Тёмный

HEESO SHIMAALI AHMED SHIMAALI IYO HOBOLAD REER JABUUTI AH 

SAHAN MEDIA
Подписаться 71 тыс.
Просмотров 301 тыс.
50% 1

HEESAHANI WAA HEESO KU JIRAY FILIMKII XAAJO UGUB FIKRADII ABWAANKA SOOMAALIYEED EE CAANKA AH ABWAAN MAXAMUD ABDULLAHI CIISE SINGUB.

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 года назад
Xasuus. heestaan. Waxan. dawan. Jiray. (204)aniga. oo Joogo. dalkeeygii. hooyo. ee. muqdisho. ❤️❤️🇸🇴. hadane. Waxan. dawaday. (2020). aniga. oo. qurbo. Joog. ah. Alxamdulilah. meeshaan. aan. joogno. Allah ah. nagu. xafido.amiin amiin 🤲🤲
@ciiseducaysane4417
@ciiseducaysane4417 7 лет назад
Waaaaaaaw Heestaan weligay Ma arag Caadi Ma ahan Legend singer Shimaali Ahmed Shimaali and Queen of Djibouti 🇩🇯 well done ✅ Hooyoooooooooy ilahay haku Xafido aakhiro iyo Adduun
@manderayouthcommunity5781
@manderayouthcommunity5781 5 лет назад
I can't stop listening to this music I really admired the way he is praising the woman he must have been a man of wisdom I am grateful towards his creativity well done mr shimali axmad shimali a legend to be remembered
@cabdiyare5447
@cabdiyare5447 4 года назад
I can stop listening to this music I really
@safaphones5320
@safaphones5320 4 года назад
Inta 2020 daawaneysaa like dhac
@amiradiamond891
@amiradiamond891 4 года назад
Heestan waan jecelaa shimaali na waan jeclahay mamoodayn inuu isagu qaado👍😘😘😍
@warsamewaberi3084
@warsamewaberi3084 6 лет назад
Waaaw fannaanadayadii Caasha Bisle qurux badan nooloow iftiinkii fanka jabuuti
@amirahassan263
@amirahassan263 7 лет назад
Fanaanadan magaceegu waa Caysha Bislee waana fannanad caana...
@ajwakhalif8228
@ajwakhalif8228 6 лет назад
She is so beautiful wallahi
@user-tw8dr6dd6n
@user-tw8dr6dd6n 3 года назад
Heestan waxaan dhagesa jitay markan joogi jire waberi 2005 maaantna waxaan dhagesana anoo jooga jiddah 15 sano kabacdi aan dhgesanooya ee waxaan ne dhaha cumriga waa orda eee ehelhina ka farxiya
@waberihassan7867
@waberihassan7867 4 года назад
Machaallah legend shimaali ahmed shimaali iyo fananadii aisha biisle djibouti
@zakariaabdi3288
@zakariaabdi3288 4 года назад
Imisaa jecel heeskan 2020 only me
@masnasaed1429
@masnasaed1429 Месяц назад
Xasuus 2005🎉🎉❤❤❤❤never get old
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад
Hees xusus iguleh 2007 anaa yar jecla
@yuusufnuur2431
@yuusufnuur2431 5 лет назад
Adduun waalaga dhamaan waa la dheelman
@CabdiraxmaanFaaid
@CabdiraxmaanFaaid 6 месяцев назад
Sooceli abaalkii❤❤❤❤❤❤
@mostaphacarloz2387
@mostaphacarloz2387 5 лет назад
2019.....❤🤘
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 6 лет назад
Waan ogahay hooyoyeey in aad wax badan ii sameysay,laakinse aan ku aabal ceelin ama aan ku bixin kareen.Waxaa kaliyaa ee aan ku oroon karo waad ku mahadsan tahay wax badan.
@nuuraxmed6477
@nuuraxmed6477 3 года назад
Ducada ubadi madsanid wey kawyntahay hooyo
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 3 года назад
@@nuuraxmed6477 waxaa runta oo shaki ku ma jiiro inay ka weyntahay mahadsanid,waxaa kaliya oo aan sameyn karo,sida aad soo sheegta wa inaad loo duucayo,hooyo nuura hooyo macan,hadaad nooshahay ilaahay cafimaad wanaagsan iyo cimri dheer ha ku siiyo,haddi kalayna waxaan Eebo ku baryaaya inuu jannidi fardowsa ha ka waraabiyo
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 9 месяцев назад
@@cusleyeciltire1008masha Allah Allah haku sharfo
@maxamedxaaji8301
@maxamedxaaji8301 7 лет назад
best singer
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 6 лет назад
Wan yaraa markan heestan arkay wuxuuna ahaa video gii ugu horeyay somali ah aan arko
@user-fh7px9us5v
@user-fh7px9us5v 8 лет назад
Saas aa gbr loo amaanaa Ama waa leeska Aamusaa Raggow
@muktarmaalim68
@muktarmaalim68 9 лет назад
Cool 247 I Love It
@kayseali8070
@kayseali8070 5 лет назад
Quruxda iyo dhaqanka soomaalidu wakaas hambalyo shimaali and caasha
@CaishoMaxamed-f7g
@CaishoMaxamed-f7g Год назад
❤❤❤
@lovestories3107
@lovestories3107 4 года назад
Alla muxuu qurux lahaa maanta O'Day buu qoday
@hafsahassan7964
@hafsahassan7964 7 лет назад
Waaaw masha allh ish calaaaa amaaan
@shaafiosman5522
@shaafiosman5522 8 лет назад
ilaahow xaqeeda magudi karno
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 года назад
Shimaali AHMED shimaali
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 5 лет назад
Waa erayada abwaan singub
@kafiaadam5329
@kafiaadam5329 3 года назад
Masha alaah
@a.msalim2720
@a.msalim2720 5 лет назад
Shamaali axmed shaamaali fanaan ee umada somaliyeed aad u taaqaan haybad ilaah siiyey abdulqadir shingaani
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 года назад
2007 😭😭😭
@mohamedAhmed-qg9su
@mohamedAhmed-qg9su 9 лет назад
woow sidaa saa gabadhaha loo amanaa oo kor looguqadaa
@asfgadf7370
@asfgadf7370 7 лет назад
waa rer qoryooley
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 2 месяца назад
Aad buu u amaanay❤
@samatarismail1718
@samatarismail1718 4 года назад
Wu amaaney waliba si xad dhafa ducana wuu igu daray woow
@maxamedxaaji8301
@maxamedxaaji8301 7 лет назад
waaaw ish calaa amaan
@xogsidemedia
@xogsidemedia Год назад
24.01.2023 ❤
@xubihaji342
@xubihaji342 4 года назад
Wooow
@bashiirali05
@bashiirali05 9 лет назад
wooooow nice
@igadaarogrogashada6702
@igadaarogrogashada6702 3 года назад
Amaantaan waalaqalday qoftaan waxalasheegayo ma aha
@qaaliabdi1335
@qaaliabdi1335 8 лет назад
Kuleel waaye meesha heesta lagu qadayo
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 лет назад
haa waa magaallada ku laasha bada cas ee jabuuti.
@amiishhasaan6486
@amiishhasaan6486 6 лет назад
Caadi ma ahan
@abdihakiimabdi2061
@abdihakiimabdi2061 4 года назад
eedenta macalinkaaga iyo waalid diidnimada mafiicnee soohagaag adigoo wax dacayaden siaslubeysan hadal dib usoodhalo cimrigaaga haduu raage yeel dhalasho alaah waa kutusay soomali waa ilaahey keesataa mahmaahdas yaakumaah Mackay reer badiyo maah reer magaal
@amiishhasaan6486
@amiishhasaan6486 6 лет назад
Waxaasa amaan heesna tii hore ragna waa kii hore. Dumarna waa kii hore hadalna intas ayuu ku dhanyahay
@cabdikariimcabduqaadir7681
@cabdikariimcabduqaadir7681 5 лет назад
Kac kac hurdada kakac jaceelka ukac
@KaafiyaMaxamed-cn6bl
@KaafiyaMaxamed-cn6bl 4 года назад
Taasaan been ahayn
@najmamohamed7254
@najmamohamed7254 7 лет назад
qaraaami qaraaami
@filsenali8300
@filsenali8300 5 лет назад
Thanks god
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Год назад
Dharka waxa kahoreyay aqal horiga afkisa lasaraa albab malaheen gulgule sida qol iyo barso alsarir qolka ahaa guriga gadashis lama oogo nin nag gursaday minweyntii oo ugashay udbaha mesha eykadulelan dhulka baa kuhuruday iyado madaxa kulajirto saa subaxdi logu yimid sidas qarkeda danbe banankayalo madaxi kulajirto aqalki laga kaxeyay lanaquran saray
@qoorshelstudio7807
@qoorshelstudio7807 7 лет назад
Amaan iga dheh
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Yaa aqbaha udadsho dadka hadana uxisabo hindi kobka shaha kucirirsha cidlo iyo cid kalaron
@mohamedmohamud2906
@mohamedmohamud2906 10 лет назад
waaaaaaaaaaaaw shimali omar shimali ahaa caadi ma ahan hestan
@abdifatax707
@abdifatax707 6 лет назад
shimaali axmad shimaali waaye kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@samatarismail1718
@samatarismail1718 4 года назад
Wu amaaney waliba si xad dhafa ducana wuu igu daray woow
Далее
▼ЮТУБ ВСЁ, Я НА ЗАВОД 🚧⛔
30:49
Просмотров 532 тыс.
Sigma Girl Pizza #funny #memes #comedy
00:14
Просмотров 1,9 млн
Bacon на громкость
00:47
Просмотров 96 тыс.
Ruwayadi Canaad please subscribe isaar
5:44
Просмотров 112 тыс.
Habur burinin wacadka NEW!!!! 2010
8:42
Просмотров 411 тыс.