Тёмный

Heshiiska Aqoonsiga Somaliland Ma Waxuu Fashiliyey Xidhiidhka Qarsoodiga ah Alshabaab & Somalia? 

Arabsiyo News
Подписаться 165 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Heshiiska Aqoonsiga Somaliland Ma Waxuu Fashiliyey Xidhiidhka Qarsoodiga ah Alshabaab & Somalia?
ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

Опубликовано:

 

10 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@Hooda36
@Hooda36 22 дня назад
Ismaciil cali geele iyo xassan sheekh illaahay sharkooda ito baaskooda iyo xaasid nimadooda illaahay Subhanallahu watacala hainaga fogeeyo xasiis ma aflaxo waxaay inoo mujiyeen necbashaha ay inoo hayaan illaahay baakashifay guul guul forever Soomaaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@choukrialihassan2861
@choukrialihassan2861 22 дня назад
Allahumma Ameen ❤❤❤
@abdiismail6805
@abdiismail6805 22 дня назад
Somaliland guul Ciidanka Qaranka Guul Calanka TOWXIIDKA GUUL Nabada Somaliland guul Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xafidahullaah
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 22 дня назад
Guul guul soomaalind soomaalind
@VivasomalilandSNMQUEEN
@VivasomalilandSNMQUEEN 22 дня назад
Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 22 дня назад
Waxaan kamidnahay kuwa kuguuleystey istiraaida gobolka viva somaalinad gaadh ayaanu kahaynaa
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 21 день назад
Ku saliya nabiga ❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 22 дня назад
Guul soomaalilaan ilaahay cadawga hanaga qabto aamiin
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 22 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Guuuuul sland❤❤❤❤❤❤
@user-vy1xh8qj9i
@user-vy1xh8qj9i 22 дня назад
Somaliland maaha Al Shabaab ee Somaliyaa Al shabaab ah
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 22 дня назад
😂😂😂😂ninka wasiir soo noqday marna layaliyaha farmaanjo ee alshabaab ku faamaayey waxay cadayn utahay inay soomaaliya argagaxiso tahay waana in laga tir tiraa ka mid ahaanshaha beesha caalamka
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 22 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fathhxan_ck
@Fathhxan_ck 22 дня назад
#somalilander_model #ck_caanka 🔥
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 22 дня назад
Hadalkiisa haloo turjumo caalamka
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 22 дня назад
Waa umad wada argagixiso ah soomaali etali iyo fillo soomaaliya waameesha argagixisadu kasoo burqato
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 21 день назад
Ruunta xaqiiq guuuul somaliland guuuul inshallah amiin 💯🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 21 день назад
Nimankii reer waqooyiga ahaa maba hadli karaanba gartoodana ma sheegan karaan intooda badan waxaa ku wanaagsan aamus ❤❤❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 22 дня назад
WAA WAADA ARGAGAXISO FAAQSHA ITAALKODA BAA INTEE NOOQDYE WASIIRDA GUURGURTO WAA WAXI ARGAGAAXISDA AHAA
@harunmusse153
@harunmusse153 22 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saeedmusa6958
@saeedmusa6958 22 дня назад
Afgambi ku socda madaxwenaha somalia xasan sher bu cadeye wasirki arimaha amanka somalia ee hore
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl
@AbdiqadirKeenodiid-tz8pl 22 дня назад
Somaliya wey xanuunsanaysaa
@abzosman8290
@abzosman8290 22 дня назад
Guul Guul Guul Somaliland 💚🤍🖤🤍♥️💪🏾💪🏾💪🏾Somalia are finished 😂😂😂
@saidibrahim420
@saidibrahim420 21 день назад
@guledabdi4646
@guledabdi4646 21 день назад
wax badan baa dibada usoo. baxay meeshan cadaawad guun ah baa taala ilaahay baanu kamagan galnay
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 21 день назад
Guul somaliland ❤❤❤
@garyaqaanxasanaxmed9562
@garyaqaanxasanaxmed9562 21 день назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@princesshawd6859
@princesshawd6859 22 дня назад
Faqash iyo mooryaan iyo budhcadbadeed wa wada ARGAGIXISO 😅
@AbdinuurXassan-zc5su
@AbdinuurXassan-zc5su 22 дня назад
Yam.yam.iyo.padaad.ween.habaroorreen
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 22 дня назад
Waxani waa qadiyad kawayn boltiig waa dhul dad layku dirayaa wada leeyihiin oo ayrabaan kuwo meshey kunolaan lahayeen aan ila mata waxa ka qaban
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 21 день назад
Manta udarayen dawladi somalya oo ma al shabba dadakani
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 22 дня назад
xaqiiqo du waxay tahay in guud ahaan al shabaab isis and pirates dhamaan ka mideysan yihiin duulanka jamhuuriyada somaliland waayo manta wey muuqata tussle taliyaasha ciidanka somalia ayaa yidhi waanu umidoobayna jamhuuriyada somaliland isagoo ujeeda ururka al shabab dacish iyo guud ahaan gobolada mumulka ka jira wadanka fashilmay ee la odhan jirey somalia dagaalka las canod ay kuwada jireen al shabaab isis iyo dawlada la odhan jirey somalia oo maxaabiis ayaa laga hayaa
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 22 дня назад
Kani.manta hadlay wuxu cadeeyey in maamulka muqdisho wada yhy 😂
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 22 дня назад
Waxa somaliya kataliyoo dhami waa dhiigyo cabiin acuudubilaah
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 22 дня назад
HAADI EEEYE ARGAGAXISO DIIB KUU HEEYSO WASIRADE HASSAN SHEAKH WAAKA ROOBOW UU DHAXA FAADHYE
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 22 дня назад
waar somaalilaan dedaalkayi wado udaaya
@MahamoudIsse
@MahamoudIsse 21 день назад
Somaliland shabaab maha waxay miyaa lasku hayaaba
@jibriilzaaxil1120
@jibriilzaaxil1120 22 дня назад
War waad warladihiine berihore ayaay yidhaahdee hadii aad aqoonsataan somaliland alshaab baan iskudhiibaynaa
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr 22 дня назад
Siday isu leeyijiin somaliland la googa ah aya iyaGu naftoda halaagayan 😂😂😅
@xagardheerbulacley5047
@xagardheerbulacley5047 22 дня назад
Alshabab idinkaba so dirteen. Cuqubasna way idin heysataa.
@Yusufxasann
@Yusufxasann 22 дня назад
REER MUUSE BIIXI CUQDAD AYAA DILOOTEY. SHABAAB WAXA UGU BADNAA EE HALKAAS KU BAKHTIYEY WAA WIILASHII BURCO IYO HARGEYSA KATEGEY EE LUGU YIRI HAWIYE WAA GAALO EE ORDOO SOO QARXIYA. WIILASHII GOOJACADE IDIIN DIFAACI LAHAA DHUL HAWIYE AYEY BAKHTIYEEN. MAANTA MAXAA IDIIN TALO AH???
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 21 день назад
Adiga yaa kaa uqdade Baden waata waada al shabaab muse waa madexweyne sii saaxa loo dortaye now tandho qood 2 qoof kuu doorataye Iyo jaahile 50 sano dhulkisa babiyeey😅😅 mide niimo somaliland ❤❤
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 22 дня назад
Cadawga koobaad ee reer Somaliland dhamaantood godka ayuu kasoo wada baxay iyaga oo isxajinkari waayey maantana waynu ognahay oo way isku keen sheegtay. Viva Somaliland iyo Itoobiya
@SomaaliyaStar
@SomaaliyaStar 22 дня назад
Somaliland waa tuulo ka mid ah somaliya😎😎😎
@Yusufxasann
@Yusufxasann 22 дня назад
Kkkkkkkkkkkkk. Haraagii goojacadde Xaarka ceshada
Далее
Бмв сгорела , это нормально?
01:01
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.
GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH
12:22
Просмотров 34 тыс.