Тёмный
No video :(

Sh Abdirahman Bashir oo Shaaca ka qaaday Dowladaha Dabada ka Riixiya Damaca Itoobiya - Khudbad...... 

SSTV
Подписаться 470 тыс.
Просмотров 88 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 196   
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 7 месяцев назад
Waa gabeygii somalidii hore oo uu yiri sayidkii oo ahaa ❤dadoow maqal dabuubtaan ku eri ama dan ha u yeelan 💜dawo lagama helo gaal hadaad deris la noqotaaye 💙waa idin dagaaguli kufriga aad u dabacdeene ❤marka hore dalkuu idin ku oran duunyo dhaafsade e aaheey ❤❤❤
@MaxamedXaashi-jy7oz
@MaxamedXaashi-jy7oz 7 месяцев назад
Dadka dhif iyo naadirka. Ah. in la. Arko. Sheekh. C rahmaan. Jasaakalaah. Fikirkaaga dheer❤
@guleedahmed2461
@guleedahmed2461 7 месяцев назад
Sheekh Cabdiraxmaan istraatiiji si fiicanbuu udhigay, waa somalida tirada yar ee wax akhrida. Jzk allah
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 7 месяцев назад
Sumxaanlah alle caqliga hakuusiyadiyo shiikh
@rocky4066
@rocky4066 7 месяцев назад
Xafiduka allaah sheekheyna aanu jecelna hay cimrigiisa allaah ha barakeeyo aamiin
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 7 месяцев назад
Somalia Somali baaleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 5 дней назад
GUUL SOMALIWEYN GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO AAMIIN AAMIN IINSHA GUUL WAAN GAAREYNA ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 7 месяцев назад
Very critical decision
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 7 месяцев назад
Rabbi ha xifdiyo culimadena iyo aqoonyahanadena❤
@naasirxasan5451
@naasirxasan5451 7 месяцев назад
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : السواك مطهرة للفم مرضاة للرب
@noorabdillahi9612
@noorabdillahi9612 7 месяцев назад
New horn africa integration on social, economic and security inshallah everything will be khair brothers
@ahmedadanmahamed5105
@ahmedadanmahamed5105 7 месяцев назад
Waa benatoda isamacil iyo xasan sheeq Amiga waxan amin sanahay 100%inaya ogayeen
@user-dq6zq3lk5f
@user-dq6zq3lk5f 7 месяцев назад
Mansha Allah, Sheikha wa ku mahadsan yahay khudbada qiimaha badan..... dadka somaliyeed ee wax bartay, akhrisku qiimaha uu leeyahay waakaas, xooga fikir iyo caqli dheeri ah oo allah siiyay bu ku daray. waakaas sidaas waxaagsan u akhrinaya siyaasada geeska iyo tan Somalida
@xubiqaali7065
@xubiqaali7065 7 месяцев назад
❤❤❤🎉🎉wow waa sax walaahi
@moustafesamriye2594
@moustafesamriye2594 7 месяцев назад
بارك الله فيك محلل شيخ عبد الرحمن
@Lulu-kp7ef
@Lulu-kp7ef 7 месяцев назад
Mashaa Allah Sheikh Barakallahu fiikum. Kuwii ku waana qaata hadalkaaga Allah ha Naga dhigo. Aamiin
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 7 месяцев назад
Thank you sheikh Abdurahman
@xawom3016
@xawom3016 7 месяцев назад
Mashlh sheekh waad bayaanisey, alaha fahan siiyo somali
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад
Caaajib War Weeyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 7 месяцев назад
Sheik 💯 👍
@talanali8815
@talanali8815 7 месяцев назад
جسا الله خير يا شيخ
@ismailmohamud3597
@ismailmohamud3597 7 месяцев назад
Shekhan run bu shegay
@mygift2152
@mygift2152 7 месяцев назад
جزاك الله خيرا
@warsuganmedia9716
@warsuganmedia9716 7 месяцев назад
جزى الله الشيخ خيرا
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 7 месяцев назад
Well done, you put it, it's right place.
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 7 месяцев назад
ماشاءالله تبارك الله
@abdullahibulhan9050
@abdullahibulhan9050 7 месяцев назад
Anigu Waxan ka so horjeda dowladgobolyeda calamada sameysanaya. Somaliya Hal calan bey le dahy kaas halaga wado taago🇸🇴🇸🇴
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 7 месяцев назад
جزاك الله خيرا يا شيخ
@MaxfuudMohamed-tk3fl
@MaxfuudMohamed-tk3fl 7 месяцев назад
Run sheege sheekh
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 7 месяцев назад
Sheikh kalmad kasta waa daawo oo uu sheego khabiir caalim ah wadani ah allaha ku xafido
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 7 месяцев назад
Waxaan ku darsanayaa somaliyey waxaa dalkii ku dhex nool oromo somali noqotay oo af somali ku hadasha qabiiladii kala baratay waana sirdoon itiobiya u shaqeeya waa in wadanka laga saaraa inkastoo ay jiraan somali badan oo jaajuus itobiya ah hadana horta oromada ha la saaro waa dad somali soo dhaweysay waqti ay dhibanaayeen maantana qof kasta waa arkaa meel kasta oo soomali joogto dhib iyo boob yey ku hayaan ka soo bilow dowlad deeganka somalida itobiya ilaa gudaha somalia markaa waa doqontii caanahaaga cabta yaa cadow kuu ah oromo meel fog ha layska saaro
@IikaalayAdiga
@IikaalayAdiga 7 месяцев назад
Aad iyo aad waan kugu raacsanahay
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 7 месяцев назад
No more land land 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedmahamoudissa128
@mohamedmahamoudissa128 7 месяцев назад
Bien dit cheikh Abdirahman Bachir ❤❤
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 7 месяцев назад
❤ASC SOMALILAND MAAD CITIRAAF SIISAN SHEEKH BASHIIR WLHY MSIIBAA DHCAYSA
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 7 месяцев назад
Citaraf ayad ku walateen ma heleysin. Ayad mamuuli dee wa lagu kala tagaay mesha. Ma hall qabil aya matala qaran
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
alayle hadaan ku bararaugay arinta Dalkayga Mahadsanid sheeekh Bashiir
@daarulislamquranonline9512
@daarulislamquranonline9512 7 месяцев назад
Shekhow somaliland bada ma iibin ee waa laga kireyn , somaliland wax ay somalida ka weyday ayey Ethiopia ka heshay. Djibouti waxay ka cabsi qabtaa in Ethiopia uga wareegto somaliland. Heshiiska somaliland iyo Ethiopia iyo Emirates waa heshiis dhaxal gal ah. Soo dhoweeya dawlada cusub ee ku soo biirtay dunida Republic of somaliland ❤ Ethiopia 🇪🇹 ❤ EMIRATE 🇦🇪 ❤❤
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 7 месяцев назад
JazakaAllah Sheikh, wacyigelin muhiim u ah Somaali💙🇸🇴🙏
@suadabdi5
@suadabdi5 7 месяцев назад
Maafiya a tihiin dhulkii Ciise iyo gada biirsi aya gadeen ma khayr aya leedihiin wan ogolahy burco iyo hargeysa awdal idin ma rabto cadow aya ku tihiin Muslim iyo somali nacayb aya idin dilay
@osmanabdulle6539
@osmanabdulle6539 7 месяцев назад
@@suadabdi5 Somali cadow iskuma aha ee cadow shisheeye ayaa ka shaqeesta. Aniga kuma jiri waxaad sheektey.👍
@karimhasan8967
@karimhasan8967 7 месяцев назад
​@@suadabdi5nocaga cuqdadu ka buuxdo aya cid isle wax ka sheeg bal ado cudurka qaba mxd cid wax ka shegi karta horta adu is dawe mrkasad hadli karta
@user-cc6mu1ft7v
@user-cc6mu1ft7v 7 месяцев назад
War Waahaya Sherkhu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋
@DiiriyeFaarax-ff3gd
@DiiriyeFaarax-ff3gd 7 месяцев назад
IMAARADKU WACADAWGA ISLAAMKA WAYO YUHUD AYUU USHEQEYAYA WAINAYNU INAYNU ARAGNA CADAWENA
@ramatgan1
@ramatgan1 7 месяцев назад
💯💯💯
@user-kn6tx7ji7z
@user-kn6tx7ji7z 7 месяцев назад
Sheekhani Waa dadka jabuuti Kusoo Dhex Darsatay Somalia Si Ay U Jahwareeriyaan Dadka. inuu Caqli Badanyahayna Wuu Isku Haystaa Wax Aan Dhaliil Ahayna Kuma Dhex Jiraan. Waxan Jabuutiyaan Ka Ahow Faransiis Wali Gumaysto
@abuh114
@abuh114 7 месяцев назад
Jazaaka ALLAHU kheiraa❤❤❤❤❤❤ qofkasta mafahansana ulajeedada qotada dheer oo aad kahadleysid xitaa madaxda wadankeena ayaa waxaa kubaraarugsaneyn, wadankasta markuu kusoo dhaweysanayo dangaar ah ayaa uqarsoon adigase deeq ama taageero kale umbaad karajeynee. madaxdanada fiira dheer iyo foojignaan male maskax faqiir oo hunguridoon ah ayaa kuwada xiran
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 7 месяцев назад
Badeenuh iibmaha
@user-oh8gr3ci4o
@user-oh8gr3ci4o 7 месяцев назад
Xaasidiin baad tihiina way guulaysanaysaa
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 7 месяцев назад
Wallaahi caqli ayey ciyaarayaa maafiyadu ❤❤❤
@Msskorean
@Msskorean 7 месяцев назад
Somali mar bey sidan tiri :- Aduunkaan is daba maray , Nin waliba dan leeyahay, Mindhaa layma duufsado, Mindhaa layma dago Ani, Mindhaa dahab aan leeyahay, Damac ruuxna kama galo. Toloow Soomalidaas mala helayaa ?
@fanaxcawil4763
@fanaxcawil4763 7 месяцев назад
Nimanyahow Xayaysiiska Gadaaal marsada ama Warkiina waanu iska daynayna Sheekha maxad I dhex gasheen
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 7 месяцев назад
Dadkan sheikha caayayi waxay u sheqeeyaan sidoono shisheeye waan idin fahmayna adeer iska caytama
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
waa runtaaa walaal runtaasaa xabd kulul ku ah
@footballmo9068
@footballmo9068 7 месяцев назад
Sheekh Cabdirahman Bashir waa aqoon yahay celmi diineed iyo celmiga maadiga ah sida sheekh mustafe mar walba oo aad dhagaysato wax baa kaaga kordhaya soomalina sheekhan oo kale qiima gaara ayuu inoo leeyahaye aad ha loo dhagaysto. Illaahay ha kaa jasaa’i siiyo sheekh cabdiraxman.
@abdirashidelmi8275
@abdirashidelmi8275 7 месяцев назад
Shiikh manshaallah waa nin philosophy
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 7 месяцев назад
Masha allah sheikhani wa nin culuss oo misaan leh mu fakir funny ah
@c.fataax_Bulshaawi12
@c.fataax_Bulshaawi12 7 месяцев назад
Sheikh c/raxmaan bashiir ilaahay Xikmada hakuu siyaadiyo Wlhy waxaad ku Fiican thy Madaxwayne in nalooku kaa dhiibo
@jihadgamer1179
@jihadgamer1179 7 месяцев назад
Sifican ayuu sheikha u hadlay.Hore usoco Mr Cabd iraxman ,dad is badalayo wey jidhan.Aad ayaan usoo dhaweynayaa walalaheyga joga Somali land.Sida lagu heysatana waa taarikhdi ka dhacdey ee Engriska in ay ushaqeyaan.Waana arin dhab ah sababey neysa isku dhac shacabka Somaliga ahi.Lkn waa in lasa meya farqi xag garaad si walalo la is jaceyl yahay loo noqdo.I.A walalaha Ii door waan soo dhaweynayaa aniga Magaceygu Suldan Maxamed ah kuna lifaaqsan besha Ogaden!!
@cadnaanessa3245
@cadnaanessa3245 7 месяцев назад
Sheekhani sidii uu maraykan u tagay daaroodka ayuu u dhaqaa kabaha
@zainababdi781
@zainababdi781 7 месяцев назад
Khatar baynu ku jirnaa qaad hala joojiyo dadku mana shaqaysanayaan mana cibaaday sanayaan damiirkii ayaa ka dhintay
@user-to9eu3ke3h
@user-to9eu3ke3h 7 месяцев назад
Waxa ninkani dhayda ka lisayaa ee uu afka u furtay waa ba.a somaliland. Waar iska naso ayaha umadaha gacmaha ilaahay ayey ku jirtaa. Guul itoobiya guul somaliland
@ABwaanGacalwanaaje.
@ABwaanGacalwanaaje. 7 месяцев назад
Hadaad diinta dhaqan carbeed ka dhigtay, nabi muxamed scw na waa nin carbeed baan ka sugayana. 📚✍️ Fariiqo aan masoo gaadhin baad gudoomiye u tahay, Sidii taakeeye
@saynab7503
@saynab7503 7 месяцев назад
Aan kudhamays tire sacdiya ama dhaha daruur yami jiryee doxorku yeelkiisa nin ragay dar daaran utahee doqon ha moogaado isrA iilna dan baa ugu jirta itopia wXana dabada ka riixaya reer galbeedka
@LJama6119
@LJama6119 7 месяцев назад
interesting
@naasirxasan5451
@naasirxasan5451 7 месяцев назад
كان أ حب الثياب الى رسول الله صلى الله عليه وسلم القميص
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 7 месяцев назад
Shaqadan Markii Hore Gaalada Waxaa u qaban jiray, Males Sanaawi, MARKUU bakhtiyayna Emaraatka aya loo dhiibtay, iyadoo kasii cadaawato dheer SABABTA ma GARANAYO
@xasandeeq1743
@xasandeeq1743 7 месяцев назад
Cajiib
@sheekhharar
@sheekhharar 7 месяцев назад
🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓🦓etobiya nahay kanyanu nahay laand baaanu nahay etobiya waa walaaleeheen dowlada xamar waacadoga Dani muuse abiya hamharah and Somali kilin tigrey ayuu aqoonsi inuu siiyo uudiidey wuu weerarey gobol iyo maamul kamiidah Somali ayuuleeyahay aqoonsi baaku siin dhul kaaga iigu wareeji iiga kiree waaqalad wiin dabi weerar cad duleysi isku dir dhac
@abdulfatahahmed6209
@abdulfatahahmed6209 7 месяцев назад
Intii aad awalba aad sheegi jirtay ayuunbaad sheegtay sheekhoow Somalida challangeka haystaa waa mid qudha oo ah inaynaan waxba isu ogolayn oo is aqoonsanayn oo mid qudhi isu arko inuu isagu yahay ka keli ah ee dawlada ah inta kalena raciyad u yihiin
@maxamedmaal8494
@maxamedmaal8494 7 месяцев назад
Sheekha beenta waligiiba beenmooyee run muusheegin
@user-lp3vk2mc8e
@user-lp3vk2mc8e 7 месяцев назад
Sommali marnawa gurgurtan Kamma Galay so badad ❤❤❤❤❤❤
@MaxamadXassanisaaq
@MaxamadXassanisaaq Месяц назад
Cajiib Waxaamuhiim Ah Kelmada Uqahoreeyseey
@rocky4066
@rocky4066 7 месяцев назад
Sheekhayna almufakir sh., C/taxman Bashir waxbadana ayuu inoo iftiimiyey oo muhimka u ah dalkeena mustaqbal soo socda oo inooga digaaya inaan foojignaan muujino
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 7 месяцев назад
Mansha Allah wadadkaan wax badan o maskax deeyda kaquuxeeysay buu carab dhay taaso ah Emirates ineey yahuuda shaqo u dhiibtay taaso ah ineey magac Muslim kuqaraabato uguna shaqeeyso sidi falestine kusameey jireeyno kale guri beey kagadanayaan Muslim macag ahaan kadibna yahuudeey sinayan ayago iska dhigaya ineey ka ibiyeen hada waa sideey somalia kusameey nayaan ayago istic Malaya Ethiopian ka sida red sea ga yahuuda u mamusho muhiimada waa tas hassan shiek waa inuu Emirates iyo Ethiopia ba xariirka ujaraa hadeey dhabka tahay
@sadambashir4063
@sadambashir4063 7 месяцев назад
Walalayaal xayasiiska maad xaga dambe gaysaan hadalka sheekha maxaad ukala goynaysaan?
@basheabdilahi6174
@basheabdilahi6174 7 месяцев назад
Somali jabuuti iyo somali koonfureeed hana aqoonsadaan aan badaya deynsanee
@naasirxasan5451
@naasirxasan5451 7 месяцев назад
Ninkan aqoon diinta umaleh ee alle haka baqo
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Месяц назад
BADAAD SHEEGAYSO MAADA LEH DOQONYAW MUNAAFAQA AHI KAALAYO JOOJI
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 7 месяцев назад
Sheekhani alshabta ayuuba toos utaageerayba markssi Muxu Dadka usheegi dee
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 месяцев назад
Alxaqiqa Hassan shekh maxamud iyo ismacil Omar gele kii gubayey bey guntiga kuqateen
@advyser
@advyser 7 месяцев назад
Sheekhow jabuuti laga buuxo Maad ka hadashid ee faransiisku wuxu doono ka sameeyo
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 7 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 war shiqa maxad nogu dirden caraba aya nahay ayan dhihi jirnee somaliyey naga daya fodada😂😂😂😂
@the_hit_man_
@the_hit_man_ 7 месяцев назад
Adigan cbb weyn weeyan Djibouti sawkuwa degan Ciidamada Ethiopia dekeda doorale beenalahyow
@adandayib1659
@adandayib1659 7 месяцев назад
Muse bixi iyo Geele Iyo Xasan Shekh 3 Nin Waxey Ku Mashqulsan yihiin IRIR Samale iyo Sidii D5 Loga Ilalin lahaa Dawladnimo Waxana Taa Qaba Dawlada Dariska ah o Garanaya In Eyna Ragan lahen Hadaf dowladnimo ❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 7 месяцев назад
Rascaseer. Ilaars. Kaboni. Ils. Saylac. Soomaali. Isdiidanimajirto. Carlo. Qaatayaasayaa. Lainooadeegsady
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 7 месяцев назад
SSTV aaway ragii kale oo kahadlay Xaflada , nosobadiya aanu kafaa idaysanee
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i 7 месяцев назад
waxaas oodhan waxaa keenay xukun jaceel qaranimo marabaan mdaxda somalida ,somalialnd waxa tiri waxaa nahay dowlad puntland saciid dani wxuu yiri wxaan nahay dowlad ,caqliga mabashaqeynayo hadda ayeey qabasha leedahay war hooy qarankaan difaacda
@abdihakimali4429
@abdihakimali4429 7 месяцев назад
Wadaadku wuxuu yiri "Waxaan nahaa lagaran laayahay" taasi sax maaha hal reer oo Soomaaliyeed ayaa sheegtay 3 meel ineey galaan sanad gudihii marka maxaa Soomaalida kale laga rabaa.
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 7 месяцев назад
Waxaan kuu sheegi in ay san badbaadinkarin somaliya
@cabdullahishaafici6928
@cabdullahishaafici6928 7 месяцев назад
Waan kugu raacsanahay qaabka aad u dhigtay caqabadaha Soomaalida haysta. Waxaan rajaynayaa in dadkeennu helaan hab lagu diyaariyo si aynu u gaarno meeqaamka Dawladnimada. Hadda waxaa ugu soo horreeya caqabadda Juqraafiga.
@maxamedxassankaariye6615
@maxamedxassankaariye6615 7 месяцев назад
qaada malab ah iyo mid sun ah ayuu iskudarayaa ninkii caqli leh ayaa fahmi kara ninkaan
@user-oh8gr3ci4o
@user-oh8gr3ci4o 7 месяцев назад
Reer Somaliland baa jabuuti waxka dhigay waxaad tihiin bilaa abaal
@user-wq4xi1so2u
@user-wq4xi1so2u 7 месяцев назад
CUMAR horror ayaa dhibkaan ka masuul inan Gumeeedka waxuu bilaabey inuu Soomalida Kala saaro... Soomalida waxeey TIRAAH "god walal ha qodin hadad qodana ha dheeren", isaga ayuu dhibka Ku soo noqdey
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SAHAL.SAID.YONIS_1977
@SAHAL.SAID.YONIS_1977 7 месяцев назад
Le somaliland n’est pas un pays mais une région…donc l’Éthiopie à eu tort car personne peut intervenir si sa ce passe mal car l’erreur est commis en ce moment dans notre ère parce dieu seule sait si demain la somaliland vois que le contrat est déséquilibré et qu’elle refuse qu’elle sera la réaction du grand empire éthiopien face à une région presque démilitarisée et sans défense surtout face au 2ème puissance démographique sur tout le continent africain🥶😬
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 7 месяцев назад
Ale. Hakaqabato. Imaaradka. Masiibougaara. Alehakurido. Calamuislaa Asagaababiiyay. Kuwadabadhlif. Oo. Tacmaaniina. Ayu. Wadad. Kasta. Kudarsady. Anaguna. Kuwiiayan. Madxa kadhigany
@mohamednur7940
@mohamednur7940 7 месяцев назад
Sheekhow war kale ka hadal
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
jaajuus eeey ah ka bax halkaan
@saynab7503
@saynab7503 7 месяцев назад
Hada ilaahow yay usuura galin bada
@oamaer
@oamaer 7 месяцев назад
Somalia is slowly recovering, but warlords in Hargesia who supported Al-Shabaab and other destabilizing factors remain a major obstacle. Here are the facts about Somaliland warlords 1) they killed many educated, youtubers, activist Somalis, singers and while using Al-Shabaab 2) using Al-Shabaab group to destabilize Mogadishu while selling the idea that Somaliland regions is peaceful Somalis understood the main issue and they are coming for you Ethiopia and TPLF We need to ensure that all airplanes headed to Hargeisa first land in Aden Cade Airport before proceeding to Hargeisa. Additionally, no airplanes from Hargeisa should fly to any other international city without first landing in Mogadishu. It's important that we follow through with these actions. Finally, we need to be cautious when dealing with UAE and other Arab nations as they prioritize their own interests over Somalia's.
@advyser
@advyser 7 месяцев назад
Tiisaba ka adkaada tu kale ka hadla Maroodiguna ta dushiisa saaran ma arkee...
@abdifarah3545
@abdifarah3545 7 месяцев назад
Hadal ma yara wax sheeg ma yar wacdi ma yar hadana mashaakilkii somaliya wuu sii badanaaya su aashu waxay tahay mxa qaldan
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 7 месяцев назад
Waa run taasu waayo waa arin is weydiin leh
@abdicasisnuur7587
@abdicasisnuur7587 7 месяцев назад
Maxaad somali ka sheegi adiggii aqoonyahanka sheeganayey ayaa waxaaso dhan waxaad kuqarinaysaa xasidnimada aad uqabto somaliland maxaad usheegi weyday inay heshiisyo ethopia lalleedahay somalia iyo Djibouti maxaa somaliland looga xanaaqayaa runtu waxa weeye aduunku waa dano ee wax diin layidhaa majirto somalina waa kala dano
@gaadhayegaadhaye777
@gaadhayegaadhaye777 7 месяцев назад
Shiikha warkisa waxan ka fahmey inay heshiiyeen madaxweybe geele
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 7 месяцев назад
Somali wa qoom shekh iyo shiciba wda qaba Isq ncyb waa wxa illhy u duleeyay somali waa xasidiin munafiqiin cuqdad u qaba Isaaq horumarkooda ilaa iyo lixdankii hoyadiin wasa ku dhinta cuqdada
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 7 месяцев назад
Wll daji cidan ma neecba qabiil kast wuxu leeyhay anag nala neeceba yhy xage lugu wada dadk taloow🫢🤔
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 месяца назад
anigoo daarooda xitaa soomaali oo dhan yaaa i neceb kawran 🤣🤣🤣🤣 waryaada khuraafaadka iska daaya dagaal baa inagu soo oo baabi,in kara jiritaankeena Soomalinimo
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 месяцев назад
Ninkaan PhD in la siiyo ayay aheyd.
@saynab7503
@saynab7503 7 месяцев назад
qaybintu waxay ufududaanays gumaysiga meel xun bay na ga abaaren ilaa somali somali noqoto waan baaba aynaa rabi hana þaageero
@5daaroodbrothers
@5daaroodbrothers 7 месяцев назад
Soomaaliyeey nin kaan haduu sheekh yahay ii weeydiiya markuu ka hadlayay soomaalida nasab kooda ku wareersan isagoo aan soo qaadin hal qabiil muxuu daaroodoo kaliya uu u magacaabay isagoo ku sheegaya inay carab sheegtaan iyadoo lawada yaqaano qabiilada nasab kooda ku wareersan inaysan daaroodka kamid ahayn ninkaan muxuu daarood ka ugu gafayaa nasab kooda why.
Далее
Мама приболела😂@kak__oska
00:16
Просмотров 655 тыс.
Новый фонарик в iPhone с iOS 18
00:49
Просмотров 539 тыс.
Мама приболела😂@kak__oska
00:16
Просмотров 655 тыс.