Тёмный

Heesta Hakaba- Xasan Nageyle 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 321 тыс.
50% 1

Heesta Hakaba- Xasan Nageyle
Erayadii iyo Laxankii Sahal Macallin Ciise
Waxa hore u qaaday Xasan Aadan Samatar

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 329   
@zakiraaso4301
@zakiraaso4301 3 года назад
hadaad xabiibkeen jeceshahay love iisaar SCW SCW SCW SCW
@ahmedabshir9185
@ahmedabshir9185 2 года назад
Scw scw
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Год назад
Xabiibka muxuu ahaa? Ma soomaali baa?
@hewho7993
@hewho7993 3 года назад
War kooxdaan waa amazing runtii especially gabadha sharafta leh ee violinta inoo heeysa .... Top class 👌👌👌
@mohamedkhalifali412
@mohamedkhalifali412 3 года назад
Aaad ayaaan uladhacay kooxda inaba caadi maaahan
@ibrahimmohamed9315
@ibrahimmohamed9315 3 года назад
@@mohamedkhalifali412 Y
@aqoonraac
@aqoonraac 2 года назад
Saas weye kooxda onkod ee ciidanka asluubta somaliyed weye bro
@Dadir11
@Dadir11 9 месяцев назад
Nin weyn ma ooyo Been tahaa ogaaday Ilintey baroorteeda biyo cml u dareertay Ubax baxay sidiisi cudur la'aan koray U udgoon badnaa Lama baal marayo ninki ku beegma ee is yiraahda ka beer ka badbaadeyn Amazing 🎉❤
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 3 года назад
Af Maymay waa Af Soomaali uun.Waxbakuma kala duwana, I from Hargeisa, hadana waan fahmay si wanaagsan.
@khadarmaxamedismacil3266
@khadarmaxamedismacil3266 3 года назад
Naw walahi in aan fahmin, macnaha meeshay kusocoto
@khadarmaxamedismacil3266
@khadarmaxamedismacil3266 3 года назад
Balan buur babiir ilaboday( buubaby) Waa Anoo idhi Kab, geed, qodax, Laf, bisad
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
@@khadarmaxamedismacil3266 saas maaha Baabuur ma ra'aa ay iila buubee Waxay noqonaysaa Baabuur ma racaa ha ila duulee .
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 3 года назад
beenaale ayaad tahey oramadaa ka dhow
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 3 года назад
@@maxamedadan9024 Walaal Af may may waa Soomaali uun meesha X da ah uun bay H ka dhigaan.. yaan la is caayin adoo mahadsan.
@zareensahar8372
@zareensahar8372 3 года назад
I cannot understand the language but I liked the music. The music is just mesmerising. ❤️ love from Pakistan.
@ummaisha876
@ummaisha876 2 года назад
Sis This is Somali song,especially a dialect called May.true nice melody.
@jeylanicador7135
@jeylanicador7135 2 года назад
This is samali Language pro
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 2 года назад
This is the Somali song especially The South west state Somalia's people tongue called Hakaba
@mohamedabdi4
@mohamedabdi4 2 года назад
@zareer SAher pyar ke Ghana hai kehra hai Buddha log rota hai jood samaj Tata mghar abhi MERI anko me ansu ara hai. Pk zindabad
@drjimalehaibejama7257
@drjimalehaibejama7257 2 года назад
This Is Somali Songs Specially Dialect Called May Dialect Thanks Prother
@abdirahmanmuqter6190
@abdirahmanmuqter6190 Год назад
Waa hees cajiib ah waxaasa kasii cajiibsan Gabadha quruxda badan ee qod ka tumaysa Dumarkayno waa kuwa Adduunka ugu quruxda badan Sister respect 🙏
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 3 года назад
Waan qiirooday. Soomaalidu ha noolaato meel kastoy joogtaba. Noolaada dadkeygoow, magiciin ha jiro, cadowgiin ha jabo.
@Haybe75
@Haybe75 2 года назад
Amiin
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 3 года назад
🥰🌹❤️ (hakaba banaanshe )this song is melting my heart it’s never old for me
@kochinesugal3456
@kochinesugal3456 2 года назад
hesstani wa mucjiso markan dhegaysto wan iska OOYA sida ilmayaar oo hoyadi wayay. ma fahmayo afmayga lakin dareen culus ayey xanbarsantahay.Intaan nolahay waxan ilahay kabarya inu dhulkaygi hoyoo somalia nabad iga dhigo oo an kubaashalo oo an tago BUURTA HAKABA. waxan jeclan laha anigo gacanta haysta gabadh reer HAKABA !!!!
@yousufilkacase9030
@yousufilkacase9030 3 года назад
Inkastoo ay adagtahay fahmida erayada heesta ku jira maadama oo erayadu kazoo jeedan lahjada mayga ana reer burco hadana heesta dhegeysigeeda aadbaan u jeclahay iyo heesaha kale ee af mayga hada waxaan diyaar u ahay barashada afka mayga oo aan geed dheer iyo mid u gaaban u fuuli. Alle ha u naxariisto abwaankii qaaliga ahaa ee sahal macalin ciise.
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 года назад
Mahadsanid walaalo ana ku barayaa diyaar sxb hitaa gabar sifiican kuu bartaa ku siisaneynaa
@yousufilkacase9030
@yousufilkacase9030 3 года назад
@@mowlidabdullahi3916 waad mahadsantahay sxb way ficnaan lahaye inaad ii reebto lanbar ama email aan kaalaasoo xidhiidho
@mfarah07
@mfarah07 Год назад
#Lyrics Lanwiin mu booraa Beeng yaa ogaathee Ilintey baroodshe Biyi haang dareerte Fiidley bateey bushu laang kortey Isgow bathang yaa Lang baal marow ki birimee maa Mi badbaathiya Hakaba banaanshee buurtoo Ki taaly balankaani hayteey Baabuur mi raaha ey iila buuwee Page ka labaad Bogley yarantiis Baraar eybi sheegnee Ily hiroodky buuhoo Bushumoo li yaabi Beentey ma eh Bedenshee deeyoo Nuurshe bilaa Lang baal maraw Ki birimee ma bedbaathiya Hakaba banaanshee Buurtoo ki taaly Balankaani Hayti Baabur mi raaha ey iila buuwee.
@BisbisBisao
@BisbisBisao Год назад
❤❤❤
@fadxijano9364
@fadxijano9364 11 месяцев назад
Maxaa tidhi inaad u qorta bay ahayd
@harambaal
@harambaal 7 месяцев назад
Waxaad ka booday "banoothaa" oo la socota betka hakaba banaanshee (×2) buurtoo ki taaly (banoothaa), balang keyng ahaathe ...
@abdulahiali6847
@abdulahiali6847 2 года назад
Hakaba banaashey Xusuustii xasan aadan samatar cimri dheer iyo cfmd ayaan u rajeynaa Xasan nageyle halkeedii ayuu dhigay 💯👏👏
@DhowDhul
@DhowDhul 5 месяцев назад
one love reeer buur hakaba from baydhaba 😢❤
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 года назад
*Lan wiin ma booraaw* = Nin weyn ma barooro *Beenaa ogaadee* = Been tahay ogaadee *Ilinteey baroorshee* = Ilinteyda baroorteeda *Biya haan dareertee* =Biyo ahaan u dareertee Waayo waayo.
@xuseenqoobleex6344
@xuseenqoobleex6344 Год назад
Noo dhamaystir walaal
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 7 месяцев назад
Soo dhamaystir zxp heeska oo dhan hadaad awoodo
@fnw8688
@fnw8688 4 месяца назад
Wa af Somali lee qof kaste Somali wa fahama wa laahjad ka miid ah afka Somaliga
@shankarofficial7796
@shankarofficial7796 3 года назад
Hestii xasan adan samatar uu qaaday ahaa run ahaantii lahjadaan ma aqaan oi micneheda hesta ma aqaan balse xasan adan meshu dhigy cid dhigaysa inu jiro ma umaleynayo xasan adan samatar run ahaanti majiri waqti xadirkan fanaan aan lasimo alfanaan xasan baashi
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln 3 года назад
Mirihii abwaan Sahal macallin ciise allah u naxariisto iyo music iyo codka xasan adan
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 3 года назад
This Song Is Melting my Heart It's Never Old For Me...✍
@hakeemyusuf3
@hakeemyusuf3 3 года назад
Amazing singing. Somali Music what else can I say. Other than it's good for mental health when some of us are so far away from the motherland.
@fansoormusichd9462
@fansoormusichd9462 3 года назад
Heeskan oo kamid ahaa sil silad jacayl dhab ah, waxaa hal abuuray isla markaana ku ladhay laxanka aad tacajabayso ... abwaankii mu'alifkii cabqarigii heesaha Mayga iyo Maxaa tirigaba loo daba fadhiisan jiray ... Sahal Macal Ciise ... Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo .... daimond Soomaali mar soo maray buu ahaa
@MatheyMalagow
@MatheyMalagow Год назад
As I am the native of the language, I approve the voice, music, energy etc. but his sign language are of the chart.
@xusenshariif1591
@xusenshariif1591 18 дней назад
❤ astaan waxaan kacodsaneynaa inay xasan nageyle markale noo keento
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 3 года назад
Ain't this all about nostalgia back to early 80s Xamar cadeey
@ibracosmetics
@ibracosmetics Год назад
Mi city HAKABO🇦🇿🙏
@mohamedqadarcadde7445
@mohamedqadarcadde7445 3 года назад
Wwww HAKBA axlaaa heees aan dhageesto Rer buur hakabo sinsalaame👋
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 3 года назад
"Nin weyn ma ooyo ma been ogaadey. Ilmadii indhaheyga dareertaa biyo oo kale u qobatay."....
@hamdi9313
@hamdi9313 2 года назад
Anigaba sido kale, inkasto aanan lahjada fahmin
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 года назад
Thank you for translation. Xabad xabad baan ka fahmay
@muxamad8022
@muxamad8022 3 года назад
Afkii reer ayeeydeey waa qurux badan yahay inkastoo aniga aan aad u fahmin In aan bartana waan jeclahay
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 года назад
Lahjad dheh
@muxamad8022
@muxamad8022 2 года назад
@@Qubanaha_Uurdoox may lahjad ma aha maaygu ee waa af oo afsoomaaliga ayaa labo ah waana maay iyo maxaa tiri
@muhiyodinahmed6983
@muhiyodinahmed6983 2 года назад
Heestan wxn kudhagaysan jirey zweden sxbkay oo maymay ah ayaa imicneeyey❤️caadi maha❤️hakaba bananked balanten aheyd xasuus
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 года назад
Cafaa calayk runtii aadbuu u dadaalay Curintii sahal macalin ise AUN Iyo luuqdii libaaxii hassan adan samatar Kooxda mucjisada ah ee qalabka kala duwan Tumaaya Ilaahay gacmaha idinkama gooyo Qofkii aan waxba ka fahmin ereyadan alla u maqan soomaalinimadiisa waxbaa ka dhiman Waxan mahad gaara u celinaayaa astaan group special bro seerbiya
@MohamedMohamed-qk2bs
@MohamedMohamed-qk2bs 2 года назад
Abwaanka heestan leh heeso aan MAY ahayn ayuu alifay waan ku wareeree ma reer waqooyibaa mise reer BAYDHABO.
@ahmedabdikani2844
@ahmedabdikani2844 3 года назад
Woow Hakaba. Hees iyo maaha Astaan tv aad baad ugu mahadsantihiin dadaalka aad galiseen fanka Soomaaliyeed. Taariikhdaa idin xusidoonta.
@allyhaji1902
@allyhaji1902 3 года назад
Inta aan luuqadaan iyo heestan micnaheeda fahamsaneen walee ereyo jaceyl ah ayaa kudhaafey ee musica isaga raaxeyso "Boglee yaraantis Baraarle misheegne hidoorki buuho Bishimoo liyaabi Beentey ne ee Bedenshee deyoo Nuurshe bilaa Lan baal maraaw kibirimee mibedbaadiyaw" Dhexlee yaraanteeda Timaha baraarta leh Suniyaha buuxo Bishimaha layaabey Beenteyda ma ahee Korkeeda baleeg Arageeda waa sida bisha Nin agmarey madhaafaye wuu kuleexana calashan quruxdeeda cajiib ereyadaan Waxaa ereyada iyo muciga lahas abwaan sahal macalin cise waxaana horey uqaade xasan adan 1976
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 года назад
Lahjadan dheh
@AmiraManka
@AmiraManka 8 месяцев назад
Mhdsanid wall ano udhasha ifahamsisay❤
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 года назад
Cajiib ,sida muusiga aay isula heleen iyo sida uu ugu raaxaystay fanaanka waad dareemeysaa in si heersata ah loogu tumay
@ceebla82
@ceebla82 2 года назад
Fiidleey batee bushi la'aan korteee isgow badnaa❤😌🌷
@MCX6244
@MCX6244 2 года назад
Boogley yaraantii Bararey masheegnee Baydka ah hada fahmayso adoo raali ah sida uu uqormayo iyo macnihiisa igu caawi
@MCX6244
@MCX6244 2 года назад
@@ceebla82 Shukran abayo Runtii lahjadaan mayga inaa barto waan jeclaanlahaa lkn waxaana meel aan kubarto Waaa lahjad aad iyo aad umacaan
@ceebla82
@ceebla82 2 года назад
@@MCX6244 haa masha allah
@MCX6244
@MCX6244 2 года назад
@@ceebla82 Inadeero lahjadaan maa iga dhistid
@ceebla82
@ceebla82 2 года назад
@@MCX6244 lahjadan ma aqaani inyar baan ku dhamaa ama sidaada oo kale ayaan ahay
@abdisalammaxamud8970
@abdisalammaxamud8970 3 года назад
Waa hees aad umcaan oo cid waliba jeceshahy waa Austin xasan aadan samtar allah cimriga haw barakeeyo Fanankn xusus bu ina gashay hargeysa 8/9/2021
@abdimajidhassan-cm8se
@abdimajidhassan-cm8se Год назад
M.a xasan xasuustii xasan Aadam samatar ilaahow cimrigiisa udheeraay cimri dheer barakaysan cafimad leh ilaahow sii xasan Aadam samatar ❤🙏❤👍
@cagmadhigeabucayaan7210
@cagmadhigeabucayaan7210 3 года назад
hakaba janaay 💚💚💚💚 Xaruunta wax barashada
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
أغنيه جميله وصوت اجمل ، ذكرتني ايام العزه والشرف ...... حفظك الله الفنان حسن نغيلي
@duaysane8248
@duaysane8248 2 года назад
Afka aan leenahay wax noogu soo qor afka aan aqoon waxbo hanogusoqorin ilbaxnimo miya u maleyse widayow
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Год назад
@@duaysane8248 luuqad caalimi
@NatashasarbiNatashasarbi
@NatashasarbiNatashasarbi 3 года назад
Gabadha somliyed ban arka masha allh
@ismailhji
@ismailhji 3 года назад
Lang wiing ma boooraaw Beenaa ogaadeey Ilengteey boroosthee Biyi haang dareertee Fiitley bateey Bushy laang korteey Isoow baadnaa Lang baal maraaw Ky bery mee Ma badbaadiyaaw Hakaba banangshee. Hakaba banangshee Buurtoo ka taalo banooda Balangkaayni haayeey Baabuur ma raahaa aaa ey iily buubee Eey iily buubee ee Eey iily buubee.
@shafiahmed4218
@shafiahmed4218 3 года назад
Fasirkana noo raaci
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 года назад
Mahadsanid sxb
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 года назад
Lkn soo dhamaystir, mhdsnd
@omermhd985
@omermhd985 3 года назад
Kistoo iyeewaa koo qaldin lakii muustiki iyewaa ki kaalmeyti ariikaan👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🌹🌹🌹
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 года назад
Wllow intaa ii macnee afkan waan jeclahay inaan bartee
@Molone_kid10
@Molone_kid10 3 года назад
Koox u a baabulan sidii barisamaadkii thank you astaan music
@mohamedrashiid7275
@mohamedrashiid7275 2 года назад
Eshcalaa hees inkastoonan fahmeynin midhaha heesta iyadoo af somsli ah thsnks the songer and his teem
@abdisalanali6357
@abdisalanali6357 2 года назад
Boglee yaraantiis baraar eyba sheegne indho hiidur kubuuho bushumo layaabe Axsan hees 👌👌👌👌👌👌👌
@elmazano4690
@elmazano4690 Год назад
Intaas ifahansii bal sxb
@caafimohamed2239
@caafimohamed2239 3 года назад
This is why i am subscribed to you guys Astan Tv Keep it Up 🎩 off For you 👍
@fnw8688
@fnw8688 4 месяца назад
From Beledweyne wa fahamay 💯 Af may may wa laahajda ka miid ah afka Somaliga.
@siraadcali5168
@siraadcali5168 2 года назад
Haakabo banaan shee buurtoo kitaala wwwwwwwww xasuustii xasan adan samatar xasan baashi🙏❤
@hilaalali6583
@hilaalali6583 3 года назад
Maashaa alah barteedii buu dhigey astaanna aad bey umahadsantihiin sida.aad fanka ey usoo nooleyso
@mohamedabdirahmaan847
@mohamedabdirahmaan847 3 года назад
Meaningful song but its makes sense when they have subtitle 😊
@yussufcaed5620
@yussufcaed5620 3 года назад
Brother you commented well but the last part you talked like a foreigner
@musekhadir3888
@musekhadir3888 2 года назад
@@yussufcaed5620 what if im djiboutian 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ronaldkoeman9872
@ronaldkoeman9872 2 года назад
I was looking for this for awhile! Made my day tear up
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 3 года назад
waxa nasiib wacan ah in manta aynu gurayno midhihii u ka tagay abihii umada somaliyed oo ay ugu dambeysay dawladasi fan hana qaday ama meel sare gadha inkasta oo xususihii fankii hore aynu xususuhidii gurayno waa nasiib inkasta oo aynan soo gadhin inta burburkii dababded kacantay heestan waxa laha raga u jacaylku sidaa bas u haleley sahal macalin cise .( cise ganay )a.h.n.xususin ha isku khaldina cise ganay iyo xasan ganay cise ganay waa ninkii laha sirad iyo ilmo dhawr haben jiray oo u labada heesod ba qado xasan adan 11/09/2021
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 года назад
Mid kamida heesaha samatar heesta aan ugu jeclahay anoon af may aqoonin kooxduna caadi maaha
@abdulkadirwalayo1499
@abdulkadirwalayo1499 2 года назад
Heestan waxaa alifay oo laxameeyay AHUN Abwaan Sahal Macallim Ciise bilowgi 70mayadee. Fanaanka Hassan Aden habeenki ugu horeysay heestan wuxu ku soo bandhigay Masraxa Teatro Duna ee ku dhex tiil carwadi hore ee Xamar.
@miskiibrahim5184
@miskiibrahim5184 Год назад
Sheekhaal bu ahaa
@mubarakmaxmednuurfaarax7605
Quruxbadaa hablahaasii,iyo ragaasi alle somali wallahiya
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 Год назад
Thanks Astan, Waxaad Soo nooleyseen Somali music
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 8 месяцев назад
AUN MUALLIF SAHAL MACALLIN CIISE, HAKABA BANAANSHEED HORAY UGU LUQEEYN JIRAY AL FANAAN XASAN AADEN SAMATAR...MEESHEEDI YUU DHIGAY FANAANKANI THANKS.
@mohamednor5867
@mohamednor5867 3 года назад
Absolutly inaba caadi maaha. Haqabtiraha fanka #Qaaci show
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
Waa hees qaaliya runtii.
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 года назад
Cod iyo music macaan, Waa Af macaan oo somali ah
@mustafejirde1150
@mustafejirde1150 3 года назад
xasuugaara ayay igu leeday heestani waxan ku dhegaystay buurta banooda korkeeda 2011kii
@mustafejirde1150
@mustafejirde1150 3 года назад
aniga iyo asxbtaydi mudo laga joogo 10 sano kahor
@mustafejirde1150
@mustafejirde1150 3 года назад
weliba anigoo reer somaliland ah
@mohetkaliilmohamed6177
@mohetkaliilmohamed6177 8 месяцев назад
Absolute amazing song🩶ma love from puntland to besha elay❤
@geesiweyn5873
@geesiweyn5873 3 месяца назад
Barteeda ayey dhigeeen wale thankz astaan tv
@jumbodaahir282
@jumbodaahir282 5 месяцев назад
waaw nice waa fanaan masha alaah❤❤❤❤❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 27 дней назад
Heesta , koxda tumeysa iyo fanaanka waa heer sare .
@qaasimi21
@qaasimi21 3 года назад
Heestan wax badan ayaan ka fahmayaa sida tuduca 1aad oo dhahaya: "NIN WEYN MA ILMEEYO BEEN DHEH ANIGAA OOYAYA MAANTA OO ILINTEYDA SIDA BIYAHA U DAREERTAY....."
@abdallesaidisse1337
@abdallesaidisse1337 3 года назад
Body language fananka ka fahanty 😂😂
@jaabirhussein4766
@jaabirhussein4766 2 года назад
al fanaan xasan nageyle dariskayga xalaasha hor mar wacan bro
@bashirmahamud5874
@bashirmahamud5874 3 года назад
Wow koox Daan inaba caadi maaha aad baan uga helay 1❤️ gabadha dhexuarta tumaysa wow
@movigmoally9168
@movigmoally9168 3 года назад
heesaha legend xasan aadan tan aa ugu jclhy inkastoo aanan fahmeenin af maayga
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 года назад
Anaa ku fahansiinaaya walaalo diyaar
@Ibpace
@Ibpace 3 года назад
مبدع العجوز ماشاء الله 😴❤️
@bilaneyali33
@bilaneyali33 3 года назад
Hakaba ❤️
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 года назад
Waa kukaa! Hees iga dheh!
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
WELL DONE!!! WAXADSE SHAN XIDIGOD KU HELI LEYDEEN ADINKO DEREES DHAQAMEDKI BEYDHABO JANAY LAGU YIQIN KUSO DHAQANTAGA!!! RAGA IYO DUMURKANA KALA SOCONYIN!!👂🦻👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад
ASTAAN TV 📺. shaqo dawlad.laga rabey. Ayaad dusha u ridateen.mahadsanidiin.Ayaan idin leeyahay. Fanka. Waad soo nooleyseen.
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 года назад
Walaahi waa Runtaa 💯
@nuurkanuurka2856
@nuurkanuurka2856 2 года назад
lahjadeyda 🥰
@cabdiraxmaan75
@cabdiraxmaan75 3 года назад
waxan hambalyo aan lasoo kobi karin udiray kooxdan oo mujisay khibrad aan caadi ahayn waxan leeyay wixii wax isla haya halkaa ha tagaan
@cabdallahyusufahmad814
@cabdallahyusufahmad814 2 года назад
Waa xusuus iyo waayo waayo. Xasan baashi. Waaaaaw ani yaa kiila buubee
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 3 года назад
It’s really amazing performance good job looking forward more songs thank you so much
@saabirbosschannel5024
@saabirbosschannel5024 Год назад
Amazing 🤩 hakaba wow hees jirto ❤️
@crisaaqxuseen160
@crisaaqxuseen160 2 года назад
Amazing thanks from buur,hakaba
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 года назад
Guul astaan tv 📺 miilkiilaha wa ina aderkey 👍💚👍
@m.dabdikadir6270
@m.dabdikadir6270 Год назад
astan congrat the way u organised the party and renewd the song thanks
@axmedceergaabo2039
@axmedceergaabo2039 Год назад
Nin wayni ma booyo Inay beentaab ogaaday Ilmadayda buruudkeeda Biyoo kale u qubataa May may Ereyadii: Sahal Macallin
@abdirahmanabdillahiatteyeh6862
@abdirahmanabdillahiatteyeh6862 3 года назад
Meilleur chanteur 100%100 certifié félicitations
@sayedachrafe4513
@sayedachrafe4513 11 месяцев назад
La chanson hassan adne samatar
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 3 года назад
fiicnaan lahayda aniga wada fahmaya iyo sidan u jeclahay heestan sxbyaal iga caawiya turjumaada heesta
@abdiqadiribrahimbulle8407
@abdiqadiribrahimbulle8407 3 года назад
Waxaa yari sxbb : Nin weyn ma ooyo been in ay tahay ayaan ogadey ilanteyda biyo cml ayaa u socdaan nin agmaraayo hakabo ama buur waa ku leexanayaa .
@abdiqadiribrahimbulle8407
@abdiqadiribrahimbulle8407 3 года назад
Abwaanka inta badan waxaa amaaney gabadha quruxdeeda timahadeeda iyo bishamaheeda iyo indhaheeda quruxdeeda ayuu layaabey taasina ma ahan ayuu yari beenteyda ee nuurkada ayaa baxayaa ee mesha iyada ku nooshahahy baabur uma raaco ee yaa ila duulayaa ayuu yari intaas ayaan kaaga soo koobey
@BASHIIRAFRICA-h3t
@BASHIIRAFRICA-h3t 3 месяца назад
Afkeygii hooyo❤❤❤❤❤
@mohamedabdulkadir4085
@mohamedabdulkadir4085 3 года назад
Wwwwww astaan another level
@liimohahussein3910
@liimohahussein3910 3 года назад
Heestan Kama Daalo Hadana Waligey Buurhaba Ma arkin Reer Muqdisho Ahay Balsi Waxey Ugu Horeysa Meelaha Buuqo doono Insha Allah ❤ Hakaba Banaashey Balanteyda Ahii✌😅
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 3 года назад
Kuso dhawaw Hakaba❤️
@kochinesugal3456
@kochinesugal3456 2 года назад
@@mohamedsaraaxa3821 hesstani wa mucjiso markan dhegaysto wan iska OOYA ilmada aya dhabanadayda qoysa mana fahmikaro wayo. ma fahmayo afmayga lakin dareen culus ayey xanbarsantahay.Intaan nolahay waxan ilahay kabarya inu dhulkaygi hoyoo somalia nabad iga dhigo oo an kubaashalo oo an tago BUURTA HAKABA. waxan jeclan laha anigo gacanta haysta gabadh reer HAKABA !!!!
@mohamedsaraaxa3821
@mohamedsaraaxa3821 2 года назад
@@kochinesugal3456 Insha’Allah bro wa kuso dhawayneynaa seedi😂
@kochinesugal3456
@kochinesugal3456 2 года назад
@@mohamedsaraaxa3821 Wad mahadsantahay bro . Machallah gob batihiin reer hakaba is aragwanagsan.
@haka2466
@haka2466 Год назад
Haky dhawayaany.❤
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 года назад
NOO TUSBAXEEYA(TAXA) AkHYAAREY MAGACYADA FANAANINTAN MAHADSANDIIN👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@ayaanlebeeldeeq4598
@ayaanlebeeldeeq4598 3 года назад
Iney wx amaneyso iga dheh l from west somalia
@rayanabdirizak6680
@rayanabdirizak6680 8 месяцев назад
Heestan wa jeclahy lkini micnaheda ma fahmo
@najibwerar6117
@najibwerar6117 3 года назад
Heeskan hooyaday baa iimicnaysay wallee af-maay gu waa wada kalgacal
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 3 года назад
Ereyadii AUN abwaan Sahal Macalin Ciise.
@abdirahiimnaniofficial949
@abdirahiimnaniofficial949 Год назад
Hal gabar oo raxawen ah iiraadiya 😊
@UmarHabib-fn7qr
@UmarHabib-fn7qr Год назад
Love from 🇨🇦
@user-ms7gc7ph3h
@user-ms7gc7ph3h 11 месяцев назад
Aad.iyo.aad
@haibeim7582
@haibeim7582 2 года назад
ASAL weeye inkastoo aanan waxba badan ka fahmin.
@Ibpace
@Ibpace 3 года назад
طرب صح 😴😴🥀🥀
@abdiazizaliwarabeh926
@abdiazizaliwarabeh926 3 года назад
Anuu baabuur ayaan kafahmay & banaanshe iyo balan
@Nasiim_media2024
@Nasiim_media2024 3 года назад
Gabadha aya ku heesta aniga yaa ila mid ah farta taag
@aliimaaliima.3259
@aliimaaliima.3259 7 месяцев назад
Heestan Waalacasriyey waaw
@muudahir7081
@muudahir7081 2 года назад
Xasan adan asaa ka cod macan ninkan waa legend cajiib 🤗🤗
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Год назад
Xasan aadan ma gaaro Xasan aadan oo intaan isku heli lahaa muslim iyo gaalaa yaabi lahayd! Xasan wuxuu qaaday xilli qalabkaan aan la heli karin waana kaban kaliya qaadistiisu!
@muudahir7081
@muudahir7081 Год назад
@@JAMHAD10 macquul wye
@BaarliinQuenbaarlin
@BaarliinQuenbaarlin Год назад
@@JAMHAD10 Beentaa maahan wlhi Hassan inta aw qalabkaas helelahaa waala yaabo lahaa
@alltheway2931
@alltheway2931 3 года назад
Aniga rer Burhakaba ah.allow nabad Warto hakabo ❤️
Далее
Huburo
7:57
Просмотров 39 тыс.
연준 (YEONJUN) ‘GGUM’ Official MV
02:44
Просмотров 6 млн
HAKABA (Maay) || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:06
Heesta Geelaa markuu dararo iyo Cabdiweli Kingeero
8:18
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Просмотров 2,1 млн
Xasan Nageyle - Heesta - Hakaba - Astaan Music 2021
5:35
Baladwayn
11:06
Просмотров 1,1 млн