Тёмный

Henery Kissinger Aabaha Shirqoolka iyo Sharta | Dhimashadiisa 

Подписаться
Просмотров 86 тыс.
% 8 204

kanaalka : ru-vid.com
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah ru-vid.com
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

1 дек 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 246   
@abdullaahihussein3800
@abdullaahihussein3800 7 месяцев назад
أَلْقِيَا فِى جَهَنَّمَ كُلَّ كَفَّارٍ عَنِيدٍۢ (ق - 24) 🇵🇸❤️
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 7 месяцев назад
Alle haw naxariisto boqor faysal wuxu ahaa boqor geesiya hadaan nahay soomali u ina so dhawayn jiray Godka alle haw nuuro 😢🤲 Wan ka xumay maanta halku marayo muarayadii la eegayey islaamka Hada waxan ka faaiday shaydaanka bakhtiyey inan tariikhda hore akhrisano si wacdigeenu u koro
@amiinabdirahmaan6280
@amiinabdirahmaan6280 7 месяцев назад
Amien
@Mohamed-khdar
@Mohamed-khdar 7 месяцев назад
Best youtuber in somalia that talkes about the reality✍️
@Crisjuol
@Crisjuol 7 месяцев назад
"talkes" is not a correct form of English. The correct conjugation for the third-person singular present tense of the verb "to talk" is "he talks." Wax baro lagaamo karo
@mohamedAlnuur33
@mohamedAlnuur33 7 месяцев назад
@@Crisjuolwho talks dheh adna waxbaro lagaama karo
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 7 месяцев назад
Really words ogaanshe
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 7 месяцев назад
Alxamdulilah wiixi ushaqaystay oo shar ah inuu allah agtiisa uyalan isaga iyo inta lamidka ah allow naartada mida ugu xanuunka badan hoy uga dhig amiiin yaa rabbi
@elmijebel2225
@elmijebel2225 7 месяцев назад
Asc cumar waad ku mahadsantahay sida waafigaa ee aad daaha uga rogti waxyaabaha naga qarsoon alle hakaa abaal marito
@sadamdhiiga7451
@sadamdhiiga7451 7 месяцев назад
Narta Allah Ka Warabiyo Henry
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 7 месяцев назад
الحمد لله midkasta oo wakhtigiisa oo dhan geliya siduu noo dhagri lahaa ugu dambayn ilaahaybuu lakulmaa.
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад
﴿ فَقُطِعَ دَابِرُ ٱلۡقَوۡمِ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْۚ وَٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلۡعَٰلَمِينَ ﴾ [ الأنعام: 45]
@setahyy
@setahyy 7 месяцев назад
fav youtuber✨💗
@becolla10
@becolla10 7 месяцев назад
ملك فيصل كان رجل بمعنى الكلمة الله يرحمه 😔😔
@mustafNune
@mustafNune 7 месяцев назад
You tuberka ugu samenta badan cilmi aya laga fa ida adiga walal cumar allaha ku barakeyo walal
@olujoogabdi9207
@olujoogabdi9207 7 месяцев назад
Ilahay cadaabta haku fogeeyo
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 7 месяцев назад
اللهم ربَّ السَّماوات، وربَّ الأرض، وربَّ العرش العظيم، ربنا وربّ كل شيءٍ، فالق الحبِّ والنَّوى، ومُنزل التَّوراة والإنجيل والفُرقان، أعوذ بك من شرِّ كل شيءٍ أنت آخذٌ بناصيته، اللهم أنت الأول، فليس قبلك شيءٌ، وأنت الآخر، فليس بعدك شيءٌ، وأنت الظَّاهر، فليس فوقك شيءٌ، وأنت الباطن، فليس دونك شيءٌ، اللهم انصر اهلنا في غزة ، اللهم اربط علي قلوبهم اللهم ثبتهم اللهم وفقهم اللهم ارزقهم الصبر و السلوان والعزة و الايمان ،أمين . 🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@mohamedmosa2428
@mohamedmosa2428 7 месяцев назад
Alhuma ameen ya Allah jazakallah kheyr
@IBRAAHIMCALIBASHIIR2021
@IBRAAHIMCALIBASHIIR2021 7 месяцев назад
ɪʟᴀᴀʜᴀʏ ᴅᴀʀᴛɪɪs ʙᴀᴀ ᴋᴜ ᴄᴇᴊʟᴀʜᴀ ᴡᴀʟᴀʟ ᴄᴜᴍᴀʀ ɪɴsʜᴀᴀʀ ❤❤
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 7 месяцев назад
Naarta Allaah haku fogeeyo.
@SumayaElmi10
@SumayaElmi10 7 месяцев назад
Allahuma Aamiin Aamiin yaa Rabbi
@idiilcumer8413
@idiilcumer8413 7 месяцев назад
Amiiin🤲🤲
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw 7 месяцев назад
Safiirka china noo fadhiyaa waa duli Xataa inuu amaanu laguma qasbin ileen xataa Safiirka America maahee gaalo jacaylku xumaa😢😢😢😢
@mohasheikh4708
@mohasheikh4708 7 месяцев назад
Allow caawa maxaa heysa 100 jir aan ilahey waligiis u sujuudin 😂😂😂😂
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 7 месяцев назад
Ayadii quranka iso xasuusisay لو يعمر الف سنة وما هو بمزحزحه من العذاب ان يعمر cimriga Allah nohagijiyo sxb
@hamsemustafe7884
@hamsemustafe7884 7 месяцев назад
wllo waxaad kahadashaa wax badan qadiyadaha wll waxaa jira wax badan oodan ogayn oo kajira dhulka soomalida oodhan marka wllo oromo oo dhan waxay kusoo dhaqaaqday dhulka soomalida cawa waxaan ku arkay garowe dhalin yaro ethiopian oo kabadan dhalin yarada kunool garowe wll mcn adiga ayuu cod kagu meel dheer gadhiye kahadal qadiyadan 😢😢😢😢😢😢
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 7 месяцев назад
Waan kugu raacsanahay Walaal😊
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 7 месяцев назад
Haa wlhy mowduucan inbadan ayaan inlaga hadlo ayay mudan yihiin maanta magaladii hargaysa oon kusuganahay oromo siday usoo galayso waban yaabahanay magaladiiba way haystaan iyo magaalooyinkii soomaaliya oodhan
@samirr546
@samirr546 7 месяцев назад
Waa figrad wacan shugran laakiin sababta somalida walaalaha ehelka iyo qaraabada ah ee iswada taqaan ay isu dilayaan ee cadowga isugu noqdeen waa dejinta iyo hadiyad u siinta dhuka cidlada ah cadowgii markii hore laga difaacayey hadii uu cumar inshaar ka hadlana wax isbedel ah male waayo dawlada fadaraalka ah markii la sameeyey macnaheeda ayaa ahaa in qabaailkuna iga durug iyo halkan anaa lahaanjiray isku dilaan cadowgii oo saaxiib iyo walaal loo bixiyeyna ciidan ahaan tuugsi ahaan shaqo ahaan basaasnimo ku soo galo!!!!!!!!!!!
@hamsemustafe7884
@hamsemustafe7884 7 месяцев назад
@cqadarbuneeste3438
@cqadarbuneeste3438 7 месяцев назад
Cumaroow warkaan kumaanfarxin nolkasoomalida waxakajirawaan arkaa
@MusseAbdi19
@MusseAbdi19 7 месяцев назад
Cafwan ma dhiman ee waa uu bakhtiyey ustaad omar inshar 😊
@Mira11.
@Mira11. 7 месяцев назад
Allah waajibkisa ha mariyo inta Qof uu dilay iyo dadku dhibateyay Allah haka abaal mariyo
@cabaasadan282
@cabaasadan282 7 месяцев назад
Qofkii uguhoreyay ee liki saray😂😂
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 7 месяцев назад
Waala hoogay walahi baal fiiri safirka ladhahayo somaliya ayu matala waxa uku tiirabayo subxanalah umaad iska roogmatay haadad aragto waa somali xagay dunidu u socoto way daba martay ayadu gadal ayabay u socota wabay sisiqiraysa
@Happy-go-l
@Happy-go-l 7 месяцев назад
Fadlan Omar program inuuga sameeey dhimishada boqor feysal
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 7 месяцев назад
inshaa alaah caawa jaha namo ayuu marti uyahay iyo jaziimo miduun laga yaabee inay naaruhu iskuqabsadaan anyu marti ii yahay ku ma ahee anuu ii yahay naaraha waxaan lee nahay ku heshiiya marti galyadiisa waxaana fiican wada jir inaad umarti galisaan sababtoo ah waa halyay halmalyan dhii gooda daadiyay waxaan kawadaa wuxuu uqalmaa inuu idin wada dha dhamiyo alana waxaan kabar yayaa inuu idin wada dha dhamiyo
@ayuubahmed1526
@ayuubahmed1526 7 месяцев назад
History repeated itself 😊😊 masha Allah
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 7 месяцев назад
Thanks ustaad omar inshaar ❤️❤️❤️❤️💖💖♥️💯💯💯💯
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 7 месяцев назад
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
@bashkaibramoha8635
@bashkaibramoha8635 7 месяцев назад
Nafis ayan daremaa markan channelkn soo galo best youtuber in somalia❤
@rashkabigman9299
@rashkabigman9299 7 месяцев назад
Best Somali RU-vidr waaw Masha Allah ❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 месяцев назад
INTA DAAWNEYSO MUUQAALKAAN AYAKOO Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️JUMCO MUBARAK❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna❤️
@amiinabdirahmaan6280
@amiinabdirahmaan6280 7 месяцев назад
Inshallah
@user-wj4ex9wy7t
@user-wj4ex9wy7t 7 месяцев назад
Wuu baqtiyay galka
@suugaanxse
@suugaanxse 7 месяцев назад
Palestine 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 win ❤insha Allaah
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 7 месяцев назад
Falastiin guul xamaas InshaAllaah 🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@user-xj8pg7tn9j
@user-xj8pg7tn9j 7 месяцев назад
Wuu bakhtiyay soo maha xisaabtii alle ayaa udanbaysa
@awilcirro7461
@awilcirro7461 7 месяцев назад
Mahadsanid barnamijyada aad noso diyaariso ahlan wasahlanow Soo badi cashirada nocan ah
@adangouled5039
@adangouled5039 7 месяцев назад
Premiem weyan cawa salam mudanee inshar hadsome page, waxaan kula socda ila bilawgi wa yar kadib ila JIB 🇵🇸🇩🇯✌️🙏💓
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 7 месяцев назад
Wll ongashow alle haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nrcabdi
@nrcabdi 7 месяцев назад
🥺. 🥺 🥺. ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 7 месяцев назад
Mahadsanid ustaad cumar inshaar sida xogaha wax galka ah aad noogu soo tabineeyso
@cabdixafiidelmi4329
@cabdixafiidelmi4329 7 месяцев назад
Masha allah mar waliba waa ku dhagaaystaa ogaaansho Wax badan ayaaa iskaybadalay marka dhagaysigaada bilaabay mahadsanid❤
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 7 месяцев назад
Allah ya raxmo boqor faysal rag wa ragii hore
@nooneisallowed4933
@nooneisallowed4933 7 месяцев назад
Ogaansho zxp hubka somali la kenayo ka soo waran aniga dhalin yarada reer waqooyi ahay mana samayn karaa
@hamdamohamedsheekh207
@hamdamohamedsheekh207 7 месяцев назад
Mahadsanid cumar wll
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 7 месяцев назад
Dhagartiisii alaah waxbamayeelin isagana waxbamatarin galdheh cadaabka alaah dhadhami dabalo oo kadhexqayli
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 7 месяцев назад
Keep gonig wllkay 1M🎉
@mohamednuur2395
@mohamednuur2395 7 месяцев назад
First comment wll isoo jawaab
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 7 месяцев назад
Naarta Rabbi ha ku fogeeyo gaalka Henry kissinger...
@mcguled5038
@mcguled5038 7 месяцев назад
Naarta horey ugu sii bishaareyso dheh ey ey dhalay waaye!
@apdallaisxaaq
@apdallaisxaaq 7 месяцев назад
Coming soon 1million ❤❤❤❤❤❤
@aadancambe7079
@aadancambe7079 7 месяцев назад
alle ha u gargaaro walaalahen reer Falastiin
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 7 месяцев назад
Adban ku slmay ustad qofki igu horeyye dawdy noqdy😮
@user-dx6om7nq9y
@user-dx6om7nq9y 7 месяцев назад
Haduu xaqiiqada hayaa ah in rumeynta Alle iyo Nabi Muhammad scw ay tahay badbaadada aduun iyo akhiro.
@aidrousmohamed7749
@aidrousmohamed7749 7 месяцев назад
Thnk u macalin ❤
@salahabdi6497
@salahabdi6497 7 месяцев назад
Johhny harris is the best youtuber .magaciisa soo raaci muuqalka
@apdirahmaanoday1373
@apdirahmaanoday1373 7 месяцев назад
Thanks
@JibriilAxmed-uf9qm
@JibriilAxmed-uf9qm 7 месяцев назад
Qofkii ugu horeeyay
@xamsecumar843
@xamsecumar843 7 месяцев назад
ILLAAHAY Naarta ha ku fogeeyo
@jestooletv5970
@jestooletv5970 7 месяцев назад
Waxaan ahay qofka ugu horeeyo ee daawado misna comments kasoobixiyo yaadiiday inaan ahay tageeraha saxda ah ee cumar inshaar ogaansho
@kamaalosman4461
@kamaalosman4461 7 месяцев назад
Cumarow, Henry Kissinger musan dhiman, wakil kisi Antony Blinken Dorraad bu Adeey Israa'iil Maatan Gaza waay gubaneeysaa. Hasbunallah WaNicmalWakkili
@zamateradein-ov8xo
@zamateradein-ov8xo 7 месяцев назад
Waan kusalamay wllky omeit inshaar
@ayuubahmed1526
@ayuubahmed1526 7 месяцев назад
Waa Baqtiyay wll qali
@RitaAhmed-ih4sb
@RitaAhmed-ih4sb 7 месяцев назад
You are the best yutubeka Somalie ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ omar
@lovekids2484
@lovekids2484 7 месяцев назад
Allah dartiis ayaa kuu jeclahay walaal . Allah haku dhowro guilty so
@AyaanleEric-xf4cm
@AyaanleEric-xf4cm 7 месяцев назад
Abihii doplamsiyada aduunkoow ahay Henry Kissinger
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 7 месяцев назад
Waan taagirsanahay. Sababta oo ah waxa u aha qof cadowgiisa g8bi jiray
@Fahad-fz3bm
@Fahad-fz3bm 7 месяцев назад
Ustaad Thank you, Hadeer Baa isna Qabriga Liin lagu dhex Siinayaa Doofaarka
@user-ds5ru6dw4u
@user-ds5ru6dw4u 7 месяцев назад
A im love somalia ❤
@liibaanibraahim1298
@liibaanibraahim1298 7 месяцев назад
1m coming soon i.a🎉❤
@khadaribrahim8442
@khadaribrahim8442 7 месяцев назад
Henery kissinger majnunkan walan waa wadada usaranyahay kan hada mareykan joga ee antony blinkin yuhuudu wa sharwadayaasha addunka wlaqa
@meaktooni
@meaktooni 7 месяцев назад
Anigoo buug aqrin fasanaa thariikhda. Sida qoomluud hade qiso jirta waaye wanolisii shegay waxe soo baxayaan. Iyo qoom shucayib kuwaa misaanku dhace dadka haday jiraan. Iyo qoomu nuux hade waxa jira kuwa kula yaabaye hadii waaa niso
@barresagal8891
@barresagal8891 7 месяцев назад
Runtii warbaahintaadani waa wacyigalin Allah yacizak ❤❤❤
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 месяцев назад
Subxaanalah masiibo buu aha
@safanabafana6519
@safanabafana6519 7 месяцев назад
*Now we're talking. Johnny Harris videos yadisa way fiican yihin wa ku mahadsan tagay intad noso turjumtay. Aniga English wa fahma lkn somalida dhan inu garo aan jclhy videos ka Johnny Harris excellent journalist waye adi cml*
@mohamedfoox
@mohamedfoox 7 месяцев назад
ninka war ayaa uyaal aakhiro
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 7 месяцев назад
Keep going
@RAASHID5t
@RAASHID5t 7 месяцев назад
وعليكم السلام والرحمة
@user-iw3mr4vn6k
@user-iw3mr4vn6k 7 месяцев назад
Waa baqtiyay
@cabeetacade5816
@cabeetacade5816 7 месяцев назад
Boqor fahad alla haunaxariisto
@Abucadnaan
@Abucadnaan 7 месяцев назад
عليه من الله ما يستحق
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 7 месяцев назад
ASC brother Cumar inshar
@AbdisamadAdam-yk9rg
@AbdisamadAdam-yk9rg 7 месяцев назад
Videoyada so badi editing bdn joojiyo
@lovermohamed3346
@lovermohamed3346 7 месяцев назад
Macnaha karaamada yaa fahmya maanta
@mohammedwanaag5699
@mohammedwanaag5699 7 месяцев назад
Omar inshaarow podcast maxaa ugu caajistey
@abdifatahabdisalam2779
@abdifatahabdisalam2779 7 месяцев назад
Ey ey dhalay bu aha oo lasoo canbixiyey way jireen rag ka asaga ka garaad & siyasad badan lkn yahuudnimadisa bu ku baxsaday sababto ah yahuuda waxay maamusha Ingiriiska, Faransiiska, Maraykanka & wadamo European 🇪🇺 ah Yahuuda wadamadas waxay ka yihiin madax lasoo dhaweeyo xilkasto ay raban loo fududeyo.
@lovermohamed3346
@lovermohamed3346 7 месяцев назад
رحمه الله رجلا اراد الحرية لشعوب لا يعرفون معني الكرامة
@hassanabubakar1226
@hassanabubakar1226 7 месяцев назад
Misekiin shar iyo khayr ba kala garanmayaan kuwan ku tasbixsanaya mujrimiinta galbeedka
@user-um1ds3cf8v
@user-um1ds3cf8v 7 месяцев назад
❤❤😊
@adonallah
@adonallah 7 месяцев назад
Dadka raga ah markasTa SI adag ayey u hadlaan. Waxaan so xasuusTay soTh sudan ganacsaTada somaalida ee shidaalka geysa iyo dowlada ayaa is khilaafay markaas somalidi dhaheen wan jojineyna keenisTa shidaalka waxay kujawaaben waan lugeyn jirnay hadana wan lugayneynaa
@AhmedGagale
@AhmedGagale 7 месяцев назад
Siyaasi somaliyeed ayaa kuu ammaanayaa hadhow ama mid aan wacyi lahayn qofka nocaas ah, oo 3000000 o qof sabab u noqday dilkoda cajiib.
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 7 месяцев назад
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH ☝️ LA 🤍 ILLAHA ☝️ ILLALAH 🤍 ALLAHU ☝️ AKBAR ☝️ LAHAWLA 🤍 WALAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH ☝️ WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL ☝️ LA 🤍 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA ☝️ SUBHANAKA ☝️ INNII 🤍 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw 7 месяцев назад
Cadaab baa u bilaabmatay😢😢😢
@abdullahijama4744
@abdullahijama4744 7 месяцев назад
Naarta Aad ama naarta gal
@Abdirisak-badal
@Abdirisak-badal 7 месяцев назад
Jahanabo ha Galo insha alaah
@user-hh6qt4wf8u
@user-hh6qt4wf8u 7 месяцев назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@a.alaskaofficial3641
@a.alaskaofficial3641 7 месяцев назад
Naarta Allah ku fogeyo😢😢
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 7 месяцев назад
Cadaabta illaahey haku fogeeyo
@ukothman6451
@ukothman6451 7 месяцев назад
M.a waku mahadsantahay ina lawadaagida mawducan
@user-cg5ds6sd3h
@user-cg5ds6sd3h 7 месяцев назад
Madhimane waa bakhtiyay
@samiirsuldaan9813
@samiirsuldaan9813 7 месяцев назад
Godka alle haku cadaabo nijaaska dofaarka ah
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 месяцев назад
Lacnatullah yahuudka
@awilcirro7461
@awilcirro7461 7 месяцев назад
Xawaaro bay wax ku fahmaan somalidu, mahadsanid . Ahlan wasahlanow