Тёмный

HEESTA CUSUB EE GALMUDUG ! KOOXDA HIDDO ! OFFICIAL MUSIC VEDIO 2021 

Sharfe Show
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 227 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 222   
@ayannour_112
@ayannour_112 3 года назад
Galmudugey hooy galmudug hadii uu geesi jiro xallane gundhigiisa iyo caydiid gobolkiisiyeey galal aqalkiisa iyo doonyaale gogoshiisiyeey gabadhaha heesana magool galmudugtii ku caan baxdaay golihii isboortigaay❤️From Gabar majeerten
@tanaadali137
@tanaadali137 3 года назад
😍😍😍😍💞
@saraaabdulle3983
@saraaabdulle3983 2 года назад
Thanks xabibti ❤️❤️🙏
@bashiirdayib2664
@bashiirdayib2664 2 года назад
P
@hassankarama6138
@hassankarama6138 Год назад
Thank you sister from galmudug one love 💞❤️💕
@abdirahimdahirmalin6728
@abdirahimdahirmalin6728 Год назад
Gogashii Farah shuuriyiyo gabyaaga rugtiisiiyeey ayaa ka tagtay
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 года назад
Alla maxaa galmudug heeso sharaf leh loo qaaday qaybta nastexa dayax baa ugu shidan noolada fananinteena❤️
@ahmedomar982
@ahmedomar982 3 года назад
Nasteexo Dayax weeyka baxsatay cod iyo miraha qeeybtii ugu shidnayd ayeey ka qadatay
@i.yl7
@i.yl7 2 года назад
Sh.cali samatar laandheere Duduble maxamed camal kuulbeer allah janada ha ka waraabiyo
@soomaalihanoolaato6799
@soomaalihanoolaato6799 3 года назад
Wow heestii ugu shidneed ee galmudug loo qaado another level team hido qaran
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 3 года назад
Maasha allaaah Galmudug Gobolkeygiyow Allow Ku dhowr Galmudug💚💚 💚💚🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@rahmaabdimohamud5289
@rahmaabdimohamud5289 3 года назад
Duduble HG🥰🥰❤💞🙏
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Год назад
Abwaanki abwaanadoo Erayadaada milkiga leh Amaanta Lago xareerayoo Maansadoodo wacantahay Aad baa ugo riyaaqnaa
@sacdiyomohamed2161
@sacdiyomohamed2161 3 года назад
Hg dad aan jeclhy from xawadle
@najmanuur6860
@najmanuur6860 3 года назад
Si kadarna ni jeclnahy dhiiga dhalyo io darisnimo naga badn. 💚💙
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 2 года назад
Galmuudug ma hg ayaa iska leh 13 bolood ayay beel kayihiine
@zalfaomar4990
@zalfaomar4990 2 года назад
@@mohaaalii2631 😂 waxaa laga hadlaa dadkii maamulka dhistay see maaha shacabka
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 2 года назад
@@zalfaomar4990 walal ani hg ayaan ahay lkn ma ahan inlaxaqiro dadka kale ee degaanka naladagan inlaxaqiro oo galmudug hg bis lootiiriyo
@zalfaomar4990
@zalfaomar4990 2 года назад
@@mohaaalii2631 Horta maamulka iyo calanka galmudg ba HG baa dhistay oo leh xaq ayeyna u leeyehin in galmdug la shegaba in hg loo tiiriyo teda kle dadka kalne way nala dagaan lkn maamulka iyo lahanshiyihisa hg baa leh 2006 Ayaga hirgaliyey dadka kalne cidna ma liideyso oo gacal wada dagaa nahay lkn maamulka anagaa leh 🥰❤️✨viva tolkey allaha barakeyo
@abdiaziizabdirahman6192
@abdiaziizabdirahman6192 2 года назад
Shekh cali samater laandhere oo duduble ah maxamed camal ah 😎✅
@epdiraheemrechie8229
@epdiraheemrechie8229 4 месяца назад
Awowe hada wax igu dhanto sheikhas intu jogay
@cabdulaahimaalin6307
@cabdulaahimaalin6307 3 года назад
Wow saas waaye horta waxwalba galmudug baalaga helaa -1-ningeesi ah -2-labo culumada ugu caansan dhulka Somalia -3- gebdhaha ugu quruxda badan fanaaniinta somalida - 4- dadka ugu caansan siyaasiyiinta tusaale xildhibaanada kasoogalo baarlabaanka somalia maahan dadjilicsan - 5-military xeligii maxamad siyaad barre iyaga ayaa ugu horeeya saraakiisha lagaxuso hadii laga hadlo lkn sookoobimakaree noolaada reer galmudug diriska xalaashaa from to hirshabelle waan idin jecelnahay reer galmudug noolaada intii nololo jirto
@kiindaahir666
@kiindaahir666 2 года назад
Galmuduk
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 3 года назад
Ax ax.. allow galmdug iyo HG dhowr❤️❤️❤️ dhulkii xadaarada iyo aqoonta❤️
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 3 года назад
Aaamin
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 2 года назад
Xadarad kadheer kuwaase alle haisku so dumo doqomada ayagu isku xoogbadan
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 2 года назад
Hadey aqon iyo xadarad Leyihiin may isdilin lahayeen xadarad kadheer kuwaas
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 2 года назад
@@mohaaalii2631 yaa is dilaya? Ma niyadaad ka jeclaan laheyd laangaabyo
@mohaaalii2631
@mohaaalii2631 2 года назад
@@dhalboqortooyogm5252 walal waa kuwa malin kaste isdilaya sida cadaawihii markii ay isgarabsan lahayeen mida kalee markaad iledahay laangaab yaad imakaysaa doqonow kkkkkkk
@naturelife8626
@naturelife8626 2 года назад
Hadii uu geesi jiro xalane gundhigiisa iyo ceydiif gobol kiisiyeey galaal aqal kiisa iyo dooyaale gogoshiisiye Gogoshii faarax shuuriyiyo gabyagaa rugtiisiyeey
@nihaalhani1142
@nihaalhani1142 3 года назад
abdullahi cise ceydid xalane galal aqalkisa ayyy
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 3 года назад
Mashallah hees iyo bar galmudugnimo guuriga geesiyada hormar wacaan dadkeyga
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 3 года назад
Si kal iyo laab wlhi ugu uhelay 👍 Galmudug 💚🤍💙
@amuunalpi1263
@amuunalpi1263 3 года назад
Nasteha dayax uso racay viva sacad saciid
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
Galmudug. Wali madaxaa . Furan. Heeso shidan.social.mediaha.Qabsadey Ayey suuqa ku soo daayeen reer Galmudug Guuleysta Dhamaantiin
@nasriin2070
@nasriin2070 3 года назад
🥰🥰💪💪galmuduug 💪💪🥰🥰
@queeen_aisha____________1996
@queeen_aisha____________1996 2 года назад
@@nasriin2070 🦁💙🤍💚✋❣
@MohamedAbdi-wj1wd
@MohamedAbdi-wj1wd 3 года назад
I love this song..galmudug dhulkeygii i love youuu😍😍😍
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 года назад
#WOOOOOWWWW DHALLINTA GALMUDUG WALLEE WAA LIBAAXYO MAANSHAA ALLAAH, ALLIHII II DOORAY INUU IGA DHALSHAY GALMUDUG BAAN MAHIDIYAAGALMUDUG WALIGAA DHISNOOW🌹💐🌹💐🌹💐🌹🥳🥳🥳🥳⭐️🌟💫💯💯💯✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🙌🏾🙌🏾🙌🏾👌🏾👌🏾👌🏾🦁🦁🦁🦁🐯🐯🐯🐯👀👀👀👀🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥳🥳🥳🥳😇😇😇😇😇😍🥰😘😍🥰😘💙🤍💚❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@afrah1736
@afrah1736 Год назад
Aleylaheee ugaas faracade iyo awowgey geedi shadoor waaxey ahaayeen dhaqankii galmudug ragi qarnigii lasoo dhaafay kasoo talshay❤
@fadumoibrahimahmed3006
@fadumoibrahimahmed3006 2 года назад
Gogoshi shiq yusuf direedey galmudug🤍💚💙🥺alaha unaxariisto shiqena😭🤲
@zoviechulie5133
@zoviechulie5133 2 года назад
g. ceydiid gobolkisiye galaal aqalkiisiyee dhashii hg viva dadka galmudug lahaa
@ayancadey349
@ayancadey349 Год назад
Galmudugey hooy galmudug hdii uu geezii jiiro ceydid gobolkisa iyo jaah galmudugnimo🥰🥰🥰🥰❤🙏🙏from Kenya idinka so salamaya dadkgi
@xidig3833
@xidig3833 3 года назад
Waaaw meshaan kudhashay ceelbuur iyo ceelqooxle
@deeqadahir5783
@deeqadahir5783 3 года назад
Ceelbuur dagan ahay my home 💋
@zapnaapea5845
@zapnaapea5845 2 года назад
Galmudug gurigeygiyow Waceyslenimo💙💚💬👑❤
@HA-is5gq
@HA-is5gq 2 года назад
Gayiga awliyada dagtaay gurigii sheikha 🥹🥺 allah unaxariisto shikheeena awoowe mcn
@daauudcalibeey28
@daauudcalibeey28 3 года назад
❤tani hees ka ween ❤Galmudug💖 dhulkeygi hooyo xudun teydibaa 💞ku duugan💗 maasha allaah hanbalyo horay usoco 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💖💖💖💖💗💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
@tanaadali137
@tanaadali137 2 года назад
Run ahaanti hees way way dhaaftay👍
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 2 года назад
Geedi shadoor gobtiisiyey🥰🙏
@farahrahma7572
@farahrahma7572 3 года назад
Awoowehe Farah shuriye Allah unaxriisto
@socialcali2522
@socialcali2522 3 года назад
Heestii abid ugu shidneed ee Galmudug loo qaaday allow dhowro dadkeyga Galmudug 💙🤍💚
@sihaamdaahirali986
@sihaamdaahirali986 2 года назад
Woow😯galmudugteyda hoygayga I love you masha alaah fanaaniin tena qaligah ah mahadsanidin team hobyo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Calanka buluga o xornimada lagu qatey ayado afrika la gumeysto yaa keney aso dhabarka u saran yahey cabdulahi ciise maxamud o ina habred laxmiya la aha jeneral dauud cabdule feynuus ❤❤🇸🇴🌷🌷
@abwaanhilaacofficial960
@abwaanhilaacofficial960 3 года назад
M.A tan hees waadhaaf tay galmudug mey dhiiga 🩸🩸🩸🩸🌹💯💯💯🥰
@meymuundaud99meymun53
@meymuundaud99meymun53 3 года назад
Hees hees dhaftaY yaqee hestii ugu zhidned oo naloo qado yaqee
@mohamedaxmed3619
@mohamedaxmed3619 Год назад
Nasteexo dayax miraha ay qaadaty cajiib iyo codkeedaba❤
@xabiibwadani5791
@xabiibwadani5791 3 года назад
Heestii ugu shidneed galmudug Guulayso galmudug
@amaldahir1391
@amaldahir1391 3 года назад
Hees iyo bar waaye m.a galmudug weenu ku faanaaaa
@maslaxmideyedble2997
@maslaxmideyedble2997 3 года назад
Natexo intan ku sugayey abayo 1one taagere cod mcn wuxu
@zergediver6945
@zergediver6945 3 года назад
Dowladda Galmudug markan qaran madax banaan baanu isku badalnay Guushu na Madaxweyne qoor-qoor baa nagu hogaamiye guul io gobannimo Dowladda Galmudug
@umaymaalimohamuud4856
@umaymaalimohamuud4856 3 года назад
Masha allh gayiga awliyada sh cali samatar iyo sh yusuf fireed❤❤❤
@nasriin2070
@nasriin2070 3 года назад
Alstublieft naxarista culumada
@muniroabdi8921
@muniroabdi8921 2 года назад
Masha alah shikh Ali samatar iyo sheikh yusuf
@lqs-tv2991
@lqs-tv2991 3 года назад
Hees Abwn sameeyey Hoballana qaadeen Hambalyo ree galmudug
@safiyosaafi7829
@safiyosaafi7829 Год назад
Jah galmudug is not easy 🦁🦁
@nimcocabdi1660
@nimcocabdi1660 3 года назад
safiyo maxamed codkeeda cod waa dhaafay mashaa allah
@naftauroonmuuse5277
@naftauroonmuuse5277 3 года назад
Wasaxa waLakeye♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@luckyyh0612
@luckyyh0612 3 года назад
Woww hees waa dhaafty😭😭
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 2 года назад
Nasteexo Dayax wa cajiib qoftaas❤
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz Год назад
Waxan hees way dhaafty 💙❤ Galmadug waam idin taaageersanahy From isaaq
@jeylaanikhaliif940
@jeylaanikhaliif940 3 года назад
Kooxda hiddo hees shiday bay ku soo ban dhigeen hollka midnimo habeyn horay reer galmudug Hambalyo Hambalyo
@myisseartan3618
@myisseartan3618 Год назад
Waa hees Qiiro leh ALLA meeshaa Maxaa Ragg kasooo jeeda
@nimcocabdi1660
@nimcocabdi1660 3 года назад
cajiib saafi qurux iyo heestii galmudug
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 Год назад
Gob IgA dheh dadkeeyga. Love G/ mudug
@nasteexoladan5576
@nasteexoladan5576 3 года назад
Galal aqalkiisiyey😭😭😭
@sahroabdi8747
@sahroabdi8747 3 года назад
galmudug waligaa dhisnoow aamiin
@cubaydhusen4669
@cubaydhusen4669 3 года назад
C.qaasin intee luuga tagay 😭
@nasteexocaydid6710
@nasteexocaydid6710 3 года назад
Galmudug ayaa wada halyay noqotay xuman majirto
@iskufilan8503
@iskufilan8503 2 года назад
Yaa soo koobi kara halyeyadeena xasan adan samatar xataa lguma darin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Inshalah galmudug wexey noqone sida dubey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷
@myisseartan3618
@myisseartan3618 Год назад
Kiimiko maxaa looga tagay ileen waxa u ku jiraa halyeeyadena, Madaxweyne hii ugu horeeyay Galmudug
@hawoabdi4600
@hawoabdi4600 3 года назад
Galmudug dhulkyga sharftabadnay. Illhy noodhaaf galmudug. Sharad leh
@shukriali9113
@shukriali9113 3 года назад
❤❤❤💯💯✌✌❤🕺💃🕺💃🕺💃🕺💃🕺🕺💃🕺🕺😍🤩❤Guul iyo Gobanimo Dowaaladaa hanoolato ee Galmudug!
@naciimaabdisalam1651
@naciimaabdisalam1651 3 года назад
Safiyo maxamed cod dahab qaali
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Viva galmudug ha nolato guul gobnimo inshalah wexey noqoneysa sida dubey waa balan
@daruusmedia9655
@daruusmedia9655 3 года назад
Gayga awliyadu dagtay gurigii sh ali samatar❤️❤️❤️❤️
@cawaaletukad
@cawaaletukad 2 года назад
Dhashii Duduble iyo HG 🩸 Awoowgey Siyaad dhiryadhoobe🩸 Xalane 🩸 Caydiid 🩸 Galaal🩸 Galmudug🩸
@asadmacalin4365
@asadmacalin4365 2 года назад
Galmudug ka dhan amman wayo waa meel ay isuku tagan boqortoyo oo dhan gal mudug my dhiiga ❤️
@moogemooge3836
@moogemooge3836 3 года назад
Maasha allah caadi maahan mmmmm
@nafisosaciid7730
@nafisosaciid7730 2 года назад
Gedi shadoor gurugisiyey❤️
@superzaara2421
@superzaara2421 3 года назад
Gurigii sheekg cali samatr culimada lee fhmesa
@abdiaziizabdirahman6192
@abdiaziizabdirahman6192 2 года назад
Shekha duduble , kuulbeer ilahy ha u naxariisto
@nawalabdullahi9612
@nawalabdullahi9612 3 года назад
Geeesi shadoor I know very well wllhi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Hobolada u hesey galmudug salaan sare ano somalia ka maqan 35 o an rabo inaan xoga saro horumarka galmudug inshalah
@shaaficidiiriye2530
@shaaficidiiriye2530 2 года назад
Yaa salaam! Abwaan Xirsi-dhuux Maxamed Wehliye iyo kooxda Hiddo waxaad reebteen Dhaxal aan lahayn wax lagu cabiro. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@salmocali8368
@salmocali8368 3 года назад
Hees iyo badh allow dhowr galmudug
@muniramanka9899
@muniramanka9899 3 года назад
Wwwww my dhiiga iyo dhux reer galmudug
@Hooyosar12
@Hooyosar12 2 года назад
Woooow masha Allah galmudug Viv
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 3 года назад
Guuul guuul guul galmudug ✅✅✅✅✅✅
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Alaha u naxariisto cabdulaahi ciise jeneral dauud cabdule feynuus waxa kala dhaley labo hoyo o isla dhalatey o kaso jeda galmudug hoyoyinka cabdulahi ciisa janaral dauud cabdule feynuus wexey ku jireen askartii xoreynta konfurta somalia rer galmudug wexey caan ku yihiin waa dad dacada agtoda kuma dhimaneysid somaalina jid ugama tagaan waa wadnaha hawiye
@maslaxmideyedble2997
@maslaxmideyedble2997 3 года назад
Nastexo dayax wlshey codkeda le ku so racay ader xalne iyo dhiri dhobe
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Awowehey waxow ku jirey askarta xoreynta konfur wagii gumeysiga talyaniga waxow no shegey habiinkii cabdulahi ciise keney calanka somaaliya lama jiifan meqa wadan o afrikana ayas cabiid ku jirey muga awowgey waxow no shegey wagaas dumarka galmudug iney ku jireen askarta xoreynta konfur
@iskufilan8503
@iskufilan8503 2 года назад
Aad iyo aad habaryarteey baa ku dhimaty gabadhaha reer galmudug way dagalaman ilahy baa karti iyo adadeyg siiyay
@faraxxusen6863
@faraxxusen6863 3 года назад
Gogosha shiiq Yusuf dired 🥰💉👌
@ridwaanraaxo435
@ridwaanraaxo435 3 года назад
Dir galmudig ma dagtaa?
@myisseartan3618
@myisseartan3618 Год назад
Hah Cabdulahi CIISE kaligiis aya qaatay hal page ala ya cisag
@hodanelmi5891
@hodanelmi5891 2 года назад
galmuduug guuriga geesiyasha dhulkii abtiyashey iyo aderadey
@halimakheyre4344
@halimakheyre4344 3 года назад
Masha allah galmudug ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@miftaaxcabdifaarax8184
@miftaaxcabdifaarax8184 3 года назад
guul galmudug❤️❤️❤️❤️
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 года назад
Caadi ma ahan runtii heestaan
@ayuubahmedatam3369
@ayuubahmedatam3369 2 года назад
Nastexo dayax axzn cod🤗
@bashircali9804
@bashircali9804 3 года назад
Galmudua Guul iyo gobanimo
@nasromohamud2625
@nasromohamud2625 3 года назад
İnta Nasteexa Dayax qaaday iyo şnta Oowliyada iyoCulamada ayaan aad uga helay
@anfacmohamud2432
@anfacmohamud2432 3 года назад
galmudug waliga Dhisnow🥰💯💯💯
@shugrimaxamed4756
@shugrimaxamed4756 3 года назад
M.a wlh hees wadhaftay
@ShukriXaaji-ob1jo
@ShukriXaaji-ob1jo Год назад
Nasteexa dayax 🥰👌
@ahmedcabdi3748
@ahmedcabdi3748 3 года назад
M.a hees shidan galmudugnimo
@nimcocabdi1660
@nimcocabdi1660 3 года назад
safiyo iyo saciid cod lala yaabay tolow ma isqabaan safiyo iyo saciid tiktokeda ayn dhoor jeer ku arkee
@bilejama9356
@bilejama9356 2 года назад
Wow my little sister you best. Nasteexo dayax
@bishaarobilan590
@bishaarobilan590 3 года назад
Dhiga 💪💪💪💪💪💪💪💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚🤍💙💚🥀🌹🥰🥀🌹🥰🥰🥀🌹🥰🥀🌹🌹🥰
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Galmudug waa dhulkii awowehey ayeyadey kaso jedaan ku dharan jireen weligey ma tegin waa balan inaan ka qeyb galo horumarka galmudug on geyo waxan ka bartey yurub 35sano
@ahmedomar982
@ahmedomar982 3 года назад
Af kiina caano geel dhalay lagu qabay Tariiqdu weey qoran tahay ee taaloyin inloo dhiso weeyaan Oqoon yahanka udub dhaxaadka reer Galmudug
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Hambalyo hambalyo hambalyo rer galmudug ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🎂🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 года назад
Galmudug waa hoyga lagu fano
@yasminaragsan4929
@yasminaragsan4929 2 года назад
Galmudug nimo Allah Nagu dilo
@rayaancabdullaahimaxamuud628
@rayaancabdullaahimaxamuud628 3 года назад
Galmudugnimo🥰❤
@khalidtache5515
@khalidtache5515 2 года назад
Ecellent guyz
Далее
Страшная Тайна Светы Кемер !
33:04
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
Просмотров 1,8 млн
BUL AMAR ALLE LAAKIIN 26 October 2024
26:27
Просмотров 2,9 тыс.
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
Просмотров 568 тыс.