Тёмный

HIBO MAXAMED CUDOON IYO HEESTII LABIYAHOW MAGOOLEE KA CABAAYA MAAXDEE 1 

SOMALI MUSIC & CULTURE
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 486
50% 1

HIBO MAXAMED CUDOON IYO HEESTII LABIYAHOW MAGOOLEE KA CABAAYA MAAXDEE 1

Видеоклипы

Опубликовано:

 

16 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 5   
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
Erayadii Abwaan Mohamed Ibrahim Warsame Hadraawi AHUN heestan waxa Hibo la qaadi jiray AHUN Ahmed Cawed Rabsha heestan oo talantaali ah ayaan mar canjilad ku dhagaystay hadaanan khaldanayn, hada canjiladaa raadi saaxiib heestu inay talantaali ahayd baan filayaaye. MAHADSANID.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 месяца назад
@SuugaanSafaari Aamiin aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto Abwaan Hadraawi, Ustaad Cabdikariin Jiir, Ustaad Axmed Cawed Rabsha dhamaantood illaahay ha u naxariisto. Waa laga yaabaa sxb ineey heesta wada qaadeen labada Fanaan kali kalina weey u qaadeen koleey anigu kali kali iyagoo u qaadaya ayaan dhageeystay heestan iyo heesta kale ee tidhaahda Gadhkiyo wadnahaad i kala goysoo Gantaalii jaceylkaagii bey i Galayaa inta aanan go,in godka aana galinee iisoo gurmoo isoo gaadhee waa heesaha uu tiriyey Abwaan Hadraawi ee Cabdikariin Jiir laxanada saarey Mahadsanid
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
​@SOMALIMUSICCULTURE Haa sax anaa wax ismoodsiiyey Hadaa saaxiib kolay wakhti horaa iigu dambaysay heesta Ahmed Cawed Rabsha isagoo baydadkan qaadayana waan arkay, raxmaanku haw naxariisto isaga iyo mulaxam Cabdi kariin faarax qaarey iyo Abwaan Hadraawiba. أمين يارب
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 месяца назад
@@SuugaanSafaari Aamiin Aamiin yaa rab waa run sxb heeso aad u qiima badan oo macaan weeye hibo Maxamed ayaa heesahaa codkooda saxda ah soo saartey Illaahay ha u naxariisto qabriga illaahay ha u waasiciyo insha allah dhamaantoodba
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 месяца назад
@@SOMALIMUSICCULTURE امين يارب العالمين
Далее
Редакция. News: 128-я неделя
57:33
Просмотров 1,9 млн
Китайка Шрек всех Сожрал😂😆
00:20
Это реально работает?!
00:33
Просмотров 3 млн
VUDOO - Пьяная луна (Official Video)
2:11
Просмотров 380 тыс.