Тёмный
No video :(

HEESAHA LOO QAADO GEELA GOBALKA GEDO MARKA LA WARAABINAYO 

Hassan Sunni
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 293 тыс.
50% 1

Asalaam Alaykum; Welcome to my channel, Personally, I’ve always had a passion for personal growth and development, and so for many years I have been speaking at different events with the hopes of inspiring and motivating people to achieve their goals and dreams. Thinking about how I could scale this to a larger audience, I came to the conclusion that RU-vid could be a great vehicle. My hope is to grow the channel and make an impact in the lives of others. Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting me by subscribing here: / hassansunni
I’m always open to any feedback you guys may have to help me get better. Thank you!
CONNECT WITH ME ONLINE
Facebook: / hassansunni
Instagram: / hassansunni
Snapchat: / sunnihassan

Опубликовано:

 

17 янв 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 83   
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 года назад
Buusaar is my hometown Mashallah
@abdiali3111
@abdiali3111 4 года назад
Geel jire hadad ahayd Gacanta Taag
@mohamedguure2891
@mohamedguure2891 3 года назад
Geela ree abtigey sonfura ❤️💉
@cumarhobyo9700
@cumarhobyo9700 4 года назад
Maasha Allaah Dhaqan-keennu Wacanaa
@dalmarcomedy
@dalmarcomedy Год назад
Allow Alla Jardhaca igu Duday 😢😢😢😢😢😢
@jijaluup7873
@jijaluup7873 4 года назад
Alla gelu quruc badana aderkey oo ah réer dirharo laba boqol gel ayu wilki sa ah lugta ka jajbay doctor halo qado aa la yiri xabadu cabeystey lama qadi Karo. Nin gela oo dhalin yaro ah ayu u qalay labo dhalinyaro oo geel dhalay ah ayuu Mel fog oo dirharo kamida ugu xiray ooo libax badan laba u marku. Ciyaba xabadu rida bac Bac bac
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 года назад
Waa ceelashii ay qodeen boqortoyadii Ajuuraan ee ka talineysay somalia 800 sano ka hor
@cabdulqadiraxmed2155
@cabdulqadiraxmed2155 3 года назад
@hamaaan1 haa masha Allah rer tolkey Allah no daayo
@zakifunujo2235
@zakifunujo2235 3 года назад
Alla maxan geel shubay aduunyo
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 года назад
Video-ga ma aha Gedo laakin heesta waxay ka hadleysaa ceelka Buusaar oo Gedo ku yaala, Tuulada Buusaar, Degmada Ceelwaaq.
@ramomedia9846
@ramomedia9846 3 года назад
Wallhi waan uxiisay geel dagmareer iyo dowa kacabtaba dacad u ahaw ninkii garanaayo ayaa garan
@mohamedabdi1919
@mohamedabdi1919 2 года назад
Waa raggii rag ahaaa.
@jabirmaalim2279
@jabirmaalim2279 4 года назад
wonderful
@jifad881
@jifad881 4 года назад
Maxaan uheesay oon habayn subay Haqaqable iyo dhakaajo
@ekraanabdi2950
@ekraanabdi2950 4 года назад
Cajiib ceelkaa agtiisaanu daganeyn 91 ilaa 5 bilood markasta sidaan bey u heesi jiraan maashalaah caafimaad ku caba
@efoot-ball845
@efoot-ball845 3 года назад
al maxan u xisay from sweden
@jifad881
@jifad881 3 года назад
Nimaan habartiis hal lamaan iyo hayba lagageeyn huraalowgaas Iskumabhubtide ha iskuhalayn
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 4 года назад
Wax badan ayaan dawaday walee geelna waso raacay Geel la.aan ilahow hana dhigin❤
@layloigale8866
@layloigale8866 4 года назад
hhhttnmmlkkkkoopp
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 года назад
gaal shireedliyo gaanka reer sade
@jifad881
@jifad881 4 года назад
Heestii ceelka buusaar sodogow maleh seeediyoow maleh waa shubtee shuba shar maleedahay waa qotee qoda qoon maleedahay
@HassanSunni
@HassanSunni 4 года назад
Jifad maxaad geel waraabisay 😂
@jifad881
@jifad881 4 года назад
Haa waxbadan 7 sano ilaa 32 ayaan jeel jire ahaa
@liishuu4
@liishuu4 3 года назад
qeybta 2aad Dhuusamareeb, Galguud
@noordiinshow248
@noordiinshow248 4 года назад
MashAllah,Eebow ubarakey, waxan xasusustey meshan kudhashey o #salagle# ah.
@hubalgeneral7791
@hubalgeneral7791 3 года назад
👌
@queenbintiahmed136
@queenbintiahmed136 3 года назад
Salagle hoyadey ban kamaqlay ❤️
@sucadoahmed9262
@sucadoahmed9262 3 года назад
@@queenbintiahmed136 waaw reer salagle aan islanahy miyaa
@nastiinnuur2746
@nastiinnuur2746 2 года назад
mansha alha
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Год назад
❤❤❤
@abdiwalimohamed700
@abdiwalimohamed700 3 года назад
Muuqaalkaan meesha lagaduubay waalayaqaane we soobandhig haddaad runsheegaysid qaabdhaqameedka looshubo hoolaha qaas ahaan geeela
@mohamedyusuf3421
@mohamedyusuf3421 3 года назад
Meesha uu geela sharafta iyo qiimaha goonida ah ka leeyahay waa gedo. Waa dhulkii geesiga iyo garmaamooyinka maxaan geel ku daajiye
@rad4189
@rad4189 4 года назад
Ilaahoow fahansii soomaali wanaaga geela
@deqoabdullahi5817
@deqoabdullahi5817 4 года назад
Masha allah
@osmanb8446
@osmanb8446 3 года назад
Waa 28-30 baac. Runtii waa ceel dheer
@aqoonraadis135
@aqoonraadis135 4 года назад
Ani xitaa geel jira waan ahaaan jiray
@maxamedibraahimcusmaan376
@maxamedibraahimcusmaan376 4 года назад
Maa shaa alaah
@maxamedibraahimcusmaan376
@maxamedibraahimcusmaan376 4 года назад
Waa labartaa gela hestisa
@ShiineC.Naasir-zt5em
@ShiineC.Naasir-zt5em Год назад
Maxan shubay geel anoo kawarabinaya lasacanod iyo garsle gaxandhale
@moonlifeglobalcompany5727
@moonlifeglobalcompany5727 3 года назад
waaw my dhiga gulesta halki aan ki dhashay
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 года назад
2010 ayaa aniga oo ah caruur yar oo reer baadiya ah nin yar ah cml ayaa meel . Baadiya ah oo gada makid ah oo. Funuji . La dhaha ayaa aniga oo baadi raadinaya ayaa soo maray wlhi niman saan cml u hessaya wali oo xaada ku is taagi ayaa daaway ragan cml hadan. Waxan ahay singale ma guur san lkn ilaah ayaa fiqiir nimadiii iyo siliciii iga saaray waxan ahay han tiile . Jooga. Dalka . Canada 🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦 waxan usoo socdaa muqdiaho inaa gur ka ka dhisto lkn 1 tala ayaan ugula jeeda plzz ee qof walba haka quusan rajadada iyo hor usocd kaaga wayo aduunka qof walba asaga oo qaawan ayuuu djashay lkn sida dadka . Qaar u fahman igama ahaan . Faan ee saas u fahma alle qof walba raja diisa ha u siyaadiya asc
@abdullemahdi4504
@abdullemahdi4504 4 года назад
Masha Allaah
@xeebaadxeebaad3352
@xeebaadxeebaad3352 4 года назад
Cabdi yuusuf
@isseelmi9384
@isseelmi9384 4 года назад
Jicliyaa goba nimo waa taas ceeyr ma qaataan qabka ku jirana ma maleeynkartid
@apdifitaahdaahiraaden7976
@apdifitaahdaahiraaden7976 3 года назад
Anoo 11 sana jira oo jogo funuji ayaan joogay heestaan caadi looqadayo wlhi ax ilinbaa igu soo istaagtay wlhi ax . Ax ax hada Wayan joogaa muqdiaho 20201 ax
@abdiwaliceeblaawe8603
@abdiwaliceeblaawe8603 Год назад
Waa maxay suuto suuto?
@mohamedabdirahmansaid2724
@mohamedabdirahmansaid2724 4 года назад
M.a dhaqan fcn alle ayaa inagu maneysty
@jomar1509
@jomar1509 3 года назад
ka warama hadii geela waraabiya la dhihi lahaa 6nin oo qurbaha k a tagey ,kkkkkkkkk walee waa layabi lahaa waxa ka yeera ii jooji,aa,gacantay iga gosay iyo walaalaw galaafis ma haysaa
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 3 года назад
walee mariixaan markuu sidaan ahaa jecliyaa toloow sidaan mayahay dhulkii
@boqoradaofficial2209
@boqoradaofficial2209 3 года назад
Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games 💞💞💞
@jeeleabdiqadir3416
@jeeleabdiqadir3416 2 года назад
Mator haloogada ragaas
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 4 года назад
walaalow muuqaalkaan aan ka qaaday 2013 Balli-cad Dhuusamareeb maxaad meel kale ugu magacawday?
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 года назад
buusaar caadi ma ah reer sade jira oo jooga wax dhaqan suuban haysta waa ayaga
@mardhaachennel450
@mardhaachennel450 3 года назад
Wariyaha so tabiyay xita wa rer gedo Axmed cumar salixi ba la yirahda sxb dhaqanki la idinku yaqaney ee wax walbo Ku qabso ayad mesha la timid, isku xisho wll
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 3 года назад
@@mardhaachennel450 laba muuqaal ayaa kuwada jira meeshan oo la isku daray.. qaybta ka bilaabata 1:20 waa Billicad 40 km Dhuusamareeb kaga beegan galbeed... wiilsha ku jira muuqaalkaas hadda intooda badan waa ciidama xooga dalka ee yaysan ku maqlan kkkk....
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 3 года назад
@@mardhaachennel450 original kii halkan kawadaawo sxb been iyo faan ayaa la idku soo koriyay?? Farmaajo ayaa macallin kiinnaa kkk ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qk3D61Enp78.html
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 3 года назад
@@mardhaachennel450 Axmed Cumar saalixi u sheeg waa tuuganimo waxa uu samaynayo
@abdulkadirmirehassan8077
@abdulkadirmirehassan8077 4 года назад
Waryaa Dadka dhaqanka haka xadine u soo daa Codka ay lee yihiin Reer GEDO . Kanna waxaa leh reer Burco iyo Buuhoodle
@maryanigal3349
@maryanigal3349 2 года назад
Salah let iyo ceelwaaq miyaaa waqooyi ku Ayala dhagaysta heestaan mar kaas she ego oo dhr buuhoodley ka timid heesta
@garaadfiican9411
@garaadfiican9411 4 года назад
Afkeenu hodonsana dadkiisuna hiil darnaa
@m.h.dhante8501
@m.h.dhante8501 3 года назад
Xasus wlhi
@boqoradajaceylka3047
@boqoradajaceylka3047 3 года назад
Nolaasa umada somali
@ismailjama178
@ismailjama178 4 года назад
Ceelku dheeraa?
@sakimohamed454
@sakimohamed454 4 года назад
saan waa silic ee matoor qota
@abdirahmanmohamed8427
@abdirahmanmohamed8427 4 года назад
Waan jecelynaahaay
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 4 года назад
Xuquuqda muuqaalka hala ilaaliyo dhaliyaro. waakan original kii ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qk3D61Enp78.html
@maryanigal3300
@maryanigal3300 3 года назад
hadaad dhuuso mareeb ka qaaday soka amaanaya gado ceelwas iyo buusaar beentadaa dhuusamareeb geel ma jooger
@xalaalquutemaqasaaro5287
@xalaalquutemaqasaaro5287 3 года назад
Siinka ceelwaaq iyo dhuusomareeb maxa iska galey waa yaab e dhib male lkn 2daba wa dhul somali
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 3 года назад
@@xalaalquutemaqasaaro5287 Waa hees la saaray miskii kiiyow orniginal kii aan qaaday waa kan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qk3D61Enp78.html war xishooda dhalinyaro
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 3 года назад
@@maryanigal3300 original kii ku baashaa... ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-qk3D61Enp78.html
@filishono451
@filishono451 4 года назад
Kkkk
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 4 года назад
Vidoga iyo codka isma leh waa lugu kor duubay
@mawaladow3090
@mawaladow3090 4 года назад
Healthy lifestyle but why caant use small generator to pump water and save energy
@dominusvobiscum6530
@dominusvobiscum6530 3 года назад
Poor country
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 года назад
It's culture to do like this 🤣🤣 they say it is exercise 😂
Далее
Qaaci;Heesta Geela iyo Cabdalle Sagsaag.
11:08
Просмотров 32 тыс.
Мухочирон эхтиёт бошед!
01:31
Просмотров 117 тыс.
Rag yaryar oo geeljiraa
15:08
Просмотров 858 тыс.
Hida iyogdhaqankb gobolka gedo
38:31
Просмотров 386 тыс.
Gabaygii Abwaan Helaale
28:19
Просмотров 129 тыс.
Hidiyalayow
6:26
Просмотров 94 тыс.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Просмотров 552 тыс.
heesaha Geela oo macaan
1:46
Просмотров 104 тыс.
Мухочирон эхтиёт бошед!
01:31
Просмотров 117 тыс.