Тёмный

Hilib forno la aan la dubay wa hilibki xajiga halaga so turo 

shukri masala
Подписаться 494 тыс.
Просмотров 308 тыс.
50% 1

Shukri masala

Развлечения

Опубликовано:

 

11 сен 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 492   
@AliAhmad-lk3cp
@AliAhmad-lk3cp 4 года назад
Walaalayaalow gabdhaha soomaliyeed maa xaaji uun bey u noolyihiin midkasta oo cunta yaro fiican o quruxbadan so sameysa waxay ledahay maxaygii xasjiga wllshey xaajiga naftada ka horeeya anigu nin ban ahay hadana kalmadaan xaaji hablaha youtubers ka wey i nacsiiyeen wllo axsan isticmaal qadeydeydii maanta baan idiinlawadaagaya saan u sameystay balakgaad odhan leyd qadadii xajiga والله خليتوني اكره كلمت حاج ههههههههههsorry cidna ku atagi maayo lkin wllo xajiga haku xidhin naftada
@sukhra3585
@sukhra3585 3 года назад
Walaahi anba waan nacay xaaji xaaji say u hayeen ayay iloobaan naftooda Qofku xaaji laaantii uu karsan karaa hooyadaa iyo aabahaa baa kaa mudan inaad u macaanyso xaaji hortii
@adnanshiine249
@adnanshiine249 3 года назад
Xajiga so maaha ilmahada Abahod, So kan kuuso dhididaya maaha, so qof walbo qabko usoo jiidashalahay dhigiisa ino kudadaalo maficno?
@kowsarhoney9754
@kowsarhoney9754 3 года назад
Inan xajiga usameeyo ayan hada udawanayaa Mxa dhib ah hadii ninkada cunto fican usameysid iyo familkada?????
@ambiyonoor65
@ambiyonoor65 3 года назад
Wax walan waaye
@umufaaris8179
@umufaaris8179 4 года назад
Shugri mcnto wxd tahy qof wanagsan ad iyo ad weliba sababto ah qofyar iyo mid wen waa isugukamid somali oo dhan aniga ad ayan kugu xidhanahy waxna joga bosaso hadana waxn kaa faidey waxbadan xaga cuntada iyo garinimada iyo dad jaclka alle haku xiftiyo dar alle ban kutagera wlo qaali❤❤❤❤
@nimcacabdi8915
@nimcacabdi8915 4 года назад
Masha Allah alle haku barakeeyo gacantada shugri wll
@zairuuqzalmaan3231
@zairuuqzalmaan3231 4 года назад
asc abayo adiga miyaa gado qudarata aad Ku dartaya mise meelkale ayaa ka sogadaya iso jawaba mcnto
@munaabas8327
@munaabas8327 4 года назад
Wan
@safiyoibrahim8061
@safiyoibrahim8061 4 года назад
Masha alaha
@halimayussuf9400
@halimayussuf9400 4 года назад
Asc shukri masala walalo chanelkaga cuntado aad iyo ad ayanogahelay waxan joga magalatha wajir walal waxan ubahna spiceska ad isticmasho sithen kuhelikara add ayan kusalamaya
@sadiaHassan
@sadiaHassan 4 года назад
Asc asxabta wan idin bartaa Waxa ahay hooyo Somaliyed oo hooyada cml fadlan iso boqda illah dartis
@umuhamzaahmed1398
@umuhamzaahmed1398 4 года назад
Hye apyo
@hoorulain5527
@hoorulain5527 4 года назад
Mashaallah I will make these on Friday inshaallah.
@diyaoro9561
@diyaoro9561 4 года назад
Masha Allah at ayu u macan yahay xayati quruxey qali illah ha ku dayo gacatada oo quruxuda badan waxa tahay qofa qalabi wanaga sana illah ha ku fududeyo insha Allah xayati
@sahraabdi8364
@sahraabdi8364 4 года назад
Asc masha Allah Yummy yummy Jazahkumulahu khayr Xbbti qaali 👍❤👏
@ayanali4647
@ayanali4647 4 года назад
Abayo macane Masha Allah tabaraka Allah aqliga ayo xoga illahey hakusaido jazzaka Allahu kheir
@haninora533
@haninora533 4 года назад
Mashallaah Allaha ku barakeeyo Guuleeso ❤️❤️❤️🌹✨
@umuyacqubyusuf28
@umuyacqubyusuf28 4 года назад
Masha alah abyo wan kahelay ilahey ha ku barakeyo gcntad iyo aqligada abyo shugran noso geli ado ku sameynayo fornada yarta jazakalahu kher
@farhiamohamedofficial8425
@farhiamohamedofficial8425 4 года назад
Mama shukri iyo umu amal decoration Mnshllh gacantenaa Allah ithen barakeyooo
@Kaaba904
@Kaaba904 3 года назад
MashaAllah thanks walal. This looks delicious
@rahmoahmed6521
@rahmoahmed6521 4 года назад
Masha Allah Allah ku barakeyo hbo mcn
@roodaabdi6829
@roodaabdi6829 4 года назад
masha allaa wllo alle gacmafa iyo caqliga hakuu barakeeyo Dan ayaad kumaqneed alle haku barkeeyo
@Somalifood12
@Somalifood12 4 года назад
Caadi maahan Masha allah 😋😋👌👌❤️❤️
@zamzammoha6572
@zamzammoha6572 4 года назад
Jizakallahu kheyr Shugri sharaf allaha ku xafido adiga io reerkada
@RAHMOCOOKINGBEAUTY
@RAHMOCOOKINGBEAUTY 4 года назад
Mashallah Shukri Allah hakubarakeyo wah bacda aan kafaideysane . Wat niyat furantah wajifurantahay mashallah wadnadirigeliseey anita hats channel oo counts Karin ayaan bilaabey you encourage me thanks habibty nolaw jir oo joog😘😘💕
@Its_faruq223
@Its_faruq223 4 года назад
Mansha Allah Alle ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro ba sister
@ARTAN239
@ARTAN239 Год назад
Thanks wll shukri Runtii Video gaan wuu i caawiyay Wana u karsaday sida aad u karisay anigoo Amerika joga xiliga shaqada ayan horay usii qaata keep going this Video it’s very useful thanks again I hope u posts more video
@hindaqaali921
@hindaqaali921 4 года назад
Masha Allah ilahay gacanta ha ku barakeeyo wllo qali
@nimonurowibrahim2746
@nimonurowibrahim2746 4 года назад
Sister u are the best of all keep up 👌👌👌👌
@zamzammaxamed4056
@zamzammaxamed4056 4 года назад
Waw masha allah xabibti wankujeclahay Allah iga kaadayo
@saciidamuxsin5339
@saciidamuxsin5339 4 года назад
masha allh abyo shukri xpti gacantada allha barakeyo xpti i love you
@maryanmohamed3698
@maryanmohamed3698 4 года назад
Masha Allah hormar wacan xabiibti ❤💋
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 4 года назад
Masha Alah jazkalahu khayr Shukri
@sacdiyohussein6940
@sacdiyohussein6940 4 года назад
Ma shaa Allaah macalimad shugri sharaf khayr fara badan Allaah haku siiyo kana aàd baan uga helay jana gasho
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 3 года назад
Masha Allah Abaayo Shukri Masala Waxaad Sameeysay Hilib Buuqiisa Wata Wow My Mouth Full of Watery !! Saxa Caafimaad Allah Idin Kugu Daro Abayo Adiga & Family Kaagba!! Ameen !!! Waa In Try gareeyo Sida Aad U Sameeysay!!! Inkastoo Somalia 🇸🇴 & Kenya Ba Ama Africa Ba Ay Heystaan Fresh Meat !! Qurbaha Frozen Meat Aan Ku Nacay!!!
@nasteexoabdikheyre
@nasteexoabdikheyre 4 года назад
Mansha Allah wlhi cadimahan whli wax badan ayan kafaiday ilahey hakubarakeyo
@hodanmaxamed8630
@hodanmaxamed8630 4 года назад
Mansha Allah waleshey alle dartis an Ku jeclahay waxan joga balad xawo munir iyo lina wan LA socda hadan dawnayay adna janal ilahey ha barakeyo
@sagalmaxamad6225
@sagalmaxamad6225 4 года назад
Masha allah abayo allaha ku xifdiyo gacantadana allaha ku barakeyo inasha cimri dher iyo cibado suban ayan ku rajeynaya
@umunaima2953
@umunaima2953 4 года назад
Masha allah allah ku barakeyo gacantada
@munkaz7906
@munkaz7906 4 года назад
Masha allah wllo alla ha kuxafido 😍😍
@naimaduran2616
@naimaduran2616 4 года назад
Masha alllaaaah ilahay ha ikaaa xafido my mcnto ina ba caadi mahan
@halimadaud7962
@halimadaud7962 4 года назад
Walahi its so yummy love it❤️❤️❤️❤️May Allah bless the work of your hand
@ashaogle28
@ashaogle28 4 года назад
Masha Allah
@najmayusuf4078
@najmayusuf4078 4 года назад
Mansha allah shugran shugri masala indhaha ayan kadharag nay 😍😍😍
@yaasmiinbadal-zp3nz
@yaasmiinbadal-zp3nz Год назад
Mnsha allah gacantada allaha kuu barakeeyo wlshay
@fadumamohamed5237
@fadumamohamed5237 4 года назад
Maashaa allaah quraxey FAA,iidadaa nasiisey illaah ha kugu bedelo janatulfardowso haku siiyo
@sucadabdi918
@sucadabdi918 2 года назад
Masha Allah abbaayo shugri allaha ku xifdiyo
@user-by5yw7gd8b
@user-by5yw7gd8b 4 года назад
Masha Allah abaayo qali ilaaheey ha xafido wlhi ka hadal maleh hilibkan masha Allah
@habooncelabe4690
@habooncelabe4690 4 года назад
Maaashalaah wlashy shugri qof aan ku farxo siwnagsana waad noogu sharxday qali ilaahy haku xifdyo
@hafsajama6505
@hafsajama6505 4 года назад
Mansha allah tabrakallah ilaahay haku barkeeyo gacanta xbbti
@fahmomalinrage2194
@fahmomalinrage2194 4 года назад
masha allaah horuu Saco allah aku xafido
@natramohamed8233
@natramohamed8233 4 года назад
Masha allaah shukran abayo jizakallah qeer
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 4 года назад
shukran qaliye ♥️♥️♥️♥️ love you so much habibt
@aniziitahassan1292
@aniziitahassan1292 4 года назад
mashallh illahey hakudhowro hbo mcn❤ hilibkada macaaan weye inkastoo aa dhadhaminn😍
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 года назад
Masha Allah Ilahay gacan dada haku barakeeeyo 🥰
@marwastarcooking
@marwastarcooking 4 года назад
Waaaw masha Allah abaayo allaah idin barakeeyo
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 4 года назад
Mashaallah Abaayo Shukri Masal ❤❤🤤😋😋😋
@user-yu1nu8js2z
@user-yu1nu8js2z 4 года назад
masha alah ilahey gacantahada haku barakeyo masha alah waye nugu haley in aan karino alabtan macan👌👌👌
@dekaali1543
@dekaali1543 2 года назад
Masha Allah xabiibti Illaah haku xafido
@raxmoomar3448
@raxmoomar3448 4 года назад
Masha allaah qaali iga dhis gacanta waa mid macaa masha allaah masha llaah
@amiiirah8767
@amiiirah8767 4 года назад
Masha Allah shukri kheyr illahey haku siiyo qurux wlhi ❤️❤️❤️
@seynabcabdilahi8287
@seynabcabdilahi8287 3 года назад
Mansh alllh wllo gacanta iyo caqligab allh haku barkeeyo aaaaaamin🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@barwaqoclahi3422
@barwaqoclahi3422 4 года назад
masha allah ilahy haku xifdiyo shukri masala
@haawaahmed7616
@haawaahmed7616 4 года назад
Masha alah wllo alaha gacmaha kuu barakeyo
@mhmdtaher6688
@mhmdtaher6688 4 года назад
Maansh alaah abaayo l waamindi hilibkaan waan samaysanaa xilwa
@saabriinmahaned3561
@saabriinmahaned3561 2 года назад
Masha allah wad no faa ideysay wll khayr alle haku siiyo
@k.j214
@k.j214 3 года назад
Masha Allah gacantaada allaha ku barakeeyo
@sadiomohamedali8638
@sadiomohamedali8638 4 года назад
maasha allaah qaali shugran
@nimcocali8280
@nimcocali8280 3 года назад
Maansha Allah ilaahay gacmha ha kuu barakeeyo wllo
@mankacade6035
@mankacade6035 4 года назад
Masha Allah jazakalaha qeyr habo
@jilowjilos8047
@jilowjilos8047 4 года назад
mansha allah allah ku xafido
@zahrabeauty4083
@zahrabeauty4083 4 года назад
Mashaa alaah tabarakalaah abaayo shukri
@raxmaraxma7138
@raxmaraxma7138 4 года назад
Masha alh ilahay hakubarakeyo abaayo shugri ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❣❣❣💞💞💞💞💕💕💕
@amiirarag4151
@amiirarag4151 4 года назад
Mansha allah shugri jazaka allahu kheyr
@rahmoreys8437
@rahmoreys8437 4 года назад
Mansha allah Wllshy Qaali alle huku xafido
@user-bu1nx6hr8o
@user-bu1nx6hr8o Год назад
Masha alaah abaayo gacmaha alaha kuubarakeeyo jizaakilaahu qeyran
@fardosaibrahim5730
@fardosaibrahim5730 4 года назад
Masha Allah shukri walalo baraka llah alpii na ku penda sana xayatii
@fadxiyacumar6878
@fadxiyacumar6878 4 года назад
Asc shugri abaayo ilaahay gacanta hakuu barakeeyo
@zamzamzageye6954
@zamzamzageye6954 4 года назад
Masha allah sawirkoda cajibi ahba habo
@ayaanabdulahi9924
@ayaanabdulahi9924 4 года назад
Mashal mashal abyo ale haku xafido 💜💜💜💜
@aminaomar6306
@aminaomar6306 4 года назад
Shukri cadeey allah yasalimak wayastur qaaliyeey aadbab kuu jeclahay waana kula socdaa had iyo jeer xafidullh
@yusufdhiisow4993
@yusufdhiisow4993 3 года назад
Walaasheey dumarka hadda jira inyar oo qaliila mahee guul baan kuu ra jeeyay adiga odaykaaga caruurda aadbaan iidiin wada salaamaya inshallaah
@araweelochannel873
@araweelochannel873 4 года назад
Masha allah shukri masala khyr alle haku siyo xppti ❤❤❤❤
@umasihaam693
@umasihaam693 4 года назад
Mash allah ilahay ha ku desto mcnto qali ah 🌹🌹👍👍👍❤️❤️❤️👏🏻👏🏻👏🏻😍😍💕💕👌👌
@forobleh
@forobleh 4 года назад
Shankaroon masale isha baxarka maasha allah alaha ku xifdiyo
@awahaab8803
@awahaab8803 4 года назад
mashllah macmacan waa niyestay
@inamuusecumar2812
@inamuusecumar2812 2 года назад
Sister Allha ku barakeyo gacantada 👌👌👌👌👌
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 4 года назад
MashaAllah Tabaraka Allah.
@maymuunnuur9401
@maymuunnuur9401 2 года назад
Mashaa alaah abaayo macaan alaah hakubarakeeyo oowladan alahkuubarakeeyo macaanto aadayaankagafaidaystaymashaaa alaahaylaafyu Shugri masala
@bintunasra8430
@bintunasra8430 4 года назад
Waa hilibka an ugu jeclahay Waa dheylo
@hodanlifestyle3779
@hodanlifestyle3779 4 года назад
Wow mansha Allah😋😋😋😋
@jamilaomar4018
@jamilaomar4018 4 года назад
MaanshaAllah 👍👍👍👌👌👌💕💕💕
@riyaabdi401
@riyaabdi401 4 года назад
Masha Allah rabbi barik
@cabdiraxamaanmaxamed529
@cabdiraxamaanmaxamed529 4 года назад
Maan sha alaah hooyo ilaahay haku dhooro ilaahy waxaan kabaryaaya inaa waxaakariso aan cuno insha alaah
@faysajamac52
@faysajamac52 4 года назад
Maamsha allaah khayr alle haku siiyo
@fatumamukhtar4668
@fatumamukhtar4668 4 года назад
Masha Allah dhareerkaa iga yimid xiligii dumarka oogu xumaayeen ayaan kujiraa makarsan karee asoo diyaarsan yaa iikeeno ala walacaa dhibadnaa
@nasrinali1918
@nasrinali1918 4 года назад
masha allah cajibe weeyi wllo hilib ari weyan sax hadan ka lo'da kadhigto caadi sow mahan
@xamdidaganoffical5000
@xamdidaganoffical5000 4 года назад
sxbta shukri masala isoo boqda wad mahadsnthiin👏
@jamiilaosoble48
@jamiilaosoble48 4 года назад
masha allah xbt gacmahaaga allah kuubarakeeyo anagane kuwii kafaidaysta allah nagadhigo
@SomaliTiktok318
@SomaliTiktok318 10 месяцев назад
Mchallah Waan samaysatay Ilahay Khayr haku siiyo wl
@lajecelnaftauroon2498
@lajecelnaftauroon2498 4 года назад
Masha Allah gacantaada allaha kuu barakeeyo shugri sharaf away cilanki cidiyaha cadcad maxaa waaye
@susuali2868
@susuali2868 4 года назад
habo shukri mhdsnd inbdn waxyaabo bdn ayan kaa bartay kheer alaha kusiiyo ......❤😘😍
@nuurayusuf2461
@nuurayusuf2461 4 года назад
Maansha allh allha ku xifdiyo mcnto horay usoco waan ku jeclhy
@nimcoadam6657
@nimcoadam6657 4 года назад
Maansha allaah alle hakuxafido wllshay qaali
@fardosaibrahim5730
@fardosaibrahim5730 4 года назад
Cimri dheer iyo cibado suban allaha kusiyo qali
@husseinahmed3299
@husseinahmed3299 4 года назад
Malmahaan waa naga nashquushay wlshy shukran waka faa iiday inkasto qurbaha nagu saaciday
@farxiyoclaahi9019
@farxiyoclaahi9019 4 года назад
Mashallah macaanto aaad ayaan noogu caawisay sida looga maarmo ovinka thanks aniga alaabtaan cml bariis ayaan ku cuni lahaay iyo basbaas shidni yaa igu raacay
@habibaali9801
@habibaali9801 4 года назад
Masha Allah my sister🙏👑🌟🌹👌👏😍😘💋💕💖💕
@sucaadomohamed1644
@sucaadomohamed1644 4 года назад
masha allah wanka helay ganta allah ku barakeyo mcnto
@farxiyoxuseen5606
@farxiyoxuseen5606 4 года назад
Mshllh gacantaada allha kuu barakeyo shukri cadeey
@farxiyocali203
@farxiyocali203 4 года назад
Masha allah ilaah haku dhaafo gacatada abaayo
@katramohamed1942
@katramohamed1942 4 года назад
Masha allah abayo alle hakuxafido
Далее
Stay on your way 🛤️✨
00:34
Просмотров 2,5 млн
Isbesa ari Hadi aad xajiga u kariso maqayad kama adayo
12:47
Hilib foornada lagu kariyey
10:00
Просмотров 29 тыс.
MA SIYAAD BARRE AYAA KA MASUUL AHAA DUMINTA DALKA (4072)
1:15:04
Они нас подслушивают😁
0:52
Просмотров 3,6 млн
Концовка😂 @super.brodyagi
0:20
Просмотров 2 млн