Тёмный

Heshiiska xisbiga Waddani iyo Ururka Kaah oo Hargeysa saaka lagu guda galay 

Faysal Fifa
Подписаться 75 тыс.
Просмотров 4 тыс.
50% 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

10 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 51   
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 19 дней назад
Mushkiladaha qabyaaladeed ee burco ka jira ayay meesha ka saaraysa heshiiskan wanan ku faraxsnahay reer gabilay ahan
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 19 дней назад
Maansha allah burco maantay is raacday
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 19 дней назад
Guul Guul Wadani Guul Somlnd. 👍
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 19 дней назад
Ilahay ha idinka qabto umada reer soomaliland waxkas ta waa la ogyahay munafiqnimaduna mafiicna Ilahay ha laga baqo kurigan cidii Ilahay u qadaro ayaa helaysa dalka difaaca marka sa laydin arki kuwo wax badbadinaye Ilahay waxnu ka baryaynaa cidadacada ah wuu ogyahaye inuu ku guuleeyo cida cadawga ahna Ilahay naga qabto aamiiin aamiiin soomaliland guuul inshalah ❤❤❤🎉
@mohamedalimohamed5828
@mohamedalimohamed5828 19 дней назад
Heego 6 mushar o xaran so damatey ido diyari 7 sano xaran ahatid
@Keysek
@Keysek 19 дней назад
Wallahi munafaqnimada ad sheegaysa wa Calan Cas.. 😅😅😅😅
@amnoali8348
@amnoali8348 19 дней назад
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ · مِن شَرِّ مَا خَلَقَ · وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ · وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ · وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ .
@suberh8985
@suberh8985 19 дней назад
Waa iskaashi aabihii goblamay oo digo iyo dambas la kala iibsaday. Cirro tartanka wuxuu ka hadhay maalintii xisbigiisu iabhadaha sameeyey ee ciidankiina laayay iyadoo dagaal adag innagu socdo. Ilaa maantana cadawgii ayay taageerayaan oo ay uugu danbeyso tan Djibouti markaa waa indho sarcaad waxan ay meesha la soo kuududaan
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 19 дней назад
Guuul guuul
@MohamedSuleiman-p3k
@MohamedSuleiman-p3k 19 дней назад
hambalyo Hambalyo kal iyo laab
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool 19 дней назад
Guul iyo govanimo, Somaliland badbaaday u baahantahay❤
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@mubomaydal9154
@mubomaydal9154 19 дней назад
Guuuuuuuuul guuuuuuuuul
@user-gg5pn3sp8p
@user-gg5pn3sp8p 19 дней назад
Guuuuuuul
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 19 дней назад
Xirsi hawada loo diray kkkkkkkkk
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 19 дней назад
Madaxweynaha ha loo codeeyo wadani .....xibinimana kaah ha loo codeeyo ......markaa xibigii wadani xagee laga eegayaa....waa urur uceli
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
DOQON DOQON FAQASH FAQASH
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 19 дней назад
Maansha allah walahay ciro waa diblamaasi waayo labada nin ee uu isku keenay aad ayey ukala fogaayeen midna jeebka midig midna ka bidix ayuu ku wataa libaax weeye ciro
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 19 дней назад
Habarjeclo maanta wixii ka danbeeya dalka iyadaa utalisa wadani kaah kulmiye waar wuxu laandheeraysanaa
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 19 дней назад
Haday u taliyaan soo dalka umay dhalan anoo GARXAJIS ah baa ogol Oo taageera an weliba cidii dalkan iyo dadkanba hormarinaysa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 19 дней назад
Guul ❤ dalka halaga qabto labada habaar qabe ee cuqdadaysan ina biixi iyo ina Kaahin, madaxweyne Ciro waa in wixii isxaaq Hargeysa dagan ay u codeeyaan xisbiga Kaah si kaah kaalintiisa sadexaad shaki loo galin
@faysalahmed9622
@faysalahmed9622 19 дней назад
Waar Nio hargeisa 70 milyan oo dambe oo lacuna uma taag hayno Xirsina ader kii siilaanyo ayuu ka xishoon wayay anaga citisaam hanagu socodsin iyo ciro huwana Ader dadka rer somaliland imika wax badan bay fahmeen huwaneey way soo dhamatay shekadiini😅😅😅😅😅😅
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 19 дней назад
@@faysalahmed9622 huwantu si fican bay u qaawisay Somaliland ee halaga xishoodo, ragii dagaal baan naqanaa ugu faanayay Cirro ilaa maanta ma soo hadal qaadi karaan Goojacade dhiiga ku kacaya
@mahadahmed1909
@mahadahmed1909 19 дней назад
Heegoy baroorta joojiya
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh Beenaleh
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 19 дней назад
Caaan wali ma waxad tageeraysaa kulmiye rakaab xumaa muuse xinif iyo buuni waa ninka wata kkkk ciro diblamaasi weeye labada nin ayuu isku keenay oon askari karin kulmiye waaku daayey burcana waa midowday 😂😂
@MubarikMohamed-fu2rg
@MubarikMohamed-fu2rg 19 дней назад
Cidlaad ku dhacdeen labadiinuba
@user-mb7yk5dh9c
@user-mb7yk5dh9c 19 дней назад
Calaacalka yareeya huuno way idinka dhamaatay walee 20sano soosocda walay katahay inaad wax xukuntaaan
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j 19 дней назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Maxamed Xaashi wahigiisa waxaa ka muuqata inaanu 100% ku halsoonayn kulankan……Waayo Wajigu markaad aqoonta Cilmiga Nafsiga aqoon wanaagsan u leedahay waad akhriyi kartaa lama oronaro 100% laakiin macluumaad wanaagsan ayaa ka heli kartaa…Xitaa sida uu ufadhiyo ayaa kaaga filan inaanu ku qabac sanayn…. Intaa u dhaafi maayo
@Keysek
@Keysek 19 дней назад
Ishii bugtaay ku bikaacso nimanki laha khilaafba jira 😅😅😅😅
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 19 дней назад
Guul isbahaysiga mucaaridka, halkaa waxa ku beenoobay wararkii been abuurka ahaa ee ee kulmiye faafinayay.
@faysalahmed9622
@faysalahmed9622 19 дней назад
Jabhada xasaanada leh ma lacagtii jabuuti baad qaybsanaysan ileen idinka waxad ka sharaxantihin jabuuti iyo somalia kuwaa cod udoonta nio
@CabdirashiidMaxamed-xc9on
@CabdirashiidMaxamed-xc9on 19 дней назад
Xirsi iyo xaashi kii sobaxaba waa waa kiikale waayo waa laba nin oo ilmaadeera
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 19 дней назад
Tuug tuugi dhashay iyo huwan isu habarwacatay shacabku faysal ayay dooranayaan
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 18 дней назад
Hoyooyinla ha caaynin waa ceeb walal plzz
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
Huwan kal kaal
@musinhoosman-du9hi
@musinhoosman-du9hi 19 дней назад
Heego naas dheer Aya Halkan niicda Ka haysa ,oo leh waa faqash iyo sheeko Bala Bala ,muuse 25% ayu waddankii fasaxay oo qaarna sii socdan oo guux Ku Jira hadda ma mucaaridka Ayaynu Eedayna ileen xil Umaynan dhiiben 😂
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s 19 дней назад
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk
@SuratMaidah
@SuratMaidah 19 дней назад
Iskashiga Cadawga Gudaha (Waddani iyo kaah)
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
Beenaleh FAQASH
@mohamedomer9312
@mohamedomer9312 19 дней назад
😢
@amnoali8348
@amnoali8348 19 дней назад
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ · مِن شَرِّ مَا خَلَقَ · وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ · وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ · وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ .
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@amnoali8348
@amnoali8348 19 дней назад
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ · مِن شَرِّ مَا خَلَقَ · وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ · وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ · وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ .
@amnoali8348
@amnoali8348 19 дней назад
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ · مِن شَرِّ مَا خَلَقَ · وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ · وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ · وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ .
@VivaWNP143
@VivaWNP143 19 дней назад
Ilaahay munaafaqiinta waxba kama aqbalo
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 19 дней назад
Kulmiye haduu gurigiisi bay kkkkk
@Mohammed-kk1wr
@Mohammed-kk1wr 19 дней назад
FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH
@Keysek
@Keysek 19 дней назад
Markad doqoney qiiq kama kacday nin kula dhashay aad faqash ku tilmameyo bal dib isu sax . Hadal xunnna ya ka tegin. Muuse bixina aderow 30 ki Sano ee somaliland jirtayna God bu ku ridey ee caqligaga kaasho
Далее
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 33 млн
I Like It
2:29
Просмотров 3 млн
Scally Milano, uglystephan - Сутенер
2:01
Просмотров 183 тыс.
Stray Kids "MOUNTAINS" Video
3:12
Просмотров 3,3 млн
Gulinur - Yonor (Audio 2024)
3:11
Просмотров 316 тыс.
VUDOO - Пьяная луна (Official Video)
2:11
Просмотров 101 тыс.
СЛОТ - С.М.Г.О.  (Official Music Video)
4:01
Просмотров 216 тыс.