Тёмный

YURUB GEENYO ANA LAANTA UBAXA 2019 BEST SOMALI GLAMOUR AWARDS 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 309 тыс.
50% 1

Copyright@Hawraar Music

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 149   
@musalsalcusub9848
@musalsalcusub9848 4 года назад
Ereyadiii abahey ilahy cimriga ha udheeryo Mohamed mohamoud qaaqey 😘😘😘
@daadamohamed5507
@daadamohamed5507 4 года назад
Wlh dheeh abaa miya mnshllh
@sirdoon1
@sirdoon1 4 года назад
Waan huba inuu qaaqey leeyahay lkn ma adu ku dhaley
@musalsalcusub9848
@musalsalcusub9848 4 года назад
Haa wllo
@mrabdi3813
@mrabdi3813 4 года назад
Waxan arkay gabadhi shacni dhashay ee runti wad isku egtihiin dhaal abwan dhal fanan
@sayidomar7516
@sayidomar7516 4 года назад
Oo wallaal qisada heesta maanad aabo ka waraysan. Anna laanta ubaxaa Adaan kuu lu-luyayaa. Wixii ka siiyay 😁
@abdirahmanahmed3165
@abdirahmanahmed3165 4 года назад
We're group of friends who lived together that singer is the singer we're listen our free time and she deserved a great respect and verified as gifted singer believe in that comment we're talking about songs (Yurub Geenyo you are gifted golden singer. You're the winner of the year believe that Yurub Geenyo we love as a friend and fence about your profile provision believe that .💞💯👌🤩
@capitano5572
@capitano5572 4 года назад
Fanaanad arab ah iyo cod macan Wa heer calami waar liketa ila boob
@naimabarre8370
@naimabarre8370 4 года назад
From Canada reer MUQDISHO hore ayan ahay YURUB Genyo IYO ALL FANAANINTA HARGEYSA AAD BAAN U TAAGERSANAHAY NOOLADA ❤❤
@ahmeddaahirxaaji8134
@ahmeddaahirxaaji8134 4 года назад
Anah from jigjiga🤣🤣🤣 leee
@faduunali6054
@faduunali6054 4 года назад
Reer magaalkaa sidaas uu dhaqan koodu yahau
@dhalfanaanchannel9207
@dhalfanaanchannel9207 4 года назад
yurub maxamed cabdi geenyo illahay codka iyo cafimaadkaba haku barakeeyo wlshy sharafey
@abdiabdaleofficialchannel5131
@abdiabdaleofficialchannel5131 4 года назад
Sowtu raxma magac been been looguma bixin wlhy qarnigan wax la coda ma jiraaan masha allah 🎼🎼🎼
@abdifatahmuseofficial5540
@abdifatahmuseofficial5540 4 года назад
Ax ax ax Sawtu rahma🔊 ㊗️🏆Congratulations YURUB MOHAMED ABDI 🎶🔥🔊💯 Ana laanta ubaxaa adan ku lululayaa 100% way keentay
@weirdo4hgsa668
@weirdo4hgsa668 4 года назад
Heesta waxa iska lahayd fanaanadi qaaliga ahayd ee sahra dawo ALLAH ha ku naxariisto Yurub waa fanaanadaha ugu cod macaan Soomaali
@suldaanm.abdulaahi887
@suldaanm.abdulaahi887 4 года назад
Kinsi Xaaji baa kaga horraysay sahra saaxiib.
@z012y
@z012y 4 года назад
Yurub geenyo (Sawtu Raxma) 🇭🇺👏👏👏
@sayidomar7516
@sayidomar7516 4 года назад
Furinle musica heesta halkeeda ayuu dhigay. Yurub na codka halkeeda ayay dhigtay. 😍 Amazing. 😯
@onlinemedia6693
@onlinemedia6693 4 года назад
Woow Nagiib wadne kaabe inta ila aragtay inuu Noqday Mosishan Like Dhac ku sii
@fatmakursat9250
@fatmakursat9250 4 года назад
Waa fananda qadariina mudaan oo daadka aad uu qadariisa maa dawaan iis weeneyata iyo xumaataa daadka noloowa ınder yuruba maxamed cabdi
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 4 года назад
Hambalyo Hambalyo Yurub Geenyo Sawto Raxma waa gabadha Soomaali Ugu Codka Macaan waan ku jeclahay ❤️ Congratulations 👏👏👏👏👏👏👏👏👏🌹🌷💐🌺⭐️⭐️☀️🌞
@daudmohamed3998
@daudmohamed3998 2 года назад
Amazing voice with yurub Maxamed Cabdi form Djibouti 👍🇩🇯
@Hooda36
@Hooda36 4 года назад
Masha'Allah yurub geenyo sweet voice Queen off the Pop fanaanad qaaliya waxaad na xasusisaa fananitii hore👏❤🌹❤
@najaxbashiir9321
@najaxbashiir9321 4 года назад
💜💜💜
@idontcare6649
@idontcare6649 4 года назад
Yurub Maxamed Cabdi YURUB GEENYO Sowtu Raxma #HARGEISA
@nimcoyaasiin8748
@nimcoyaasiin8748 4 года назад
Sowturaxmo masha allah cod keeda wllhi taagero muxu ayaa u ahya yurub geenyo ❤❤❤
@hibonura9598
@hibonura9598 4 года назад
Walaal masha allah heesaha kuma haboona , yurub fanaanad nagu qaalisan lakin "masha allah" waxa wanagsan iyo wixi khayr ku jiro halo daayo
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 года назад
Yurub Geenyo Sowtu Raxma Cod Macaan Lagu Daa ilayska shida fankan casriga ah Geenyo Khadra daahir dabadeed adiga uun baan dhegaysta
@moustaphamohamedfarah2276
@moustaphamohamedfarah2276 4 года назад
fanaanad iga dheh yurub maxamed cabdi "geenyo" ugaasada fanka somaalida
@awoawil764
@awoawil764 4 года назад
Qalbiga Ayuu dajiyaa codkagu ♥️yurub geenyo alle yacisag ziz💋🥀
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 4 года назад
Magac bilaash uma baxo ayey somalidu tidhaa sawtu raxma yurub maxamed cabdi geenyo
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 4 года назад
Fankii bad nooleysay ayeeyo sweet anaa balan qaadaya inan geenyo brown oo sanku cad yahay taleex joogta hadyad kugu keeno
@hodanadan4686
@hodanadan4686 4 года назад
Fananiinta fananada ugu cod macan waye yurub m.sha a heestan fananada kaliya halkeda dhigtay wa yurub kabax
@yummyhammy7547
@yummyhammy7547 4 года назад
Kinsi xaaji Adan allow naxariis badan ku sii. 🤲🤲🤲🤲 Yurubteyda wale wa top 👏👏👏
@daherdayaax136
@daherdayaax136 4 года назад
Ahlaan yaa Yurub Geenyo Best voice. Horaay uu socoo👌
@marwaanfoosi5191
@marwaanfoosi5191 4 года назад
#Amizing xasuustii kinsi xaaji aadan | Yurub geeyo iron lady
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
@mukhtarmohamedcolhayecilmi4365 3 года назад
Wakhtiigii hore khadra dahiir cige (khadra dhool) ayaan ku haystay oo an u dhag taagi jira oo heesaheedu xagayga so eegi jireen , imiika iyo wakhtiyadan danbana waa yurub Mohamed Abdi sawtul cajiib , wa laba dumar oo an u firsaday oo an lahayn jawi anaay faniinta kale lahyn ama anaan ku arag Ilhy codka iyo cafimafkba ha iidin barakeeyo
@MohamedHassan-gr8zs
@MohamedHassan-gr8zs Год назад
Wlle ma kla dhacaan
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 года назад
adna laanta Ubaxa Ah Adaan kululayaa fadlan inta igadanbeysa like Heyla Dhaafina
@abdullahiramsey5001
@abdullahiramsey5001 4 года назад
Yurub tageero khaasa kuu ahay waana kufarax sanahay qofkii koobad ee like iyo comment kadhiibo inaan noqdo ❤❤🙏
@zamaarailkacaz9448
@zamaarailkacaz9448 3 года назад
Yuruub geenyo Fananadii fananaiinta eryatay
@burxislyrics4100
@burxislyrics4100 2 года назад
Sawto raxma 🎻🎻yurup geenyo🎙️🎙️🙋‍♂️
@adamyounis4449
@adamyounis4449 4 года назад
Geenyo waad nagaga keentay alah ha kaaga kenee🥰
@sayidomar7516
@sayidomar7516 4 года назад
Maxa lagaga keenaya 😁
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425
@abdoulkarimabdoulkarimahme3425 4 года назад
😱😱😋😂😂😂😂
@muboodeko2655
@muboodeko2655 4 года назад
degenaanta codka yaa sawtu rahma 👏🏻👏🏻👏🏻
@mukhtarmahamed3119
@mukhtarmahamed3119 4 года назад
Soomaaliland Hanoolaato Guul iyo Gobanimo 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤
@khaalidcumar2734
@khaalidcumar2734 4 года назад
Kani somaliland ku khafifay ma dhalmujaahidbaa anigu yaabayay comantiga aan akhriyay waa layaabee meesha yurubbaa ka heesaysa
@fatimah25
@fatimah25 4 года назад
Congratulation yurub sawtu Raxma❤😊
@mustafeabdiqadir4058
@mustafeabdiqadir4058 2 года назад
Wow yurub geenyo alle cimiga ha dheero best soon
@drsayana9611
@drsayana9611 4 года назад
Khadara daahirta qarnigan inay tahay yurub yaa ila arkay
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 года назад
Adna Laanta ubaxa🥀 adaan kululayaa😭♥️♥️♥️
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 4 года назад
Hadaad adigoo vidoega daawanaya commentigeyga aqrineyso like iyo subscribe hayla dhaafin wll mcn❤️
@hayatahme3098
@hayatahme3098 4 года назад
xalay wan joogay
@mayzunnurah487
@mayzunnurah487 4 года назад
New zong 💓Zawtu raxma 😜😜😍😋
@zerqeyz4185
@zerqeyz4185 4 года назад
Yurub GeenYoH🇸🇴🖐
@ayaanlemohamed9448
@ayaanlemohamed9448 4 года назад
Sawtu Rahma yurub geenyo boqorada codka 2020
@mohamedshuaibomer999
@mohamedshuaibomer999 4 года назад
Mansha allah wlhu been ugu bixin sowthu raxma yurub geenyo
@khadarfahmi
@khadarfahmi 4 года назад
Yurub caday markii hore in laguu dhibay ahyd❤❤❤❤
@hibofaarax5076
@hibofaarax5076 4 года назад
Ana la,anta ubaxa asaga ululaya ax 😭💔 i miss him
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 года назад
Yurub geenyo
@xasanjiiroowofficialchanne2857
@xasanjiiroowofficialchanne2857 4 года назад
Asc yurba geyo mashalah
@osmanmohamed1537
@osmanmohamed1537 2 года назад
Yurub geenyo ayaaba ku codmacan inta ila aragtay like 👍 ta hayla dhafin
@djabdikani4387
@djabdikani4387 4 года назад
Sawtu Raxma ❤️👸🏻
@Hassanchenal
@Hassanchenal 4 года назад
Sawtu raxama come back ❤️❤️
@abdikaremdalmar299
@abdikaremdalmar299 4 года назад
Yurub sawtu raxma weyi heelkeeday dhigtay heesta
@caamircabdiqaadirawcali9846
@caamircabdiqaadirawcali9846 8 месяцев назад
An amizing figure in songing context. Ina Maxamed Cabdi.
@qaadroberbera143
@qaadroberbera143 4 года назад
yurub boqorada codka go forward
@ApdirahmanApdirizaq
@ApdirahmanApdirizaq Месяц назад
Yaadawanaayo 2024 ✌️🙌🏻
@shakuurmohamuud7167
@shakuurmohamuud7167 4 года назад
Wey iga gadantay heestani
@umalkhyrabdi3664
@umalkhyrabdi3664 4 года назад
Sowtu raxma 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mpabdikadermohamed4623
@mpabdikadermohamed4623 4 года назад
Geenyo waxay ahayd in geenyo shahadad loo siiyo
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 года назад
❤Sowtu raxma ❤ ❤Boqorada codka❤
@jamilanuux465
@jamilanuux465 3 года назад
Yurub geenyo fanaanad aad u cod macaan nolow
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g 8 месяцев назад
Alla lumayee egmada Show Libin dan modaye x2 Show libin dan modaye Ladi waa haldhaaguba Intu laacu muuqde Ana Lanta ubaxa adan ku lulaya x2 🥹💋💗
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 4 года назад
Ana La 'aanta Ubax adaan Kuu lululayaa
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 3 года назад
Xusuus Gaara Sawtu Raxma Codkeedii
@ayuuphabib912
@ayuuphabib912 4 года назад
Geeenyo❤♥️
@raniamuhumed8249
@raniamuhumed8249 4 года назад
Yuruub Genyo 💝🥀
@molididriss4406
@molididriss4406 4 года назад
Wow manshallaha sowtu rahma iska nolow abayo
@saynabxirsi9072
@saynabxirsi9072 4 года назад
Sawtu Rama yurb geeeyo
@RamadanAto-qs9iv
@RamadanAto-qs9iv 8 месяцев назад
Yurub Geenyo Tartan Kuma Jirto cidina Kulama Jirto Wa Hobalada KaliyE manta nool what a tallent?
@ramadaanabshir4833
@ramadaanabshir4833 4 года назад
Wwww waxan ahay qofki ugu horeyay ee dawada like izara azxapta
@abdourahmanabdillahi4294
@abdourahmanabdillahi4294 3 года назад
this voice is amazing wow
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 года назад
Allh #YURUBEEY HEESAHA #KINSI LAYSKUMA DOONTO CID KOOBI GARAYSA LAWAA🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 WLHI SIDAY KINSI X.AASAN UQAADO CID ABID UQAADI DOONTA MA JIRTO
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 года назад
Heestaan nadiiro iyo qaali ladan aa ooga shidan yurub
@jaamacabdi489
@jaamacabdi489 4 года назад
Xaasidnimada halkaa gaadhay adaay kuu xuntahy naftaaday kadeedaysaa
@mohametapdirashiithasan2620
@mohametapdirashiithasan2620 4 года назад
𝘔𝘢𝘯 𝘴𝘩𝘢 𝘢𝘭𝘭𝘢𝘩 𝘺𝘶𝘳𝘶𝘣 𝘨𝘦𝘦𝘯𝘺𝘰 𝘩𝘰𝘳𝘦 𝘶 𝘴𝘰𝘤𝘰
@hibonura9598
@hibonura9598 4 года назад
Walaal masha allah da ha laga daayo heesaha , waxa fiican ee khayr ku jiro aya mashaa allah la yidhah
@fat6h61y3
@fat6h61y3 4 года назад
Inta laanta luxaysa wali like ya man
@ayodee1463
@ayodee1463 4 года назад
First viewer and comment like
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 года назад
Heestan waxaa qaadi jirtay AHUN Kinsi Xaaji Aadan. Waxaa sida ugu wacan u qaadda boqoradda codka qarniga Farxiya Fiska, balse Yurub umay yaraysan ee meel wacan bay dhigtay. Khamiis barakaysan. Boqortooyo
@amiirkachannel2131
@amiirkachannel2131 4 года назад
Inta illa og in heestani kobitahay like saara
@hayatahme3098
@hayatahme3098 4 года назад
zxp anaa joogay meesha live ayay uqaaday
@luulahmed8867
@luulahmed8867 4 года назад
Testament qofkii know habboonay aya mustard luqaynaya Allah aya ugh deeqay vodka MacLean, hollow yurub Mohamed Allah cadowgaada ha man horjoogsado installation
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 4 года назад
Inanta hidaha iyo dhaqanka xidhan ee koonaha bidix xigta heesta siday ila haysato iyo ciyaaryeeda ayaan ka heley wlhi🖐
@mattanahaoffline4827
@mattanahaoffline4827 4 года назад
no Views Ku imin kitaabka Like Buq Siiya
@ayaanmuse5537
@ayaanmuse5537 3 года назад
Show Lida cashaqa show labta kuhayee
@khadarmaxanudaxmed2050
@khadarmaxanudaxmed2050 2 года назад
Xasuuski kinsi xaji adan allow ku naxariiso kinsi codkeeda cid keeni karto ma jirto
@bushraaadam6578
@bushraaadam6578 4 года назад
Wow🥰👸❤
@Osmaanozzy0
@Osmaanozzy0 4 года назад
Heestan boqorada codka farxiya fiska sifican u qaade kuna cod mcn
@khadaradan2856
@khadaradan2856 4 года назад
Kkkkkk magaca heesta waad qaladay
@cristover8552
@cristover8552 2 года назад
Heesta ciyaarta ka daa saa maaha qalad weeye
@hasantimaze9279
@hasantimaze9279 3 года назад
My romantic sawtu raxma
@zeinabali7639
@zeinabali7639 4 года назад
Ana la.aanta ubaxa adaan ku lulayaa
@raaqiyamohamed6852
@raaqiyamohamed6852 4 года назад
Wòooòòw
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 4 года назад
#SawtuL_RaHma 💚💬❤
@warsamekaafimediaproductio8186
@warsamekaafimediaproductio8186 4 года назад
Waa oday halka 2019ka ah 2020 ka dhig hhhh
@Halleyte
@Halleyte 4 года назад
🤣
@JamilaNuux-wm8br
@JamilaNuux-wm8br Год назад
Kuwan leh fiskaa cod machan miyaay waalanyiin yurub cod laguna gaadho iyada iyo khadra silimo noolaada
@abaagaweynpb0493
@abaagaweynpb0493 4 года назад
oo waxan is lahaa yurub geenyo fankii way ka fadhisatay
@maryanahmedmohamed837
@maryanahmedmohamed837 4 года назад
Nadiira kaga cod mcn
@diimakhali451
@diimakhali451 4 года назад
heeestan fiska kaga cod macan waagii horey qaaday
@HanaHanad-wk7yf
@HanaHanad-wk7yf 4 года назад
Nice song
@ayaanilwaad3822
@ayaanilwaad3822 4 года назад
Xasuusti dawo caadi maha yurub geenyo lkn heesta qaali ladan baa kaga cod macaan💘
@axmedxaashi5429
@axmedxaashi5429 4 года назад
Qaali Ladan wxy ku qaadaysa Playback wllo malaha Yurubna waa codkii oo faseexa👍🙏
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 года назад
Yurub Geenyo qaali ladan mayaga isku codba ah yurub codkeedu hablihi waberi ugu codka macaana buu ku xasuusinaya sida magool mandeeq Zahra Ahmed Khadra daahir
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 4 года назад
Cismaan Cabdi Yurub lagama daba hadli karo magac bilaasha kuma baxo Sawtu Raxma⭐️🌹❤️
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 4 года назад
Yurub waa gabadha Soomaali ugu codka macaan qarnigan aan joogno💯❤️🌹
@zackzack9797
@zackzack9797 4 года назад
Kinsi xaaji aadan baa laheyd heestan originally allah ha unaxariste .sahro dawo mar danbe ayeey qaaday
@diimakhali451
@diimakhali451 3 года назад
Farxiya fiska kaga cod macan heestan
@allgoalschampionsleague498
@allgoalschampionsleague498 4 года назад
Heestii sahro dawo ahaa
@NimcoGlam
@NimcoGlam 4 года назад
ASC FADLAN SOO BOOQDA CHANNEL KAYGA WAAD KA MAQSUUDI DOONTAAN XIRFADAYDAYDA KALA DUWAN AAN KUSOO BANDHIGO QURXIN AYU NOOC DHIIRI GALIN TALO IYO TUSAALE WLCC ALL🌹🌹🌹🌹
Далее
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
O’zim bilib ketvotudima😅
01:00
Просмотров 609 тыс.
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Просмотров 1,6 млн
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Просмотров 5 млн