Тёмный

Hereri Iyo South Africa Part 4 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 58 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

30 ноя 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 78   
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 года назад
150 caruur aa lacag la'aan ku dhigtaan. Ilmahaas waa masaakiin waana agoon. Ilaah kheyr ha idiin siiyo. Walaahi waa wax wanaagsan
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 4 года назад
The best part of Hereri iyo South Africa so far. Love to see somali children speaking their own language perfectly.
@abdifatahnabil
@abdifatahnabil 4 года назад
Big Respect Wariye dhameystiran Abdisalaan Hereri
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
Msha,allah walhi hablaheeni yar yara Iyo wiilashaba markaan arkay yagoo south Africa badankoodu ku dhashay hadana afsoomaligodu aad u wanaagsan yahay aad ayaan ugu farxay runtii.... Iyo dugsiga mey ver academy Waan bogaadinaya yagana... Midabkoodana aad ayaan ula dhacay wlahi soomalidu midab qurux badan ayay leeyihiin cadanku midabkas ayay ugu jecel yihiin inay noqdaan.... Ilahay ha barakeeyo dhamaan umada soomaliyeed oodhan ilahayna cududeeni hasoo celiyo.... Waxaan aad ula yaabay wiilka u ah gidoomiyaha ardayda iyo taarikhda yaab kale ee uu soo maray qofku hadu wax baranayo waxba ma waayo... Waan bogaaadinaya cabdisalaan ibraahin hareeri iyo baafo iyo dhamaan hawl wadeeenada universaltv.....📸📹👑
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 года назад
Scww. Hereri MashaAllah wax badan baa Somali badan u iftiimisay
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 года назад
Somali Legendary journalist hereri☆ Mnsha allah Somalidu waa dad qurux badan bal eeg midabka Caruurteena yaryar ee Caffe ga ah waa midabka cadaanku ugu jecelyihiin mxy gabdhehenu isaga foolxumeeyaan oo isaga suuliyaan Midabkeenaa quruxda badan.😂
@beshirhayle1623
@beshirhayle1623 4 года назад
Hhhh oh wll.runta wll
@sarifuddin4019
@sarifuddin4019 3 года назад
Mhasahallha ! Former Somalia citizens good job !
@abdulrahmana2216
@abdulrahmana2216 Год назад
What you mean by a former Somali citizen? Explain it more
@fardowsahussein4731
@fardowsahussein4731 4 года назад
Manshallah Mayfair waaa xaafadeydiy I miss them guys 🥰
@sihaamcadeey3709
@sihaamcadeey3709 4 года назад
Mashaa Allah Ilmaheena South Africa Aad bay UGU Hadaan Afsomaaliga
@nuurtoxasan4317
@nuurtoxasan4317 4 года назад
Savcgxcfv
@maxamedsoomaali500
@maxamedsoomaali500 4 года назад
Masha Allah.
@mohamedtahir5051
@mohamedtahir5051 4 года назад
10:20 qurux badanaa gabdhuhu💖👌🏻👌🏻 mashalah
@adanhassan8231
@adanhassan8231 4 года назад
M.a dheh
@mohamedtahir5051
@mohamedtahir5051 4 года назад
Adan Hassan waan dhahay wll💖
@yaxyecade431
@yaxyecade431 4 года назад
C/salaam hareeri wlhi waa nin qiimo io somalinima ku weyn tahy oo masuul ah allaha dhowra asaga io dadka lamid
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 года назад
MashaAllah wiilisha iyo gabdhaha qurux. Allaha idiin dhooro
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 года назад
I used to live Mayfair area when I was lil kid 🧒 now it’s way better when it comes to education
@nomo2296
@nomo2296 4 года назад
Ahmed Heensaleey where in Mayfair you lived bro. I was there from 1999
@dalnuurshe7434
@dalnuurshe7434 4 года назад
Massha Allah masha allah allaya xafidag
@xaliimo5422
@xaliimo5422 4 года назад
Abdi salaan hereri waa legend full knowledge
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 4 года назад
Ruug Cadaa C/Salaan Hereri Xushmad ayan ku haya
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 4 года назад
Mansha allaah shiikh ayaaa haysta mansha allaah Hore u soco Ustaad.
@zaytunabdisalan477
@zaytunabdisalan477 Год назад
Harare thank you for sharing a very informative and useful video about Somali community in south africa
@mahadabdulle7952
@mahadabdulle7952 4 года назад
Masha Allah allaha idinlagarab galo
@raxaweynroyalty4804
@raxaweynroyalty4804 4 года назад
Awww the kids were so adorable MashaAllah. 😍
@beshirhayle1623
@beshirhayle1623 4 года назад
Msha allh south Africa ku nolahy aad bey walalaheyga somaliyed dhaqankooda u heestan wadankan dahab iyo dheman ka nahay msha allh I am from.cepe town
@ababiyetv4676
@ababiyetv4676 4 года назад
Asc wll Beshir I need some information about south Africa can I get your WhatsApp number, this is my number 0636994420
@cumarahmed3558
@cumarahmed3558 Год назад
Wllo inaan imaado ayaan rabaa ee xog isii
@muunacabdilahi4534
@muunacabdilahi4534 4 года назад
Heriri, fadlan kasoo sammee barnaamij qoraaga Soomaaliyeed ee Nuuradiin faarax.
@axmedcumar5630
@axmedcumar5630 4 года назад
Idajaa maxaa laga samayn wuxuu ahaa qabyaaliiste qadhmuun
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 3 года назад
Xasan Cabdillaahi (wiilka wareysiga ugu dambeeya), waxaan weydiin lahaa inuu "maamada muslimada ee hindiyada" ah inuu wali xidhiidh la leeyahay mise sida soomaalida badigood, waa u iloobay abaalkii.
@rahmohassan131
@rahmohassan131 4 года назад
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA HAFIIDO
@lil-kproduction1109
@lil-kproduction1109 4 года назад
Hereri legend🔙
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 4 года назад
shukran mr hereri barnaamijyada qiimaha leh
@maxamedciise149
@maxamedciise149 4 года назад
Hereri wariye sare👏👏👍👍👍
@Qadafi_mandela
@Qadafi_mandela 4 года назад
ad ban u aqana madarasadaa......in kasto wadanka waqti badan igu danbeysay...........mamulaha hadalkisa ka dhadhamiyay in uu shaqa wanagsan haya......niyad sami ugu shaqeynaya umada....👍
@zultanapdy7594
@zultanapdy7594 2 года назад
Nin kan ugu danbeya waa legend wlahi jab buu soo maray🖐
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 года назад
Asc abdisalam hereri dayashii waxa ka codsanayna inaad tellkaga nooso dirtid adoo raliya taaso aah odayashii aad utagtay ee kaa odhan jiray abahay wuxu ka yimid Djibouti ila yaman odhanjiray eed waraysatay sidee ula xidhidhi karna adeerkaybaa dhalay plz sidaa adi kugu heli lahayn noo fudude
@suleaden4672
@suleaden4672 4 года назад
amran kaba anigupa deris paanu nahay ina jaamac colow halkee paad joogtaa adigu
@sahweahussein1425
@sahweahussein1425 4 года назад
Manshallah
@khadarcabdi8680
@khadarcabdi8680 4 года назад
Salaam wariye sare hereri
@yassinawil5158
@yassinawil5158 4 года назад
Waan salamaya wariye hereri iyo poff cigalba niyaw taclintan wadankena jamacaduhu tayoduudu waxay kaxuntay xaga hoose ee bayska waayo school ladii baaa liita waxwalboo ladhisayana guntaaa laga soo bilaaabaaa ilaaa school lada latayeyo mooyeee jamacaduhuna tayo yeelan maayaan
@fartahaaji1337
@fartahaaji1337 4 года назад
Masha alah mamadas hindida waxey aheyd qof yaqano micnaha waxbarashada eyledahay dadkeno maweyneyaan waxbarashada
@radwanmohamed850
@radwanmohamed850 Год назад
Masha Allah
@idilrashid298
@idilrashid298 4 года назад
oo may soomali dhigaan , lax
@somaliideas6532
@somaliideas6532 4 года назад
Life skills ayaa grade 6 loo dhigayaa somaliyana kuwo jaamac ka soo baxay ma soo qaadan subject gaas
@maankalove9815
@maankalove9815 4 года назад
Haaa walhi Mala baro waayo wax aaan qiiima noolashoodu ulheen aya waqtiga nalooga lumiyay Aniga kula hadlaayo kenya kusoo wax bartay mana barinin waxn.
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 года назад
Masha allha Guuul
@maadiyomadadaalo4032
@maadiyomadadaalo4032 2 года назад
Masha allah
@jamhas8956
@jamhas8956 4 года назад
C.salaam waxaa uu hayaa shaqo umadeed, mahadsanid adeer.
@zermaahir186
@zermaahir186 4 года назад
Mash allh walhi wuu i cajabiyay
@nadarabdul5895
@nadarabdul5895 4 года назад
Maanshaa allaah
@bilaalabdirhaman8557
@bilaalabdirhaman8557 4 года назад
Mashlllah
@cabduqadircabdulahi9614
@cabduqadircabdulahi9614 4 года назад
Masha alah wariye hareri waad ku mahdsanthy lkn Salanta gabadha africanta ah kuma wanagsana waa danbi
@umulqayradontiallahumul2880
@umulqayradontiallahumul2880 4 года назад
Wale waa yab somali waa dad an layabay ilmaha May baran afkoda South Africa ma Mel ilmah ku ilwaban ba afsomali
@khalidisse4031
@khalidisse4031 4 года назад
Maxey uguilawiwayen madalkodibaa banana hadeyubaxaan waxeylahadlayaan dadkawadankadagan keyniya soomaliya xududlale baadadkii soomaliyed caruurtodi afkii garanen kuwanabadhama
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 4 года назад
Somali caruurtani wey iloobaayaan dalkoodi ....caruurtani maba noqonaayaan somali waxaa laga yaabaa xagaa diinta in ay wax badan u qabtaan marka dadkan diinta uun haloo ilaaliyo
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 4 года назад
🙏🙏🙏
@suldanyare163
@suldanyare163 4 года назад
Aaad iyo Aad Baan Ugu Farxay Ardayda Oo Luuqada Officalka S.africa Baranayaa Mashallaah Hareeeri Please Wadankastoo Aad Tagtid Ardayda Wareesi Kasoo Qaad Please Please Please Guuleeso inshlh
@odayjama1829
@odayjama1829 4 года назад
Somaalidu waa dad fiican oo waayey wax maamulah oodacad ah.
@Imraan53
@Imraan53 4 года назад
exactly!
@ahmedlove7960
@ahmedlove7960 4 года назад
Rugcadaa hereri barmaamuj qaaliya ayuu soo diyaariyay
@isxaaqxayir721
@isxaaqxayir721 4 года назад
First view like ha ila dhinac marin
@abdrizaakmohamed6506
@abdrizaakmohamed6506 4 года назад
masha alah aadbu u xiso badanyay wariye sare c salan herari salan
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 4 года назад
Umad ilahy karti iyo karaamo isigu daray baan nahay ilahow somalida ugargaar
@rathervita3377
@rathervita3377 4 года назад
Kama daalo barnamijyada harari mar walba in aan daawado👀👁
@hajji384
@hajji384 4 года назад
Aryaaqey maad igeysaan , 😥 hadii qabiil tahay na waaakaa
@adams8968
@adams8968 4 года назад
Dabcan 100% qabiil all scholarships
@mbulaleseed7371
@mbulaleseed7371 4 года назад
dawladnimada qiimaheeda ayaad ka arkaysaaaa
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 4 года назад
Vereeging southafrica garanayaa garanaya meesha jaamcadu kutaal 2005 joogay
@libanahmed8320
@libanahmed8320 4 года назад
Vaal universty
@itshim7600
@itshim7600 4 года назад
Masha allah
Далее
Hereri Iyo South Africa Part5
47:44
Просмотров 30 тыс.
Barnaamijka Hereri iyo South africa Part 01
45:03
Просмотров 92 тыс.
Hereri Miyo iyo Magaalo Qaybtii Afraad
39:25
Просмотров 86 тыс.
Hereri iyo South Africa Part 6
46:30
Просмотров 59 тыс.
Как без этого..😂
0:15
Просмотров 1,4 млн
Поймали акулу
0:51
Просмотров 2,4 млн
ийу 😅
0:14
Просмотров 9 млн
There’s A Starman #superman #shorts #memes
0:26
Просмотров 10 млн