Тёмный

HEESTA CIIDA AUN CODKII MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC " ALLA MAANTA AYAANTA IYO CIIDA WANAAGSAN ILLAAHI.. 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

HEESTA CIIDA AUN CODKII MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC " ALLA MAANTA AYAANTA IYO CIIDA WANAAGSAN ILLAAHI..
HEESTA CIIDA " ALLA MAANTA AYAANTA, IYO CIIDA WANAAGSAN ILLAAHAY INA SIIYEY ISAGAA KU ABAAL LEH...CODKII: AUN MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC...CLASSIC TOP SONG MUSIC
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA SAMEEYEY AUN ABWAAN XUSSEIN AW FARAX DUBAD
CIID WANAAGSAN DHAMAAN
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON

Видеоклипы

Опубликовано:

 

8 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار محمد سليمان تبيع امين يارب العالمين
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
Aamiin Aamiin yaa rab
@lguleed
@lguleed 3 месяца назад
Mide kale maxamed saleebaan oo heestan iyo sidey ku timing idiinka sheekeenaya ayaaba jirta iyo siduu u soo heley ina cabdi shube
@user-eu7wk8mq3z
@user-eu7wk8mq3z 3 месяца назад
Sherah ooffa gailiak.
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 месяца назад
Ciid Mubarak 🎉
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
Ciid Mubaarak
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
عيذ مبارك وكل عام وانتم بخير بمناسبة عيد 🎆
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
SUUGAAN SAFAARI CIIDAL CAAFIYA INSHA ALLAH
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
​@@SOMALIMUSICCULTURE Thankyou bro.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
@@SuugaanSafaari Ciid Mubaarak brother
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 месяца назад
@@SOMALIMUSICCULTURE Ciidal Caafiya Walaal Insha Allaah.🙏
@lguleed
@lguleed 3 месяца назад
Alle hayaay heestan miyaaney aheyn heestii ina cabdi Shubert maalintii xoriyada ey maxamed saleebaabaan meel shishe ka soo qabteen eysi ku yiraahdeen wax ka dheh xuriyadeen soomaali taasi waa yiri
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
Iguuleed Maya ee maaha ee heestan inaad marin habaabisaad ugu tala gashey cida leh iyo macluumaadkeeda waa la wada ogyahay sxb ee dadka ha waalin heestan Aun Xussein Aw farax dubad ayaa sameeyey ina cabi shube shaqo kuma laha heestan. Soo dhig wareysiga aad sheegayso eed leedahay maxamed saleebaan baa ka sheekeeynaya waanan kaa sugayaa wa bilaahi taqfiiq
@Tooxcade
@Tooxcade 3 месяца назад
10 APRIL 2024. CIID MUBARAK. AUN TUBEEC
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 месяца назад
AAMIIN AAMIIN YAA RAB CIID MUBAARAK TOOXYARE
Далее
ELA NÃO ESPERAVA POR ISSO 🥶 ATTITUDE #shorts
00:20
Gufaaco
7:36
Просмотров 178 тыс.
CALOOLYOW | TUBEEC | DUBBAD | LYRICS
6:45
Просмотров 26 тыс.
Heestii Ciida waa maalin
5:23
Просмотров 344 тыс.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
Просмотров 67 млн
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Stray Kids "Stray Kids" Video
3:25
Просмотров 3,1 млн
Stray Kids "MOUNTAINS" Video
3:12
Просмотров 6 млн