Тёмный

HEESTA WAAYEEL DADOW || CUMAR XARAGO || ASTAAN MUSIC 2024. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 7 тыс.
50% 1

Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv

Развлечения

Опубликовано:

 

1 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@abdihrasak
@abdihrasak 19 дней назад
Sayid maxamed Mooge aad bay u adagtey in heesihiisa la qaado. Heestana waa hees adag. Si wanaagsan baad u qaadey. Waxaan aad u la dhacey sida dhibla'aanta leh eed codkaaga toolmon ugu qaadey. Mahadsanid wll hore u soco. ❤
@farahnadif2059
@farahnadif2059 17 дней назад
Cumar Xarago fanaan hibo u leh fanka, wad keentay heestii.
@hoodomaxamud6038
@hoodomaxamud6038 26 дней назад
Ilaahow culayiska iyo kurbada naga fayid adaa awoodlee yaa rabbi yaa raxmaan
@MustafaY-dm3cg
@MustafaY-dm3cg 25 дней назад
Aamiin
@farahnadif2059
@farahnadif2059 17 дней назад
Amiin ya Rab
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 25 дней назад
Xarago codkiisa iyo heesta hore ee Maxamed mooge liiban Aun Bartedii buu dhigay ani xagayga ❤❤
@saedAwaare
@saedAwaare 26 дней назад
Amazing Xasuustii Mohamed Mooge heestan caadi maaha Waayeel dadoow✌️✌️✌️
@saedAwaare
@saedAwaare 26 дней назад
Team Astaan fadlan ku xejiya Heesti TOOGGA ee Tubeec iyo Maandeeq🎉✌️✌️✌️✌️
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 22 дня назад
Cajiiib❤
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 26 дней назад
Alfanan Cumar Ahmed Xarago hiboole faneed
@mohamettjama0
@mohamettjama0 25 дней назад
Wayeel dadow😢❤
@user-ur4pp5jj5c
@user-ur4pp5jj5c 13 дней назад
Sodhawoow cumar xarago muqdisho
@AbdiNajib-hu9fy
@AbdiNajib-hu9fy 23 дня назад
Cumar xarago axya faanan😮😮
@hamzaajab3703
@hamzaajab3703 26 дней назад
Absolutely it is an amazing and dazzling Voice 😍. Fanku waa Khayraadkeena ❤
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 26 дней назад
Top codka
@WiilWalan-te2pm
@WiilWalan-te2pm 26 дней назад
Pro Waka hayaa❤
@ridwaanxaamud-yl2ev
@ridwaanxaamud-yl2ev 26 дней назад
Hibada Malagu Muujin Kara Astaan ♥️🎤
@africa-rise
@africa-rise 24 дня назад
"Wacadkiyo xadhkii" meesha xaq ku ma jiro, ma na soo geli karo. Wacad iyo xadhko baa ina xidha.
@idirsali115
@idirsali115 25 дней назад
Ha la qabto waa reer somaliland muqdishu imide
@Zaki-zl8tk
@Zaki-zl8tk 25 дней назад
Walaac anigoo ku seexday❌️ Walaac anigoon ku seexan✅️ Fadlan ereyada ka saxa qofka heesta qaadaya miyaydaan is dhaamin‼️
@gaabawofficialchanel9246
@gaabawofficialchanel9246 24 дня назад
Maxa ka qaldan
@cumarahmed134
@cumarahmed134 23 дня назад
Waa sidaa heestu waxba kama khaldana sxb aduu wax hubso
@abdirahmanofficial6923
@abdirahmanofficial6923 20 дней назад
Halkii Ahayd Wacadkiyo Xadhkii, Wuxuu Ka Dhigay Wacadkiyo Xaqii. Waa Dad Aan Isdhaamin.
@abdihrasak
@abdihrasak 19 дней назад
Heestan waa hees adag bro una baahan in inta aan la qaadin aad looso baadho.
@AmaalAli-x1m
@AmaalAli-x1m 12 дней назад
Afsoomaaliga waa lagaa habaaray......anigoo baa saxan maaha anigoon
@Apdalladaad
@Apdalladaad 26 дней назад
Cod keyga malatijabin karaa
@jaamabiixibiixi8385
@jaamabiixibiixi8385 25 дней назад
Astaan heesaha aad dib usoo tuntaan ku xusa cidii samaysay
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 25 дней назад
#Astaan Waan muhiim in aad ciwaanka ku dartaan ninkii heesta hore u qaaday iyo weliba Abwaankii curiyey, maadaama oo ay hada Copy tahay. Curintii Abwaan Hadraawi AHN Codkii Maxamed Mooge AHN
@sucadomohamed1393
@sucadomohamed1393 26 дней назад
Heestaan was sarbeebe I jilciya please samaliyey
@axmedgodhaadh767
@axmedgodhaadh767 26 дней назад
Ala xumaa ayaamuhu😢
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 26 дней назад
Dhaxal maxa ku dhacay laso dhaqsada😊
@haniadan5278
@haniadan5278 20 дней назад
🫶🫶🫶🫶🫶
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 25 дней назад
Made in somaliland
Далее
Liibaan Jigjiga - Laxanka Hayaan
5:09
Просмотров 8 тыс.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Heesta Dhudi iyo Xuseen Xareed
7:40
Просмотров 184 тыс.
Qaaci Show 2019
37:40
Просмотров 8 тыс.
Chinese kung fu ||#shorts
1:00
Просмотров 10 млн