Тёмный

Heesta u hiiliya Madaxweynaha | Codka Kooxda Hiddo | Ereyada Abwaan Xirsidhuux Maxamed. 

Somali National Television
Подписаться 759 тыс.
Просмотров 53 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

26 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@ahmedafrica7276
@ahmedafrica7276 Месяц назад
Guul MW. Xassan sheekh iyo dalkeena somalia From hargeysa 🇸🇴💔🥺💙
@halimohussien9856
@halimohussien9856 Год назад
Madaxwayna heena wanaagsan waan u hiilineynaa. Madaxwayne Xasan Sheekh noolow weligaa ilaahayna haku xafdo aamiin.👌❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🦁🦁🦁🌹🌹🌹✅✅✅
@ajla4650
@ajla4650 Год назад
Heesaha ma dhageysto laakiin tan waa isoo Jiidataay . Sidii 😢 Ayaa Badanaa Qof arka🇸🇴🇸🇴 OO israacday Ayaa Badanaa. Ayaa Badanaa Qof arkay iyadda oo midowday ayaa badanaa💙💙🇸🇴
@ionsi1
@ionsi1 18 дней назад
Aduunyadu waa iska hawl Habsaame wax muu qabsado Hagarrow wax ma taro Hadaa somali tahay Uhiili danteena guud❤😢
@safiya8016
@safiya8016 Год назад
Mw h sheekh guul iyo gobnima
@ayaanlecadeabdullaahi1754
@ayaanlecadeabdullaahi1754 Год назад
Hadad somali tahay uhiili danteena guud 😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
@sacadiyaahmed-5991
@sacadiyaahmed-5991 Год назад
mahadsanid abwaan xirsi dhuux
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Год назад
Ilahoow u Hiili insha Allaah
@yasminhassan4596
@yasminhassan4596 7 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa ku hiilineynaa Dalxoreeye ❤❤❤❤❤
@ajla4650
@ajla4650 Год назад
Hadey ogaan lahayeen! Milyanka aan heysan wax jaanis ah ay ku dareemaan nolol qurux badan oo ay aduunyada ku kasbadaan. Sida Alla kacabsi iyo barwaaqo. U hiiliya midka aan dibadda soo aadi karin, midka aan wuxu cuno shaqeysan karin iyo mid kaloo badan. Hanoolaato🇸🇴🇸🇴
@abcbc4008
@abcbc4008 Год назад
Asc masha Allah illaahey garabkaaga hagalo Allah ha idiin fududeeyo shaqada aad u heysiin umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah hana siiyo umada somaliyeed Amiin yaa Rabi..cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@ajla4650
@ajla4650 Год назад
👑👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙
@abdisalamzubeyr3933
@abdisalamzubeyr3933 Год назад
Uga hiiliya cadowga Baneysteen daadinta dhiiga shacabka soomaliya oo aan waxaba galabsan✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 Месяц назад
Xasanow hana walin adaa somaliweyn❤ dhexdhigay qabyalad eex dadka dhaman la heshii cawaale🇸🇴❤💪👊 u hiili na hogaami ama iska amus
@sahram9135
@sahram9135 Год назад
Maansha Allah❤
@fartun9944
@fartun9944 Год назад
Madaxweyne xasan sheeq maxamuud waxaa doortey baarlamaanka soomaaliya waxaana lagu doortey 214 cod anagaa u hiilineyno oo dowladnimo rabno madaxweyne xasan sheeq horey u soco mudane madaxweyne cbb sakiin liqa
@ajla4650
@ajla4650 Год назад
✅✅✅✅✅✅✅✅
@DaadirArmySom
@DaadirArmySom 4 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@seydomar923
@seydomar923 4 месяца назад
Hiiliya Soomaaliyeey!!!😢
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 Год назад
Wlhi caadi mahan
@gare12
@gare12 Год назад
madaxweynaha waa in la fuliyaa dhamaan amarada dalka looga saarayo khawaariijta somaliyeey isku hiili maanta...
@Enghillaac
@Enghillaac 5 месяцев назад
Guul iyo gobonimo umadda soomaaliyeed❤ From somaliland
@ajla4650
@ajla4650 Год назад
Viva FEDERAL ka.⛽️⛽️ Coming 🔜 🔜 🥭🥭 🔜🔜☝️☝️☝️
@abbdiibraahim7816
@abbdiibraahim7816 Год назад
Soomaaliya hanoolato billaahi calaykum aan sarakacno
@FaaraxAbuukar-y4b
@FaaraxAbuukar-y4b Месяц назад
Uhiiliya doowladnimada guul soomaaliyax❤❤❤❤❤
@calixaaji-fu4px
@calixaaji-fu4px 4 месяца назад
M.a❤❤❤❤❤
@amirsheikh691
@amirsheikh691 2 месяца назад
Hayaay hayaay somalaay hiiliyo oo isku hiiliyo kooxda hiddo iyo abwaan xirsi dhuux fanka dibbay boorka uga jafeen
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 Год назад
❤️🇸🇴
@mahamudjama4758
@mahamudjama4758 4 месяца назад
Heestan iyo hees kale runtii waa heesaha ciidanka dhiirigeliya, heesta kale waxaa kamida midhaha, soomaalaan ahay, ilaah iyo rasuulkiisa adeecsaniyaa,
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Год назад
Hadaad soomali tahy u hiili danteena guud 🇸🇴
@hanazlife
@hanazlife 3 месяца назад
Somalia ha noolato 🇸🇴
@xafsocumar3838
@xafsocumar3838 Год назад
Inaan u hiilinana hubaal waanoo dantiye
@nabadoonkakhadar7079
@nabadoonkakhadar7079 2 месяца назад
Dalku wa dal lkn farmaja infacaya come back madxweyne farmaajo
@MustafCwahab
@MustafCwahab Месяц назад
Hido wlhi waxan aminsanahy in aysan jirin qof iga jcl❤
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 13 дней назад
Guul dalxureye❤
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 10 дней назад
Dalxureye ❤ guleyso cxd aya kugarabtagan
@MahatkeyMahatkey
@MahatkeyMahatkey 2 дня назад
❤❤❤❤
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 20 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DaadirArmySom
@DaadirArmySom 4 месяца назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedcabdigeesi6048
@maxamedcabdigeesi6048 Год назад
Wallhi waa habiin aanan dhakaysan hees lkn runti tani waay itaabatay
@abdirashidkahiyehassan5786
@abdirashidkahiyehassan5786 8 месяцев назад
Dan guul hdii si dhab looga shaqeeya cadaalada sareyso illaahey ayaaba na ilaaliya
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Год назад
🌿💚🍃🌿💚🍃🌿💚🍃🌿💚🍃✅✅✅
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Год назад
Madaxweynaheena waa halyey somaali alle usoo diray
@cabdiwiish3531
@cabdiwiish3531 Год назад
Lomahiiloyoqacinwadani anxishon
@duqbilow
@duqbilow 8 дней назад
tV 📺 ga salbeen kkkkkkkk
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Год назад
hiiliya musuq maasuqa marka aad musuqmaasuq heeso u samaysato waa iska noocan
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 13 дней назад
Hoyada mie gaten😂
@mohamudhashi9619
@mohamudhashi9619 7 месяцев назад
Imaanka ilaahay kaa qaad tuug looma hiilinkaro
@SihaamAxmed-m2m
@SihaamAxmed-m2m Месяц назад
Aad io aad. Waa kugu racsnhy😂😂😂❤🫶
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 13 дней назад
darood ilmo oromo😂
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Год назад
Tuugnimo iyo dhicida hantida qaran maa u garab istaagnaa? Maya, maya, mayooy.
@amiinabdirahman8761
@amiinabdirahman8761 Год назад
War qaf neh ubaahno hiilintaada ee naftaada lee badbaaso
@AbucarNoor
@AbucarNoor 5 месяцев назад
Kuwa hilka Laga doonayo waa somalida runta ah. Ma'aha kan xabashiga xaarja ka dhaqa, Marna Soomali sheegta.
@CabdiCaynte-d2e
@CabdiCaynte-d2e Год назад
Waa diyir isowac
@aadancali1632
@aadancali1632 Год назад
kkk
@Ayaamaha13
@Ayaamaha13 5 месяцев назад
Tuug miyaan u hiilinaa hantidii wadanka rabo in uu dhaco
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Год назад
Yaa ku doortay horta
@ajla4650
@ajla4650 Год назад
Barlamaan ka kooban dad badan oo waliba Soomaali ah oo QABIIL kasta iskugu jiro. Caadi iska dhig😅😅
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Год назад
@@ajla4650dadwaynaha ayaa wax doorta
@ajla4650
@ajla4650 Год назад
@@abdirashidhussein3004 waa runtaa. Laakiin, waxay soo diraadeen dad iyaga ma tala. Ma ogtahay!! In ay Soomaaliya waligeed galin doorasho qof iyo cod ah. Ma og tahay!! In dadka la qasbi jiray oo laga kaxeeyn jiray goobaha shaqada ama wax barashada. Oo gacanta khad qoyan looga qori jiray oo haddii laga waayo uu mari jiray ciqaab. Sida in school ka laga eryo ama buriyo iyo shaqada amaba la xiro oo loogu waco KACAAN diid😊😊 Ma og tahay in arritaas ay qaadatay 21 miserable years 😮 Dad kaaga dhinac ka raac yaadan dhumini dhinac ka raaac🎺🎺🎺🎷🎷🎷🎷🥁🥁🥁🎸🎸
@sagalsalaad2750
@sagalsalaad2750 Год назад
@@abdirashidhussein3004 dadweynehee? Ma ku wa laga kari la'a yahay uhiiliya aad isku hiilisane? Aad adiga ka mid tahy!
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Год назад
@@sagalsalaad2750 waa iga so aal.hantidii dadwaynaha oo la dhacay waa la Iska rabaa. Wakaaladii filimada garoonkii llpp wakaaladii howlaha guud iyo guriyeenta iyo in kaloo badan mid waa ku taageerayaa la dagaalnka shabaab.adigu maxaa ku taagertay
@aadancali1632
@aadancali1632 Год назад
maxan kugu hilina ma musuq iyo been kugu hiilin mayno marnaba
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 13 дней назад
Oromo bthy maxa hilisa asalda abaha wase
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Год назад
Uma hiilineeyno xasan bakhti usujuude xasan dhiiqo xasan beenaale
@abbdiibraahim7816
@abbdiibraahim7816 Год назад
Somali maha ninkan samantha kashaqayn
@sagalsalaad2750
@sagalsalaad2750 Год назад
Waa yahee ma khawaarij bad uhiilineysa?
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Год назад
@@sagalsalaad2750 maya waxaan u hiilinayaa siilka hoyadaa iyo dhiladii ku dhasha oo iskama siibtada eheed
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 13 дней назад
Ilmo darood ilmo oromo ila dhadhab aya marlabad nila bursanaya wlhi
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 13 дней назад
@@cadaaweyare9045 anaa ku wasa adiga iyo dhiladii ku dhashaba
Далее
А вы знали что металл тонет?
00:32
Ванька пошел!!!! 🥰
00:18
Просмотров 407 тыс.
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
Просмотров 1,8 млн
cumar muuse ceeldheer
7:25
Просмотров 300 тыс.
HEES CUSUB MADAXWAYNE DANI HA LA DOORTO MARKALE  2024
4:52
А вы знали что металл тонет?
00:32