Тёмный

HEESTII " MARKA GUUDKA LOO DABO" CODKII USTAAD SALAX QASIM NAAJI LIVE 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 1,3 тыс.
50% 1

HEESTII " MARKA GUUDKA LOO DABO" CODKII USTAAD SALAX QASIM NAAJI LIVE
HEESTAN WAXA AY KU JIRTEEY RUWAAYADII " XORIYO NIN GAYAA HA GUURSADO" OO LAHAA TAHLIIFTEEDA LAHAA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE " SINGUB"
HEESTAN WAA HEESTA AY RUWAAYADU KU DHAMAANEEYSO MARKA UGU DANBEEYSA
HEESTAN LAXANKEEDA WAXAA U SAMEEYEY USTAAD SALAX QASIM NAAJI OO HADA QAADAYA
DAAWASHO WANAAGSAN

Видеоклипы

Опубликовано:

 

16 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6   
@musiiabdirahman5767
@musiiabdirahman5767 2 месяца назад
Yaa salaam saalax qaasim
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
Marka guudka loo dabo Timaha gedafta loo xidho Waan gaadhi nolol wacan Lagu soo gardaadshee Gobsanaa hablahayagu. Riwaayadii Xoriyo 1980 Abwaan M.C.C Sangub AHUN Laxanka Saalax Qaasim AHUN Goobtu waa BERBERA.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 месяца назад
@SuugaanSafaari Ruwaayada halkii laga bilaabay ayeey Berberi wakhtigaa, dadkii nasiibka u helay ee habeenka ka qayb galey ayaan ka mid ahaa kkk
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
@@SOMALIMUSICCULTURE Maasha Allaah saaxiib waayo iyo Wakhtiyo cajiiba ayaad usoo joogtay. Alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 месяца назад
Aamiin aamiin yaa rab sxb illaahay cimriga iyo caafimaadka ha inoo siyaadiyo Aamiin. Intaaney Ruwaayada Dhigin wakhtigaa Kooxdu waxa ay Magaalada Berbera la soo galeen Buss weeyn oo ay gaar u lahaayeen kooxda waaberi dhinaciisa busska waxaa kaga qoraa HOOYADA FANKA HOBOLADA WAABERI oo far waaweeyn ah xasuus qaaliya iyo maanta halku fankii maraayo waa kaaf iyo kala dheeri
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
@@SOMALIMUSICCULTURE Aad iyo aad saaxiib Thank-you. Legend.
Далее
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Просмотров 2 млн
Hamdi Rooble Xasuus Hore Marka Guudka Loo Dabo
4:46
Просмотров 25 тыс.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Salaan Macaan::Saafi Ducaale
3:47
Просмотров 51 тыс.
jekey_Baxsan & Kuluc
7:30
Просмотров 83 тыс.
Heestii Jamilla Nimco  Jamac iyo Abdo Qofane
10:40
Просмотров 616 тыс.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
VUDOO - Пьяная луна (Official Video)
2:11
Просмотров 365 тыс.
Stray Kids "MOUNTAINS" Video
3:12
Просмотров 6 млн