Тёмный

Heestii Haadba Haad Kici Lyrics Samatar Kabankii Jiim Sh Mumin 

laylis channel
Подписаться 35 тыс.
Просмотров 279 тыс.
50% 1

Erayadii Abwaan Xasan Ganey Kabankii Jiim Sheikh Muumin Codkii Xasan Adan Samatar

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 84   
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 Год назад
Jiim sheekh muumin in taalo loo dhiso inta igu raacsan farta taaga
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 3 месяца назад
Runtii Jiim shekh mumin Wuxu ahaa muhindis cajiib ah Xargaha kabanka uu garaacayo waxad moodeydaa inuu kujiro xarig maskaxdaada dawo u ah 👌
@youngdhegbour8919
@youngdhegbour8919 2 года назад
Jiim sheekh muumin allah haw-naxariisto waxuu ahaa amiirka cuudkee Wxn maqlay in heestan marku xasan aadan intuu mrkii hore quudhsaday gacanta jiim Jiimna cadhadii kabanka ku cabudhiyay oo uu u diiday inu siiyo meel uu ka galaba Sidaa darteed uu 2 minute iska garaacanayay kabanka Axsan rijaal 05/09/2022
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 9 месяцев назад
Haa sxb boongaha shamso cumar baa tumaysa meeluu kagalaba waa u diideen iyagaa ku raaxaystay😂
@caaqilyare2647
@caaqilyare2647 Год назад
dadka daraaseys oudka ama kabanka waxa la isku raacay gacanta jiim sheikh muumin iney ku jirto xarig maskaxda ufiican marki uu dhawaq ahaan ka yeersiiyo durba aad ka dareemeyso rabitan iyo inuu ku celceliyo godkaas allaha unaxaristo wuxu aha ninka qura eeka sameystay ama uyeersiya sidu doono 😢
@warsameahmedamalle4667
@warsameahmedamalle4667 6 месяцев назад
fannaan walbaa raad uu kuwa kale kaga duwan yahay, buu leeyahay. Waa kaas Jiimi. Dadka uma eka. Allaha u naxariisto. Abwaan qaali ah. Fannaan qaali ah. waa xasanoow yar.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
Wllky jiim waa shalay ayuu dhinaty Lkn hesihii uu tumay soo aruuri ee halkan isku keen walalkey waa ika codsi👏👏❤❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Inaan so uruuriyaan isku dayaa saaxib
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
@@Ehel_Caashaq1 wll ila soo hadal hadii jiim fankiisa wax kabxasuusato ama aad garanesid Abdirahman muse halkaa ikala soo xariir
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
@@abdirahmanhaydar9481 Saaxib anniga aqoon sidaa u badan uma lihi Aun jiim balse waxaan ahay shaqsi jecel fankiisi iyo hibadiisi quruxda badnayd. Sido kale waxaan aad u dhagaystay waraysiyo laga qaaday iyo heeso badan oo uu laxan iyo music ba u sameeye. Adigana waxaan filaa inaad intaa uun dhaafin karin Mahadsanid. Waan kulaso hadli sido kale saaxib. 🙌
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 года назад
@@Ehel_Caashaq1 Abdirhaman Haydar Feecboka ikala soo xariir
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
@@abdirahmanhaydar9481 Hayeh bro
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Год назад
Jiim Sheekh Muumin AUN waxa uu ahaa amiirka cuudka waxa uu isku darsaday gacan macaan iyo gacan fudayd. Alleh ha u naxariisto
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 года назад
bal ilahay ayan idinku dharshe inanta bal sifeheeda iyo waxyabuhu ku sifaynayo day abwaanku laxanka saran codka tumista belo ku cayadhay walle ragba hel heesta
@aniisamohamed
@aniisamohamed Год назад
Alle ha unaxariisto Mohamed Ali kaariye, Abdi iidaan, abdi Ali wayd, abdiqaadir xirsi yamyam. somalidu ninka ka dhasha inta uu nool yahay ayuunbay Afkiisa iyo Sida uu isu soo bandhigo ku qiimeeyaan maxaa abwaan inaga Baxay cid soo hadal qaadana aanay Jirin alle ha Idiin naxariisto waxaad ahaydeen cilmi guuraya
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 Год назад
Xasan Ganey oo heesta sameeyay maxaad uga tagtay
@aniisamohamed
@aniisamohamed Год назад
@@xasanmagafe5780 xasan ganey wuu nool yahay malaha qoraalka ayaanad caadi u akhriyin
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 месяцев назад
Hestaan inuuu xasan ganey leeyahay anigu mahubo waayo heatan iyo qisadaba waa kala duwan yihiin jiim sheikh Aun oyo mamo shamso oo boongaha gadhacaysa
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Год назад
Malin ayan ku idhi hooyaday hees ban ku qada i dhagyso😂 Heestan ayan u qaady Haadba haad kici hayba daadu Noqotaye hodan baad ka tahay ❤ hooyady waxy dhashay 12 caruura hadana lama moodo inay ayadu dhashy heestuba ayaday ku so baxysa Abahy xata wuu uqaada heestan😅❤
@Tinpadhussenqarri-mc3wb
@Tinpadhussenqarri-mc3wb 10 месяцев назад
Intan odhan faan miyad kasoo burayd
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 10 месяцев назад
@@Tinpadhussenqarri-mc3wb Af may may miyad ku hadlysa maku fahmaye
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 3 месяца назад
Xudaydi iyo Jiim waa Miisaanka culus dhanka cuudka AUN
@AbdiasisSaleban-f4p
@AbdiasisSaleban-f4p 3 месяца назад
yeye waaheestaydii aroosyada miyiga ayaankaqaadijiray waagiihore ax yaahees waayo waayo baykuxasuusinaysaa dadka murtida waxkagaranaya❤❤❤❤
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 8 дней назад
Xassan great waa number 1 Bal did u milicsada heesaha uu tumay
@SidOmar-ty1nc
@SidOmar-ty1nc Месяц назад
Jiim shek gactiisa wey fadiday Allow Ku Naxariiso 😢
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 Год назад
Alla yaa raxma raaximiin Amiiral cuud jiim sheekh muumin
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia 2 года назад
Waaah waah yaaa hassan Adam Jiim shiikh muumin best kaban
@mahir6410
@mahir6410 2 года назад
Aun jiim yaa amiira al cuud 😥🤲
@maxdar11
@maxdar11 17 дней назад
Axyaa jiim rabiyow u naxariiso xadhig uu isagu kaligii yaqaan ayuu ka tumayaa 🎸 waxaan hayn jirey mar kale oo si ka daran ugu farayaraystay youtube ka si kasta waan uga baadhay kawaayey.
@carafaatwadaadyare9183
@carafaatwadaadyare9183 Год назад
Yaa macklin yaa jiim sheekh Alle haku naxariisto
@Maxamuudburaale
@Maxamuudburaale 4 месяца назад
Haa haa jiim sheekh muumin wax gaadhayaa ma jiro
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 9 месяцев назад
Wow 2 nin oo beesha jareerwayn ah ayaa isla saan qaaday best voice + best cuud =me listening and enjoying Aun jiim
@abshircarab18
@abshircarab18 4 месяца назад
Yaa ah beesha jareer weyne sxb
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 2 года назад
Waah waah yaa Amiiral cuud jiim sheekh muumin ❤️AUN
@HormuudTv
@HormuudTv 2 года назад
Astaad yaa jiim sheekh muumin aloow ma tumijiray cuudka aloow unaxariiso
@IdrisCabdi-wk9we
@IdrisCabdi-wk9we Год назад
Jiim sheekh muumin Alla yahdiik ahun
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 8 месяцев назад
Kabanka waxa ash qarar uyelaya bongaha shamsa cuamr oo si xirfadesan u garacesa ❤😢
@dasara4124
@dasara4124 10 месяцев назад
Old.Gold❤ lakiin groupka isku sheega fanaaniin.abwaaniin...miyaaney isku xishoon markey maqlaan Heesahan?🤔
@Qoojistan
@Qoojistan 4 месяца назад
Amiiral cuud jiim iyo guuxaagi samatar
@badrinour6288
@badrinour6288 2 года назад
Hore usoco legend wakula soconaa🎸💯❤️
@Shacayb-o8m
@Shacayb-o8m 5 месяцев назад
Isaaq murti iyo jacayl udaaa
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 месяца назад
Amiirul cuud jiimi shiikh muumin.
@muxiyoaarka8922
@muxiyoaarka8922 Год назад
Erayadii xasan ganey allow alle maxad tahay geesi
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 года назад
Hillaaciina ma adaa? Xasan Ganeyoow waa iyadii ee ma hillaac bay kuula ekaatay?kkk Haa walaahi markaad Gabadha ku tidhi Hillaacu ma adaa? waabay qososhay oo farxaday. Alla dumarku ammaan jecelaa. Helistana nasiibkaa Xasanoow
@jarteh3837
@jarteh3837 2 года назад
Waajiim ee maha daa'uud
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 года назад
Cajiib Aun jiim shiikh mumin
@alifaraax3343
@alifaraax3343 2 года назад
Awalaadii fanka hadana waxa na haystaa qaar sheeko heeso noga dhigaya 🤔
@farahhassan4912
@farahhassan4912 2 года назад
Mahadsanid heesa qaraami ah
@westernprovincecarports274
@westernprovincecarports274 2 года назад
Hesaha sahra axmed if io akhiro an ka sugaa sxb keep going like ta io shertana wakaula taganahay wax kalina ka hadal maleh wa iska saray
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 3 месяца назад
Somalida weli hal waxbeeysan fahmin oo ah laxanka iyo dhawaqa musiga xasan aadan ayaa sameeyay Taas ayaana ugu muhiimsan ogaada inkastoo erayada biloowga yihiin Dhawaaqa iyo codka macaan musiga waxaa maamula laxanka Heestuna laxanka ayaa kala hormariyay
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Год назад
Ay niodey himiladu . Foore hinsa hiinsa ah. Oo hawd iyo ka yimi bari . Sudaas ban u hastay
@dennisdennis1926
@dennisdennis1926 5 месяцев назад
Ay Mooday Himiladu Goor Hiimse Hiimse ah. Weeye wll Ereyga Hiimse Hiimse waxa ladhahaa, xilliga waa beriga inta aanay Qorraxdu soo bixin dhulkuna weli uu yara Mugdi yahay. Gabay ayuu ku jiray Beyd odhanaya: ; Hiirta Waaberi Baan Kacaa Dhulkoo Hiimse Hiimse ah;
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
Abwaan Xassan Ganeey Xassan Aadan Samatar Jiim Sheikh Muumin Aun Meel ay isku heleen subxaanaka yaa Cadiim 🥶
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 2 года назад
WAad laseegatay heestaan waxaa sameeyay, cabdiqadir yam yam, waxaa loo sameeyay shamso cumar oo xassan markii dambe xaaskiisa noqotay, intuusan guursan kahor, waxaa xoogaa dhexmaray muran kalshaki ah,
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 года назад
@@mohamedadem4731 Sidaasna waan u maqlay balse ma hubo saaxib.
@CabdirisaaqDhago
@CabdirisaaqDhago 9 месяцев назад
😢Hadna Hadkici Hodanba kadahay Qurux
@cqanikhamiis2771
@cqanikhamiis2771 2 года назад
Waxan ninka tumaya waa mucjiso jimmy
@caraalegureey5386
@caraalegureey5386 6 месяцев назад
Amiir ka cuudka gacmo dahab
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
aloow janadii fardowsa kawaraani ustaad jiim
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 5 месяцев назад
0.55 markay maryso haftoon ayu galiyay dhawaqa carabiga weye haftoonku
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 Месяц назад
Zxp nin waxbadan fahamsan baa tahay lkn somali badan ma fahamsana half tone iyo sababta xarakada leh ee jiim kabanka ugalinayo fore musicada legend AUN jiim shiikh muumin
@mohamedabdinasir9733
@mohamedabdinasir9733 Год назад
War heestan waxaa leh Maxamed Huryo
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaifmahamed7424
@shaifmahamed7424 Год назад
@hamzemahamed9043
@hamzemahamed9043 2 года назад
Ayyýýy
@najibwerar6117
@najibwerar6117 Год назад
Heeskan haadba haad kici ma yam yam lahaa mise xasan ganay? Dadki ehelka u ahaa fanka hakaso jawaben
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Год назад
xasan ganey aya laha filaya
@yaasir1936
@yaasir1936 Год назад
Abwaanka la holin waayay xasan xaaji abdilaahi( xasangeney )ayaa sameeyey
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
war nio dadkii fanka yaqaanay baad dalbatay hadana da yar baa ku hor yaacaysa wàa waxa somalida dawlad la aanta kusalady kala dambayntu waa qaali abwaan xasan ganey alaha daaye waa ku maqlay waana u egyihin midhihisii aun yam yam na waa iila ekatay waana ku maqlay 2 nin oo isu mira eg bay ahayen waxayna iska racen dhaqanka xasan ganey hal abuurkii miyiga iyo xolo ku halqabsiga c x yam yam na wuxuba ahaa nink yiri inta dadku qaadanayen phd ga anigu afsomaligan kahaystaa aun abwankii dhul baraha aha 2 nin oo aan sugaantooda jeclahay weeye mase kala ogi sxb xasan ganey inu leyahan umalayn wll
@yaasir1936
@yaasir1936 Год назад
@@CarabShiikh hada maxaa noo sheegtay , mid kale abw xasan baaba noole ma yara nacas baad tahay , siduu hees aanu lahayn u sheegnaya mid kale wax aadan hubin baad dadka ku majaro habaabinysaa wax hubso
@CarabShiikh
@CarabShiikh Год назад
@@yaasir1936 sxb waad ii gaftay nacas ma ahi mxd noo shegtay layne anigu waxanan ogeyn mashego sida ciyalka aan fanka waxba ka aqoon qaarkood oo male iska shegaya xasan ganey oo sheganayana ma arag heestan balse dad ku shegaya unbaan maqlay dad sido kale kushegaya abwaankan meesha ku xusan ee kalena waan arkay teeda kale ninku wuxu na yidhi qofkii yaqaanow ana war saxan mahayn marka ma been baan sheega iyo male aanan ogeyn
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 года назад
Kabankani waa Daauud. Jiim waa kan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-oKy0WO3078Y.html
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 месяцев назад
ma jiim sheekh muminbaad cid kale ku khaldaysaa kkk aduunoow xaalkaa ba AHUN macallin jiim
@rashidhassan572
@rashidhassan572 6 месяцев назад
Adeer aan ku saxo. Kaban isku ma darsano waxa tumaya waa macallimuu Jiim Shiikh Muumin (ina Shukub) Allaha u naxariisto isaga iyo intii dhimatay ee muslimiin ah.
@muuseibrahimcaroone8608
@muuseibrahimcaroone8608 2 года назад
B
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Месяц назад
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite (eagle-eyed)vstv.
Далее
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 239 тыс.
У НАС ДОМА ЗАВЕЛАСЬ КРЫСА 🐀
01:00
XASAN AADAN SAMATAR DUUFAAN WITH LYRICS KABAN MACAAN
11:06
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Просмотров 308 тыс.
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
Просмотров 250 тыс.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
Просмотров 447 тыс.
Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
Просмотров 931 тыс.
ИСЧЕЗНИ ВОДУ ДО КОНЦА
00:43
Просмотров 239 тыс.