirtooy yaa ku heli karaa Hoyga dhaqankaay yaa ku heli karaa Yaa ku heli kara hooyoy yaa ku heli karaa I LOVE YOU HOOYO 😍 💋 💗
@dayahbile2796
@dayahbile2796 28 дней назад
hal eray ayad fahmi weysay intakale waad zaxday wll qalcada udanbeeyso erayaga ah Hidda dhowraay yaa ku heli karaa Midda mahan ee waa Diinta ku hirtooy yaa ku heli karaa Hoyga dhaqankaay yaa ku heli karaa Yaa ku heli kara hooyoy yaa ku heli karaa
@shueybsahidd7931
@shueybsahidd7931 2 дня назад
Hadaan aabuhu hooyo caawin Hal matarayee
@badrismart246
@badrismart246 7 месяцев назад
Hooygi dhaxantaay yaaku heli kara Deeqsi hodaney yaaku heli kara Hirki nolashaay yaa ku heli kara HOOYO HOOYOOY YAAKU HELI KARA😢😢
@zeifyare7458
@zeifyare7458 6 месяцев назад
0:07 ❤
@NuurabdiHadafoow
@NuurabdiHadafoow 2 месяца назад
yaku heli karaa 😢🎉🎉🎉😢😢🎉🎉🎉🎉😢😢😢😮😮😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 4:27
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 5 месяцев назад
Inteey qalbiga taabtay like hayla dhaafine ❤❤❤❤
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa 5 месяцев назад
Ilaaxad ayay ii taabatay
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 4 месяца назад
@@Marwodeeqa ax ilhay howada naxariisto hoyoodhan wall
@sareidofeical8993
@sareidofeical8993 3 месяца назад
Masha Allah illahoy ii dhowr Hooyoo dhamaanteed Amine
@AbdirahmanMohamed-b1x
@AbdirahmanMohamed-b1x 3 месяца назад
Oj
@AbdirahmanMohamed-b1x
@AbdirahmanMohamed-b1x 3 месяца назад
Km😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉🎉the way I have 😢🎉🎉🎉🎉pp🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉the way 🎉p🎉🎉🎉pp🎉🎉p🎉🎉🎉🎉
@Amirab-FamilyChannel
@Amirab-FamilyChannel 7 месяцев назад
Masha Allah, I was crying listening to this song. May Allah rest my mum in peace y rabbi😢. And also Allah to bless all mums.
@sahraahmed2916
@sahraahmed2916 6 месяцев назад
Walahi aniga xitaa hooyo way iga dhimate ilahay hai naxariisto
@MustafAdan-d3u
@MustafAdan-d3u 6 месяцев назад
Amiin
@fatmabbe60maleybbe50
@fatmabbe60maleybbe50 6 месяцев назад
​@@sahraahmed2916😭😭😭Mimi pia
@hodankhaliif
@hodankhaliif 5 месяцев назад
Hooyo
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 5 месяцев назад
Amiin​@@sahraahmed2916
@RidwaanCumar-q8e
@RidwaanCumar-q8e 2 месяца назад
aniga hooyadee macaan Sareedo xuseen ducaale hooyo macaan caafimaad iyo cimri dheer rabi haku siiyo walahi Aduunyada iyo waxa dhaxyaalo waan kaa jeclahay ❤dhib walpo iyo farxad walba qofka aan iga foganen waa adiga aad baan kuu jclhy 😢😢 Hooyo walbo oo somali eh rabi cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo Allah u barakeeyo 26/7/2024
@AbdulkadirHassanAbukar
@AbdulkadirHassanAbukar 6 месяцев назад
Hooyaday macaan Aamina Maxamed Macalin Cabdi Samad, Ilaahay Jannatul Firdowsa haka waraabiyo. Waxaan ilaahay uga baryaya inuu janadiisa fardowsa geeyo Aamiin, dhamaan hooyooyinka muslimka ah ee geeriyootayna janadii fardowso ha ka waraabiyo. Allaha kuu naxariisto hooyo qaali ah. Si kastaba ha ahaatee, . Hooyaday waxa ay geeriyootay December 3, 2017, Alle ha kuu naxariisto hooyo macaan. Igu duceeya qof walbo arko comments kan
@Bayaan447
@Bayaan447 6 месяцев назад
Wl qLI ILAHAY NAXARISTIISA WASICA HASIIYO MAAMO AAMEEN
@farduuscabdiraxmaan885
@farduuscabdiraxmaan885 6 месяцев назад
Ilhy naxaeiistisa haka warabiyo
@abdelazizsheikh6420
@abdelazizsheikh6420 5 месяцев назад
Allloooooow u naxaris9
@yasminyassin8011
@yasminyassin8011 4 месяца назад
Amen Allaha unaxriisto
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 4 месяца назад
Allah ha u naxariisto 😢
@Bayaan447
@Bayaan447 5 месяцев назад
Hooooyooooy hooooooyyyooooooy 😢❤ilaahow iixafid intay kadhimatay allah unaxaristo 😢😢😢😢😢wlalayal
@HusseinAli-rs1sm
@HusseinAli-rs1sm 4 месяца назад
This makes me shade a tear every time I listen. I never get tired listening to it,❤️❤️❤️
@ahaiban1
@ahaiban1 6 месяцев назад
Waa Hees Wadnaha taabaneysa. Sabuli Primary School. Wajeer, NFD, Kenya. Abawaan Xirsi Dhuux & Hooyo Gutho 43 sano bare ka ahayd Sabuli Primary School iyo caruurta Heesta qaaday. Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaantiin. God bless you all!!!.
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 6 месяцев назад
Caruurta ma qaadin waa jilayan ee kooxda hido ee mogadishu qaaday waxana lagu so bandhigay malinta dumarka malinki ugu horesay waxa lagu soo bandhigay dugsiga tababrka police ka ee jeneral kahiye lkn caruurta shacuur iyo qaab qurux badan ayeye u so bandhigeen
@umarhasan1931
@umarhasan1931 5 месяцев назад
Abwaan xirsi dhuuxa xamar jooga miyaa sameeyay walal?
@abdisalad2996
@abdisalad2996 4 месяца назад
Haa asaga ayaa Alifey erayadaas qiimaha badan.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 4 месяца назад
​@@mkhmahamud2394bal adigu, intaad hadalka iska dayso, soo daa oo inoo soo bandhig haddaad hayso iyado original ah
@abdiazizmuktar2641
@abdiazizmuktar2641 3 месяца назад
@@umarhasan1931 haa
@IxsaanSiyaad
@IxsaanSiyaad 3 месяца назад
Aloow hooyooyin kaanaga janaatul fir dawsa ku macsuum yaa rabbi🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 3 месяца назад
Aamiin Yaa Rabbi
@NashadMahamed
@NashadMahamed 3 месяца назад
Aamin
@arwasicid9026
@arwasicid9026 3 месяца назад
Hal bowlihiyeey Yaa ku heli karaa 😭😭💔Allahayow hooyaday mcn unaxriiiso 😭
@AyaanMohamoud-ml5mh
@AyaanMohamoud-ml5mh Месяц назад
wxn ahy gabr jidha age ka 19sno aan marna helin daryeel hoyanimo😢💔😭😭 hestn mrkn maqlna ilintydu ma istgyso😢 isoduceya inan hooydy ishelno dad is heliwaya nahee walow ay ayadu dan kukalifty inay iturto😢lkn anigu cafisbd igthy inan kuhela kuraja wenhy hooy mcn qof dhinta laga smra lkn anigu hooyo la aan masamrikaro💔😭😭😭😭😭😭😭💔
@zakriyeAli
@zakriyeAli Месяц назад
I.a hadaad aduun ku weydo aaqiro
@caashocuudcabdiraxman
@caashocuudcabdiraxman 6 месяцев назад
Hooyo mcn waa ku xiisay 😭😭 dhinacaga ka dareema cidlada Allow janada hooyo kaga yeel🤲🤲🤲
@mohamednoor2818
@mohamednoor2818 4 месяца назад
Allah u naxaristo Hoyo apayo
@yousofabdalla-ok3ws
@yousofabdalla-ok3ws 7 месяцев назад
Hooyooy waxa sameeyey abwaan xirsi dhuux kooxda hiddo ee ka dhisan magaalada muqdisho heestan inlooga dabaaldego wajir Somaali waa Soomaali🙌🙏👍❤❤❤👍🇸🇴
@HmahamudM-wf3xb
@HmahamudM-wf3xb 4 месяца назад
Hawl kastoo adag aabe ku haliil Guula wuxu hanan marka hooyadu hareer joogtee Hadaan aabaha hooyo caawinin Hal ma tarayee Halbowlihiyeey yaaku heli kara Hida dhawraay yaa ku heli kara Hoyga dhaqankaay yaa ku heli kara Hirka noloshaay yaa ku heli kara Yaa ku heli karaa hoooyoooy yaa ku heli kara ❤❤😢
@FartuunMocow
@FartuunMocow 4 месяца назад
Hooyomacaan❤😂😊😅😮😢🎉
@abdirisakmohamed1472
@abdirisakmohamed1472 7 месяцев назад
Hooyo aadunka caafimaad kunooolow aakhirana janatul fardowsa inshaa allah
@profmohamedhusseinabdille4803
@profmohamedhusseinabdille4803 7 месяцев назад
The best song for our all our mothers and sisters. May Allah bless mama Gutho and giver her quick recovery. The inventor of this song was someone who deeply minded the pivotal role mothers play in our society
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 5 месяцев назад
Aamiin yaa rabi
@saidfarah8027
@saidfarah8027 5 месяцев назад
Very Heart touching song Waa run yaa ku heli Kara Cida ku weyday waxay weysey wax aad u weyn Ilaahay ha ku barakeeyo❤❤❤❤❤❤
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 4 месяца назад
Walaahi waan ilmeeyey
@axmedthree4118
@axmedthree4118 4 месяца назад
Gabdha mid yaroo ku jirtaa ha helay masha allah hooyo allow noo xifdi
@luulwarsame87
@luulwarsame87 6 месяцев назад
Hooyo macan janadi fardowsa ilaahay haku geeyo Amin iyo dhamaan hooyoyinka Muslim ta inti Hooyo dhimatay inta Hooyo noolna ilahay haxifdiyo yarabi Amin aniga Hooyaday waxay dhimatay Ramadan ki hore 27 di bishi Ramadan ilahow kunaxristo Hooyo macan ❤❤❤
@redwanadem2398
@redwanadem2398 2 месяца назад
Hooyoy Yaa ku Heli Kara ❤❤❤ Love you from Eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdishakuurAbdishakuur-sb8pd
@AbdishakuurAbdishakuur-sb8pd 5 месяцев назад
Adaa habo oo Hadal bara oo Hoosta giliyee Yaaku heli kara 😢 Adaa hagar li’i Dhasha hormarin Ku hor kacayee Yaaku heli kara ❤
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@MohamedIbrahim-mk4xp
@MohamedIbrahim-mk4xp 5 месяцев назад
NFD should be part Somalia. With Allah In Sha Allah it will be ❤❤❤❤❤. Love you my people ❤
@FartuunMocow
@FartuunMocow 5 месяцев назад
Hopyo❤❤❤❤❤❤
@FartuunMocow
@FartuunMocow 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@yussufolow7475
@yussufolow7475 4 месяца назад
NFD is Kenya
@Fawzia87H
@Fawzia87H Месяц назад
@@yussufolow7475 it is a somali land
@bisharaali6261
@bisharaali6261 5 месяцев назад
Asc. I salute madam Gudho 43 years of service my former schoolmate. I like listening to it. Hoyoo Allah unaharisto ameen
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 5 месяцев назад
Howlkastoo adag aabe ku haliil! Guulna wuxuu hanan marka hooyadu hareer joogtee, hadaan aabuhu hooya caawin hal ma tarayee halbawlihiyeey halbowlihiyeey yaaku heli kara😢❤🎉 ilaahoow hooyo Aduun iyo aakhiro unaxariiso adigaa feerterna ka abuuray oo nagu dhex abuuray ee❤ intii unooshahay Alxamdulilaah dhaha inta ka geeriyootana uduceeya AUN dhamaantood nolo iyo geeri 😭🤲 Eryadii & Laxankii abwaan xirsi dhuux maxamed yuusuf music gii ustaad subxaanyo iyo kooxda hiddo Muqdisho somalia❤
@faadumocali4426
@faadumocali4426 2 месяца назад
Hooyaday macan wiilo Cali warsame garbiye ❤🤱 ilahow hayga ka qaadin hooyo ,aabahay wu nolyahay balze hooyadayba wax kazta iqabata wallhy malin cid kale uma baahan marka xaafada qof is qabsano say igarab istaagto wallhy ilinba iga timaada manta hadan hooyaday wayo aduun wan ka rajo dhigay intay hoday noshahay ban wax ahay 😢ilahow hayga hormarin hooyaday mcn❤😢
@abdisharif8315
@abdisharif8315 7 месяцев назад
Maasha allaah waa macalimad nasiib leh 43 oo ay soo barbaarinaysay caruur, waan hambalyeynayaa waana u ducaynayaa hooyadaas macalimada ah.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminabirik5764
@aminabirik5764 7 месяцев назад
To all female teachers too❤❤❤
@abdisharif8315
@abdisharif8315 7 месяцев назад
Mahadsanid
@aminabirik5764
@aminabirik5764 7 месяцев назад
I taught for 39 years too😊
@abdisharif8315
@abdisharif8315 7 месяцев назад
Waaaw maasha allaah adigana waa laguu sameyn doonaa markaad shaqada ka fariisato.meesha Gaarisa miyaa mise waa wajeer
@aminabirik5764
@aminabirik5764 7 месяцев назад
@@abdisharif8315 thank you ,am ok be blessed.🇰🇪🇰🇪
@adamosman5086
@adamosman5086 4 месяца назад
I can say this is the best beautiful voice and beautiful words masha Allah
@abdulrahmanmohamed9032
@abdulrahmanmohamed9032 3 месяца назад
Waa hees macaan oo si wacan loo farsameryey oo loogu heesay. Hooyo way idtaahishaa oo u qalantas inta iyo in ka badan. Hambalyo dadka soo habeeyry herstan. Waa ku haboon tahay waqtiga..
@Hello_IamHere
@Hello_IamHere 6 месяцев назад
02:26 Markay hablaha ubaxa ahi ku luuqeeyeen ilin ayaa iga timi, Hooyo Adduun iyo Akhiraba Allah naxariistiisa joog labada daaroodba..
@muxamedqanni1788
@muxamedqanni1788 6 месяцев назад
❤❤Aamiin Aamiin
@GuilethOpdirahman
@GuilethOpdirahman 5 месяцев назад
Ilahaw soomali oo mida ayan kuwadistay from somali waqooyi💚🤍❤️
@SharifGarcadde-hm7wh
@SharifGarcadde-hm7wh 6 месяцев назад
Hooyo la'aanta waxba ma noqdeen Hooyo la'anta haada aya i cuni lahed Hooyo la'anta cadawga i jabin lahaa Hooyo Noloshadaada wa gusheeyda Hooyo Noloshaada wa Hibadeeyda Hooyo alle aduun iyo aaqiro ku naxariisto
@MahdiJamaac-l3o
@MahdiJamaac-l3o 12 дней назад
Bro allow noo xafid hooyoyinkeen 🎉❤❤❤❤
@bisharabdikadir6959
@bisharabdikadir6959 5 месяцев назад
Wlhi aniga waxan adunka ka doraan laha hooyo lkn Allah iga jecladaay ani 3 years jiro ayey iga dhimataay😢😢😢 hooyo laanted wa raaxo la an
@HamdiMohamedAbdi-rj4qx
@HamdiMohamedAbdi-rj4qx 5 месяцев назад
Allah unaxaristo
@abukarahmed5481
@abukarahmed5481 2 месяца назад
Allah ya raxma, Janada Allaha ugudeeqo hooyo.
@hassanmohamedmursal9970
@hassanmohamedmursal9970 4 месяца назад
My mom passed away 😢 😭 may Allah grant her janah firdowsa and all mom's
@JasmiinJaska
@JasmiinJaska 4 месяца назад
Aamiin🤲 mom is the queen of our life👸👑
@blueetoile5518
@blueetoile5518 3 месяца назад
Amiin
@lasruomabdjan4904
@lasruomabdjan4904 2 месяца назад
@@hassanmohamedmursal9970 ameen wll
@RoodoAli-
@RoodoAli- Месяц назад
Amin yaa raabi 😢😢
@WardaMama-u6h
@WardaMama-u6h Месяц назад
@@hassanmohamedmursal9970 Aminnnn
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye 6 месяцев назад
Wlhi Wan qiiroday Manta anoo soman dhagaysanyya hadan😢 hooyo mcn Allh tii Abalkaga guuda Allh hayga dhigoo🤲🤲
@ramlaroon9323
@ramlaroon9323 6 месяцев назад
Ani xitaaa😢wansomana
@sahalcumarcadde2841
@sahalcumarcadde2841 6 месяцев назад
Alle maxa ka xanuun badan qof Hooyadiis dhimatay xanuun ka uu markaan oo kale uu dareemayo
@MTooyo
@MTooyo 6 месяцев назад
Abwaan Xirsi Dhuux Xirsi Allah cimrigaaga Allah ku dheereeyo.
@anasomar5895
@anasomar5895 6 месяцев назад
Anigaba hadeer oynaayo runtii hees hooyo loo qaado dhan ku dareen ma ahan heesaha kaleto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hooyo waan ku jeclahay wlhi la'aanta waa abaar hooyo ilahow cimri dheer cafimad cibada suban ku sii
@Rahiilah
@Rahiilah 4 месяца назад
Hoygii Nabadaay Yaa Kuheli Kara Deqsi hodaneey Yaa Kuheli kara Hooyo Wacaneey Yaa Kuheli Kara Alle Haku dhawree yaa Kuheli Kara Allow Ku xafid Hooyo Mcn Anab Hussein Omar Janada Firdowsa Alle Hakugu abaal Mariyo Halbawlihiyeey🤲🫀👸🏻
@mohamedabdirashid6001
@mohamedabdirashid6001 3 месяца назад
Hooyo mcn allaha kuu naxariisto la antaa rafaad iyo silic ayaan ku koray wlhi😢
@Mahadarab2121
@Mahadarab2121 3 месяца назад
Momy❤❤ Waa hees aanan marnaba dhagaysideeda ka caajisin Hooyo yaa ku heli kara ❤❤❤❤❤
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 3 месяца назад
Iskuulkaani caadi maaha wallaahi. Maamadaas qiimaha badan aad buu u maamuusay. Ilaahey ajir ha idinka siiyo.
@امعبدالرحمنالسلفيهبنتمحمد
Qofka an dafin markayi ka so horbahdo Marko hooyo hàsostana dagista 😢😢 Allah ku naxaristo hooyo mcn 😢😢
@امعبدالرحمنالسلفيهبنتمحمد
😢😢😢😢😢😢😢😢 Allah qalbiga hayi gabojiyo
@AlleeliChannel20
@AlleeliChannel20 4 месяца назад
Iiguu soo duceeeya hooyo mcn faadumo xasan cali. inuuu ALLLAH SWT caafiyo
@ilyashaloule9265
@ilyashaloule9265 5 месяцев назад
💎: Howlgastoo adag Aabe ku Halill.Gulna waxu Hanan Marka Hoyada harer jogte Hadaan Aabaha Hooyo Cawiin Halmatarayee...halbowlihiyey Yaa ku heli karaa🥰🥰😢😢
@s0urbugz837
@s0urbugz837 5 месяцев назад
The truth Wallahi
@zakihajji1960
@zakihajji1960 6 месяцев назад
Hugii dhaxantaay yaa ku heli kara Deeqsii hodaneey yaa ku heli kara Hirkii noloshaay yaa ku heli kara Hooyo Hoyooy yaa ku heli kara 😢😢😢
@DelightfulBirchForest-jv3vd
@DelightfulBirchForest-jv3vd 2 месяца назад
hooyo mcn ilaahey haku naxariisto 😢😢
@SowdaSheikhcumar
@SowdaSheikhcumar 3 месяца назад
Halbolihiyee halboolihiyee ya ku heli kraa❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 5 месяцев назад
Hooyo macaan Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo ❤❤❤❤❤
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 4 месяца назад
Allaha swc Hooyo mcn cimriga iyo caafimadka usiyaadi aamin inta ay ka dhimatay allha Swc ha unaxaristo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤aamin
@esakmuktar7043
@esakmuktar7043 4 месяца назад
Masha Allah Allah I love you hooyo macaaan
@drmahamuodcaqlinour2496
@drmahamuodcaqlinour2496 3 месяца назад
Most spectacular rythm and Tembo incontrast vioce I have ever listened ❤
@mohamednourshuqaalemacruuf2445
@mohamednourshuqaalemacruuf2445 7 месяцев назад
Aad iyo aad waa hees cajiib allah hooy soo hagaaji yaa ku heli karaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@yusraYaasir-n7r
@yusraYaasir-n7r 6 месяцев назад
Abwaan xirsi dhuux wuxu sameyaa heeso cajiiba kuma sii jiraan heesha wadaniga thank you abwaan
@AncamMohamed
@AncamMohamed 3 месяца назад
Hooyo
@AncamMohamed
@AncamMohamed 3 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@Abdullahgii
@Abdullahgii 3 месяца назад
"Hoosha guriga iyo tan hagaagta, heerka nolosha ada isku haye, yaaku heli kara". Hooyo❤. 04/07/24 Nairobi🇰🇪.
@omanabdi8190
@omanabdi8190 3 месяца назад
Best song hooyo loqaday masha allah
@xabsoqueen6516
@xabsoqueen6516 3 месяца назад
ilaahayow hooyodey janada ii gee amiin yaa rabbi 😢🤲🥺💔
@abdallayare2744
@abdallayare2744 3 месяца назад
hooyo macaan waan kujeclahy ilaahey ikaamay qaado😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 4 месяца назад
Hooyo Maasha Allah. Maxamed Siyaad Barre Allaha u naxariisto>> wuxuu mudnaan gaar ah Diin jirey Hooyada iyo Dhallaanka iyo Dadka Baahiyaha gaarka qaba iyo Dhallinyarda Gabdhaha - Wiilashada iyo Caruurta Aqoonta ah.
@ahmedomar2313
@ahmedomar2313 6 месяцев назад
Its heart tauching song, i can't stop crying when i hear this song.
@honsiyadabdullahiforgovern9886
@honsiyadabdullahiforgovern9886 7 месяцев назад
MashaAllah may Allah blessed you who ever wrote this beautiful song 😢😢🎉🎉…
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 7 месяцев назад
Hooyo Qaynuun jamac allow ikaadaa Halbowlihiiyaay yaaku helikara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Rabow udanbi dhaaf hoyooyinkeeen Mahamad shaafi from dhagaxbuur dds
@ahmedh1579
@ahmedh1579 7 месяцев назад
MashaAllah TabarakaAllah. What a beautiful song .powerful and emotional
@mohamudabdi1588
@mohamudabdi1588 4 месяца назад
Hido wacan iyo hanaankaba adaa soo hagaajee yaa ku heli kara halbowlihiyeey yaa ku heli kara yaa ku heli kara . Waxay taabanaysaa damiir kasta oo nool hooyo allaha u naxariisto jano allaha ugu bishaareeyo hooyo ma arag yaraantaydii balse anoo dugsiga hoose/dhexe dhamaadkiisii fasalka 8aad gabagabeeyey ayaa iigu horaysay. what exited moment rest in peace my mom....(janatul-firfowsa allaha nagu kulmiyo...aamiin). .
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 4 месяца назад
Alle haunaxariisto huno 😢
@mohamudabdi1588
@mohamudabdi1588 2 месяца назад
@@hodanabiib5299 thanks
@aminaali2334
@aminaali2334 6 месяцев назад
Hooyo macaan ilaahoow noo daa insha allaah Hooyo Qaali ❤️❤️❤️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅✅❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@EthilaniRoya
@EthilaniRoya 6 месяцев назад
Hooyo mcn,, Hooyo MCN Masha Allah
@EthilaniRoya
@EthilaniRoya 6 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@fos343
@fos343 7 месяцев назад
Hooyoyinkeen ilaahay ha u naxariisto intooda dhimatay iyo intooda noolba. Aamin aamin aamin yaa Rabi yaa Allah yaa Raxmaan yaa Raxiim 🤲🤲🤲 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maaadamm298
@maaadamm298 7 месяцев назад
aamiin aamiin
@Ali34388
@Ali34388 7 месяцев назад
Aamiin aamiin aamiin yaa Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️🥀❤️🥀❤️ilaahay haunaxariisto hooyooyinkeen
@Shoddyontheblock
@Shoddyontheblock 7 месяцев назад
Amiin yaa rasaaq illaahow abaalkeeda jano kadhig
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 5 месяцев назад
Aamiin yaa rabi
@Mohammedshoow-fk2qs
@Mohammedshoow-fk2qs 7 месяцев назад
Hooyooyinka dhamaan ALLAH unaxariista
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 5 месяцев назад
Aamiin yaa rabi
@Faadumougaasisxaaq
@Faadumougaasisxaaq 5 месяцев назад
Masha allah tabaraka llah hooyo macan allaha ii kaa xafido I.a
@AbdirahmanMohamed-rz5hn
@AbdirahmanMohamed-rz5hn 4 месяца назад
Hooyo mcn alle alle haku naxariisto 14/5/24 Waxan dhagestay heskaan anigo gudanaayo wajibaad isaaran si an waqtiga isku dhaafsho sadacaduna tahay 3:13 am saqdhexe
@israismaciil239
@israismaciil239 3 месяца назад
Hooyo mcn ilahay hadayo😍❤💋Alle haka xifdiyo😊
@safiahassan2229
@safiahassan2229 5 месяцев назад
Hooyadey qaaliyeey maryan mahomud yaakuheli kara hooyo allow kuu naxariiso hoygaaga iyo abaalkaga jano fardowso alle haka dhigo
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 4 месяца назад
Abwaan xirsi dhuux erayadiisa hooyo yaa ku heli kara ❤
@deeqomaxamaddhiiga3215
@deeqomaxamaddhiiga3215 3 месяца назад
Masha Allah hakuxafido inshallaha xamar guuuul iyo gobnimo inshallaha somaliy guuuul iyo gobnimo inshallaha Allah hakuxafido hooyoy inshallaha Amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedMohamed-td3cw
@AhmedMohamed-td3cw 4 месяца назад
Heestaan markaan maqlay isla marki hoyadey ayan soo xasuustay ayaan lahadlay waa qirooday 😢😭
@bintiadaden2022
@bintiadaden2022 4 месяца назад
Masha allah allah allow noo xafid hooyo macaan
@yusufhassan2766
@yusufhassan2766 7 месяцев назад
Hoyo macaan aduun iyo aqiro illahey kuma dayaco amiin
@jamaldahir6373
@jamaldahir6373 4 месяца назад
Illahay mamo hakuu naxariisto Anoo maanta nin wayn ah oo reer leh aabo ah wax kasta haysta alx hadanabooskedii uu ugu banaanyahay waan ilmeeya markaan maqlo magaca hooyo illahay janada ha inagu kulmiyo maamo Illahay janada ha inagu
@ahmedmaalim1940
@ahmedmaalim1940 3 месяца назад
For those of us who lost their mums, it touches us differently
@deksaden5901
@deksaden5901 4 месяца назад
Excellent pupils...the best school performance
@abshircakaaro4169
@abshircakaaro4169 7 месяцев назад
Hooyo macaan naxariis Allah.
@abdikarimcadosh8310
@abdikarimcadosh8310 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤heestaan adaaban uguu oyaa hadaan dhagesto ax hooyo ilhaye hakuxafdo ciimirgan ku dheriiyo
@jazminengina443
@jazminengina443 6 месяцев назад
All the way from kenya love the song
@CumarXasan-n6e
@CumarXasan-n6e Месяц назад
Alaalow kuu naxariiso hooyo macaan
@hassanadan-1766
@hassanadan-1766 3 месяца назад
Allow hooyo cimri dheer iyo cafimaad iyo cibaado suuban iisii🤲
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 месяцев назад
Ilmaa iga timid hooyo. Hooyaday waxay dhimatay anoo fasalka sexedad ALLE ha u naxariisto. Nasiib uma helin farxada Dhamayntii qurankayga ilaa dugsi sare iyo jaamacada Qalin jabintaydii nasiib uma helin.
@abdallaabofficial2361
@abdallaabofficial2361 Месяц назад
Hooyo xitaa hadaan u dhinto adiga dartaah wlhi blhi tlhi halmar aan qalbigaga kuso dhacay dareenkas aad dareentay xitaa uma dhigto kaliyah janadi Allah ayaan kugu duceynaah habeen iyo maalin ilaa geerida iiga timaado Hooyo safiyo waa ku jeclhy ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢
@abshirohassan8374
@abshirohassan8374 Месяц назад
ABOWE ILAAHI HAUANAXARISTo😭😭
@abdallaabofficial2361
@abdallaabofficial2361 16 дней назад
Abayo mahadsanid way nooshahay Allah ii daayo ❤​@@abshirohassan8374
@abdinasirmohamedmohamud5997
@abdinasirmohamedmohamud5997 6 месяцев назад
AM IN TEARS😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 HOOOYO MACANEEEY ALLAH HAIKAA XAFIDO😢😢😢😢 HOOYOOYINKA SOOMAALIYEED DHAMAAN ALLAH HAJANNEEYO🤲
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 5 месяцев назад
Hooyadeey Mariam Abdulle Abdi Abti-doon )). this song touched my heart and made me cry in and out, i specially remembered the hard time we had and she was the main provider. i love you MUM more than my life walaahi ❤💯💋🌹🥰
@FarhaanFarhaan-ol5fl
@FarhaanFarhaan-ol5fl 5 месяцев назад
Hoooyoo macanto Allah ika dayo ita Hoooyoo macanto kadimate unaxaristo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@DeeqoJimcaale-ul5yn
@DeeqoJimcaale-ul5yn 5 месяцев назад
Ujjiiii😢😢😢😢😢
@mahmoudabubakarmohamed1961
@mahmoudabubakarmohamed1961 5 месяцев назад
Qofka lacagta ugu badan hela waa aabaha Midka ugu kharash yar waa aabbaha Qofka reerka u dadaala waa aabaha Qofka ay nafsiyan ugu welwelsan tahay shaqada waa aabbaha Qofka ugu yar ee codsada fasax gaar ah ama madadaalo waa aabbaha Qofka u hura reerka ugu jecel oo naftiisa ka doorta waa aabbaha Laakiin nasiib darro, ma garanayno qiimahiisa ilaa uu ka tago Alle ha u naxariisto aabbe kasta oo dhintay iyaga oo aan carruurtiisu garan waxa uu
@hamdamarwo1916
@hamdamarwo1916 4 месяца назад
Hablaha si fiican ula helaya markasta dumarku howlkasta yagaa ku fcan Allaha barakeeyo
@AbdiDaqniGodobdiid
@AbdiDaqniGodobdiid 6 месяцев назад
Waa hees qiiro badan wallahi allow hooyo noo xafid 😢
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 4 месяца назад
Tiirkii noloshaay yaa ku heli kara❤ Muuqaalka ardadaan baa sii qurxiyay heesta mashalah❤
@kalidmahamed4922
@kalidmahamed4922 3 месяца назад
😭😭 kamana daalo dawashededa ilmada ma xajisan karo markaston dawado
@zakariye_Abdirahman
@zakariye_Abdirahman 4 месяца назад
3:51 ❤
@SowdaSheikhcumar
@SowdaSheikhcumar 3 месяца назад
Allow hooyadaY iyo abahey idaa oo cimri dheer iyo cafimad isii Allow iga faaidey inte noolyihin oo haiga hormRin inti ay ka dhinten walidkod Allow unaxriiso unaxriiso 🤲😢❤
@ubadosaeed8723
@ubadosaeed8723 2 месяца назад
May Allah swa give mother Janna firdos
@Faadumougaasisxaaq
@Faadumougaasisxaaq 4 месяца назад
Masha allah tabaraka llah hooyo macan allaha ku nabad yeelo I.a 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Cristal12-z5e
@Cristal12-z5e 3 месяца назад
Hooyo mcnto ma sha Allah tabarakallah beautiful song
@kaamil3362
@kaamil3362 3 месяца назад
Waa ba bakhtiye kulmiye kubir kuwii wadani kabeydhe barooranaya bidhin bidhinay burco bakhtiday oo barooraynsa waa ragedi we halkadhigan bakhbakhtinay waataa hergeysi badhaadhe alow uusiyaadi
@KeysarHooyo
@KeysarHooyo Месяц назад
War ilaahay ka baq
Далее
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 781 тыс.
Hees cusub|Hooyo|Yaaku heli kara| Bila music
3:48
Просмотров 20 тыс.
Hooyo | Abwaan Qumane Muuse Cabdile
6:00
Просмотров 251 тыс.
YAA KU HELI KARAA HOOYOY KOOXDA HIDDO 2024
6:03
Просмотров 177 тыс.
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 781 тыс.