Тёмный
SOMALI MUSIC & CULTURE
SOMALI MUSIC & CULTURE
SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться
SOMALI MUSIC AND CULTURE

WAA
HOYGA KAYDKA FANKA IYO SUUGAANTA SOOMAALIYEED. WAA KEYD AMA ARKIV SUUGAAN BADAN OO KALA DUWAN LAGU URURIYEY MUDO DHEER. WAXAA MAREEGTAN WADA TEAM AQOON SARE OO DURUGSAN U LEH FANKA IYO SUUGAANTA IYO AFKA SOOMAALIYEED.
HADII AAD XIISEEYSO FANKA , SUUGAANTA , GABAYADA, CIYAARAHA DHAQANKA & HIDAHA AFKA SOOMAALIGA
Waa mareeg aad ka heli karto heesihii hore kuwii dhexe iyo heesihii danbe


MAREEGTANI KA DHIGO MAREEGTAADII KUNA XIDHNOOW MAR WALBA

LIKE SAAR WAA DHIIRI GALIN 💯✔
SHARE KU SAMEE OO LA WADAAG ASXAABTAADA 👨‍👩‍👦‍👦
SIDA AY INDHAHAAGA 👁‍🗨 IYO DHAGAHAAGU UGU FURAN YIHIIN MUUQAALADA IYO HEESAHA CHANNELKA, GACMAHAAGANA UFUR OO 🔻
SUBSCRIBE Ka TAABO SI AAD U HESHO VIDEO YADA CUSUB EE LA SOO GALINAYO

MAHADSANIDIN
SAYNAB CIGE MAXAMED QARAAMI RIFTOON MUSIC
5:46
9 месяцев назад
Комментарии
@Mahad-me2bg
@Mahad-me2bg 13 часов назад
@AhamedwalishariifIbraahim
@AhamedwalishariifIbraahim День назад
Anigu waanjoogey laakiin tikkii ayaan waayey waansugayey intasoodareerayey gidaarka ayaankalushey hadaak😅😅😅😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AhamedwalishariifIbraahim
@AhamedwalishariifIbraahim День назад
Allaah haunariisto dhamaantood waayo waayo
@NajiibNajiibahmad-ss9sg
@NajiibNajiibahmad-ss9sg День назад
11 July 2024 ban dawanayaa
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 2 дня назад
viking*❤£(,Wcb)2 bullring -3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@MoustaphaSoubaneh
@MoustaphaSoubaneh 2 дня назад
Le problem chez nous a djibsong on donne pas les parole et personnes ne se soucis de nos commentaire et encore moin de ce que on exige
@user-zd1zd6ym1u
@user-zd1zd6ym1u 2 дня назад
Yaa xilwa
@nasra372
@nasra372 2 дня назад
Hibo nuura boqorada codka iyo fankii wadanka allow cimri dheer iyo caafimaad ugu dhameey markasta waan dhageysta codkeda macanaa cabdina allaha unaxaristo❤
@HalimoMed-r8j
@HalimoMed-r8j 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@HalimoMed-r8j
@HalimoMed-r8j 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 дня назад
QatraaayqaranEEy cadayyareey fariidad Shamsoooy cadceed iftiinaay murwodumaroo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 дня назад
Ya,as, Yartaanaa tanaa waa laguu yaqaanE murwodumaroo samsamEey yariiseey lagufarxeeeey ShankaroonEy shahshahlEEy yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 3 дня назад
Absolutely cigaal all his songs are ever green and all the time interesting in his prime he used to rocks amazing also he was king of somali musicians no one was comparable in his prime and he is my favourite of all the time
@MadoobeCade-k6d
@MadoobeCade-k6d 3 дня назад
Alehagunaxarito
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 3 дня назад
Brew
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 дня назад
Qatroosliina cadayyareey lagufarxeeeey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 дня назад
Yartaanaa tanaa Murwodumaroo YariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey Nicmaturabi Nicmaturabi lagufarxeeeey shamsoooy cadceed murwodumaroo Qiimobadan facyaashay troonEey Noocyadeyba Ugu QiimobadanEEy
@Mohamedmobilestore
@Mohamedmobilestore 3 дня назад
Waa wareysii qiimo badan waxaa filayaa qiyaastii 1997 baa la qaaday wareysigaan
@mukhtaarmukhtaaryare
@mukhtaarmukhtaaryare 4 дня назад
2:33
@MarkXasan
@MarkXasan 4 дня назад
Allaha uu naxariisto Magool waxay leedahay codka ugu fiican . Icon somali Music off all time.
@alisaid2008
@alisaid2008 4 дня назад
Mirihii xuseen ow faarax laxankii x.gareyd cadka magool
@mudiali719
@mudiali719 5 дней назад
Allah ya Rahma
@mustafec.maxmuud9740
@mustafec.maxmuud9740 5 дней назад
Waa midhihii iyo ereyadii {Alle ha u naxariistee} hal-abuurkii weynaa Cabdi Cali-weyd
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 дней назад
HEESTAN WAXAA AY KA MID AHEEYD HEESIHII RIWAAYADII " DAB JACEYL KARI WAA" FIKRADII ABWAAN XASSAN XAAJI CABDILLAAHI " XASSAN GANEY" LAXANAKII: AUN AXMED NUUR JAANGO CODKII: AAMIINA CABDILLAAHI XIRSI MUUSIGII KOOXDA WAABERI
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 6 дней назад
viking *❤(wcb)2bull ring ppe24/25 elite(eagle-eyed ) vstv.
@Dhaaymaale-wd5mo
@Dhaaymaale-wd5mo 7 дней назад
Yac dad waa galbadey Alow unaxariiso anaga waan jecleen adna jecloow raboow
@Dhaaymaale-wd5mo
@Dhaaymaale-wd5mo 7 дней назад
Ilahay ha naxariisto khadra lagama xiisa gooyo
@AichaAhmed-li7di
@AichaAhmed-li7di 7 дней назад
Allaha cafimad sare can ku siya Fouad Ahmed dit Ilkacasse
@sharmaarkejiniyoarag8842
@sharmaarkejiniyoarag8842 8 дней назад
❤❤❤❤❤
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 8 дней назад
Mohammed Cumar Huryo
@AdamOsman-gz3df
@AdamOsman-gz3df 8 дней назад
Huryo
@IbrahimMahmoud-xb1cp
@IbrahimMahmoud-xb1cp 8 дней назад
Alle ha u naxariisto aaiin
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 10 дней назад
Wll RIWAAYADA AY HEESTANI KU JIRTO MAGACEED.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 9 дней назад
Waxa ay ku jirteey Ruwaayadii la odhan jirey " Gar Jaceyl Hala Qaado" Abwaan Maxamed Maxamoud Qaaqaay ayaa sameeyey
@RASMIDRAMA
@RASMIDRAMA 10 дней назад
Qalbi guran waa lagu gidlaa.a haduu kan godkayaa yahay mid farxad la jwcel laakiin danayste eddebxin ma godlo
@RASMIDRAMA
@RASMIDRAMA 10 дней назад
Bil sadex waxaa ah nin ku guuray ninkìi been abuur ku daalay
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 10 дней назад
Heestan waxa Dhaweystay Anoo Geel Habeen Ilaalinaya 😅
@AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo
@AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo 10 дней назад
alle ha u naxariisto Abwaan,cabqari, suugaandhaadhi, macalin.af-maal abwaan maxamed xaashi gaariye dhamac nasiib umaan yeelan in aan marna la kulmo balse waxaan ahay dadka aan ka daalin dhegaysiga suugaantiisa waxaan ku tilmaami karaa (QAAMUUSKII SOMAALIDA) Dictionary, alle waxaan uga baryayaa in alle fadligiisa iyo naxariistiisa janada ku geeyo
@AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo
@AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo 10 дней назад
alle ha u naxariisto Abwaan,cabqari, suugaandhaadhi, macalin.af-maal abwaan maxamed xaashi gaariye dhamac nasiib umaan yeelan in aan marna la kulmo balse waxaan ahay dadka aan ka daalin dhegaysiga suugaantiisa waxaan ku tilmaami karaa (QAAMUUSKII SOMAALIDA) Dictionary, alle waxaan uga baryayaa in alle fadligiisa iyo naxariistiisa janada ku geeyo
@AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo
@AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo 10 дней назад
alle ha u naxariisto Abwaan,cabqari, suugaandhaadhi, macalin.af-maal abwaan maxamed xaashi gaariye dhamac nasiib umaan yeelan in aan marna la kulmo balse waxaan ahay dadka aan ka daalin dhegaysiga suugaantiisa waxaan ku tilmaami karaa (QAAMUUSKII SOMAALIDA) Dictionary, alle waxaan uga baryayaa in alle fadligiisa iyo naxariistiisa janada ku geeyo
@Kaligiisduul5
@Kaligiisduul5 10 дней назад
2024 hadaan qoray ayaan radiye xasuus BBC da ayaa so denjirtay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 дней назад
Abwaan Af gudhiyo Cabqari AHUN
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 10 дней назад
Aamiin aamiin yaa rab
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 дней назад
Isbedel dadka yaadhalay wadan jihad wadan miyaa maal iyo ninkisa aragti kadhaxeyso barasho horteda hainicin qofka bari kubaran weydo boqol sano kuma baratid xaglo laaban xolo kumayimadin maheysata madar wax latagtid dariska intad kamasul tahay ubaahneen qayano weenkeda waa dhax ben lug ledahay laba lug maleh
@cilmi833
@cilmi833 11 дней назад
Allow janee
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 10 дней назад
Aamiin aamiin yaa rab
@salahbootaan9041
@salahbootaan9041 11 дней назад
Axya fanaan
@anissahassan9932
@anissahassan9932 11 дней назад
Allayarahma 125 millions vieuws old singer was good 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌺🌹
@hassanmooge8566
@hassanmooge8566 12 дней назад
Jacayl nimuuu kugu toloo Ku taagsaday baan ahee Tageero ma kaa helaa Tilmaan qurux timo haldhaa Tiriig u eeg taan calmaday Hablaha tidcan guudka sare Intay tiro leeyihiin Adaan kugu tamayaaa Miyaan kaaa tagi karaaa Nin weyn si uu u tago sarbeeb baa lagu tusaaa Hadalka waaad igu tidhee Tudhaaal gacal maad I siin Old gold❤❤
@user-lv1yd5js6s
@user-lv1yd5js6s 12 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-cj7hp9dn1w
@user-cj7hp9dn1w 12 дней назад
Haye ❤
@faaisadaahir7407
@faaisadaahir7407 13 дней назад
😊😊😊😊
@Ubaxcabdirxmaan
@Ubaxcabdirxmaan 14 дней назад
Best riwaayad still 2024 jun 28❤😂
@user-dc6yh6bl3r
@user-dc6yh6bl3r 14 дней назад
Reer Magaalow Reerahan Ma Is Tiraahdeen Waa Duligii Daarood OO Doodu Keentay Isku Soo Wada Duuboo Waa Maxay Waa Maxay Dhadhan Raacan Idoor ku Duloobay .Waa Su Aal?.