Тёмный

Hidiyo Dhaqan Riwaayad Cusub 

Abdirahman C-BOY
Подписаться 160 тыс.
Просмотров 604 тыс.
50% 1

Sub for more

Кино

Опубликовано:

 

29 авг 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@oneslifewsc3572
@oneslifewsc3572 5 лет назад
Inta nabiga jicel like ta iigu deeq zxp reer burco mee gobalkii raga
@DilaagaDahsoon
@DilaagaDahsoon 5 лет назад
Hdad somaali oranlahyd like ayaan kuu saarilahaa lkn rer burco ayaad isku kooptay
@abdirizakismail5091
@abdirizakismail5091 5 лет назад
Hadaadan jacaylka nebiga nnkh aadan like ku raadinayn waa ku like garayn lahaa
@akaafikc5047
@akaafikc5047 5 лет назад
War dheh somali weyn like ii saara markas wa loo saara
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@DilaagaDahsoon haaaaa OK iiguqabo subscriber wll
@shaaficishaaciyeciid4144
@shaaficishaaciyeciid4144 5 лет назад
Rag culus oo jilaya dhaqankii soomaalida Xaga like ta iga caawiya
@AhmedAli-wt2rq
@AhmedAli-wt2rq 5 лет назад
Dhaqankeena somaliyeed aadban ujeclahay inta jecel like saara
@mhaibe3319
@mhaibe3319 3 года назад
Wwoow
@shamsudiinshamsudiin5368
@shamsudiinshamsudiin5368 3 года назад
Tadhase
@CabdirahmanAli-ue9hc
@CabdirahmanAli-ue9hc 5 месяцев назад
​@@mhaibe3319😊
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
walayaal wax baan idin waydiinaaya kuwan nebiga scw iyo quranka ku dewersanaya ee leh like iisara maxay ka helaan ilaa lacag kuma helayane maxa walay yaahuu waba idin saari laha lakiin waxaan diiday inaad ilahay swt ,rasuuleenkeeni , iyo qurankiiba ku dewersatan yaa rabi ilahow soo hadee kuwan
@faadumojaamac2489
@faadumojaamac2489 5 лет назад
Rasuulka intii kusaliday like saar fadlan
@azmalandhuzh3405
@azmalandhuzh3405 3 года назад
Xfg
@hamze5225
@hamze5225 5 лет назад
Nimankani waa dhaqan yaqaan wlh siday Awrka u Rarayan ee yeesha loogu xidhayan ka garanaya inay niman baadiye soo marey yihiin
@Ayuub535
@Ayuub535 5 лет назад
Haa waa Rag soojaby
@hamze5225
@hamze5225 5 лет назад
@@sahamiyemedia6013 Taazan Beena Ahayn
@Somabilbooks
@Somabilbooks 5 лет назад
ISKA DAA WAX KALE HOGAANKA SIDAY U QABANYAAN AYAA LAGA GARTAA QOF INUU MIYI SOO MARAY IN KALE WAA XAQIIQ HADALKAAGU
@engabdalla114
@engabdalla114 4 года назад
@@sahamiyemedia6013 Hhhji .
@ahmedcabdi4854
@ahmedcabdi4854 4 года назад
riwaayad
@fatimaabdilahi1160
@fatimaabdilahi1160 5 лет назад
War islaam allow dadkani muslim maaha miyaa leh INTI NEBIGA JECEL IYO INTI QuRANKA JECEL LIKE ISAR SUBXAAN ma dad galo ah ba inagu jira wxy suaal xumadu 🤔🤔war ana yaab aragny
@hibaqrashiid8331
@hibaqrashiid8331 5 лет назад
Waadka yaabaysaa.wll
@prowllihikutageraakeepgoib7437
Swa
@snmtv1499
@snmtv1499 5 лет назад
Scw
@varyare27
@varyare27 5 лет назад
One love my region💒
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@hibaqrashiid8331 ilhay danbigaaga hadhaafee iisaara subscribe
@engnasir9788
@engnasir9788 5 лет назад
DHaQaNKa MiYiGa HaDaaD JeceshaHaY like ha ila DhaaFiN wlloH
@ahmedhonest5529
@ahmedhonest5529 4 года назад
Bali calanle iyo baligii Qudhac le
@xikmadkoriyeproduction5445
@xikmadkoriyeproduction5445 4 года назад
Rag cajiiba
@asiamohaned152
@asiamohaned152 4 года назад
😍 😍 😍 😍 😍 Kkkkkkkkkkk
@nimcoodowaa799
@nimcoodowaa799 3 года назад
@@xikmadkoriyeproduction5445 Fff
@abdiartanfarah7483
@abdiartanfarah7483 3 года назад
F auto UCL for so
@Lowk3y19
@Lowk3y19 5 лет назад
Woow 😯😯 masha allah.hadiyo dhaqanka somaliyed hadaad jeceshahay Like iskaga jiid 👇🏻👇🏻👇🏻
@idilcaliidilcali8696
@idilcaliidilcali8696 4 года назад
Maasha alaah
@CabdirahmanAli-ue9hc
@CabdirahmanAli-ue9hc 6 месяцев назад
WooW 😢😢 Masha Allah hadiyo dhaqan
@zultanqaadiro6784
@zultanqaadiro6784 5 лет назад
Viva burco iyo majajilaystayaashoda inta burco jecel ana wan jecelahay reer burcoy liketa hayla dhafina
@sahrasaleban5231
@sahrasaleban5231 4 года назад
Sida
@asadsomalia439
@asadsomalia439 4 года назад
😂😂😂😂
@xamdaaragsnfarxaan3816
@xamdaaragsnfarxaan3816 4 года назад
Viva burao funny
@fuadztevan7237
@fuadztevan7237 5 лет назад
Inta rasuul keena jecel 👇Halkan taabo plz
@hudaahmed7095
@hudaahmed7095 4 года назад
Soomaaliy
@siciidfindhe8964
@siciidfindhe8964 4 года назад
fuaad Niino official rasulka like haku raadin xoolo baa thy eh
@abdiabdilahi7919
@abdiabdilahi7919 4 года назад
@@siciidfindhe8964 runba sheegtay ee alle ha cafiyo adna Allah ha ku dhawro insha alla
@cabdiqaysarawaxmrd4967
@cabdiqaysarawaxmrd4967 4 года назад
Scw
@asadcaydiid4456
@asadcaydiid4456 4 года назад
Mash Allah
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 лет назад
Hadad weligaa #AWR rartay ama Hogamisay Ood dhaan KU so rarty #LIKE tu waa bilaash
@Coolvidz20
@Coolvidz20 11 месяцев назад
Waligay Awr Maan Rarin Mana Hogaamin , Dhaanna Kuma Soo Dhaamin , Balse Like-ta Waan Kuu Saaray.
@mohaqoslaye7937
@mohaqoslaye7937 5 лет назад
Raag loo xiiisay misena la tabay soo rogalceli raagii raag ah waa idin slmy jaliyaaaal ✋
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 5 лет назад
Adoo comentigan Akhrisanaayaa wll horta ilaahaybaan kugu dhaarshe maad tukatay salaadii ugu dambaysay shanta salaadood hadaanad tukan wllhi ilaahay unoqo oo salaada tuko oo ilaahay dambi dhaafi weydiiso waa dambi dhaaf badane Eebee. Midakle waxaabad moodaa inay Riwaayadani aniga igu socoto sanadkii dhawaa ee aan tagay miyiga Deeq maroojiye oo kle noqday.😂🤣😅😂😅
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 лет назад
Hadal xasuusin ahaa ku hadashay sxp qaali
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 5 лет назад
Mhdsaniid wll
@naciimoquube1680
@naciimoquube1680 5 лет назад
0😤😤😤
@umalqueen8752
@umalqueen8752 4 года назад
Shugran qof dadka wixii udanah u sheegyh adaaba lagu hayaaa inad like iisar igu ghaarinyso kumoodayyye
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 4 года назад
@@umalqueen8752 mhdsaniid wll
@sagalfarax9907
@sagalfarax9907 5 лет назад
Hore usocda dhamaantii lkn riwaaydaha. Soobadiya yaa igu raacay liketa ku cimaamda
@camarkonsafi9032
@camarkonsafi9032 5 лет назад
InTii miyi so martay Liketa igu qabo
@SomGaming77
@SomGaming77 5 лет назад
Ilaahow qosalka soo socda naga dhaaf😁😁
@khadararteta7743
@khadararteta7743 5 лет назад
Hidaha iyo dhaqankenu quruxbadanaa mnshalaaah Ilahoow noosiyaadi Somali oo mid ahna Allaw nagayeel
@saidjama4581
@saidjama4581 4 года назад
Amiin yaa Allah
@injineere
@injineere 5 лет назад
Dhaqanka Shukaansiga horaa asal ah bal eeg inanta iyo inanka sidey u haasaawayaan geedka ayaana u dhaxeeya taasoo muujineysaa in aan jirin xad gudub
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Ninka hawdka dhex jooga Halihiisa ku maala Hadhuub caano o geela Hadhka geed la fadhiista Waa waxaan la helayn😍😍
@sulthankoker4964
@sulthankoker4964 5 лет назад
😂😂Naxarista Marki La qaybinayay Rer miiga %20 ba La siiyay 😂😂 Viva Deeq Maroojiye Ragi Gopolka Raga
@sakariyedhamac5592
@sakariyedhamac5592 5 лет назад
War reer buracn ahee wixi an rer burco ahynow like ha ila dhaafina
@mustafexasansaleeban4146
@mustafexasansaleeban4146 4 года назад
hidiyo dhaqanku waa qurx
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360
@suufigajecelxabiibkiisacsw9360 4 года назад
Mnshaa Allah
@cawilyusuf4688
@cawilyusuf4688 4 года назад
Soojireenka Dhaqankiyo Somalinamadaan dadka kaga Saraynaa waa riwaayad qiimo bdn 👏💯
@snmtv1499
@snmtv1499 5 лет назад
Degaanku waa bali calanle walaahi beriban geel geeyo xasuus baan galay iyo xiis aan uqaday joogis teeda waana barwaaqo sida iiga muuqata mashalaa ale hawsiyadiyo nimcada Beriga aan geela geeyay waxay ahayd marki iigu horaysay dabadeed waxanu ahayn aniyo mid kalo aanu walalo ahayn oo iga wayna oo isagu jaamud aha nin geela ugaadiday ina sida ninka maroojiye ayaan geela ku cusba ciyaala uskuul baan ahaa geelo laga kala yaaco hayana soo racay markaa waxan uga socda tuulada bali calanle waynu maanti danbe duldegnay dabadedna kii kala magaladi qabtay duhurkii ayuu igu yidhi waar kasoo baydho kaalay magalada ka qade waayahan ku idhoo waan kasoo baydhay geeli dabaded waxan kasoo dhacay buur yar oo ka xigta xaga shaaxid oo xagaafku ka soo dhex dhaco waxan soo galay magaladi waan qadeyay markaan magaladi ka baxay ayaa aan dayobay hadhkaa galay waxan ukacay xaga qorilugud dabaded waxan wayay geeli iyo gurti yarayd habenki cidlaa gabalki iigu dhacay walalkayna casarkibu ila soo hadlo ana waan usheegay inan waayay geeli dabaded waxu igulataliyay inan dadka wax waydiyo waxu igu yidhi dadka itilmama ku dhe ninbaa ale haka jasaa imariye itilmaamo igu yidhi xagaafka raac oo bali calanle ku noqo dabaded xagaafka shaaxid raac sidiban yeelay waar kawada shekayn kari maye waxa igasoo maray deganka xasuus badan Balida qabriyaale ee ay sheegayan anoo geel ka warabinaya ayaa laba faras geeliba iga didiyen misuu is taagi wayay ana aan eryanayay Waxan umahadnaqaya ninmka nasoo xasuusiyay waxa soo xasuusa C/raxmaan .deeq .aadam.sacad.waxan leeyahay aad iyo aadba umahadsantahin halkana kasii wada oo horu socda hada laheshene
@manawiifto-xm9yi
@manawiifto-xm9yi 5 лет назад
Ahmed alsomali waan kugu hanbalyaynaya sidad afsomali ga u qoritaqaan wayo waxan arkaa malin kasta dad wax soqoraya oo hadana waxkahadlayaan aan la akhriyi Karin macnaha afsomali gaba aqoon
@snmtv1499
@snmtv1499 5 лет назад
manawiifto 2020 kkk waan ku hanbalyayna yaa adana madaba aad fahantay waxan qoray anigana magacayga la dhaha somali oo hadan qori garan wayoo waa ceeb ama isma qabato axmed somali iyo hagaran qoristisaba
@manawiifto-xm9yi
@manawiifto-xm9yi 5 лет назад
@@snmtv1499 kkkkkk .wllky marlabaadna wad ku mahdsantahy sheekada aad nala wadagtay kolay Ani aad ban xiseeyaa badiyaha iyo dhaqan kena wanan soo qabtay intanay wiilashani qabanayaan waanan kusalamayaa
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@manawiifto-xm9yi haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@manawiifto-xm9yi
@manawiifto-xm9yi 5 лет назад
@@cabdinasirxassan8215 hoo
@abdirahmanismail597
@abdirahmanismail597 5 лет назад
Deeq jamac cabdulle maroojiye 💓 Sacad cabdiraxmaan Maxamuud❤️ Zi gar u taagera
@hooyoiloveyou7520
@hooyoiloveyou7520 5 лет назад
Ano xajigyga dhabtiisa ku jifaan fiirsanyaah hadad farxadaas ila jeceshahy like ha ila dhafin😀❤✌
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 5 лет назад
Hhhhh masha alaaah
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 лет назад
Markaa miyuu ku ... dhoodayaa ?
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@abdisalanalinor haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@jameswilliam5247 haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@lonelyheart774
@lonelyheart774 5 лет назад
Ader waxba kuma hadleysee iska aamus
@user-po8iq1mu5b
@user-po8iq1mu5b 4 года назад
Ad iyo ad ayan in fine jacelahay ❤ horey u socdo waxan inka so salamehay Nairobi 🇰🇪🙋‍♀️ hadas Nairobi jogted ka so muqa comment
@queentanya3787
@queentanya3787 4 года назад
Burco waxa kaso baxa dad xaga filimada tayo iyo qosol leh Isku filan Ceegaag Soraan Jawaan Mudhxiye Mirqaan Iyo dhalinyada metasha Lugooyo haween kuli waxay kasoo jeedan Burco waxan u qiray magalaada qosolka manshallah Pure talent 👏
@queentanya3787
@queentanya3787 Год назад
@@farahabdirahiim9153 gurey waa kee ?
@gardhaalechannel3503
@gardhaalechannel3503 5 лет назад
Markaan arky Anoon daawan ayaan iska sii qosly bilhi Kuwa reer xamarweynaa oo ila fadhiyay kulahaa Lama goodle waayashy
@abdifahmohamedkadiye9347
@abdifahmohamedkadiye9347 5 лет назад
wlh duni gadaal ka xumaatay comentiga micnihiisu wa fikir dhiibasho ee mahan like ii sar fikir fiican oo wax tar leh la imaw qofka isaga like ku saarayo ee mahan like ii sar ina dhahdo maxa micno ah liketa lagugu saari plz fikir halis dhafsado wax halaga fa iido hadi kale iska aamus M.H.D.........
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 5 лет назад
Dagane Maxamed axmed wlhi wll wan yabahay barigi hore wan ad uga hello jiray marka wax la so gasho fakarada dadka imkana camalkodaba like waaye
@abdifahmohamedkadiye9347
@abdifahmohamedkadiye9347 5 лет назад
fadumo ismail wlh adunyo foorartan jogna abyo alle hano wanajiyo dadkeeni................
@mohamedabraas0005
@mohamedabraas0005 4 года назад
Wr nio illeen adna ila yaabtay
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 5 лет назад
Hadaad raggan taageerto like igu zharaf wllo😘😘
@sagalmahamed9549
@sagalmahamed9549 4 года назад
Tag
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 года назад
@@sagalmahamed9549 naa waxy tagbaad leedahye awal man kula joogy
@macalinabdullahi8725
@macalinabdullahi8725 4 года назад
7z
@waxsanhayeberbera8701
@waxsanhayeberbera8701 4 года назад
Deeqa maroo jiyereera Camara buunoqoday
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 5 лет назад
Dhaqankeennu waa mid asluubsan oon diinta islaamka ka hor imaanayn Ha illaawina dhaqankiinna soo jireenka ah Dadk Soomaaliyeed ha guulaystaan meel walba oo ay joogaan *I am proud to be Somali☑*
@daryeelmind4150
@daryeelmind4150 5 лет назад
*IAM Somalilander*
@ammiinmohamed9965
@ammiinmohamed9965 5 лет назад
@@daryeelmind4150 qawmiyad soomaali la yidhaahdo baa lawada yahay
@MuztaphaManzour
@MuztaphaManzour 5 лет назад
Riwaayadii ugu horeysay ee 1:24:21 ah waxa gaadhi lehed tii sooraan iyo jawaan ee barigii ilahay umadiisa u nabad gali lkn taasi goos goos ayay eheed wixi ka horeyay riwayado may eheen ee bandhigyo ayay ahaayeen 😎
@ismo_official
@ismo_official 5 лет назад
Happy New year all muslims
@aadanhaybe2970
@aadanhaybe2970 5 лет назад
Hooyo inta jecel like iisaar
@boqrandarwiish8831
@boqrandarwiish8831 5 лет назад
Gobalki Raga Wow Ano Darwiish Love Iga Gudoma Likana Isara❤
@abdihamiid1235
@abdihamiid1235 5 лет назад
#Boqran #Darwiish wlal anaga maxad raganimada nooga kaxaysay
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@abdihamiid1235 haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@abdihamiid1235
@abdihamiid1235 5 лет назад
@@cabdinasirxassan8215 kusaar zxb sidokale adna
@baashehussein1405
@baashehussein1405 5 лет назад
My Village hodan qaylo waan uxiisay wllhy burco iyo somalilandba ❤❤❤❤
@gobsoor7690
@gobsoor7690 5 лет назад
Ku sali Rasuulka Scw Inta nabiga jecel
@ayaanlexuseen4899
@ayaanlexuseen4899 4 года назад
Tag
@zhadiazhacayp7974
@zhadiazhacayp7974 4 года назад
Zcw
@cabdallaibrahim910
@cabdallaibrahim910 5 лет назад
Adoo jiifo misana lugahaaga is korsaaran yihiin hdaa daawaneyso like-ta ha'ila dhaafin
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 лет назад
intaaba ma ihi 🤣🤣🤣 mana kusaarayo 🤣🤣🤣🤣
@Abdurahman_Fartaag
@Abdurahman_Fartaag 5 лет назад
Wlhi tabta ad shegtay ayan ahaa😂🤣
@cabdallaibrahim910
@cabdallaibrahim910 5 лет назад
@@Abdurahman_Fartaag hhhhhh inta ila midkaa fiirinaaye ani xitaa markaan soo qoraaye tabtaasaa ahaay 🤣🤣
@hindiafsomali3103
@hindiafsomali3103 5 лет назад
Cabdalla ibrahim Abti ma back camerada yda ayad iga dawanyzy hhhh walahi wan qosly
@cabdallaibrahim910
@cabdallaibrahim910 5 лет назад
@@hindiafsomali3103 hhhhhhh bro qaabkas kaligey inaa u daawado aanba u heystay
@luulsheikh479
@luulsheikh479 5 лет назад
Msha allh the first one An ahay like isara inta hidiyo dhqnka jecel🥰
@abdirashiiddeeq8479
@abdirashiiddeeq8479 5 лет назад
Fadlan afkaaga ku hadal
@guuleedmuhidiin4941
@guuleedmuhidiin4941 5 лет назад
luul sheikh maasha allaah
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 лет назад
Baadiye ma aadna. Oo ma isku aroosnaa
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@abdirashiiddeeq8479 haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@dahirsuldanpro2143
@dahirsuldanpro2143 5 лет назад
Qofkii ugu soo horeyay ban ahay. C bow Saxib Horusoco
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 лет назад
Aug 31, 2019 nooooolaada 1/1/1441 H maalinta nebigeenii hijrooday kusaliya walaal rasuulkeen SCW alla maxaaan geeeel sooraacay
@mahadhassen5509
@mahadhassen5509 5 лет назад
Scw
@abdisalamyare1007
@abdisalamyare1007 5 лет назад
Scw
@mohamedguure7023
@mohamedguure7023 5 лет назад
scw
@Layla-zn8uc
@Layla-zn8uc 5 лет назад
CaliSharma'arkE scw
@inahaajji2259
@inahaajji2259 4 года назад
Scw
@abdikhadarofficial1902
@abdikhadarofficial1902 4 года назад
Inta 2020 dawanasa like igu camaamada😂
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 5 лет назад
Dhaqan yaqaan weeye ninkaa heello, malaha riwaayada isagaa direct gareeyey. Koox hirgashay SAMADOON
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 5 лет назад
Alaa barigan rer miyiga aha bn so xasustay intanan so tahribin kahor wxy iskuu casuman shaha rer miyiguu woow shah cano gel leh msha allah nolashaa dhabta ah wa miyii ❤
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 лет назад
Kkkk
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 лет назад
Ma adigo miyi ka imaaday baa tahriibtay 🤣🤣🤣🤣🤣 way ku waalen 🤣🤣🤣🤣🤣
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 5 лет назад
@@ahmedjr7902 war way iso lugoyeen nago wada qawan ban lcgtaydii gelaa ankuso xarashay iyo mel bila diin ah waheeey waaah
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 лет назад
Hadeerna geeljire qurbaha jooga ayaad tahay hh
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@ahmedjr7902 haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@shaamshaam6731
@shaamshaam6731 5 лет назад
Hhhh rag aan taageero Haila dhaafin like hadaad taageerto sidayda oo kale
@Cukaashe.
@Cukaashe. 5 лет назад
Umadda Somaaliyeed waxn leeyey Happy New year of islamic
@olyoly3710
@olyoly3710 5 лет назад
Kooxdan markan arko waban qosla Ya ila mida
@mamamoinamama3935
@mamamoinamama3935 5 лет назад
Me 😂
@shidelyrics2136
@shidelyrics2136 5 лет назад
Msh alh ilahayow nimcada noo siyaadi . Bal barwaaqadaa day🙏
@saddamxusayn516
@saddamxusayn516 5 лет назад
Somalida dhaqankooda iyo afkooda Ha koreeyo yaa igu raaczan like ku muuji
@FarahAbdul
@FarahAbdul 5 лет назад
Taasina ma inoo danbaysay waa maxay jirikaamadan lagu riday saabka maxaa ku dhacay haamii la dhaansanjiray.
@Internut1985
@Internut1985 5 лет назад
18:12 Daawo Af soomaliga sida loogu raaxaysanayo Waa ragow? Haa Weeye! Waa nimcee Macnaha halkii laga odhan lahaa ragow iska warama Baa si yaroo tartiiba la iska odhanaya Raggow! Weeye ! Jawaabta kuwa bixinaya baa marka iska fahmaya waxayna ku jawaabeen Waa nimcee Eesh calaa
@sakariyeabdikarimhaaji1201
@sakariyeabdikarimhaaji1201 5 лет назад
burco wa xafad kamida miya hodan qaylo like isaara 🔥😂 kaneeca igu cuntay kulaha sida maqlay
@abdiqaadircabdilaahi2491
@abdiqaadircabdilaahi2491 5 лет назад
Waxa laa miida taayo =barko=sanno
@amiiritainasead4341
@amiiritainasead4341 5 лет назад
waaa tay deeq maroojiye degin yhin
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@abdiqaadircabdilaahi2491 haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@rastajohn7773
@rastajohn7773 5 лет назад
Mnsha allah first baan ahay like iisara inta hidiyo dhaqanka jacel
@robitdinachannel6562
@robitdinachannel6562 5 лет назад
naxarista reer miyiga waxa la siyey %20 😁😁
@suleibankhadar6947
@suleibankhadar6947 4 года назад
waan jecelahay dhaqankan, iyo somalidii, somalida aheed markaan daa wado qalbigaa ku doogsada riwayadan, anigoo yar baa igu danbeeysay wadankeenii, isoo duceeya walaalayaal in aan dib ugu soo laabto.
@cabdisamadiidmuuse5271
@cabdisamadiidmuuse5271 5 лет назад
Woooow wan ka helay film kan noso badiya bls inti ka heshay film kan like isara
@korneabdi6425
@korneabdi6425 4 года назад
Nagadaa Awrkaasi waa fatooshe hhhhhh deeq nin walaaN
@nimcocali2674
@nimcocali2674 4 года назад
Aniga iyo x.jigaygaba beer casaad Wlhi ❤❤❤wn jelly magaaldyda burao cadeey
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 5 лет назад
mnzha allah frist view c boyga aduunka sxb shout out iismaeee
@xamsecali5113
@xamsecali5113 4 года назад
muuse official
@hanaddj2182
@hanaddj2182 5 лет назад
Inta Quran ka jcl please like ta dee dhac kusii thanks 💋❤
@suldaan1944
@suldaan1944 5 лет назад
Wan Helay videogan badiyaha laga soo sameeyay from norwey Badiye wan jeclahay
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 лет назад
RiwaaayaD wakhTi BaDan zoconaYzaH wEeyE inTa iLa QapTa Like🖒
@abdiabdilahi7919
@abdiabdilahi7919 4 года назад
Horta waxaan layaaba dadka nabiga scw iyo quraanka kariimka like ku raadiyan layaaba wlhy waa yab cadiya
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 4 года назад
I am proud our culture Somalida waa isku dhaqaan wax kala duwanaasho la dhaho ma jiraan from hobyo
@jamacmuse9801
@jamacmuse9801 Год назад
Ffyu
@qaysmedia5322
@qaysmedia5322 5 лет назад
Wlhi wan sexan lahaye waxn jeclayzty inan ano qozlaya zeexdo 😂😂
@bislemediandtv
@bislemediandtv 5 лет назад
NacaLaaYe dadku dheereeya durbaba baLaa iga Horeysa😂
@xasanxirsi737
@xasanxirsi737 4 года назад
51 :43 Hashii nigiska siday wata halkaa maraysay 😂😂😂😂
@user-pt5xf6vf1l
@user-pt5xf6vf1l Год назад
War waa candhasaab😂😂
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 5 лет назад
Awrka markii aan arkay waxaan xasuustay awr la igu qaadi jiray oo la odhan jiray gura yare
@maxamedmuuse5489
@maxamedmuuse5489 3 года назад
Cxvvdvgyyfzxxghijjhxffjhfc vgfghhhhjczsjhsdvghh
@hooyomacaan9359
@hooyomacaan9359 5 лет назад
I love this film please make other one
@musaussufabdii3996
@musaussufabdii3996 5 лет назад
MansHallh wale waruwayad cjiiib ah,, fantastic cuLture
@cokashmoha9152
@cokashmoha9152 5 лет назад
wll intii muslim ah like ha ii dhaafin wll
@samirgasgutale2853
@samirgasgutale2853 5 лет назад
Wagan somaliya jogan so xasustay I am from London
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 лет назад
inTa iLa araGta in mudhxiye Lpa Magac LoGu kla YeeDHyO Like🖒
@abdiwahabali3150
@abdiwahabali3150 5 лет назад
Wlh aad iyo aad ayaan idin taageer sanahay from mogadisho xamar cadey
@nuxurshow4748
@nuxurshow4748 5 лет назад
Mashllh waa riwayad runtii cajiib ah oo aad soo jiidasho uleh waana riyaad taabanaysa qodobo katurjumayo hiddha iyo dhaqan keeena qanaagsan oo runtii loo aayi doona aad utaaban doonta dhalinyada magaala joog ah oo aan miyiga wax kagaranayn waad kumahadsantuhiin dhamaan inta garab kageysatay riwaayadaan #HORO USOCOD WCN
@CFCmight53
@CFCmight53 4 года назад
Si kastaba ha noqotee Soo jireenka dhaqankiyo Soomaalinimada Dadka kaga sareynaa ❤❤❤
@polatalemdar7662
@polatalemdar7662 5 лет назад
Riwayad wakhti dheer mahad sanid szp #abdirahman #cboy in badan baa sugayay walahay qosol baan u bakhiyay walahay abdirahman hello ha idan la markelo Riwayad qosol miidhan weeye mashalah more riwayad with abdirahman hello❤🔥🔥
@mohrimizh9101
@mohrimizh9101 5 лет назад
Qof kii ugu horeeyay wll Like ha IgaLa BakhyLina
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 5 лет назад
Soo dhalinyaradeenu Sharafta dhawri mayso Dhaqankiyo hideheena Horay u dhigi mayso Waan ka helaa riwayadaha ka ku saabsan dhaqankeena suuban Waa mahadsantihiin sxbyaal
@khadarsudaysi1785
@khadarsudaysi1785 5 лет назад
masha allah ❤️🌹 Riwaayad Casharo badan Abdirahman C boy full respesct
@maxamedmuuse5489
@maxamedmuuse5489 3 года назад
Cdggsstggtyuddzfdfgyhyhfccvrvchyvcgyhgzcbyuggvv
@saleban0mar656
@saleban0mar656 5 лет назад
Odayashii oo in badan shaashadaha ka maqna oo soo noqday
@mowliidali8038
@mowliidali8038 4 года назад
-
@richhome3678
@richhome3678 5 лет назад
Awrku waa Dheeliyey nin aan rari aqoon baa soo raray
@Internut1985
@Internut1985 5 лет назад
Eray baa la odhan jiray marka heeryadu aanay isku dheeli tirnayn . Talow maxay aheed. 20 sano baa miyi iigu danbeysay Waba ilaabay
@alnaimi4035
@alnaimi4035 4 года назад
@@Internut1985 wxn filayaa in dheeli la odhan jiray
@AbdifisaaqSayid
@AbdifisaaqSayid 4 месяца назад
Igula Saliya Nabi Muxamed Scw .scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
@musphaibrahim171
@musphaibrahim171 5 лет назад
Ayaan darada ugu wayni waa nimankaa sidaa u dhaqan yaqaanka ah iyo qaar nacdala oo xasan top iyo balbalaar iyo nacalaa maydhan la baxay ay youtube kii kuwada jiraan
@maxamedmbc6006
@maxamedmbc6006 5 лет назад
Riwaayad qiimo leh weeye 😘. Dhaqankuna wuxuu ka turjumayaa sooyaalka ummadi leedahay ✌. Dhaqanka halagu dhaato 🙌
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 лет назад
Gabadha anaga Noo dhaxda Oo calaf Noo Geeyo Horta Jaago waa isdeyeene GuuLe mahadiiz Dheh🤣😂😂 reeer ragaan dhaqankii meezhiisa by dhigeyn💖💓
@xamsecali5113
@xamsecali5113 4 года назад
kowsar Offiziel
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 5 лет назад
alla quruxsanaa dahabsanaa gabadha mariin dhalaaal midabkii hablaha togdheer greetting from sweden
@kalidabdulahyusuf6978
@kalidabdulahyusuf6978 5 лет назад
wiil geel jiraaa aaan.gaaajadu karayn waaa waxa dhulkeeena ugaar ahoo laynagu gartaaah
@caaqilabdi6891
@caaqilabdi6891 5 лет назад
كل عام وانتم بخير ١٤٤١
@fatumakediye7644
@fatumakediye7644 4 года назад
I love u guys from🇰🇪 keep going ur so funy🥰🥰
@miamipagenewyork1249
@miamipagenewyork1249 4 года назад
Kenya ha dhihin qalbiga ku madoobade somali inad than aragnaye ma like bad raadinaysa
@maxamedmuuse5489
@maxamedmuuse5489 3 года назад
Fgdeuoo
@user-gf5jm1od7y
@user-gf5jm1od7y 8 месяцев назад
Ftetteeuyrtteyyuppasffsffdffdf
@ayn-m266
@ayn-m266 5 лет назад
Like zar hdaad kpo la aan ku daawanyso😁✋❤
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 лет назад
Wll ayaanley😍😘❤
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@HEES_CUSUB haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@BarkhadTech
@BarkhadTech 5 лет назад
Hmm... Midhpan xidhnayHay wLHie
@azmalandhuzh3405
@azmalandhuzh3405 3 года назад
ffff
@azmalandhuzh3405
@azmalandhuzh3405 3 года назад
was. sax
@hazznahmeth6824
@hazznahmeth6824 5 лет назад
Inbadan hadad sugaysay ruwaayadahn oo kle like ii saar 💞👍reer burco
@abdiwahidmohamed5588
@abdiwahidmohamed5588 4 года назад
X
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 5 лет назад
Heelo iyo sagal waxay i xasuusiyeen bari ano yar ayaan awoowgay miyi u raacay kadib malin duhura ayan isiri xafadi abtigay o ka yara go an lkn I muqata ayaan qabtay kadib nin ayaa yimi intana siisocday wuxu igu dhahay magac wan u sheegay hadana qolama tahay waan u sheegay ti an ahaa mushy dhahay reerku qabilka maha misaan idhi dee wa awoowgay hooyo dhalay misaa nin kale nagu so biiray saw way wada socdaan kiina intii ayuu I waydiyay lkn ani inta lay waydiba runta ka sheega ileen sheekeda ma fahansaniye shawu hablaha miyigana way murmaan cabaar nimanki marki dabe labdiba suaalo igu waalen Ana daacad ayaan uga warama waxy I waydiiyanba marki dabe arkin in Waxba la fahamayn way Iskaka Kay hadheen🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Bari daban fahamy arniki malinti hhhhh balidhaye 🤣🤣🤣
@jacfarcarab8087
@jacfarcarab8087 5 лет назад
Awrku waa istus ee naga daa Deeq nin waaln
@ayaanhassan5459
@ayaanhassan5459 5 лет назад
Hhhhhh isagoo qoslayaba ma arko kulaha
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 5 лет назад
@@ayaanhassan5459 haaaaaa OK iiguqabo subscriber
@samiirnazri3153
@samiirnazri3153 4 года назад
mnshaaalh wlhi riwaayad aad ii qancisay hida iyo dhaqan aad u qurux badan ku dayasho mudan dad badan ayaaad dib wx u xasusisen halkaa kasii wada dhalinyaro gulysto runtiii aad wxd iso dhigtan wxyaabo xiiso badan guul.idin rajaynayaaa l like you wlhi
@xikmaawixuseen2688
@xikmaawixuseen2688 5 лет назад
Ruwaydu dheeraaaah Like asxpy
@mohamedinaabdullahi9244
@mohamedinaabdullahi9244 5 лет назад
Kkkk.reer.burco.tagero.buxda.u.haya.dhaqanki.bay.naxasusiyen.nairobi.ayn.ka.dawanya.wilshan.ad.ban.u.tagera
@cadnaaniga7842
@cadnaaniga7842 5 лет назад
Dhaqankeeni waa La ma Huraan
@KEYNANOFFICIAL
@KEYNANOFFICIAL 5 лет назад
😚😚😚😘
@apdihakiinizhqimaxaud7300
@apdihakiinizhqimaxaud7300 5 лет назад
Deeq kutaageernay zho
@hamdafaarax9409
@hamdafaarax9409 4 года назад
deeq waxa iso xasus ayaan baadiya tgay
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 4 года назад
Hhhhhh deeq haye awrku waa kuu xanaaqsan yahay Kuwii umulaha ahaa Quraac aaway Geelu ma lanbaro ayuu leeyahay Hasha kurusku waa jaban yahay Maxay la raamsanayan xanjo miyay haystaa Eryadaan waa kuwa ka turjumaya fahan darada ka haysa reer magaalka dhanka miyiga
@haafidmedia6566
@haafidmedia6566 5 лет назад
cagtiyo cididaa lamarshy qaniina Waa yeeshay. intii fahanty like iisaara isku qowm baynu nahee
@umalqueen8752
@umalqueen8752 4 года назад
Walaaal iiimacne aniga plz
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 4 года назад
Cidida lamariyay waa dhul ladaaqay Qaniin waa dulinka xoolaha cuna nocyadisa kaladuwan
@miamipagenewyork1249
@miamipagenewyork1249 4 года назад
Taas kaan fahmay somali dee maha
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 4 года назад
@@miamipagenewyork1249waa somali lahjada waqooyiga lagaga hadlo
@miamipagenewyork1249
@miamipagenewyork1249 4 года назад
@@xayadxayd9293 waqooyi mahane waa luqada somalia waxa kale waa gacan ku samays
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 года назад
Filmkii iigu wanaagsanaa ee aan daawado abid ee dhaqankii miiga oo dhan lagu dhamaystiray masha allah
Далее
Riwaayadii Siyaasiga Maanta Jooga
27:05
Просмотров 249 тыс.
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Просмотров 804 тыс.
skibidi toilet zombie universe 37 ( New Virus)
03:02
Просмотров 1,7 млн
Riwaayad Wacyi Gelij ah
19:15
Просмотров 21 тыс.
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey  Iyo Hilinshow
1:11:14
Просмотров 10 тыс.
DAAWO GURI BARWAAQO TUUGO WAA TA MAGAALO NEW 2017 HD
33:14
Riwaayad Cusub | Maroojiye | Mudhxiye | Murqaan
17:48
Просмотров 125 тыс.
Ruwaayadii Curudkii Ciishooday Part 1
28:42
Просмотров 507 тыс.
Falasadaha La jajabiyay | C-BOY FILMS
25:40
Просмотров 197 тыс.