Тёмный

Hees "ubaxii Baxaayaay Sowdigan Abaarsaday " 

Sollas Media
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 1 млн
50% 1

NAGALA SOO XIRIIR
Facebook: / diiwaanfilms
1967 Soomaliya waxaa ka dhacday Doorasho uu ku soo baxay Cabdi Rashiid Cali sharmaake iyo Raysal wasaare Cigaal waxaa meesha ka baxay 7 sano oo aadan cadde Madaxweynaha Jamhuuriya ahaa.
Sanadkan ayey heestan Cabdi Aadan Xaad " Cabdi Qays" ku soo beegan tahay , waxaa ku luuqaynaya Fanaan Maxamed Warsame Qaasaali.
Waatan heestii oo qoraal ah
Sollas Info Leicester
..................................
...........................
Ilaaheena wayn baa
amarkiisu fulayaa
inaad adigu talisaad
ayaamahan is moodee
anoo oon kalgacal qaba
waadigii abaalaay
iga awtay dhagehee
waa adduunyooy
ileen aayo malahee
ubaxii baxayaay
sawdigan abaarsaday
Nabsi waa aleel cuna
adhaxda iyo feedhaha
waa mici abeesoo
aayaha ku laga dee
ma iloobin goortaad
nabadeenii aastee
arxan iga sugayse
waa adduunyooy
ileen aayo malahee
ubaxii baxayaay
sawdigan abaarsaday
Nabadiyo doogey
aduunyadu ku naaxdaa
awshii malaha meeshii
nudub lagu tilmaamaa
laba eefe dhaxaad
afar qaaday socodkee
hadaad dul ka lulataa
waa adduunyooy
ileen aayo malahee
ubaxii baxayaay
sawdigan abaarsaday
Xidigeygii aasnaa
ururkuu ku biiroo
soo celi iftiinkoo
ili qabatey weeyee
Alla magane waan rabay
inay kugu adkaato
ina eersan weydee
waa adduunyooy
qosol kuma hagaagtee
ilaa arag ax iyo wey
inay murugu leedahay

Опубликовано:

 

16 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 691   
@laylaomar5541
@laylaomar5541 4 года назад
Walaahi calooshayda iyo sidii aan udhigi lahaa ayeey ii taabatay heestan malaha C/Qays arimahayga ayuu ogaa ayaad isleedahay heesta sida loo tiriyay doowladii aadan caday ahayd laakiin maanta ani iyo Famil kayga iyo caruur tayda inuu inaga hadlayo iina aarguday iayaad moodaa alaha inoo xifdo abwaanadeena shafta iyo cisigaleh 🌺🌺🌺aadbaan kuu jecelahay C/Qays adiga hadraawi gaariye IWM ❤️🇸🇴❤️🌺❤️👌💝🌿
@abshirnasta7041
@abshirnasta7041 2 года назад
Hees waa heesihi hore wlh amurtaada iney ogyihin baa moodaa
@abdihakinadan5907
@abdihakinadan5907 2 года назад
Alle familka iyo caruurtaba haku sakhiro walal
@iskufilen3148
@iskufilen3148 2 года назад
Aniga mana fahmin maxey ka hadlee heesta
@saabir3667
@saabir3667 2 года назад
Hadraawi ilaahey ha unaxariistoh
@cilowali4662
@cilowali4662 Год назад
@@iskufilen3148 ma 15 jir ah abayo😂😂
@ahmettrealman2413
@ahmettrealman2413 2 года назад
Inta sheekh ismaaciil ka so maqashy farta taaga🤟🥰
@xeefow3555
@xeefow3555 2 года назад
Ani
@farhansiyatissack4378
@farhansiyatissack4378 Год назад
Hhhh
@nasrojeylaaninasriin6753
@nasrojeylaaninasriin6753 Год назад
@ifiye258
@ifiye258 Год назад
Aniga
@alifleey9927
@alifleey9927 Год назад
☝️
@SareyFarah
@SareyFarah Год назад
❤❤WAA ADUUNYOOY ILEEYN AAYA MALAHEE💯💯 Xasuus waagaan yaraa bean canjal kudhageysan jiray😢 1967❤ And I'm listening to 56 year later😊 6-6-2023😊Tuesday. Axsan sowd ❤ Muhammad warsame Qasaali👏💫
@saabir3667
@saabir3667 Год назад
Waa wakhti xasuus leh runtii imika immisa sano jirtaa
@SareyFarah
@SareyFarah 11 месяцев назад
​@@saabir3667iminka 22 sano baan jiraa💯lkn fanka iyo sugaanta baan aad ula socdaa❤
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 5 месяцев назад
56
@SareyFarah
@SareyFarah 2 месяца назад
Immisaad igu qiyaasi hadda?​@@saabir3667
@OmarAbdulle
@OmarAbdulle 6 лет назад
"Waa adduunyooy ileen aayo malahee" Waa qeyb kamid ah heestan uu ku luqeeynayo Alle ha u naxariisto Fanaankii codka toolmoona Maxamed Warsame Qaasaali oo geeridiisa maanta aan ka ogaaday baraha bulshada. fanaan cod dahabi leh buu ahaa. sida uu dunida inooga farxin jiray, eebbe ha ugu farxiyo. Raxmad iyo naxariis dushiisa Eebbe haka yeelo.
@cumarwaddani3150
@cumarwaddani3150 5 лет назад
Fanaan weyn iga dheh qazaali
@caliciro8960
@caliciro8960 4 года назад
Omar Abdulle
@hassanrashid6530
@hassanrashid6530 4 года назад
Urshin malaha meeshii udub lagu tilmaamaa Ninka garanayaa hasoo qoro
@sakariyeabdulahi2043
@sakariyeabdulahi2043 4 года назад
Amiin Amiin yaa Rabi Amiin Amiin
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 года назад
@@hassanrashid6530 kuma fahmin. Mise qoraalkaa kaa khaldan.
@maxammedganey87
@maxammedganey87 5 месяцев назад
Farta taaga inta codka magool ka dhex garatay jiibinta ☝️
@MaxamedAbuukar-f4m
@MaxamedAbuukar-f4m Месяц назад
Aad iyo liibaax heesa yaqaan baatahy wlhi
@colmlander3447
@colmlander3447 3 года назад
Cabdi qays robow caafimaad iyo cimriga u dheeree Aamiin
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 3 года назад
Allahu ma Aamiin
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 3 года назад
2018ki ayu dhintaay. Maxamed warsame qasaali Allah yarxaamu raaximin😭😭😭😭😭
@MuctazimAhmed
@MuctazimAhmed Год назад
Who listening the amazing song 2023
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 2 года назад
5/27/2022 I'm enjoying listening 🎶 this will never get old
@anabmusa7112
@anabmusa7112 2 года назад
And me
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 2 года назад
@@anabmusa7112 kamA daalo
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 2 года назад
@@aarameeyhussein8800 ✌
@aarameeyhussein8800
@aarameeyhussein8800 2 года назад
@@asmasulaiman6939 ❤️❤️
@hindaadan3442
@hindaadan3442 2 года назад
20/09/22 ❤
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 лет назад
#Xigmad, Waaka Fankii Hore Maantana Naas iyo futo wareegaysaa Na waalay😅 #Whatehel❗️‼️ 2019 yaa Daawanayaa..♡♡♡
@hanitahanita4053
@hanitahanita4053 5 лет назад
Hahaha
@jabrilaweys9973
@jabrilaweys9973 5 лет назад
Hahahahah
@ugbaadcali6499
@ugbaadcali6499 5 лет назад
Run😭😭😭😭
@hamdiqurux1731
@hamdiqurux1731 5 лет назад
Wale waa runta iyo gabar qaawan an heesaynin dhaqanki reer galbedka fanka sharaftisa dadkan ayaa so arkey
@najmaaden9904
@najmaaden9904 5 лет назад
been maad shegin
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 2 года назад
Sh. Mohamed Ismaciil ayaa dib ii xasuusiyay. Raali allah haka ahadee. AUN. Abwaan qays iyo Qaasaali.
@ahmedmusaibrahim
@ahmedmusaibrahim 2 года назад
waxaan ahaa 8 jir markii aan maqlay runtii, waa hees classic ah. Ubaxii baxaayoow sowdigan abaarsaday. adeer Cusmaan Deeq oo ah qofka suuganta inteeda badan i baray ayaa qaadi jiray❤️
@SollasMedia
@SollasMedia 6 лет назад
Ilaaheenna wayn baa amarkiisu fulayaa inaad adigu talisaad ayaamahan is moodee anoo oon kalgacal qaba waadigii abaalaay iga awtay dhagehee waa adduunyooy ileen aayo malahee ubaxii baxayaay sawdigan abaarsaday Nabsi waa aleel cuna adhaxda iyo feedhaha waa mici abeesoo aayaha ku laga dee ma iloobin goortaad nabadeenii aastee arxan iga sugayse waa adduunyooy ileen aayo malahee ubaxii baxayaay sawdigan abaarsaday Nabadiyo doogey aduunyadu ku naaxdaa awshii malaha meeshii nudub lagu tilmaamaa laba eefe dhaxaad afar qaaday socodkee hadaad dul ka lulataa waa adduunyooy ileen aayo malahee ubaxii baxayaay sawdigan abaarsaday Xidigeygii aasnaa ururkuu ku biiroo soo celi iftiinkoo ili qabatey weeyee Alla magane waan rabay inay kugu adkaato ina eersan weydee waa adduunyooy qosol kuma hagaagtee ilaa arag ax iyo wey inay murugu leedahay
@SollasMedia
@SollasMedia 6 лет назад
adaa mudan ahmed
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 лет назад
Sollas Media mahadsanid sxb qali😍
@caligomey2242
@caligomey2242 6 лет назад
Sollas Media waw aad baad ugu mahadsan tihiin sida wngsan
@iamhaleel
@iamhaleel 6 лет назад
Hadaad uub ka lulataa !!
@gacanqabsay3493
@gacanqabsay3493 6 лет назад
Sollas Media c
@ahmedazhraf2564
@ahmedazhraf2564 5 лет назад
17 8 2009 malin arbaca anigo burco dukan yar kuhaysta ayaa nin walan oo aan shaha galbti uqadi jiray isago ku luqaynaaya iso galay heeska ila manta ila maalinti aan dhagaysta Cajiib weeye
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 лет назад
🤣
@yusufali3737
@yusufali3737 5 лет назад
Shaaha aad Qaaday Kumadaan Qasaarin 😂
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 5 лет назад
Azhraf Alfariidi ma xaad boo aha jacayl baa walayey wax kali mahi.
@scwscw3047
@scwscw3047 4 года назад
Hada xagee jogta sxb
@ahmedazhraf2564
@ahmedazhraf2564 4 года назад
@@scwscw3047 sxp hada waxn joga hargeysa
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 Год назад
18/8/2023 maalin jimce ah ayaan heestan macan ku dhegaysanayaa magalada burco Waqtigu waa ordayaa Alle ha i guuleeyo
@somaliclips7490
@somaliclips7490 2 месяца назад
Maalin jimce ah 28/6/2024 ayan dhagaysanayaa allah ha i guuleeyo eng.idris borama
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 лет назад
ALLAH MAGANE WAAN RABAY INAY KUGU ADKAATOOD CIDNA EERSAN WAYDEE. CABDI QAYS CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN MACALIN AQOONYAHAN MAXAMED WARSAME QAASAALI RABBI JANATUL FARDAWSA HA UGU DEEQO ISAGA IYO WIXII MUSLIM AH OO DHAN
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 5 лет назад
10/09/2019 Anigoo Ka Imi Geeedigi Abdi Qays Buuk Laga Qoray Cabdi Qaysa Mansoor 🎧
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 года назад
Cajabeey cajaaib cabdi aadan xaad 1967 ayuu sameeyay heeskan waxan halkan ka salaamaya kuwa dhegaysan doona 2050
@sakariyedhunyare7593
@sakariyedhunyare7593 2 года назад
🤣🤣🤣 walee iney arkayaan anoo duqownay
@abdishakuursaleeban
@abdishakuursaleeban 2 месяца назад
Wllo ma Nolooshy hada
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 месяца назад
@@abdishakuursaleeban hhhh waar haaye adna
@mohamedabiib1168
@mohamedabiib1168 Год назад
Old is gold AlleMagane waan rabay inay kugu adkato cidna ersanwaydo .............. Ila arag Ax iyo Way inay Urugo leedahay inay Urogo ledahay.
@sadiksi0261
@sadiksi0261 2 года назад
Waxan rajaynayaa inaan dhagaysan doono 40 sanno kadib haddi allah awooda leh i gaadhsiiyo 🥰😔😔 ii soo ducee hadaan gaadhi wayo wll
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial Год назад
Allha nagarsiiyo dhamaan
@zaynabdacarchanel2304
@zaynabdacarchanel2304 5 лет назад
hees macno badan leh waxan dhagysa naya sanad cusub bishii igu horaysey 2019/1/7❤
@naimaabdi2668
@naimaabdi2668 5 лет назад
inkastoo midnightkii 2 gaadhay lkn isku waqti baan wda dhgeysnyna
@amssaid9583
@amssaid9583 3 года назад
2020 Sis USA xaged jogta wllo
@IbraahimIbrahimy-kd7zz
@IbraahimIbrahimy-kd7zz Год назад
Heestan waaa hees qaaaaliya waxany ka hadalysaaa xaaalka aduunyadu ana maaanta waxan leyahay uabaxayaw baxayoo sawdigan abaaarsaday somalinad ayay maanata ku socotaaa hadan dalka la badabaadin oo muuse laga badbaadin magacaygu waaa gaaas waxan jogaaa hargysa gaar ahaaan new hargysa gaar meherada qunyar
@xareed1
@xareed1 3 года назад
cabdi adan xaad cabdo qays ilahay cimriga ha kuu dhereeyo🥰✔
@sheekeeye369
@sheekeeye369 Год назад
56 Sano kadib ayaan ku raaxeysanaya wa hees xikmad badan.❤️
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 6 лет назад
Wuxu waa aduunyooo qosol kuma hagaagteee Ila arag Ax iyo Way inay urugo leedahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cilowali4662
@cilowali4662 Год назад
Shaakir sxb ma noshahay 4 years qoralkan ka soo wareegtaÿÿ😮😢🙏🙏🙏
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 Год назад
@@cilowali4662 Sxb waan noolahay alx
@hassankafio1262
@hassankafio1262 5 лет назад
Afka hiddaha iyo alifada suganta sideedaba waxa eebe hiba u siiyey rer waqooyiga ilaahay nama kala wado abid
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 5 лет назад
HAYE HEEEEEE.
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 года назад
Hassan gutale
@leylahilowle2168
@leylahilowle2168 4 года назад
@@xuseenibrahim217xuseen7 AFSOMALIGII AYAA CIRIIR KAGA JIRA HAL SUUGAAN KAMA JABAABI KARAAN MA FARMAAJEY KA BARTEEN FAANKA????
@siyaaaahmed5024
@siyaaaahmed5024 4 года назад
@@leylahilowle2168 doqo neey afsoomaliga ba aduu qiimo kula lee yhy 🇰🇷🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇷🇰🇷💋
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 3 года назад
Taasi wa habaar laba dalo wllo ah oo jaara Ba la ahaan
@cabdallemohamed217
@cabdallemohamed217 Год назад
7 year relationship aaan lahaa gabadh agtayda qaali ku ahayd ayaa burburey bishii 2 2022 kdib markii aan Ogaadey nin zxpky ah si wacanna isu naqaano ayba guur ku wada heshiiyeen oo ay I khiyaantey. Weji ilaahay ayaan u cafiyey markaan Hees jacayla maqlo ayuu beerka iyo wadnuhu I balbalaan saan soo xasuustaa jacaylkii xad dhaafka ahaa ee Naga dhaxeeyey. Ax aabihii wasoow jacayl.
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn Год назад
Kaa saaxiib ma galee ugambi. Asigoo og inaad qofta jeceshahay, kaa dulqaaday, waa saaxiib nuuceee?
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 5 лет назад
hooyadeey baa qaadi jirtay heeskan old is gold
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Ugaas hooyo dhaaf
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 года назад
Kkkkkkkkkkkk
@mohedabdi926
@mohedabdi926 Год назад
After 56yrs Good era of somali music
@deeqosalad7352
@deeqosalad7352 4 месяца назад
2024 wixii iga danbiyoww love ii sara😂
@mohamudqoon7625
@mohamudqoon7625 5 лет назад
Ubaxii baxaayaay till 2019! Thumps Up😍
@yusuffarah6873
@yusuffarah6873 2 года назад
I just list once a while and appreciate how amazing they use to deliver their critic's to the ruling party at that time through songs and poems
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 года назад
Erayad iyo laxanka Waxa iska lahaa Abwan c.qays Codkuna .wa Allah yarxmu Qasali
@Cartan7
@Cartan7 6 лет назад
waqooyi somali music is amazing
@abshiromohamed3430
@abshiromohamed3430 5 лет назад
Xasuus wlhi waa adunyo ileen ayo malahee abahay kuso xasustay manta 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@daadiramiin1678
@daadiramiin1678 2 года назад
Who listening after 55 years
@hodanxuseyn2284
@hodanxuseyn2284 2 года назад
It's gold but u never understand.
@alifleey9927
@alifleey9927 2 года назад
Aniga
@geeldoonmuuse5873
@geeldoonmuuse5873 2 года назад
Miyad fahmi weyday
@geeldoonmuuse5873
@geeldoonmuuse5873 2 года назад
Waa afkaaga hooyo. Ma duugoobaan weeye midhahani. Xataa gaalada ayaa buugaagta ku dhigatay. Adna waad habowday.
@daadiramiin1678
@daadiramiin1678 2 года назад
@@geeldoonmuuse5873 walaal maxaa dhacey waan fahmayaa ee waxaan kawadaa yaa dhaganeysana 55 sano kahor oo heestaan soo baxdey
@abdirahmanmustafe702
@abdirahmanmustafe702 2 года назад
Waa aduunyo ileen aayo malahe Ubaxii baxayaay sawdigan abaarsaday Waxan dhagaysanaya heestan aadku u macaan 2022 bisha sagalad sagalkeda sacaduna iitahay 1 dii duhurnimo
@IbrahimTripleM
@IbrahimTripleM 2 года назад
Wal'e markan dhagesto wan iska ilmeya ! Waxan ismodaya inan Nolanjirey 1967nkii🇸🇴🥺🥺🥺
@awesmohamed8491
@awesmohamed8491 5 лет назад
Waa heesti iigu horeysay ee aan soo duubtay markaa talefanada noocaan ah mey jirin cajalad ayaan kusoo qaatay oo albumka godadle ayey ku jirtaa iyada iyo heeso kale wallee kama xiiso abid maxamed warsame qazaali alle ha geeyo halkii wacneyd iyo jannadiisii mcneeyd
@lailacabdiguuleed5612
@lailacabdiguuleed5612 4 года назад
Taasaanu kasinnayn cajiib!
@khalidabdirashid4648
@khalidabdirashid4648 3 года назад
Waa Adduunyoo Ileen aayo malehee. 11:55 Habeenimo. 10.09.2021 @Hargeisa.
@xasanmahad115
@xasanmahad115 4 месяца назад
Ila arag ax iyo way inay urugo leeyahay 😢😢😢😢😢❤ Ax Wxn salaamayaa kuwa 2040 dhagaysan DooNa
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 5 лет назад
Erayadii cabdi qays iyo codkii qaasali hees aan aad uxiiseyo waxa iga waramay qisadeeda .xaaji gujis allah haw naxariiste.
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 3 года назад
🗣Waa aduunyoo🌍 🗣Qosol😁kuma hagaagtee🎗 🗣Ila arag ax😩iyo way😭 🗣Inay urugo🤦‍♂️leedahay
@maryamamaxamed4434
@maryamamaxamed4434 2 года назад
6/8/2022
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 2 года назад
Aakhira haddii hees lay qabsanayo tanaa lay qabsanayaa.
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 2 месяца назад
Caaqil heestan heesyo maaha waa caajib erayada iyo luuqduba...❤
@mabdisamancuris4601
@mabdisamancuris4601 6 лет назад
Waa heestii iigu horreysay ee noloshayda maqlo. Sidaas awgeed, xusuus gooni ah bay ii leedahay. Qorraxay iyo samaan hore.
@sacadiaali2657
@sacadiaali2657 2 года назад
Weli wan dhagaysta heestan wayo maba duugowdo.
@xogtageeska
@xogtageeska 2 года назад
Inta sheekha heestaan qaadayo kasoo raacday like iisaara😂😂
@zakariyenuureabdulle5438
@zakariyenuureabdulle5438 2 года назад
Sido kale wapa cajip fanki hore xikmad socoto
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 4 года назад
Waa heesta kaliyoo xanuun baabi'yaha ii ah markay xldu jiq igu tahay hadaan dhagaysto waxkasta wan ilooba Weliba markay marayso Waaa aduuuunyo Illeen aaayo malahee
@abdifataholow
@abdifataholow Год назад
Sun, October,2022. Someone will be visiting this channel to listening 🎧 this song after many years. Let us says 40 years to come .
@chiefkeef6206
@chiefkeef6206 2 месяца назад
Hers tan waa midowgii waqooyi iyo koonfur waana siyaasad cabdi qays waxaa qaadayaqaasaali
@chiefkeef6206
@chiefkeef6206 2 месяца назад
Ciyaalkan garan maayaa waa markay tolku boodeen qaarbaa 1991 u haystee 😂
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Месяц назад
Marki cigaal aadan cade diiday ee dawladisi la riday e cabdirashid la magacabay ee uu isna cigaal prime minister ka dhigay ayu tilmaamaya aadan cade iyo xukuumadiisi ayu u quus goynaya
@Young_Abdi_Ali_official
@Young_Abdi_Ali_official 3 года назад
2010 ayaan fasax ku tagay miyi anigoo iskuulka Garade 7 ah wiil aan wllo nahay oo iga wayn ayaan ka maqlay markii ugu horaysay isagoo ku Luuqaynaya xazuuz Horre alle ha xafido wllky iga wayn CaLi Hassan abdi
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Maxamed warsame qaasaali Allah SWT JANATUL FARDAWSA ha kuugu deeqo adiga iyo waalidiinteenii iyo intii muslim ah oodhan, abwaan cabdi adan xaad cabdi-qays cimri dheer iyo cibaado suuban Allah ha kuugu deeqo
@cilowali4662
@cilowali4662 Год назад
Anigu waxan ku heesta heesahii hore love ❤️ qaraami👌🙏🥰
@dowlaaycalicabdule8271
@dowlaaycalicabdule8271 Год назад
🥰🥰🥰🥰
@AadanMaxamed-kh5ld
@AadanMaxamed-kh5ld 3 месяца назад
Heestaan xasuus ey mudntahy old unaxariiso hadraawi❤❤lik dhac igusiiya inta iga danbeyso
@ahmedhazan5388
@ahmedhazan5388 2 года назад
I am Arabian I love people of Somalia 🇸🇴❤
@salmaa2871
@salmaa2871 2 года назад
did you arabs EVER Understood the Klaam of Allah??? i don’t think so!!! Allaah put the answer in the Quran right in front of you YET YOU GUYS NEVER GET IT!!!! THAT ARABS NEVER UNDERSTOOD THE QURAN AND ITS MEANING!!!
@salmaa2871
@salmaa2871 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-slmhgKjqZ6Y.html
@abdinoor2023
@abdinoor2023 Год назад
adi fiiri calankan qurunka ah ka qaad meesha cida heesta lahi ma ogola e
@najibabdullahi4941
@najibabdullahi4941 Год назад
We love u back
@daadir9435
@daadir9435 6 лет назад
Dadkii hore Dhaxal bay nooga tageen lkn kuwa hada jooga waxay dadka ka dambeeya uga tagaayaan afka ma iska dhuuqdaan mac mac ma isi siisaan ileen murtidu waa dhaxale 😭😭
@maankacadey6319
@maankacadey6319 5 лет назад
saahin nuur hhh
@أحبالله-غ3م
@أحبالله-غ3م 4 года назад
Kkkkk nacam
@Burcaawi2471
@Burcaawi2471 4 года назад
saahin Nuur been mahaa laken wali cabdi qays woo noolyahaye Aakhiro ha o dirin dee.
@abshirnasta7041
@abshirnasta7041 2 года назад
Bentaa maaha wlh
@cuudidileg6875
@cuudidileg6875 6 лет назад
Ubaxii baxaayaay sawdgan abaarsaday erayadii cabdi qays & maxamed qasaali
@dahirofficial6814
@dahirofficial6814 5 лет назад
Wxn dhagysanayaa 26/03/2019 erayadii mcn ka bdnaa eee Abdi qays 👍
@abdirahimmahdi3401
@abdirahimmahdi3401 5 лет назад
Heestan hooyaday ayaa ad u jecel.. hadan qoraayo way qaadaysay lol
@abdihirad9034
@abdihirad9034 4 года назад
waad mahadsan tahay inaad xusuusato hooyadaa macaan. ma ogi da`daada laakiin intaad sii waynaayso waad sii jelaanaysaa. jacayl hooyo wax la mid ah ma jiro.
@suldaanofficially
@suldaanofficially Год назад
Waa erayadii abwaan Cabdi aadan xayd Qays
@Cartan7
@Cartan7 6 лет назад
Somali Waqooyi hal abuurka murtida sida miraha heestan waa heer sare
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 2 года назад
As the saying goes "Old Is Gold"💔✋
@maxmudbik9629
@maxmudbik9629 2 года назад
14 hours aan kala horeyne
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
Soooo gold bro
@amalabdirisakhussein8680
@amalabdirisakhussein8680 8 месяцев назад
Dhowaan baa maqley heeskaan waliba shiikha mohamed idiris baa kasoo maqley erayadeeda 😢😢😢 waa aduunyo ileen aayamalahee ubaxii baxaayoow sowdigaan abaarsadey 😭
@mucokhadar5799
@mucokhadar5799 8 месяцев назад
Sheikh maxamed ismail mise sh maxed idiris
@GedoBoys
@GedoBoys 5 лет назад
Heestan wa ku so xasus ta,? when I lost my 7yrs of love. kula ina aderkay ban gursana# @ last way ku kalatagen only one yr ayey isla jogen bes. mantana Qofti kale aya iga tagti (TUFAX TAHLIL ALI) waxba maxan wa wax qoran,,,,Waaaaaaaa aduunyu Time :10:00pm Date :4/4/2019 day: Wednesday. @Nairobi.
@canabcabdulaahi7131
@canabcabdulaahi7131 5 лет назад
So sorry
@xareed1
@xareed1 3 года назад
lkn af somali ama english ku hadal iminka maxad noo shegtay
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
Abnaanintu dayax beey nooga tageen.gedo boy thanks
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 года назад
@@xareed1 xareed qayil walaal waa jimcee mahadsanid by nassir cadaala
@xareed1
@xareed1 2 года назад
@@cabdinasirclle2453 dee zxp eray ka ma fahmine
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 3 года назад
Alla megane waan rabay inay kugu adkaatood cidna eersan waydee Waaaaa aduunyooy qosl kuma idlaatee 27 February 2021 wixi iga danbeyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 года назад
Waa Aduunyo ILeen Aayo Ma Lehee Ubaxii Baxaayaay Soodigan Abaarsaday Raxmaanku haw naxariisto
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 4 года назад
Alla magane waan rabay ineey kugu adkaatoo cidna Eersan weeydeee!
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Heestu Mug waynaa o xikmad badanaa.❤️
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 5 лет назад
Babababa cajiib. Cod aan duugoobeyn xikmad aan jidkeeda ka habaabeen. 08/01/agosto/2019/inta ila daweyneysa isku uurbaan nahay
@kayabdullahi
@kayabdullahi 6 лет назад
Ila araag ax iyo waay in aay uruugo ledaahay in aay uruugo ledahaay
@ghboy2914
@ghboy2914 6 лет назад
I am watching after 51 years
@tareqalsomali402
@tareqalsomali402 6 лет назад
GH boy also me 😇
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
Me 55 yrs
@abdirahmanx2750
@abdirahmanx2750 2 года назад
Hees an jeclaa xasuus bey igu leedahay heestan anigo ceelcali hiiraan jooga oo beerteyda falanaayo ayan dhageysan jiray xasuus waayo waayo hadana 2022 ayan dhageysanayaa 🥰
@saabir3667
@saabir3667 2 года назад
Imika halked joogtaa
@shaafiosman954
@shaafiosman954 2 года назад
6/08-2022 still old is gold🥰🥰
@idontknowmyname2754
@idontknowmyname2754 2 года назад
Halkeed ka soo maqashay, ma shiikhii heysaayay
@hasanmusa6884
@hasanmusa6884 2 года назад
@@idontknowmyname2754 Haa bro
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 2 года назад
Waa aduunyo Ileen aaya malahe
@ahmettrealman2413
@ahmettrealman2413 2 года назад
Heestan sheekh ba isoo shegay😂🥰
@Joya11
@Joya11 2 года назад
8/8/2022
@abdirahmanmohammedwehlie4383
@abdirahmanmohammedwehlie4383 2 года назад
9/9/2022 galab Jimco ah iyo qolkeyga jiifka Jawi degan ❤️🔥
@shaaficiwaziirka5953
@shaaficiwaziirka5953 2 года назад
Inta sheekh maxamed ismacali soo raacaday
@Khaleif7
@Khaleif7 2 года назад
*Waa Aduunyo Ilayan Aayo Malahe Ubaxii Baxaayay Sawdigaa Abaarsaday !*
@mohameddaher1273
@mohameddaher1273 5 лет назад
Cabdi Qays,waa abwan muhiim ah ummaada Soomaaliyeed iyo reer Jabuuti. waxaad mahadleh,luuqdii macan ee fanaan Qaasaali.
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Djibouti dee Dee? Djibouti inta tirisa heesaha ka baxaaba waa reer somaliland
@hawomahad4369
@hawomahad4369 6 лет назад
Waaa aduunyo ileen aayo malahee ubixii baxaayow sow adigan abaarsaday Walee aduunyo Aayo mahalan Fanaan Qasaal maantuu ku geeriyooday wadanka Qadar Alaha u naxaristo
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 года назад
Qaasaali dheh not qaasaal. Allah swt fardawsa ha ugu deeqo, aqoonyahan buu ahaa fankuna hiwaayad u ahaa sidii faysal c. Mushteeg maxamed mooge, Abdullah sagsaag, maxamed nuur Greek, dararamle, xuseen Yusuf tarabi intaaba Allah SWT JANOOYINKIISA ha ugu bushaareeyo iyaga iyo muslim oo dhan
@MoHAbdi-fx4uc
@MoHAbdi-fx4uc 5 лет назад
Allah u naxaristo Abwan Abdi Qays iyo Maxamed Warsame Qasaali
@warso-spt1
@warso-spt1 5 лет назад
War hoy cabdi qays wali wa nolyahay ee ilaahay cimri dheer iyo cafimaadba ha ku deeqo, AUN qasaali isna iyo inti umada nabi maxamedba scw
@MoHAbdi-fx4uc
@MoHAbdi-fx4uc 5 лет назад
@@warso-spt1 haduu nolyahay soo naxaristi ALLE uma bahnaaa🤲
@muhadiinmaxamedmuhadiin151
@muhadiinmaxamedmuhadiin151 4 года назад
aniga iyo yaa ila daawanayo November 2019
@cabdikarincabdulahi2447
@cabdikarincabdulahi2447 2 года назад
55 years later I'm listening 8/8/2022
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
Me too
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 11 месяцев назад
Waa aduunyo Qosol kuma idlaatee Ila arag ax iyo way Inay urugo leedahay 😢😢😢
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 6 лет назад
What a classical song.
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 2 года назад
Ano shan jira ah maqli jiray ano ciyaal ah 2006 qaar iga waynaa ka maqli jiray mantan ana daawanyaa hpen tahy saacadu 8:23 lagu jiro sanadka 6 /8/2022? Hadad iga danbayso isoo ducee walalo 🥺😭
@maxamuudbashiir3267
@maxamuudbashiir3267 2 года назад
ilaahay hakuunaxariisto runtii isku da aado qiyaadta
@qaaliahmed2072
@qaaliahmed2072 5 лет назад
xidigeeygi aasnaa ururkuu ku biiroo so bixi iftiinkoo ili qabatay weeyee alla magane waan rabay iney kugu adkaatoo idna ersan weydee waa aduunyoo qosol kuma idlaatee ila arag ax iyo way iney urugo leedahay ineey oohin leedahay 😢😢😢😢😢 dadkii hore xigmad iyo maskax ayuu alle isugu daray allow kuu naxariiso maxamed warsame qasaali
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Месяц назад
Ereyada heestan sarbeeb ayaa muush ka ah
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 3 года назад
Ubaxii baxayow sow adigaan abarsaday 💔may2021✍️
@maxmeddeeq4151
@maxmeddeeq4151 2 года назад
Ubaxii Baxayaay sawdigan abaarsaday hees macan waan xiiseeya heestan sababto ah midho iyo nuxur baa Ku jira
@yasminabdull3450
@yasminabdull3450 Год назад
Wonder full old school is gold. My favour 1967 the beast was. Wonder full
@abwaanslbndirir2516
@abwaanslbndirir2516 4 года назад
axyaa hees iyo qiiro waxaan ku xasuusta qiso igu dhacday xili dher lkn qofka dhagesan doona ee iga dambeya,,, sxb ogow waa aduunye asc
@cabdiqanisaden
@cabdiqanisaden 6 лет назад
🌹🌹Ubaxi Baxaye soodigan Abaarsaday🌹🌹
@nimcaancabdiraxman3931
@nimcaancabdiraxman3931 2 года назад
Heesta yaa looqaday bal halysheego intu waa tuma waa su aal weeyi somaaliyeed ?
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 4 года назад
Aadan cade ayeey u qaaden iyakoo badan Waa xaasidiin Balse Waa duunyo ileen aayo malehee
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Месяц назад
Isba xaasid neceb gobolada waqooyi ayu aha lkin waqooyi siyaasad laguma gaadho intay ka badiyeen ayay heesna u raaciyen
@TheZackfilms
@TheZackfilms 6 лет назад
Heestan markii uguu horaysay ee aan saani u dhagaysto waxay ahayd maalin anigoo meel xooga jaada ka iibsanayaa kk ayaa ninkii kolayga/kabadhka ee jaadka/qaadka ii jarayey ku heesayey erayada “Ilaahena weynbaa amarkiisu fulayaa inaad adigu talisaad ayaamahan ismoode....ubaxii baxaayay sowdigan abaarsaday..” ninka waa agtaaganahay waana u fiirsanaya laakin isagu ima eegayo oo qaadka/jaadka qaybintiisu ku jeeda, dhidid,murqaan,heestu luuq fiican ku qaadayo waxaaso dhan baa ninkaa ku dhamaa kk. Kadib intii yarayde jaadka ahayd baan soo qaato erayadi heestu wali sidii bay iiga guuxayan marki aan imi meeshi aan fadhiisanayey ayaan erayadi ku qoray youtube walow aan heesta hore u yara maqmaqli jiray laakin maalintaas ka bacdi ilaa intii aan dalkii kasoo baxayey oo malaa ay sanad iyo dheerad u dhaxaysay maalin aanan murqaanka ku dhagaysan may jirin baan filayaa. Xasuus dheer baan caawa galay..kk
@nuuramuhumued6793
@nuuramuhumued6793 6 лет назад
Kkkkkkkk cajiib halkad jogta imka
@scwscw3047
@scwscw3047 4 года назад
Hada xgaee jogta sxb
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 4 года назад
Mahadsanid wll in aan kula qaybsano qisadaa....
@laasgalolmedia2614
@laasgalolmedia2614 4 года назад
Mansha Allah Ilahay Ha unaxariitso Abwaaniinteeni Qaaliga ahayd
@guuleedmaxamed8219
@guuleedmaxamed8219 6 лет назад
Aleyle hees weeye ragi hore rag dheh
@mujaahidgeele1212
@mujaahidgeele1212 6 лет назад
Thanks mudug boy waad ku mahadsantahay sida aad u ururisay murtida somalida hada caruurta waa in looga faaiideyo caruurta soomaaliyeed si ay afka uga bartaan
@xareed1
@xareed1 3 года назад
micnaha heesta ma fahamaysaa horta
@kuusyare2273
@kuusyare2273 2 года назад
11-09-2022 waaaaa aduunyoooy ilen aaya ma lehee
@kassimabdisheikh30
@kassimabdisheikh30 6 лет назад
Jaceyl aya la moodaa heestan lkn waa siyaasad. Heesihii hore xikmad ba jurtay lkn waxa hada laqaado waad aragteen .
@deeqacd8649
@deeqacd8649 5 лет назад
Heesta dadka waxay moodayaan Jacayl lkn waxaa loo qaaday maxadwaynihii Somalia Adan Abdule cismaan markii laga guulaystay doorashadii 1967
@adamabdi2917
@adamabdi2917 4 года назад
anoo oon kalgacal qaba waa adiga abaalay iga awtay dhagahee waa aduunyooy ileen aayo maleh waa markii calankii mugdisho keene ka bacdi dhagaha la iiga fariiste sidee aan rabne wee noqon weyde waa siyaasad
@adamabdi2917
@adamabdi2917 4 года назад
waxaa kala oo jirte iyada jaceyl loo moodaye oo eheyd 3 cadow baa jire balse heesta dhamaad keedii inta oo curad naga dile ciidankiisa badanaa calankiisa adkaa micnaha xukiisa adag waxaa ku soo qatime caashaqa ha lagu daro
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 6 лет назад
Waa aduunyoo, qosol kuma idlaatee.
@cabdisuley7469
@cabdisuley7469 Год назад
Erayada aya ah kuwa cajiiba allaheena weynba amarkiisa fuleya waa xaqiiq
@abzeezy56
@abzeezy56 4 месяца назад
What a song I wonder what it’s message is
@abdirazaksheikh2512
@abdirazaksheikh2512 5 лет назад
1967 mash alaah walahay abdi Qays ma yara
Далее
ilaahena waynbaa amarkiisa fulayaaa
10:01
Просмотров 1,7 тыс.
Barasho
10:59
Просмотров 935
Seynab Cige iyo Salaad Darbi
8:30
Просмотров 2 млн
Qoortaada Dheere
8:56
Просмотров 2,2 тыс.
Gufaaco
7:36
Просмотров 205 тыс.
Isha Sacab Ka Mari
9:40
Просмотров 33 тыс.
DADWAYNAHA LA WAYDIIN
9:54
Просмотров 1,7 тыс.
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
Просмотров 23 тыс.