Тёмный

Qeybtii 2-aad, odaygii xikmada badnaa ee xoolaha iyo beerta ku haystay Minnesota. 

Hereri Media
Подписаться 272 тыс.
Просмотров 174 тыс.
50% 1

Abdisalan Hereri iyo odaygii xikmada badnaa ee xoolaha iyo beerta ku haystay Minnesota.

Опубликовано:

 

11 май 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 505   
@salmansamir5570
@salmansamir5570 Год назад
Odaygaani waa dadkii hore ee xalaasha , Rabbi ha caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo. Mahadsanid Cabdisalaam.
@nurfunny6411
@nurfunny6411 Год назад
Intii ila daawatay Sanadkii hore sanadkaana ila.daawatay ilaahay hana gaarsiiyo sanadka Kale anagoo caafimaad qabna insha Allah
@caaqilka3712
@caaqilka3712 Год назад
Aamin wll dhamanteen
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 Год назад
Aamiin aamin
@SiyatAbdi1445h-cf5wd
@SiyatAbdi1445h-cf5wd Год назад
Aameen wllo❤
@AhmedAdan-cj3vi
@AhmedAdan-cj3vi Год назад
Ameen Ya Allaah
@nuurdiinahmed960
@nuurdiinahmed960 Год назад
Aamiin
@MohamedSaid-tm4yf
@MohamedSaid-tm4yf Год назад
Abdisalaamow Hareeriyow runti legend ayaa atahy in aad odaga ku laabto muhiim ayey ahayd ku mahadsanid masuul
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP Год назад
Odaygaan nolosha ayuu fahmay talooyin dhaxal galana hawada wa inoo soo mariyay. ALLAHA CIMRIGA HAKUU BARAKEEYO.
@cadnaanyuusuf5405
@cadnaanyuusuf5405 Год назад
Waa oday qiimo iyo sharaf leh oo islama islamnimadiisana waxad ka garanaysaa akhlaaqdiisa iyo Runtiisa Ismalamkuna waa inuu intaas ku dhaqmo ee maaha inuu Salaada uun tukado alle cimriga iyo cafimadka haw barakeyo Weriyaha Somali ugu cajiibsan Abdisalan Hereri alle hayna wada gaadhsiiyo Sanadka danbe incha allah Dhamaanteen Umada Somaliyedna alle habarakeeyo Dadnimadoodiina hawsoo celiyo❤❤
@abdikarimali1666
@abdikarimali1666 Год назад
Mashaa Allah Waa Shaqsi Run BaDan, Aqli Badan, Xalal Miirad Ah Wax Badana Og. Cimriga Ilahy Ha U Barakeeyo Adeerka.
@maryamruun5790
@maryamruun5790 Год назад
MashAlah waa nin muruq maal ah, asagiis xaaran bay magalada ku cunaan iyo kuwa uu dhali karo. Shaqada iyada ayaa cibaado ah. Dadka ku fikirayo cayd qaado oo waliba been ku qaadanayo masjidkana gal, xaramkana aad waa xaaran CUNNE almost 90% seniors Somalida Ee degan twin cities waa xaaran cunayaal qofka ka doodaya waxan aqoon ayuu ka hadlaya. Adeer good example ayaa u tahay next generation and good thinking people.
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 Год назад
Waa Oday wanaaagsan oo shaqo aaminsan, Great Man, isku fikir nahay, yurub saan u imid waligay cayr ma qaadan, nin dhalinyaro ah oo 26 jir ah sow ceeb maahan inuu cayr usoo fadhiya, Hadduu Qofka da' wayn yahay ama xanuun wayn hayo waa macquul ✍️💯✍️✍️
@Cadar200
@Cadar200 Год назад
waad saxantahay wllo 100% weliga naftaada aamin isku fikirbaynu nahay wlh
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 Год назад
@@Cadar200 .haa wll aad iyo aad 💯💯🤝
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Год назад
It great idea 💡👍to start some training for greenhouse ,frame, reisd animal and all handmade products it what we need 😊. It was interesting episode thanks for great father Mohamed❤ and Abdisalam Hereri ❤.
@CabdikariimCabdiraxmaan
@CabdikariimCabdiraxmaan Год назад
Nio ma dadcadaana lahadlaysaa somali ku hadal
@mohamedadamu5219
@mohamedadamu5219 Месяц назад
Mansha.allah runti talada iyo shekoyinkisaba kacajisimeysid alle habarakeyo runti in lalashaqeyo o gacanyara lonoqda ayu mudanyahay mansha.allah alle ha kuxafido adeero
@abdirahmanmukhtarchanel5084
Maasha Allaah Waa Adeer Daacad Ah Runtii Allaha Barakeeyo Mahadzanid Wll Abdizalan Sidaad Adna Barnamijkan Noogu Soo Gudbisay Runtii Waa Noo Waayo Aragnimo Waxbadan Ayaad Noo faa idaysay Oo aanan Aqoon
@mxmvideoproduction4184
@mxmvideoproduction4184 Год назад
This man is self educated and hardworker Abdisal hereri always make many videos like thas thanks to Allah
@saednasir3091
@saednasir3091 Год назад
Alle ha xafido odayga cimrigana ha u dheereeyo Waxn rajaynayaa in sanad kadib aan daawano inagoo nabada kulanka ay jecleysteen 22:15
@m.yousuf7809
@m.yousuf7809 Год назад
Wa nin wx badan laga faidyo thanks hereri
@user-rp8jc2vv5v
@user-rp8jc2vv5v Год назад
Mashaa alaah waa odey wayo arak ah wareysigiysa galkacyo ayaankudawadey kana yaman ilaahey habarakeeyo waxbadan ayanka faa idey mahatsanit
@dajiscom463
@dajiscom463 Год назад
M.a waa aabbe cajiib ah
@zaraosman2096
@zaraosman2096 Год назад
Waa nin aad u qiimo badan Ilaahay ha barakeeyo aamiin. Waa inaga qoslisiiyay toraragtii waqti lumintii
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Год назад
Allahu akabar waa xaqiiq qofku maraku aqalaqa leyahay bulashadu utagaba sharaf bukahelaya lakin hadii qofka aqalaqadisu xuntahay meshu tagaba waa babinaya ilahow aqalaqada nohagaji ❤❤❤❤❤
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 Год назад
wuxuu wareysigani qiimo u leeyahay inta wareysigii sanadkii hore Universal laga sii daayey dhawr goor ku celceshatey, xiiseynaysayna in mar kale dib loo wareysto Maxamed Gaabane.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
Masha allah keep doing awoowe i visited this great guy back in 2009 still he's strong and good health m.a ❤
@munestervlog4500
@munestervlog4500 Год назад
Abdisalan Hereri, thank you for putting in the effort to deliver to us what deserves a million subscribers
@abdirahmanmohamed2341
@abdirahmanmohamed2341 Год назад
Waxaan Rajaynayaa Inagoo Caafimaad Qabna,Dhamaanten inaan Isu Soo Noqono Isha ALLAH
@omarmuufo1479
@omarmuufo1479 Год назад
Mashallah wlhi haddi America joogi lahaay adeerkaan gacan yaraa unoqon lahaa waa dadka yar ee Soomalida Xalaasha Quute beynta iyo laalaabka ku nooleen kasoo heray cimri dheer iyo cfmd adeyr 🫡
@saladyusufali5109
@saladyusufali5109 Год назад
Mahadsanid wariye abdisalan iyo awooowe go forward 🎉walahi qof somali ah oo sidas u fakarayo waa ku dayasho mudanyahay masha alah .
@maxamedabdirahman2581
@maxamedabdirahman2581 Год назад
Wali may dhicin in aan warayso intaan bilawdo haddana ku ceshado in ka badan 5 jeer aan ahayn waraysigii sanadkii hore ee odaygan runtii cashar wayn ayuu bixinayay.
@qalanjadaqaranka6171
@qalanjadaqaranka6171 Год назад
Thank you ader Hereri. You are a true gem to Somalis everywhere. May Allah protect you from all evil.
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 Год назад
mashallah waa oday xikmad leh hadana reer si reer magaalnimo ku jirta iyo sarbeeb u hadlaya
@mohamedraamoole4072
@mohamedraamoole4072 Год назад
Is macsalaamees aad u qurux badan baad ku kala tagteen masha alah
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 Год назад
Lafihii hore waaye odaygan cimri dher iyo cafimad Alle ha ugu deeqo ❤
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 Год назад
Amazing documentary thanks for following up abdisalaan
@abdulahiosman2443
@abdulahiosman2443 Год назад
Aad bad ugu mahadsantahay barnaamijka qiimaha badan! Odayga Allaha barakeeyo, amin!
@yahyeali9842
@yahyeali9842 Год назад
Faida waa hadii aa marti unoqoti qof taajir ah wax isii hadhihiin, waxa u arkaa inaa swabtaas u imaaday. Alxmd. Allah nagu anfaco garaadka.
@suudaani1
@suudaani1 Год назад
Maasha Allah Rabi ha idin xafido dhamaantiinba talada Adeero Mohamedna waa muhiim in Dugsiyada Manhaj anfac leh laga dhigo si ardaygu beri wax usoo saaro.
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Год назад
Masha alh oday nolosha fahansan dhaqankeeda iyo wariye sare abdisalm hareri guuleysta 🎉
@subeydaosman8189
@subeydaosman8189 Год назад
This uncle is just full of wisdom Allahom barik.
@yussufdahir2711
@yussufdahir2711 Год назад
"Kkkkkkk 😂 Lailaha ila Lah, Tororoktii ah? Majirto!" That was so funny and to the point😅😅😅
@thewajirnomad3746
@thewajirnomad3746 Год назад
He made me laugh so loud
@abdirahimali5912
@abdirahimali5912 Год назад
😂😂
@mohamedhersi1598
@mohamedhersi1598 Год назад
😅😅
@dekmakadin8834
@dekmakadin8834 Год назад
Odaygan Walahay wn ka helay allaha cfmdka ha usiyaadiyo ❤ waa xalaal laabta ka hadlayo
@mohamedhusseinomar2675
@mohamedhusseinomar2675 Год назад
Maaaasha Allah cimriga Allah u dheereeyo waa xigmad miiran
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 Год назад
Wlh masha allah wa codkar aan hadal la gaban masha allah xalaal quud ah allahaka barakeeyo
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 Год назад
Garaad Tuug Ah, Suldaan Tuug Ah iyo Sheikh laga yaabo inuu Tuug Yahay!!! That part is deep.. Xanuuun weeye lkn waa XAQIIQ
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 Год назад
Masha Allah barnaamij aad u xiiso badan guul iyo gobonimo.👋👍🙏
@adamfarah7638
@adamfarah7638 Год назад
Mashallaha.odaygu waa nin hadal adag hawlkarna ah. Alle ha dhawro. Cabdisalaan mahadsanid walal adna.❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Год назад
Mahadsanid Wariye abdisalam hareeri ❤❤❤❤❤
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Год назад
Runbadana Masha ALLAAH Thanks for sharing
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 Год назад
Mashallah ❤ adeero wa dadkiii dacada ahaa ayuu kadanbeyaaaa allow cimriga ku barakee amin
@Qiirajabaan
@Qiirajabaan Год назад
Hereri aad baad umahadsantahay. Allaha ku barakeeyo.
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 Год назад
❤wow great work man, mohamed ,well done and thanks abdi salaam herari, ilove your show all the time sxb 🎉
@taatiko9307
@taatiko9307 Год назад
masha allah Adeer Qalbi Wanaagsan Cimri dheer io Cibaado Suuban U Rajeynaa Insha allah
@cabdisalaamismaaciil2593
@cabdisalaamismaaciil2593 Год назад
Abdisalan hereri thank you so much. Wad ku mahad sanhay in aad soo bandhigida sheekan cajiibkaa.
@caliabuukar4034
@caliabuukar4034 2 месяца назад
Masha.allah Alllllaaa barakeeyo adeerkaaan
@naimayuusuf8660
@naimayuusuf8660 Год назад
Runtii waa aabe fahmay nolosha iyo macnaheeda , ilaahay ha ku barakeeyo. wariye hereri iyo camera mankana ilaahay haydin xifdiyo runtii cidna chanelkiina ku xidhinaataa waxbadan oo maskixiyana ayey idinka faaidayaane.
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Год назад
Cajiib weeye odaygani Alle cimriga ha u dheereeyo
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 Год назад
Sami best of luck and thank you for the inspiring programme.
@CabdikariimCabdiraxmaan
@CabdikariimCabdiraxmaan Год назад
Nio ma dadcadaana lahadlaysaa somali ku hadal
@Gstarxpress
@Gstarxpress Год назад
😂😂 AF-Somali ku hadal Sxb
@apdikariinmoh880
@apdikariinmoh880 Год назад
Wlhi waa dadkii wanaaga Adeer Alle cimriga hakuu barakeeyo barnaamijkii hore waan daawaday kana sidoo kale isha allah kulan xiisa loo kale adeer 👋
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 Год назад
Mahadsanid Mr hereri
@abdirahmangure815
@abdirahmangure815 Год назад
Aan hal mar uwada ducayno cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban inu ilaahay siiyo adeerkan
@mohamedhersi1598
@mohamedhersi1598 Год назад
Aamiin
@rodahassan929
@rodahassan929 Год назад
Masha Allah thanks herare
@abdifitahjawle
@abdifitahjawle Год назад
Why inaad sanadkiiba mar booqato waa wax wanaagsan alaha barakeyo aabe maxamed
@socdaal
@socdaal Год назад
Talooyinka uu bixiyay wlh isla noocaas ayaan niyada ku hayay oo aan marar badane asxaab la wadaagay jiilka soo korayo waa in la badbaadiyaa oo waxbarashadoda kor loo qaadaa.
@suhaybjaynaani5955
@suhaybjaynaani5955 Год назад
Mansha Allah he is a great man i loved him and i learn some idea like don't believe people their cover thank u abdisalan hereri you deserve a million subscribers.
@daudiquotes0978
@daudiquotes0978 Год назад
Ader qaliya Allh kudhowro ❤❤
@ismaelkayse6976
@ismaelkayse6976 Год назад
Masha allah Aabo somaliyeed alle Karti siiyey alle cimriga iyo caafimadkaba ha ku siyaadsho
@dalmarmahamed3839
@dalmarmahamed3839 2 месяца назад
Masha Allah. Waan ka heley.
@EngAbdishakurPodcast
@EngAbdishakurPodcast Год назад
Maasha Allah barnaamij xiiso badan
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Год назад
👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Odey Max,d.
@saddaamxuseen6217
@saddaamxuseen6217 Год назад
Inshlh wxyn sugayaa episode 3 iyo israg danbe oo xiiso leh ❤❤❤❤❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Год назад
Asc cisalan hereri 1 year ago bad warey satey sanadkana 2 jeer soxaa horeyna usoco
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 Год назад
Allaha hafido odeygaan waa nin chaqoo machaallah
@Touchdown714
@Touchdown714 Год назад
Cimriga alle haku dheereeyo waa awoowe Qalbi wanagsan
@kafiibrahim9149
@kafiibrahim9149 Год назад
WA Barnamij cajiba, mahadsanid
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Год назад
Keep going ayaanu leenahay odaygaasi waa lagend legend dhalay waxaanan leeyahay kusoco shaqo Wacan ayaad haysaa
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Год назад
ASC Maash Allaah Tabaarka Laah
@YassinZultan-gr6wz
@YassinZultan-gr6wz Год назад
Masha alaah barnaamij aad u xiiso badan
@abdiqanicaano7608
@abdiqanicaano7608 Год назад
Odaygani waa legend, meel iska dhigay beenta iyo balandarada Soomaalida😂
@Waayo____aragg
@Waayo____aragg Год назад
Cabdi salanow ragan oo kale noo soo badi waa legend ninkan iyo raga isago kale ah ku dayasho mudan cimriga ale ha u barakeeyo waa libaax adke ah
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Год назад
Waa runtiis caddaanka waa dad aaad u edeb badan
@xasanmaxamed807
@xasanmaxamed807 Год назад
Alle haku xafido cabdisalanow
@abdilkadirabdullahi274
@abdilkadirabdullahi274 Год назад
Masha Allah odayga ilaah haxifdiyo 👏👏
@malyuuncilmi7106
@malyuuncilmi7106 Год назад
Masha Allah riyadad Allah kurumeyo ader
@malaboa591
@malaboa591 Год назад
ODEYGAAN CIMRIGIISA ALLAHA U BARAKEEYO WAA ODEY XALAAL QUUTE AH OO QALBIGIISANA NADIIF YAHAY.
@munaibrahim8226
@munaibrahim8226 Год назад
Thank you Hereri
@malaboa591
@malaboa591 Год назад
WAA RUNTIIS SOOMAALIDA WAA DAD BEEN IYO QAYAANO BADAN OO LAMA AAMINO SHAQOOYINKA. WADANKOODA AYAY KU SOO GUBEEN MUSUQ MAASUQ .
@user-zq5vq3mt3f
@user-zq5vq3mt3f Год назад
Mashallah waa odayi fariid ah.
@barwaqosoran3134
@barwaqosoran3134 Год назад
Masha Allaah Abdisalam Hareri aadbaa umahadsanthy ❤❤❤
@LJama6119
@LJama6119 Год назад
waa oday adag. fahamkiisa ayaa fiican.
@abdihakimmohameddiriyesank1730
☝️ ALLAH 🤍 ha ☝️ xafido 🤍 odaygu ☝️ waa 🤍 qof ☝️ fiican 🤍 oo ☝️ waya 🤍 araga ☝️ MASHA 🤍 ALLAH ☝️ TABARAKALLAH ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍
@nagaadahmed
@nagaadahmed Год назад
noloshu waa dhabar adayg
@Gashanle02
@Gashanle02 Год назад
Masha Allah Odayga Allah ha xafidiyo
@shadiyaibrahim9105
@shadiyaibrahim9105 Год назад
Loteryga hadu iso bixi laha awowgaygan ban ku so xisabtamyey markiba haku shaqo geliyo islaha 😂qof wngsan hardworking weye❤
@daacadwadani4450
@daacadwadani4450 Год назад
Waxa mareeynka shaqo taalo ninkaan ayaad ka doortay xariif ayaad tahay buuqna dhan marabtid kkk
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
Waa runtiis Manhajka iskuulada soomaliya aad ayu u hooseeyaa iyo jaamacadaha ardeyda lama baro xirfad keliya waa theory In ilmaha kala danbeyn, aqlaaq iyo xishood la baro waxe ka imaadaa dugsiyada, Dugsiyada ilmaha keliya cabsi aya lagu baraa waa tan marki macalinka fasalka kujiro iyo marka uu kama qan yahey isku mid ma ahan
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 Год назад
Walaaal dagaaal xaga Manhaj-ka ah ayaaa inagu socda . UNISCO ayaa inoo diyaaarisa.
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Год назад
@@guleedahmed2461 haa wall wan la socdaa welibo macalimiin wa weyn ayan waxan ka maqley dhahaya, manhajka macalimin somaliyed aya diyaariyan kedibna waxa dib u eegis ku sameeya qolo ajaanib ah hadey ku qancan waala daabaca hadey ku qancin ku celis aya laga dhiga,
@dantadadkaiyodalka7594
@dantadadkaiyodalka7594 Год назад
Odoyga waa dadkii asalka ahaa hada dadkaas mowqifka leh lama helo waa nabad guureen Allh xafido odeygan lkn awladiisa warbixin nogo soodiyari hadeey ogoladan💪🏾✅
@johndx9744
@johndx9744 Год назад
Wuxu ka hadlay waaqaca jira kan imaan doona ee mustaqbalka marxaladaha uu dalku gali karo iyo wiliba kuwa uu ku barwaaqi karoba dadyawgaas ayaa inaga dhashay ka somali ahaan lakin madama uu sida qalinku isu rogay dalkeeni oo maqluub noqday haynoo taliyeen waxna aynu ka dhagaysano kuweena talo aan logu talagalin ee hada ina wada mamula shikh madaxwyne siyasi aqonyhn aan hintaba maqluub ah ayaynu dhagaysanaa. Nabad ahow xaaji maxamed bi'idmi laaah. Salama mahadsanid wariye HARERI.
@shaaficiosmaan4716
@shaaficiosmaan4716 Год назад
Odaygaan Allaha Xafido waa Xalaal Waa Qof dhif iyo Naadir ah waligey asoo kale ma arkin Filimna Kama Daawan Allaha Ku Barakeeyo Adeer Soomaalida intaa ka sheegtay waa Ku Saxantahay wlhi Waa Dad Meel ay u socdaan La aqoon .
@healthyforpurpose1898
@healthyforpurpose1898 Год назад
Ilahay cimri dheri hasiyo
@rodahassan929
@rodahassan929 Год назад
Masha Allah
@ridwaanibraahimmaxamed7226
@ridwaanibraahimmaxamed7226 Год назад
صلوا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 Год назад
Masha allah
@nurgacan6950
@nurgacan6950 Год назад
Waaan ku mahadnaqaaa xaaji waayo unicef Hargaysa ka shaqeeya mudo 20 sano in aad unicef caawisa
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 Год назад
Runtii wa wayo arag iyo hawlkar cajiiba Allaha ubarakeeyo xoogisa iyo cafimaadka iyo cimriga , camal wanagsan iyo cibaado suban allaha siiyo
@saedmo1386
@saedmo1386 Год назад
Awoowe hardworking, hadana comedian ah😂😂😂
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio Год назад
Maasha allaah walaahi waa ragii hore
Далее
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Просмотров 80 тыс.