Тёмный

Heesta: Anna Laanta Ubaxa Ah | Najax Nalka | Xasuusta: Kinsi Xaaji Aadan 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 145 тыс.
50% 1

Executive Producer: Bulshawi Beatz
Director: Daaha Gaas
Musicians:
Keyboard: Bulshawi Beatz
Lead Guitar: Naguib Hashi
Percussion: Bushar Famous
Drums: Abukar Bulo-hubey
Bass Guitar: Abdi Aziz Hashi
Saxophone: Abdale Haji
Camera Operators:
Abdirahman khadar
Fuaad Abdilahi
Abdirahman muse
Maxamed mowliid
Mukhaar dhuux
Israad Mohamed
Drone & Gimbal: Amiin Cj
Sound Engineer: Moha Haybe
Music Record: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Ashour
Program Director: Caafi Abdirahman
Location: Ali Jirde Hotel
Special Thanks:
Abdinajiib Daahir
Faysal Abdikariim
Xamse Gahayr
Agaasime Mohamedamiin Yasiin
Cabdiqaadir Sheekh
Mohamed F. Geelle
Mahad Ibrahim
Production:
ASTAAN MUSIC
2022

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@atkarofficial
@atkarofficial Год назад
*Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ }* ❤️
@mukhtoabdi8861
@mukhtoabdi8861 Год назад
Heestan aad bay umacantay sidaa daraadeed waa fanaanadii lixaad ee Dib uqaada original kinsi xaji aadan alle Haku naxaristo
@libaaxeryade1799
@libaaxeryade1799 Год назад
Ereyada aad inooga fiiriya team astaan, islaan faadumo la yidhaahdo ayaa soo baxdee 😁
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Год назад
Kkkkkk islaantaa faadumo yaryarkii heesaha hore calaalin jirey toos lix dhagaxle ah ayey ku ifisay
@AbdirahmanCali-p7e
@AbdirahmanCali-p7e 10 месяцев назад
WAA ERAYADII ABWAN MAXAMUUD MAXAMED QAAQAA LAXANKII ALAHA UNAXAREESTO USTAAD JIIM SHEEKH MUUMIN LUUQDII ALAHA UNAXAREESTO KINSI XAAJI AADAN AW XUSEEN
@ousleyehkoriyehkieriyeh9258
@ousleyehkoriyehkieriyeh9258 Месяц назад
Mashaa allah waad soo celiseen faankii layfka ahha hambalyo. Misiga piyanaha naaqusa sexsefanka dalaca
@zuldangurxan7674
@zuldangurxan7674 Год назад
waxan dhegeysna Gabdh laandheer ah oo biciide ah horumar wacan inder
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 Год назад
Heestaan waa play back Dadka Fanka Ku xeel dheer Oo dhan Hor gee Aniga Barta Habkan Waana Hab Khayaana Ah Tani Heestan Qaaci Buuxa Oo Toos ah maaha
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Год назад
Caleek caleek yaa burco 👌❤️👌
@strikerbaariga65
@strikerbaariga65 Год назад
Ana Laanta Ubaxa Adaan Kuu Lululayaa Remember I Was In Love With This Song As I Was Schooling
@armaan9990
@armaan9990 Год назад
Ana laanta ubaxa adaan kuu luluaya ⚘️ Erayada waxa sameeyey aabihi gola ka fuulka abwaan maxamed maxamuud qaaqay cafimad taama iyo cimri dheer alla siiyo wuu nool yahay
@ousleyehkoriyehkieriyeh9258
@ousleyehkoriyehkieriyeh9258 Месяц назад
Waa talo mahadsanid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 месяцев назад
SHOW LAYDHA CAASHAQA SHOW LAABTA KU HAYEE LULLIMAHA SIDIISII SHOW LAYDHA RAACDEE ADAA LUMAYA EEGMADA SHOW LIBIN DAN MOODEE LEDI WAA HALDHAAGUBA INTUU LAACU MUUQDEE ANNA LAANTA UBAXA ADAAN KUU LULLULAYAA
@sadaambaqaye2589
@sadaambaqaye2589 Год назад
Najax nalka bulshawi sifican ayu kugu garacay usomahadceli
@abdiyeyibrahim1936
@abdiyeyibrahim1936 Год назад
Masha Allaah Fananadda codkeeda & Xabadkaba ❤️
@apdikaafiahmed2402
@apdikaafiahmed2402 Год назад
Very Good. Song,Style,Voice,Dance and Music
@kamalkhashoggi2374
@kamalkhashoggi2374 Год назад
Axsan yaa cod najax waad keentay astaan musica waa ka dhisteen
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 Год назад
Woow Halkeeda ayay dhigtay najax ✌️
@abduljama7555
@abduljama7555 11 месяцев назад
CIMRU SAHUUR WACUMRU QARAAM WA CUMRUL MUNA QURUXLEEY. WAA SHAN IYO TOBANJIR INDHAHA UROON
@majorsalah7647
@majorsalah7647 Год назад
Heestan waxaa Curiyay midhaheeda Abwaankii waynaa Allah Wayne, AHN Hussein Abdillahi Gujis, 1987 ayay soo baxday, Kooxdii Danan ee ururka dhalinyarada Hargaysa ayaa musiga u tumay , AHN Kinsi Xaaji Adan Aw Hussein, aya qaadday Nagiib ayaa ka mid ahaa kooxdaas.
@armaan9990
@armaan9990 Год назад
Heestan waxa leh aabihi gola ka fuulka maxamed maxamuud qaaqay iska sax saaxibow heesaha kinsi iyo sahra mire 90% qaaqay baa sameeeyey
@majorsalah7647
@majorsalah7647 Год назад
@@armaan9990 Sxb Abwaan Qaaqaay wuxuu ka tirsanaa kooxdii onkod ee ciidanka asluubta somaliyeed, heesa badan oo la yaqaan ayuu sameeyay,hasa ahaatee markay AHN Kinsi waberi hargaysa u soo wareegtay ayay hargaysa ku qaadday, iyadoo markaa ku biirtay Kooxdii Danan Hargaysa, anigu waxaan ka mid ahaa musigistayashii kooxdii xoogga dalka General Daud ee qaybtii 26aad, Waan joogay wakhtigaa ay qaadday sxb
@hargeisawi77
@hargeisawi77 Год назад
Show liita caashaq weeye Hooy var faadumo
@abdisalamsaeed5860
@abdisalamsaeed5860 Год назад
Waa xusuustii sahra dawo halkaa inaga saxa
@farhiyaadow2468
@farhiyaadow2468 Год назад
Ma lahaa heesta kinsi xaji wax
@farhiyaadow2468
@farhiyaadow2468 Год назад
Sahro dawo ayaa lah
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 Год назад
Kinsi x aadan baa leh Sahra dawo second hand kkkkkkk
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Год назад
17:40 30/10/2022 🥺❤
@mansoormd6658
@mansoormd6658 Год назад
Very nice songs 🇮🇳🇮🇳🇸🇦🇸🇦❤
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 Год назад
Bahda Live music ASTAAN aad bey uga shiday dadki canjal la duubay xafladaha dib loogu sii deyn jiree fanki Live ka ah aan warba ka ahayn qiimaha u leeyahay halka ka sii haaya
@BashirAhmed-ne4kk
@BashirAhmed-ne4kk Год назад
kan ba waa play back
@traderessacademy1679
@traderessacademy1679 Год назад
Heestan farxiya fiskaa barteeda dhigtay
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Год назад
haa walahi laguma gaadhayo
@alizianodelbahar594
@alizianodelbahar594 Год назад
Old z Gold
@yacquubcabdi3350
@yacquubcabdi3350 Год назад
Old is gold txz astaab
@khadarcabdi9948
@khadarcabdi9948 Год назад
Very nice song 🎵 somali
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 Год назад
Waxan tabiyaa cabqarigii waynaa ee abdinasir macalin caydiid alle cafimadka haw kordhiyo
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 Год назад
Farxiyo fiska cid heestaan uga cod mcn maleh
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 Год назад
Fiska ba waa copy
@yonisyoxavi5247
@yonisyoxavi5247 Год назад
Hesta original keeda waxa leh sahra dawo maha kinsi haji
@cabdicumar3364
@cabdicumar3364 Год назад
Astana TV heesta cida iska Leh noo sheega fad
@wadaarinofficial
@wadaarinofficial Год назад
Najax nalaka fanka shida
@mawliidmedia9878
@mawliidmedia9878 Год назад
Masha allah
@khadarfiyooreofficial6563
@khadarfiyooreofficial6563 Год назад
Nalka nuurka
@engyasirhazzen1293
@engyasirhazzen1293 Год назад
WAAAAAAAAAAAAAAAAAAW AXYAA SAWT
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
Baraamijkani ma hir galayo waayo camerada ayaa ka xun aaway ragii ahaa khadar waqal iyo caydaruus ismail
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Год назад
Dhashii somaliland ❤
@ahmettcosta4731
@ahmettcosta4731 Год назад
heestan qofaan farxiya fiska aheen ma keeni kare ma faraha looga qaado😂
@bushaarmaxamed5876
@bushaarmaxamed5876 Год назад
Fanaanad buuxda
@wadaarinofficial
@wadaarinofficial Год назад
Walhi waa fanka dadka faro ku tiriska ah
@moh4127
@moh4127 Год назад
Waa xagee meeshani?
@yusutsiciid9135
@yusutsiciid9135 Год назад
Somaliland hargeisa hotel galbis
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Год назад
​@@yusutsiciid9135 ali jirde dheh
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Год назад
fiska laguma gaadho heestan iyo heesaha dib loso qaadaba
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 Год назад
81 %
@maxamadaxmad9529
@maxamadaxmad9529 Год назад
Masiibo ka fadhiiso dadka 😂😅
@samatarmouhoumednour5038
@samatarmouhoumednour5038 Год назад
Please the name of the pianist?
@cawobilan
@cawobilan Месяц назад
Bulshaawi
@KaaliyeShow
@KaaliyeShow Год назад
Kumanaan na gaarsii kuma dhahaayo lkn na soo booqo oo nagu soo biir hadaad soo aragto wax ku anfacaaya
@aidarousali4989
@aidarousali4989 Год назад
waa play back, gaar ahaan heestan marka la eego, Astaan hanaga daayaan khayaanada😡
@tahafarah1611
@tahafarah1611 Год назад
This is just garbage. It’s not Somali music. Trying to play Western music in Somali. It doesn’t work, am afraid.
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 Год назад
What?
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 Год назад
Qadaad weyn oo maankaalja
@xamsexidi
@xamsexidi Год назад
Basharkii adunkan ugu khayrka badnaa waa nabi muhamed scw kusali wll🥰☝ Subscribe noogu cumaamada saxibayal🙏
@xamsexidi
@xamsexidi Год назад
Like nagu dheeri gali
Далее
**Kinsi Xaaji Aden Ahun | Heesta Ana Laanta Ubaxa
7:27
How to Install and Use an Adjustable TV Arm
00:18
Просмотров 1,7 млн
LIFEHACK😳 Rate our backpacks 1-10 😜🔥🎒
00:13
Heesta  Wahad iyo Xaawo Deggan
5:49
Просмотров 949 тыс.
How to Install and Use an Adjustable TV Arm
00:18
Просмотров 1,7 млн