Тёмный

Heesaha Xasan Aadan Samatar oo Ali Harare iyo Kawsar ay falanqeynayaan 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 228 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Heesaha Xasan Aadan Samatar oo Ali Harare iyo Kawsar ay falanqeynayaan

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 112   
@superpowerfootballclub7849
@superpowerfootballclub7849 Год назад
Aabaha fanka soomaaliyeed Xasan Aadan Samatar . Fanaanka ugu saamahnta iyo mugawayn fanka soomaalida .
@mohameddubed217
@mohameddubed217 Год назад
Man that is the best one I love Hassan samatar
@fardowsoyasiin2146
@fardowsoyasiin2146 Год назад
Walhi ad ban ugu faraxsanahay cali iyo kawsar guur barwaqo
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
Heesta. Sida hogosha roobka. Iyo wiliba 4 tii hees ee ugu horeysay ee xasan qaado, Waxaa sameeyay erayada & laxankaba Aun abwaan m.c.nidaamiye.
@sanweyne100
@sanweyne100 Год назад
Heesta Haradigeed Erayadii abwaan Maxamed Nuur Shareeco Laxankii C/karin Faarax Jiir Allah u wada naxariisto labadooda.
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so Год назад
Sangub lahaa adeer haradigeed Waa meeshoow ku dhashay
@sanweyne100
@sanweyne100 Год назад
@@MinatoNamikaze-bn9so Soo wareyso sxb
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 Год назад
​@@MinatoNamikaze-bn9so sangub ayaad la jeclaatay..😂😂 asagoo ku dhashay ayaa abwaano kale heeso ka samayn karaan..
@xamarey8143
@xamarey8143 Год назад
xasan heesihiisa dhaliyaradii wakhtigaa joogtey iyo waayeelkuba wey jelaayeen heeshiisana 3jeer ayeey musikadu isbadashaaa
@mohamedahmed4602
@mohamedahmed4602 Год назад
Shankaroon axmed sagal iyo mahomed ali kaarye Allaha u naxariisto
@Gla277
@Gla277 Год назад
Caliyow harodigeed eithiopia maaha ee dhulka somaalida waliba dhul daarood
@salaadmaxamedwardheere8166
@salaadmaxamedwardheere8166 Месяц назад
haradigeed waxaa sameyay abwaan maxamad nuur shareeco laxankana xasan aadan
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 5 месяцев назад
Awey heesihii afkamaayga abwaan sahal macalin ciise ali haraare cunruriyada iska dhaaf
@mohamedahmed4602
@mohamedahmed4602 Год назад
Waa xasan ganeey Labada heesood
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 11 месяцев назад
Waaaaaaw caliyoow waad la dhigtay
@abwaanmidnimo3202
@abwaanmidnimo3202 Год назад
Sxb caloow arkaqooliyoo ma ahan eraygu Ee waxa weeye har baqoolayaa har oo ah xiliga qoraxdu cirka kala barto Iyo baqool oo ah socod dheer wuxuuna qoobayaa gabadhii uu jeclaa HOGO AN ROOB LAHAYNBAAN AR BAQOOLAYAAYOO HAADAAMO QODANBAAN KA DHEX HEESAYAAYOO JACAYL AN HARAYNBAA HEERYADA ISAAROO JINI HAATUFKIISAAN HAASAAWIYAAYOO HAYBSHAA JACAYLKIYO HALKA AD KUNOOSHAHAY Erayadii maxamed nuur shareeco Laxankii cabdikariin farax qaarey jiir Codkii boqorkii masraxa x a samatar Marka sidaas ayay oranaysaa heestu mahadsanid
@maguled
@maguled Год назад
Heesta Haradigeed waxaa lahaa baan u malaynayaa Maxamed Nuur Shareeco (A.h.u)
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Год назад
Waa runtaa Idaacada Maxamed Nuur Shareeco Ayaa Lagu sheegi jiray Waxaan ku xasuustaa Ciyaaraha Gobalada Ayaa laga sii deyn jiray Stadium Mugadisho
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so Год назад
Sangub laha meeshoow ku dhashay. Waaye
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Год назад
Fan waa fankii hore murdi miiran bay ahayeen hada waa candarsbaqash qarankii soomali bay lawada dhaceen
@aliomer6490
@aliomer6490 Год назад
Waa. Kala. Laba. Abwaan Heesta. Here.maxamed.cumar Heesta. Kale. Maxamed. Nur. Shareeco
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Год назад
Mansha allah
@Farhaan114
@Farhaan114 Год назад
Erayga Hambalo Micna Ahaan Waa Caleenta Balaaran, 😍
@samewadasamewada
@samewadasamewada 7 месяцев назад
ma macniin karyisaan kelmedaha heesaha waayo waxa iska leh reer woqooyi
@awilapasey4694
@awilapasey4694 Год назад
Kawsar alaw Yaa mar kaliya fuula
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Год назад
Ceeb.
@abdirizakmohamud5864
@abdirizakmohamud5864 Год назад
Kawsar cali xaraare baa iskuqaboojijay heesuu.kuqabtay iyo jacayl
@farhanabdulle1241
@farhanabdulle1241 Год назад
Waxahachie sameeyey maxed nuur (isxilqaan
@farhanabdulle1241
@farhanabdulle1241 Год назад
Waxahachie sameeyey
@farhanabdulle1241
@farhanabdulle1241 Год назад
Maxed nuur
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Год назад
CALIYOOW Heestaa AUN Khadra Daahir Waxaa la. Oran jiray FAAL. CAASHAQ
@mohammeddeeqobsie6986
@mohammeddeeqobsie6986 Год назад
Heesta haradigeed waa mohamed nuur shareeco
@cabdirashiidmaxamuudcadawe252
ASC ASAXABTA TELEFISHINKA
@LiibanJelle
@LiibanJelle Месяц назад
Ethiopië ku taala sawirkan kuleeyahaynaclutalah
@superpowerfootballclub7849
@superpowerfootballclub7849 Год назад
Codka iyo luuqda xasan aadan samatar iyo jiibka macacaan. Waa ninka aay abwaanadu jeclaayeen inaay heesahooda ku aaminaan .
@ahmedissack3302
@ahmedissack3302 Год назад
Heesta. nosodaaya aynu dhagaysanee
@abdigah5364
@abdigah5364 Год назад
Magacyada roobka waxa ka mid " Jirda-gooye "
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Год назад
Sida hogosho roobka wa alifay Allaha u naxariiste abwaan maxamed nuur nadamiye iyo isha baydhabo labaas hees abwaan nadamiye ayaleh
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Год назад
80% heesa xaa xassan aadan xassan guni waa samayeh
@sayidka6911
@sayidka6911 Год назад
Kaariye. heesaha uu u dhiibay, ayaa laba jeer ka badan kuwa x.ganeey.
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore Год назад
Mohamed cali kaariye xageed ku iloowday waa abwaanka heesaha ugu badan u dhiibay xassan aadan
@abiissa4710
@abiissa4710 Год назад
X.A.Samatar wuxuu qaadey heeso badan oo M.C.kaariye AUN sameeyey
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 11 месяцев назад
Hanbal waa Caleenta Geedaha Caleentooda
@suleimanvess
@suleimanvess Год назад
Lulumaha biyaha wada salaan sare Somali American tv
@ahmedabdul2174
@ahmedabdul2174 10 месяцев назад
Heeska haradigeeda waxa samayay Mahamed Nuur shareco laxanka waxa saray Hasan Adan oo ku heesay
@samewadasamewada
@samewadasamewada 7 месяцев назад
hadii laisudeen lahaa labada yada talo ma lalanteen weeye kelmedu
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Год назад
Waana maareeyihii tiyaatarka qaran ka Soomaaliyeed Abwaan mohamed ciisa abdi ganey Boqor heesaha hal muceedka aad baan ooga xumahay dadka Somaliyed in ayna taarikhda aqoonin laba qof oo dhintay heesahoodii isku wareejiyaan waa ayaan darro
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 11 месяцев назад
Hanbal waa caleen ta Geedaha Gaar Ahaan Geedaha waaweeyn caleentooda
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 11 месяцев назад
Qadra iisoo daaya suda ruuxa feel jigan salaad faral usara kacay Iisoo daaya
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 Год назад
Hugun maahee waa huguf
@abdiaweil5188
@abdiaweil5188 Год назад
Heesta haradigeed waxaa sameeyey Maxamed Nuur xasan shareeco
@habiib1
@habiib1 Год назад
Cali walal.eraygu hugun maaha ee waa huguf markaa huguf waa roob aan migaan ahayn balse erayga hugun maaha magac roobeed waxaa loo adeegsadaa sanqadhaha culus
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 Год назад
Wixii deegan ah xasan geney waaye
@cabdirashiidmaxamuudcadawe252
HEESTA HARADIGEED WAXAA CURIYEY MAXAMAD NUUR SHAREECO TANKALENA MAXAMAD CUMAR NADAAMIYE AYAAN JECLAHAY MASE HUBO
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Год назад
Abwan mohamed cisa abdi ganey siraad Ayaama Saciido habooney naftayday Haradigeed inta abwaan kan baa curiyay wuxuuna ku dhashay haradigeed reer dhagaxbuur wuuna ku dhintay Abuja Nigeria iyo heesta aamina
@zakihussein9147
@zakihussein9147 3 месяца назад
Gabadhu baadiye may arag miyaaa ??
@aibrahim9495
@aibrahim9495 5 месяцев назад
Heesta sida hogosha roobkaa waxa curiyey nin katirsanaajiray xooga dalka oo Allah unaxariisto oo lagu magacaabijiray maxamed cumar waa ninkii alifay bardagii kuyiil isha baydhabo
@mohammedh1120
@mohammedh1120 Год назад
Labadan qof ee waaweyn sida ay Af-Soomaaliga uga arradanyihiin ayaan la yaabay
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Год назад
Haddaad adiga ka fiican tahay dee TV soo fariiso aan ku dhegeysanee.
@abiissa4710
@abiissa4710 Год назад
Heesaha X.A.Samatar isma shabahaan inta badan oo abwaano kala duwan ayaa sameeyey ta kale heesihii topka ahaa ee uu qaadey maba soo qaadan sida isha Beydhaba , B/Weyn, Siraadey, Qarad, Dhoof Caashaq iyo Maalmaha iyo xitaa heesihii Mayga sida Hakaba iyo Huburow
@roodaruun8072
@roodaruun8072 Год назад
Haradigeed Abwaan Maxamed Nuur Shareeco
@hassanmohamed-v3x
@hassanmohamed-v3x 5 месяцев назад
Beentaa abwaan dacar baa leh
@rukiyahashi1375
@rukiyahashi1375 Год назад
Midhah waxan umalan laba abwa inay leyihin wayo iyaga kayimid haradiged 1sungub 2 maxamed cali kariye
@abdigah5364
@abdigah5364 Год назад
Aliyow heesta yara sax. Maaha talo ma LAABANTEEN . Waa talo ma LAALANTEEN
@saidali6613
@saidali6613 Год назад
Waad ku mahadsan tahay Cali xaraare sixidda aad saxday heesta uu ku soo galay fanka xasan
@mohamedahmed4602
@mohamedahmed4602 Год назад
Sida hoosha roobka ama hilaac guyoo da ay hobaan bislaatiyo Hobaantu waa miraha Heesaha hirgalay ee xasan adan
@somalirumeeyamaharumaysan7291
@somalirumeeyamaharumaysan7291 10 месяцев назад
waxaan waaba ka daran yihiin
@hiskhalif187
@hiskhalif187 Год назад
Hugun ma aha ee waa huguf waa meel daruur ay heshay haro digeedna waa ma gaaladaydi
@abdihassan4382
@abdihassan4382 6 месяцев назад
Harbaqoolayayo
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 Год назад
Mahan Dhul hugun ku da'ay ee Waa Dhul huguf ku da'ayo hambalo ay ku taalbaa ku haloosiyaayo maskaxtu ay la hadashaa
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm Год назад
Asc talo ma,laallanteene
@mohamed-c9l2z
@mohamed-c9l2z 10 дней назад
Haatuf waxan ugaranaya Baadi Markey kaa dunto ee ad radineyso waxad jeceshay wax un Raadkeeda ama tilmaamo ueg ciid kuushegta. Tusaalhas tilmanta xolagai dumay ueg ee aad radineyso aya la yairiaha haatuf. Wa iska kutikuteen laqurxiyey Qoralka qaldan ee Somalia karali moqda. Suuju Ayaan ayan ahay oo qoralka Somaliga magaranyo
@cabdirisaaqmaxamedaadan9660
Ladnaan kuwaara cali iyo kawsar
@mascuudmaxamuud3158
@mascuudmaxamuud3158 Год назад
Kawsaray ma cali baa kugursaday yuusan kulagursan
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Год назад
Caliyow heesta haradigeed waxa lahaa ahun Maxamed Nuur shareeco oo reer gedo ahaa Tan kale ee "Dad Lurkayga jecel baana " ama IIMA LAABNA bay dadku uyaqaaniin waxa iyadana leh ahun Abwaan Maxamed cali kaariye
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm Год назад
Havaaji heesta
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 Год назад
Maxamed cali kaariye AHU waxaa la oran jirey abwanka jecelka Xasan geney abwanka deeganka Abwan kasta waxba loogu magacaabi jiray sallamullahi bahda soomali amerika TV.
@abdirizakmohamud5864
@abdirizakmohamud5864 Год назад
Cali waa shabel nagood
@ismailyasin3866
@ismailyasin3866 Год назад
Ali harare since you're public figure and exemplary to others you should have an updated biography to know the person that you actually are, so will try to establish one for others to know you better
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 Год назад
Barnaamijkaan kuso marti qaada Qaryan socoto iyo Fadumo Ibrahim oo barnamijkan o kale sameeya
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 Год назад
Heesihii horaa nagu dhegan oo madexeena ka bixi la
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 11 месяцев назад
Tusaalle sida neel barwaaqqaa oo buura dhaa dheer wabi baal marayoow heestaas markaad dha dhamiso waa aarte cad mahad sanidiin
@AliHassan-ju8qn
@AliHassan-ju8qn 11 месяцев назад
Soo daaya hara digeedi
@cabdirisaaqmaxamedaadan9660
Waaw laba caruus kawsar iyo cali
@mohamedgas7067
@mohamedgas7067 Год назад
Hanbal waa caleen
@khadraabdullahi3358
@khadraabdullahi3358 Год назад
Diisha harodigeed
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 месяца назад
Soo falanqee heesta Maalmaha Qallooca oo ah mid mug wayn. Abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune) ayaa tiriyay oo ahaa nin is guhaamay. Mar baan mawjadaha dheer Maaxaa dhexdoodoo Muuqeyga la arkaa Laakiinse aan maqanahay.
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 Год назад
Aad ayaad u mahadsan tihiin
@aqoon-kaabechannel8625
@aqoon-kaabechannel8625 Год назад
Habid maaha sasabid ee waa siin Hadh waa hadh lkn qoolaalin waa markaad meel wax ka eegayso waliba si aad dadka kale iska eegayso.
@hassanaliomar2307
@hassanaliomar2307 Год назад
ASC ALI XARAARE HEESTAA SIDA H0GASH A R00BKA WAXAA ALIFAY AMA LAHAA WAA M0HAMED CUMAR NUUR NADAAMIYE
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 Год назад
Ina adeer caliyooow Ethiopia maaha meesha aay ku taalaa ee waa somali galbeed
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis Год назад
We isla halkii. Laakin wali rajo Somalinimo ayaa kugu jirta wwad fiicantahay.
@fardowsoyasiin2146
@fardowsoyasiin2146 Год назад
Cali hadugursaday ma wax xunba
@ahmedkhalaf3229
@ahmedkhalaf3229 Год назад
Haradigeed waa Bali Biyahu fadhiistaan oo xoolihu ka Cabaan
@suleimansh.adamhererbritis128
Tallo ma laalanteen ( maaha) ma laabateen caliyoow
@abwankadj9383
@abwankadj9383 Год назад
Dhul Uu hurguf ku da ayoo
@abdikadiraliibrahim998
@abdikadiraliibrahim998 Год назад
Micnaha ereyga huguf kuf Ku da ayoo was roobab yaryar roobki waynaa kahor dhulka qaar maray
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Год назад
Heesta daan bari bal kelmadaha page aamina ku jira fasir DUUNYADA OO AH CEEL QABAD DARAN CUNNA KALISHII DOQON SILIC WARAABSHIYO ADOON GEESI DAAFACA MIDNA CEELALYO UDIRAN XOOLAHO DAFSOO YIDHI DAN GASLAHAA WARAABSHE CEEL QABAD DARAN CUNA CEELALYO DANGAASLE
@fardowsoyasiin2146
@fardowsoyasiin2146 Год назад
Kawsar nimanku way kuwashen
@abwankadj9383
@abwankadj9383 Год назад
Hambal ay ku taalbaan......beeshi hara digeed. Hogol San da aynbaan harba quudayaayoo
@maxamednuur649
@maxamednuur649 Год назад
Hanbalo waxa waye caleta ama calemaha waxaa karadisa xarfaha kugu ad kada may mayga ayaad ka heleysa xaqiqdi kabar deksha neriga waa may may ok
@abdirizakmohamud5864
@abdirizakmohamud5864 Год назад
Marku shaqaalaysinayay inuu gacanta ludhiana rabay
@youssoufosman9831
@youssoufosman9831 Год назад
balad wayne
@maxamednuur649
@maxamednuur649 Год назад
Waxaan kajawabayey hanbalo ee xolo madonen
@somalirumeeyamaharumaysan7291
@somalirumeeyamaharumaysan7291 10 месяцев назад
dhul----- uu huguf da'ayoo waaye ..harka qool maahee waa har-baqoolayaayoo ee dadka soo waydiiyo yaa xooolo
Далее
Kaftanka Siyaasada 528 oo aad u xiisa badan
47:40
Просмотров 39 тыс.
Little kitten 💓💜❤️🥰
00:17
Просмотров 18 тыс.
QEYBTA LABAAD HEREER IYO JIBUUTI
31:47
Просмотров 266 тыс.
Qamar cabdullaahi harawo
22:02
Просмотров 61 тыс.