Тёмный

hilibka 🥩hadib adan san u sameen adiga Maba hilib cunay🥩 hadakadib sas le u 🥩karsane thanks 👍 

shukri masala
Подписаться 497 тыс.
Просмотров 105 тыс.
50% 1

shukri masala

Опубликовано:

 

15 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 191   
@shukrimasala
@shukrimasala 3 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-KBvMLPvfpM0.html Wakas so boqda
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 года назад
😋😋😋😋😋 Shukri wllo Aniga waan ku taageereya Insha Allah Yoom Allah Wuu I keeni karaa Kenya
@fiicansidihooyadeedfiican83
@fiicansidihooyadeedfiican83 3 года назад
Wnn so booqday
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 года назад
Shukri Masha Allaah shifa Allaah haydiinkadhigo ukhti waxankuusan ed dhexda udhigtay maugaaliba?
@homeh3455
@homeh3455 3 года назад
Imisa Shay ayuu wataa
@kowsarmaxaed2097
@kowsarmaxaed2097 3 года назад
@@MS-lv8bf I have the same one but it is not too far to the kids I have a lot more fun for the same price the same one as the same price I will let him have a bigger ibbbb8b8bub bbb BB hh I'll bring i it bi illinoisan bb8bibb8bbbb8bbb
@amtallah2683
@amtallah2683 3 года назад
asc abaayo maasha allah laakiin waxaan soo bartay in hadii hilibka baraka laga soo bixiyo oo uu barafkii kadhaco qeybta barafka laguma celin karo sababtoy tahay bacteria ayaa ku dhalaneyso waa in marka hore ee aad hilibka in in yar yar u xirxirtid ama aad hilibkii wada garisid ama qeybta hoose ee firinjeerka galisid oo maalinta xigto aad karsatid
@princesspuntland2969
@princesspuntland2969 3 года назад
Waasax aniga ayaa bartay jikada bakteeriyada caloosha aankabaxen ayaa kadhalato
@nimcomaxamuud2113
@nimcomaxamuud2113 3 года назад
Mansh allaaha shukri masal alle haku sharafo
@ayaanibraahim3762
@ayaanibraahim3762 3 года назад
bariis iyo salid hadanu isla helo alxamdulilaah
@ugaasokhaliif6175
@ugaasokhaliif6175 3 года назад
Plz south africa jooga hoyo mcn garam masala malaga helo ma noo sheegtid wuxuu ka kooban yahay sababtoo ah reer nairobi kali ah kuguma xirna marka ufaaaidee dadka dhan adoo mahadsan qaladna ha ii arkin mida kale facebook gaarkaga iisheeg si aan kugula soo xiriro thanks hooyo mcn❤❤❤ Waan sameeyey waxyaalo badan soo galisay allah ku sharfo hayo mcn
@falastinargsan6505
@falastinargsan6505 3 года назад
Aniga south Africa joogaha
@hodanmaalin1076
@hodanmaalin1076 3 года назад
Abaayo meelkasto oo hindi wax ku gadaan waa lagaa helaa markaa mesha jogto haadi hindida ganacsi ku leyhiyn wa kaa heele
@ياسمينحسين-ت7م
@ياسمينحسين-ت7م 3 года назад
Asc Maa shaa Allah Abaayo shukri musala horo oo soco😍💋❤️😘🌹🌹🌹
@habibaabukar5899
@habibaabukar5899 3 года назад
Aqalweska hindida laga hela jobeg hada jogto cape town hada jogto waxa laga hela mesha medka lagu dugo agteda suqa hindida kuyalo magaca qawan karin ani
@amaanidheeman5184
@amaanidheeman5184 3 года назад
Gram masala waa masalayaasha oo dhan laysku shiiday
@maryanmumin6311
@maryanmumin6311 3 года назад
Masha allah abaayo hooray bosco
@lizkook8194
@lizkook8194 3 года назад
Shukri masala waxey kariso oo qurxanen maba jiraan masha allah
@nasraasheikh9550
@nasraasheikh9550 3 года назад
Barakallah abayo wainofaideyse
@asiyamohamed4458
@asiyamohamed4458 3 года назад
Aduuun lagukala tag qofba iyo tabartii MashaAllah mama shukri
@cumaribraahin8722
@cumaribraahin8722 3 года назад
Wll horta waxan kayabay waxa lajex jexayo mel alab lagu sameyo miyaa idin dhow
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 3 года назад
Welcome bug isku soo nawosho wanaagsan iyo adigoo cafimad fiican aniga waa ku xisay sister thanks waxa fiican oo dhedhaga leh oo aad nala jecalaato jisaakalah qayre
@anisoabuukar7951
@anisoabuukar7951 3 года назад
masha allah maama shugri gacantada allaha ku barakeyo
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 3 года назад
Masha Allah shukran
@sadiarashid7393
@sadiarashid7393 3 года назад
Masha Allah i really want to taste
@xalimayusuf4123
@xalimayusuf4123 3 года назад
Masha llaah our role model aya tahay masala 2 mogadisha ka fur inshllh si gobalada kale uu isii gaaro
@faduma.mahamuudnaciimo3607
@faduma.mahamuudnaciimo3607 3 года назад
Abaayo waa kuu xisay wlh wax kariskaada shukri maxamed cali
@shamsoxirsi1375
@shamsoxirsi1375 3 года назад
Masha allah abyo nosogali qabkan qabkafudud insha allh shukran
@bilecilime7830
@bilecilime7830 3 года назад
Masha Allah abaayo gacantadada alle hakubarakeeyo
@rodaomar4445
@rodaomar4445 3 года назад
Wcs abaayo Masha allaah tabaarak faaidada aad nooheyso mahadsanid jisaakallaah qeyr
@nasriinainadalmar5911
@nasriinainadalmar5911 3 года назад
Manshallah 💖💖💝
@army-on8wp
@army-on8wp 3 года назад
Masha alaah jasakalaah
@roodogalmudug
@roodogalmudug 3 года назад
Masha Allah habo ilaah gacma haaga hakuu barakeeyo
@fatumamohamed4687
@fatumamohamed4687 3 года назад
M.a abaayo kheyr Allah kusiiyo lks hadan pressure cooker haysanin maxa kubedelini karaa
@bahjadoualeh364
@bahjadoualeh364 3 года назад
Masha alah tabarakalah
@kadramahamud4088
@kadramahamud4088 3 года назад
Mama waxaan ahy aroos cusub waan ka helaaa barnaamijyadaada cuntada waxaan ku noolahu ethopia sideeb u heli karaa xawaash yadaada
@iamamiin4862
@iamamiin4862 3 года назад
HADAAD RASULKA SCW JECESHAHAY SUBSCRIBED II SAR
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 3 года назад
SALALAAH CALAYH WASALAM
@hamdiabdullahi2524
@hamdiabdullahi2524 3 года назад
Naaa shukriyey gaaas bad nagu dilaysaa de wxaaso spicy ah wa dhimashee se cml
@qadanhaashi8027
@qadanhaashi8027 3 года назад
Mansha allaah wllo alle gacanta haku barakeyo
@anisasuleiman8799
@anisasuleiman8799 3 года назад
Asc shukri waxaan u baahanay dhuxushan ilkaha lagu nadiifiyo iyo sida aan u helaayo
@Amay101
@Amay101 3 года назад
Digsiga intee ka soo gadatey abayo. Midka ka gadisey bariiska. Mahadsanid quruxey
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 года назад
Waw mashaa Allah hoyo mcn rabi gacan tada haku barakeeyo🥰🥰🌹💋💋♥️♥️🥀😍💋❤🌹🥰❤❤💋💋
@leylaibrahim2687
@leylaibrahim2687 3 года назад
Maasha Allah tabarakallah Illahey haku barakeeyo gacantada abaayo macaanto ❤️❤️❤️❤️
@natramohamed8233
@natramohamed8233 3 года назад
Masha allaah yummmy yummmy 😍😋👍
@hiboabiib6910
@hiboabiib6910 3 года назад
Masha allh illhay gacantada ha kubarakeyo abayo lakiin mar waliba wankuwaydiya xawajigadad hargaysa malagahela wayo anagu hargaysan kunolnahy sadarte xawajigada waan kawaynay inad isojawabta rajaynaya inasha allh
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 3 года назад
Mansha Allah jizakalahu kharan walaashaya
@suheyloxassan4899
@suheyloxassan4899 3 года назад
Horta af somali maku eraya bixisid shugr
@queenema216
@queenema216 3 года назад
maasha allaah shugri masalla
@mirnaiyokhaliilchannel
@mirnaiyokhaliilchannel 3 года назад
Mashalha Allha walsheey waxat sodhaweeney Ramdanka
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 3 года назад
Mashallah tabarakallah
@boqoradainaciire7741
@boqoradainaciire7741 3 года назад
Masha allaah
@drsucdi655
@drsucdi655 3 года назад
Abaayo wax lawada helikaro oo wadanka hooyo laga helikaro, iyo xafad walbo maa isticmaashid xabiibti adoo mahadsan inaa kaa faa iidno baa rabnaaye. Thanks abyo
@amaliinaabukar7228
@amaliinaabukar7228 3 года назад
Xamarba waalaga helaa
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 года назад
Cucu cream waamaxay? Abaayo soo qor magacayada albata ad isku qastay. I know wlhi dadkeenu waxna ma qoran waxne ma akhriyaane. Abaayo please and please soo qor ingredients ka all you Used😔
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 3 года назад
Masha Allah mcnt shukran
@Caskacali
@Caskacali 3 года назад
Masha alah walashay intaa ugu jedaa inuu mcn yahay
@nurjilacow3627
@nurjilacow3627 3 года назад
Asc walashiis waa ku Guursanlahaa 🤔
@iqrocabdulahi6383
@iqrocabdulahi6383 3 года назад
masha allah habo allah ku barakeyo gacantadad habo
@fadimofadimohhs1169
@fadimofadimohhs1169 3 года назад
Abaayo lab bar kaga aya rawaa ok🥰🥰🥰🥰
@MunaKitchen
@MunaKitchen 3 года назад
biismiilah mashallah tsalim yadak xabibit yuuuuuum 😋👌
@cookingwithluulchannel7023
@cookingwithluulchannel7023 3 года назад
Maasha allah abbaayo shukri isoo booqo xabiibti adiyo asaxaBtada guul baan ku rajaynayaa
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 года назад
Asc masale lii isbeesahaa walee waa gacan galay heer taag baro inteey intaan ku arkayaan jeeb ween lee karsan karto
@falaqfalaqchannelofficial3318
@falaqfalaqchannelofficial3318 3 года назад
Guleyso Shukri wall wax badan aya kafiday runti horay usoco wall quruxey
@ahmedjama8840
@ahmedjama8840 3 года назад
Mansh allh walshye shukari masal waxan joga harges adban kaga faiidye illhye ha ku xafado
@bisharoomar4186
@bisharoomar4186 3 года назад
Shukriyey digsigaas dhuxusha maloo isticmaali karaa xabiibti
@sacdiyoxuseen3757
@sacdiyoxuseen3757 3 года назад
Mahadsanid abyo malmhan waa kutixnahay
@saidmo4956
@saidmo4956 3 года назад
Mashaa alaah shuri wlahi wax lagama qaban karo malaha shukran
@fardosahassan8603
@fardosahassan8603 3 года назад
Asc walshy qali ad yan ku salmya salan kadib maraqdigaga iska daa
@hodanelmi5746
@hodanelmi5746 3 года назад
Asc wll,aad baad ugu badisay ,mana ubaahna waxaas oo dhan,maayoneys iyo cream hilib lagu darayo waa iikow,marka moodo cusub inay tahaan u arkaa ee horay usoco walaashiis
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Maasha alaah abaayo mahadanid jabiiba waaye
@deqoali6646
@deqoali6646 3 года назад
Maasha Aallah Abaayo mac ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hamdahaybe8510
@hamdahaybe8510 3 года назад
wll hadalka yaree oo waqtiga soo koob waa lugugu caajisayaa
@bilanibrahim903
@bilanibrahim903 3 года назад
Haa wlh war aanlo baahneyn ayey dal dalee
@xabiibomaxamed8910
@xabiibomaxamed8910 3 года назад
bismilah masha Allah
@saamiya2927
@saamiya2927 3 года назад
Habo shukriyey bareshar kuuga kusoo kari bariis buqaari walhi aad ayaan ugu baahnaa hadaadan soo galin ani waa tijaabinaa daboolka aa daldaloolisay wa uu i anfacay ani rayigaas wa qaatay jazakallh mami
@deeqaidmanchannel2574
@deeqaidmanchannel2574 3 года назад
Maaasha allaah walaashay qaali shukri iyo asaxaabteeda ha leeys caawiyo .❣❤
@zainabhassan20112
@zainabhassan20112 3 года назад
Manshaa alaah sister yummy😋 gacantada macan alaha kuu barakeyo
@qadradahir3151
@qadradahir3151 3 года назад
M a abyo illhey hakuu barakeeyo gacan taada
@amiraabdi247
@amiraabdi247 3 года назад
Waah waaaah abaayo shukri masala wlcm back malmahan nuur calaa nuur tahay ramadanka noo sii diyaarineysaa xabibtii nuurkaaga ma damo ia
@ruqiyoyousef2583
@ruqiyoyousef2583 3 года назад
Masha allaha abaayo
@hawaayasiin9256
@hawaayasiin9256 3 года назад
Mahadsanid habo allah haku xafido lkn video soo gaabi aad buu u dheer yhy
@sadiyafamily3078
@sadiyafamily3078 3 года назад
Dadki hore an ahay wana ku firsada macanto wana ku jeclahay walahi love u sis
@naimaduran2616
@naimaduran2616 3 года назад
Masha alllaaah ilahay gacan taada haku barakeeyo habo ❤❤❤❤
@eeryaabyn1636
@eeryaabyn1636 3 года назад
Masha allaha
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 года назад
Maasha xabiibti ilaahey haku barakeyo yami yami yami 😋👍❤
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 3 года назад
asc maasha Allah waxaan ku weydiiyay wax jaalaha ah waa maxay
@nimohassan5877
@nimohassan5877 3 года назад
Mashallah
@katraahmed2664
@katraahmed2664 3 года назад
I'm da first person tody manshallah
@fofoomer7557
@fofoomer7557 3 года назад
MashaAlah xabibti cafimat kucuna 😍
@ridwanshome
@ridwanshome 3 года назад
MashaAllah delicious
@اهدناالصراطالمستقيم-ض3س
Masha Allah walashey
@maansarestudio8484
@maansarestudio8484 3 года назад
Waa igu ogtahayo baayo inan hilib kadharko
@shukricusman4419
@shukricusman4419 3 года назад
Masha Allah hoyo sami
@rooblarabeye9375
@rooblarabeye9375 3 года назад
Waxaan aad ku dareyso Gaas baaba laga qaadaa Bisinka.Raaz Xanuud iyo liin iyo soya sos unbaa kugu filan.😂😂😎
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 3 года назад
Maan shaa Allaah Abayo alle hakuu Barakeeyo gacanta mcn Aamiin Yarabi 👏🥰 ilaa iyo 2017 Ayn kugu Xirnaa Wax Badana Waan Kaa Faaiidey Jasakumullahi Khayr Yaa Xbbti ❣️❣️❤️❤️🥰👌👌😍😘😘
@aminasahra2767
@aminasahra2767 3 года назад
asc masha allh
@anfacmoalimahmedmalin4493
@anfacmoalimahmedmalin4493 3 года назад
Maasha allah sharaf ku waar abyo
@anisomohamed7921
@anisomohamed7921 3 года назад
macaan waye waaye shaqo badan😜😜😜 reer wahsade ani cml ma anfacaayo
@nuuradagan5854
@nuuradagan5854 3 года назад
Abaayow xaged jogta
@nuuradagan5854
@nuuradagan5854 3 года назад
Abaayo rabi haku xiftiyo
@razababy733
@razababy733 3 года назад
Is that ugali?
@Elmi19792
@Elmi19792 3 года назад
dis tisaa ma haysano mxan ku badalaa
@falisnuur1356
@falisnuur1356 3 года назад
Mash allh geeskaas aad saliida kuugu jirto waan ubahanahee soomaaliya malaga helaa maamo
@ifraaxsaleebaan8853
@ifraaxsaleebaan8853 3 года назад
Mansh allh Mansh allh Mansh allh Mansh
@suaadoali9316
@suaadoali9316 3 года назад
MashAllah
@najmomohamedahmed3222
@najmomohamedahmed3222 3 года назад
Abayo muqdisho malaga helaa garam masalaha
@sinuushbaby6698
@sinuushbaby6698 3 года назад
👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@luulmahamedali8294
@luulmahamedali8294 3 года назад
Masha Allah tabaraka Allah my queen sister Allah ku barakeeyo kacantada abaayo digsikaas ma heesto waana ka helay hilibka waxaan jecelahay wax walbo so galiso inaa so tijabiyo seen kalo u sameyn kara iso jwb qaali
@sucaadmacalincilmi1304
@sucaadmacalincilmi1304 3 года назад
Shukri cooker kan wanba kabaqayaa
@najmaali2210
@najmaali2210 3 года назад
Jazaki lah abyo
@lulhussein3396
@lulhussein3396 3 года назад
🥰🥰😍💋💋💋💋❣❣💘💝
@rukiadahir8880
@rukiadahir8880 3 года назад
MashaAllah 😋😋😋
@hamdiahmed7405
@hamdiahmed7405 3 года назад
Cimri dag dag iyo xanuunada faraha badan waxa laga qaada spice ka tirada badan
@salmacadey7548
@salmacadey7548 3 года назад
Oroganada ma xawaajiga baayo mashallah cunto mcn shugrn
@Aminadayax
@Aminadayax 3 года назад
Msha allh waanka helay alle haku barakeeyo wllshy
@maryanmaxamud2758
@maryanmaxamud2758 3 года назад
Mansha allha ❤️❤️😍
Далее
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Просмотров 3,1 млн
MARYAN SORRY ABAYO SIDAN MADAN U QALMIN 🥲
7:51
Просмотров 9 тыс.
Hilib Kalaankal aad u mcn
11:16
Просмотров 548 тыс.
moonin Rootiin hooyo somali jogto io Rootin keda
4:40
Просмотров 1,5 тыс.
Hilibka Lo'da Ma Cuntaa?!
2:53
Просмотров 1,6 тыс.