Тёмный

Heesta Dhudi iyo Xuseen Xareed 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 194 тыс.
50% 1

Heesta Dhudi iyo Xuseen Xareed
Erayada Cabdi Aadan Badey
Laxanka Cabdi Xasan Dige
Waxa hore u qaaday Cabdi Xasan Dige

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 131   
@mariama78
@mariama78 6 месяцев назад
hees ina adeerta loo qaaday marka dhageysaneysid xa ka mac dhudub io galaadi heesti gabadhi wagardhaced ❤
@asiyafiican7206
@asiyafiican7206 26 дней назад
gabadha loo qaaday waa reer bicidyahan qisada miyaa taqaaan wiilka ereyada sameeyey waa wiil reer bicidyahan ah oo reer xaamud ah
@suuzanmohhmed7032
@suuzanmohhmed7032 6 месяцев назад
Haasoo dhoofo wiilkuye dhakhso iiga gaadhsi oooo ha soo dhaqaaqo waan dhowrayaaye habeen yunsa iga dhixin keygii 😢❤😊3/2/2024
@mohamoudsead8390
@mohamoudsead8390 6 месяцев назад
Waan soo socdaa😂😂
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 года назад
Xuseen nin weyn kabtaada nooma gasho kaliya dad laxan macaan erayo o xikmad leh kuu dhiibo raadso qof kastoo heesa ku dhiiba ku dhaho haka qaadanin ogow heesahaga koowad ayaa sabab u noqdo inaa caan noqoto ama aad noqoto fanan aan la aqoon marka taas ku dadaal hees hit ah ayaan kaa sugeyna
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 2 года назад
Masha allah waa talo aan qof walba laga helin kaliya qof wanagaaga jecel mahane sxb aadaa ula talisay wlhi fanaanku qiimihiisa iyo wanaaga uu bulshadiisa ku yeeshaa waxay ku xiran tahay dhaqankiisa wangsan iyo heeso xigmad iyo murti macaan leh oo lagu daray dhaqan iyo asluub wanagsan waana u rajaynaa asi iyo inta jecel inay hormar ka keenaan fanaanimada ay bulshada ku soo galaayaan
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 года назад
@@mohamedabdi4509 waa sidaas macalin
@idleabdirahman7408
@idleabdirahman7408 4 месяца назад
@@husseinabukar7723 sxb heestaan mirahaada wax khalad ah maleh ee maxaad ku dhalilaysaa ? haddaad wax hayso goobta keen haddii kale edeb ku dhagayso
@abdullahiabbey6175
@abdullahiabbey6175 Месяц назад
Hesta✔️ Fananka✔️ Kuwa musica tumaya ✔️ Top level all 24/07/2024✔️ Aniga oo dageysanaya hata 😂✔️
@bashkaxaaji2322
@bashkaxaaji2322 2 года назад
Hesaha qiimaha dadka ku dhaxleh sidana barteda loo dhigaa ama qarracanka umada kadhafa ❤🌹🙏
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 года назад
Xuseen Xareed - Hibo Faneed ayaad leedahay sxb Hargeisa tag si aad fankaaga u hormariso sababtoo ah Dad fanka jecel muqdisho ma joogaan
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Год назад
@Abdiwali Abdullahi Laandheere Caan nimo iyo Fan dhisid waa kala duwan yihiin ? Muqdisho Studio faneed iyo Abwaano wax kula hagaajinaya majiraan Ismaaciil Aarka soo reer muqdisho maaha muxuu Hargeisa fankiisa ugusoo dhistay
@AhmedAliIsse
@AhmedAliIsse 5 месяцев назад
​@@wiilkaReerCigallehjjjjk😊😊😊m88😊😊😊😅..mll😊hu
@HolaFarh
@HolaFarh 2 года назад
Xasuus Cabdi Hassan. Dige. Hees iyo. Bar. Fanaanka. Da.da yar. Talent ah
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 2 года назад
Maaha SADDEX QAYB × Waxa weeye SADDEX QAYD Waa dharkii dadkeenii hore xidhan jireen intii aanay wershadaha dharka sameeyaa soo bixin
@mohameddictionary1971
@mohameddictionary1971 2 года назад
af yaqaan
@abdirahmanahmed2547
@abdirahmanahmed2547 2 года назад
@@mohameddictionary1971 mahadsanid walaalka Xarafka aan sixi karayno waa inaan saxnaa si afkeenu u tooso
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 2 года назад
Yarka codkisa iyo akshanku bixinayo wa cajiib hadana odayasha musiga tumaya wlhi waka naxay ilahay khatuma wanagsan haku dilo anaga iyo iyagaba
@cigeoch23
@cigeoch23 Год назад
Bal Eeg Hees tan bongaaha ayaa miisaman Heesta kale bong aha ayaa dhabqiyey big salaam macalimou
@hodanfoodhussein7107
@hodanfoodhussein7107 2 года назад
dhamaantood waa top laakiin ninka okiyaalaha wata geedaha yaryar ee koombada camala tumaya iyo fanaankaba waxkale ❤
@abshircarab18
@abshircarab18 Год назад
Hhhhhh geedahas yar yar waxaala dhahaa durbaan
@shineali4660
@shineali4660 Год назад
We Love you 5ta Somaliyed From galadi iyo dhaqayabor Masha allh yarku cod bu leyahay fananki qadi jiray hestan codkisi wu kenay Cabdi jenaan inu aha bn jeclahay
@labamiire
@labamiire Год назад
Cabdi Xassan Dige. Heesta jeenanna isagaa qaaday.
@shineali4660
@shineali4660 Год назад
@@labamiire haaa gartay sxb
@adanabdullahi8680
@adanabdullahi8680 2 года назад
Erayadii Abwaan Cabdi Aadan Badeey. Codkii Cabdi X. Dige iyo dib u cusboonaysiintii Xuseen Xareed.
@MrLooyaan
@MrLooyaan Год назад
فن راقي وصوت اروع من رايع ،،،، حفظك الله الاسطوره حسين حريد
@alfananzoverahmed856
@alfananzoverahmed856 2 года назад
Waad ku raaxaysatey bro xuseen xareed keep moving👑🙏🙋‍♂️
@ahmedcaashaq
@ahmedcaashaq 2 года назад
Fanankega marna wllky mahd sanid zover ahmed
@alfananzoverahmed856
@alfananzoverahmed856 2 года назад
@@ahmedcaashaq mahad buuxda bro👑🙏
@CabdiCasiiscanole
@CabdiCasiiscanole 3 месяца назад
Heestaan waxaa ku raaxeestay fanaankii la haay waa cabdi xasan dige hadaa runta taabto wax yar waaa isku dayey fanaankaan
@MowliidMaxamuud-qn4ym
@MowliidMaxamuud-qn4ym 3 месяца назад
ma sha allha zxp qali
@mursalhadhiye3734
@mursalhadhiye3734 2 года назад
Wey wey Abdi Xassan dige heestii dhaqayaboor halkeeduu dhigay xussen
@suldaanhanad7097
@suldaanhanad7097 2 года назад
You are more one nice music
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 года назад
Maansha Allah WAA wiil yar Oo Hadana Hibo gamers leh IYO degenaan Wlh barteedii ayuu ag dhigay
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 года назад
wll dad mahaysto u duceey wll dalkan dadkiisa in ay laabtoodo bur cad isku mariyo hadda haddii dawlad jri lahayd mushaharkiisa bannaana buu ahaan lahaaaa
@xasanmaxamad4429
@xasanmaxamad4429 2 года назад
Axsan fanaan wlhi guuleeyso my brather and keep going
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq Месяц назад
Axyaa hees❤
@adandhux2260
@adandhux2260 2 года назад
Waaaw! Ugu danbayn cabdi xassan dige ooo yar ayaa markale gadaal usobaxay
@user-ln9cw2br4b
@user-ln9cw2br4b 11 месяцев назад
Wow waaa hees qaaaliya jawi rooban qolkayga hurdada jifaaa hargysa jooga
@mahdimo6276
@mahdimo6276 2 года назад
Axsan fanaan wye yarkaan 🥰
@sharmajr11
@sharmajr11 2 года назад
Waaa isku day wanaagzn keep going sxb
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Kooxdan Astaan fanaan walba Heesta uu geyo ayey garanayaan. Ku socda 🕺
@nasiribrahim3372
@nasiribrahim3372 2 года назад
Waa xidig🌟 Soo muuqda mashlh
@abdikadar2
@abdikadar2 Месяц назад
Kaliya hal qalad unbaa ku jirro erayadda inay ka saxaan ayay ahayd, Saddex Qayd waaye, ma ahan Saddex Qayb. Inta kale waa sax, Cidkana waa Dige oo barteeda ayuu dhigay.
@abdihakimelmi6921
@abdihakimelmi6921 2 года назад
Xasuustii adeerkay abdi Hassan Dige.
@fatumoahmed3325
@fatumoahmed3325 Год назад
Yu aha re bicidyhnba😂
@Gabdh_tuulo
@Gabdh_tuulo Год назад
​@@fatumoahmed3325 gbdh bicid yahan iyo nin lelkase ku socota heesta
@abdihakimelmi6921
@abdihakimelmi6921 Год назад
@@fatumoahmed3325 qabiilka maa isdka dhaaftaan
@hassaniidow5222
@hassaniidow5222 2 года назад
Msha allaaah horay usoco huseen sxp
@najiibhassan
@najiibhassan 2 года назад
Dhudib Dollo❤️🙌
@abdiadan8930
@abdiadan8930 2 года назад
Mashaa allah dhulkii reet abtigay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Hees xusid mudan. Old is gold.
@NimanAhmedAbeye
@NimanAhmedAbeye 2 месяца назад
Heestani waa farshaxan caadiya fanka in sidaa loo nooleeyo aadban uso dhawaynayaa.
@a.btubechannel1447
@a.btubechannel1447 2 года назад
Maansha Allah aadbuu ugu cod dhowyahay dige
@fatxinuura9964
@fatxinuura9964 Год назад
Waaan dhawarayaye habyn yaysan iga dhixin
@shugribaryaremohamud450
@shugribaryaremohamud450 2 года назад
M,a alfanaan xuseen
@RooblesJourney
@RooblesJourney 2 года назад
Waa wax kale 👌👏👌
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 2 года назад
Opopp barteeduu dhigay💯🔥🔥
@mohamedfarahhussen669
@mohamedfarahhussen669 2 года назад
SADDEX QAYB MAAHA WAA SADDEX QAYD QAYD WAA DHARKII BARIGII HORE LA XIRANJIRAY
@abdurahmandahir1962
@abdurahmandahir1962 Год назад
Laftaydu melan u qadan wayay ❤
@AbdirisakORoble
@AbdirisakORoble Год назад
ASTAAN TV waxay mudanyihiin, in lagu wareejiyo Wakaalada hiddaha iyo dhaqanka dalka sida tiyaatarka ookale, waaxay dib usoo nooleeyaan heesihii cajiibka ahaa, fanaaniin qarsoonaana waaso saareen. Mahadsanidin
@Abdirhaman9
@Abdirhaman9 2 года назад
Waa cod macan yahay Kan yari
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 5 месяцев назад
Of waa fanaan dhaba
@cabdikhadarmaxamedcilmi8380
Only gabar biciidyahana♥️ iga danbeeyow SaaS u ogoow👏
@ismailabdiwahab2386
@ismailabdiwahab2386 Год назад
Maamo malyuun miya 😂😂😂
@yasin7517
@yasin7517 2 года назад
Dhudi wa gabadh MJ abtiyaday boqortoyo
@apdaladiaz639
@apdaladiaz639 2 года назад
waliba rer bicidyahan❤️
@fittboi390
@fittboi390 2 года назад
War waaba yaabanaa heesta ma adinkaa dalete gareeyey sidaan saakay oo dhan u dhageysanaayey ayaan galabta ka waayey RU-vid ka waa fiicantihiin haddii aad soo celiseen Yarkaan waa cajiib wali ma arkin isaga kohor qof fanka ku cusub oo sidaan ugu raaxeysan kara ilaalinta laxanka
@Nyctophile.3
@Nyctophile.3 2 года назад
Cajiib incredible voice. 👏
@MushtaaqBintucaatey
@MushtaaqBintucaatey 11 месяцев назад
Hees waa dhaafaty tan.❤😢
@abdinurfarah1560
@abdinurfarah1560 2 года назад
HEESTII Cabdi Xasan Dige kkkkkk waa keenay yarku
@husseinmohamedosman4420
@husseinmohamedosman4420 2 года назад
War ninkaan waa fanaan banaankisa yaalo
@libanmuqtar3031
@libanmuqtar3031 2 года назад
M.a horay u soco
@timocade7124
@timocade7124 Год назад
Astaan kooxda garaacaysa muusiga fananka ool waa mahadsan yahiiin
@nimcabile2981
@nimcabile2981 Год назад
Dhaqayabooreey gurigaygiiyeey
@xasancumar3032
@xasancumar3032 Год назад
axsan fanan xusan wan kusida sxb
@mowliidhajjijabriilmowliid4886
Ereyga dhudi ma magac dumar baa walaalayaal?
@MohamedBashirAhmed
@MohamedBashirAhmed Месяц назад
haa
@saidhussein9037
@saidhussein9037 2 года назад
Y'salaam caleek caleek, yaa igu caawin karra meelaan kalla xirriiro Hoobalka waxaan udhiibi lahaa heeso dhaxal gal ah. Mahadsanidiin,
@ahmedomar1355
@ahmedomar1355 2 года назад
Cumar seerbiya kala xirir
@wallkj8569
@wallkj8569 2 года назад
Ani cimaamdada maheesto legnw keel going
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng 9 месяцев назад
Maasha allaah waayo waayo
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 2 года назад
Hees dabacsan #Qandac xagayga🖤🙏
@cagomaalmccagomaalmc6606
@cagomaalmccagomaalmc6606 2 года назад
Fankii wuu noolyahy intay ragan misicku jiran dhaqale uunba loo bahanyhy iyo fanaka iyo musishankuba hagar baxan
@mohamedjama6237
@mohamedjama6237 2 года назад
Fanaan kaaa
@user-en2jl6dh8d
@user-en2jl6dh8d 2 года назад
Axsan cod weeye
@anbiyohussein4506
@anbiyohussein4506 2 года назад
Cabdi xasan dige oo mesha tagan
@abdillahimahad
@abdillahimahad Год назад
Bonjour
@abdulkadirmohamoud4281
@abdulkadirmohamoud4281 2 года назад
Axsan sood
@mohamedmohamud9133
@mohamedmohamud9133 Год назад
Catoosh iyo socdaal gacan qabata please meel fican ayey is kenen? hadii kale waa xanaqaa 😮
@suldamahmed1040
@suldamahmed1040 2 года назад
waxkale cajiib hesta
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 Месяц назад
👍👍👍
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 2 года назад
Wax kale❤
@muhyadinhashimi4896
@muhyadinhashimi4896 2 года назад
EESH CIYAASAK.... WAAYO WAAYO IYO CODSAN
@hassanabdikariim502
@hassanabdikariim502 Год назад
Yaasalaam
@moh4gmoh440
@moh4gmoh440 2 года назад
Cajiiib
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 2 года назад
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 года назад
waaaaaaaaw👍🙏
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 2 года назад
Waa sedex Qeyd ma ahan sedex Qeyb. Halkaa ku noqo
@JAMHAD10
@JAMHAD10 2 года назад
Dhudub iyo Galaadi waa xaggee oo dhulka soomaaliyeed kaga yaalaan walaalayaal?
@mohadiriye1783
@mohadiriye1783 2 года назад
Gobolka Doolo Galbeedka Somalia
@lilabdaaz2965
@lilabdaaz2965 2 года назад
Somali galbeed
@gabadhareerhoowd5799
@gabadhareerhoowd5799 2 года назад
Soomaali galbeed, gobolka wardheer agteeda, reerbicidyahan iyo mareexana daga deegaankaas ama kubadan
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 года назад
Waxay ku yaalaan dhulka xuduuda Itoobiya naga haysato
@suldamahmed1040
@suldamahmed1040 2 года назад
waa gobolka wardher dagmooyinka kamidal ah
@fahadkalsonilovejoy8034
@fahadkalsonilovejoy8034 Год назад
Wax kale wye inankan barteda buu dhigay axyaa cod
@mohamedasbaro2357
@mohamedasbaro2357 Год назад
TALENTET SINGER.
@boqoradagalmudug9582
@boqoradagalmudug9582 Год назад
Cxbccxhgvvvvvbxhcpcxf😅
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 2 года назад
legend
@yuusufaliosble2400
@yuusufaliosble2400 2 года назад
Codka waakeenyey yarku
@ubaxsalad8545
@ubaxsalad8545 2 года назад
Qeyd weye erayga
@hodhare961
@hodhare961 2 года назад
Caleegcaleeg 😎😎
@abdiyassin5485
@abdiyassin5485 Год назад
Hhhh
@wll__________qeys463
@wll__________qeys463 2 года назад
Silver star 💫✌️
@sadaqcabdiaxmed5713
@sadaqcabdiaxmed5713 2 года назад
Waaw
@mohamednoor6574
@mohamednoor6574 2 года назад
100%
@saabirel-mohamedey5547
@saabirel-mohamedey5547 2 года назад
Asc Marka Hore Tvga Ee #Astaan iyo Walaaladey kle wan idin slamay wllhi Wllo Arday ban ahay barta jamcad extension jigjiga wll 150$ lacgta qalin jabinta leyga raba plz wll In bdn garab dad wan wydistay wali cid garab isiso wan wayay wll Qalin jabintana wa leyga rebay please icaawiya Wllalahey Muslimiinta ahoow
@acmpro5735
@acmpro5735 2 года назад
Illhy u arima sheego wllo waa kuso ducaynaya اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن وأعوذ بك من العجز والكسل وأعوذ بك من الجبن والبخل وأعوذ بك من غلبةالدّين و قهر الرجال Ducada akhriso
@farhanBM
@farhanBM 2 года назад
Marka muscianku madaxa ruxo ayaad garanaysaa in heesaagu halkeedii dhigay!!
@idleabdirahman7408
@idleabdirahman7408 Год назад
Waxay aniga ilatahay in uga fiican yahay ninkii horay u khaaday waa aniga fahan kayga
@abdirahimshireabdi7073
@abdirahimshireabdi7073 Год назад
M....a
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 2 года назад
salaan iga gaarsiiya wiilkani cidda taqaanna
@hassanabdi4603
@hassanabdi4603 2 года назад
Hhhhh nin kaan 2yr ago fanan hesa qada ayuu ahaa hada maxa nagala gadaa hada ayuu soo baxay 🤣🤣🤣
@hodhare961
@hodhare961 2 года назад
Anagu maanu maqal hada ka hor. Waana wiil cod fiicane soo dhawee uun ☺️
@ridwanabdullahi3189
@ridwanabdullahi3189 2 года назад
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@abukarwarsame2727
@abukarwarsame2727 Год назад
👌
Далее
Heesta I Bixi -  Xuseen Xareed
7:24
Просмотров 69 тыс.
IT'S MY LIFE + WATER  #drumcover
00:14
Просмотров 15 млн
LEGEND CABDI XASAN  (DIGE) HEESTII DHUDI
9:36
Просмотров 43 тыс.
Heesta Buulaburde iyo Xuseen Xareed
8:35
Просмотров 178 тыс.
HEESTA JEENAN CABDI XASAN DIGE
7:08
Просмотров 200 тыс.
Xuseen Xareed - Heesta - Dhudi - Astaan Music 2022
7:05