Тёмный

Hodan Abe iyo hoyaa iiga tagay xarunta ciyalka aan Abaha lahayn faquuq iyo ninkii gursaday oo bahdil 

Illintir
Подписаться 403 тыс.
Просмотров 24 тыс.
50% 1

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 109   
@zahramohamed7695
@zahramohamed7695 День назад
Maashaa allaah, waa hooyo adag, ilaahay arimaheedoo dhan ha u sahlo.
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 дня назад
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha iyo hooyadaa amiiin amiiin yaarabi
@NadiifoXasan-r1x
@NadiifoXasan-r1x День назад
Msha alllh hooyo samartay guusha cagahaad kuheysaaa hooyo sharfan
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w День назад
MashaAllah wa hoyo karti badan Allaha kubarakeeyo dayntana Allaha kabixiyo abaaaayo InshaAllaah
@Himiilo-
@Himiilo- 2 дня назад
Illahow hoyo macanto oo dhan uu naxaristo abayo macanto illahey haku xafido awladada garabkaga allaha kagalo amiiiiin yarabi
@asiayusuf3445
@asiayusuf3445 День назад
Fariid weeye gabadhaasi Allah hawsahlo dadkeedii
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 День назад
Ameen ya allah
@shukrisharaf
@shukrisharaf День назад
Ilaahey kurbada haka feydo walaasheen iyo dhamaan intii islaam ah oo kurbeysan🤲🤲
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 дня назад
Allaha ku caafiyo una sahlo hooyadeed. Aamiin.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 День назад
Ilaahay ha u sahlo hooyadeed iyo Aabaheed.
@archialleli6516
@archialleli6516 День назад
Masha alla hooyo adag weeye Ilaahow usahal abtiyaasheed hooyadeed iyo hadii adeero farac ah la helo
@nabiha3315
@nabiha3315 День назад
Hooyo qiimo badan allaaah ku xafido daynta allaaah kabixiyi 🤲
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 2 дня назад
Mama qiimo leh ku adkeysatay duruuf kasto.Illaahay caafimaad taam eh haku siiyo oo culeyska ku saaran hakaa qaado deymaha Illaahay haka fududeeyohooyo macaana hakuu sahlo....team ilintir jzkl khairan dhaman.
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n День назад
Manshalah hooyo 😢😢alle ha idin daayo
@SiciidoCalimaxamuud-r9i
@SiciidoCalimaxamuud-r9i 2 дня назад
Ilaahay hakaafaydo murugada
@RahmaGedi-hp3fb
@RahmaGedi-hp3fb День назад
Ilaahayoow u sahal dadkeeda yaa rabi caafimaad taama alaha ku siiyo
@sareedo8184
@sareedo8184 День назад
Allaah hau sahlo ehelada labada dhinacba kurbadana haka faydo daymanka caruurtada alle haku xafido allaahuma amiiiin🤲 Jazakallaah kum khayr abdicasiis tiimkisa ilintir❤
@salma.abdule
@salma.abdule День назад
Hooyo alle haku gargaro guushu waa ku dhowdahaye insha alaah daahir utag insha alaah
@maslah345
@maslah345 День назад
ALLAHA USAHLO HOOYADOD OO W NABADQABTO IYO EHELKOODA OO NABAD QABAAN
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl День назад
Mamo allha ku sahlo isku kiina sahlo adiga iyo hooyo mcn o nabad qabto masha'allaah waxaad tahay hooyo iimaan badan o ka muuqdo
@samsamhassan3361
@samsamhassan3361 День назад
Allaha ku sahlo hooyadaa wll
@fatumaalisheikh
@fatumaalisheikh День назад
carurta allah kula koriyo abdiaziz adigana allAhu mubarik qof fican ayatahay
@AhmedJama-kv6en
@AhmedJama-kv6en 2 дня назад
Waan ku raadiyaa abti anigaa ciidagale ahe intii aan ku caawin karo insha allaah
@adancabaas8584
@adancabaas8584 День назад
Caawi khayr allaah hakusiiyee
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 День назад
Abdiaziiz la,xariir walal
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 День назад
Caawi qeyr alaha ku siiyee soomaali dhan aa wada dhalatay😢
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 День назад
tasi wllo wayba ina cebaysay wayo hooyo cafimad qabta oo caruurteda meelah anonta lagu korinayo marba intaay ilmo meelku dhasho kaa tagaysa waba masibo taa hooyo lama dhiihi karo cajiib
@AhmedJama-kv6en
@AhmedJama-kv6en День назад
@@ifrahmuze3593 wllo sidaas ha odhanin waayo hadalkaasi wuu damqayaa gabadha
@degan4
@degan4 День назад
Gabadhaan waa geesiyad maashaAllah, waa guulaysatay wax yar baa kuu dhiman🎉🎉🎉
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn День назад
WALAAL MOM IYO EHELKAA ALLAAHU HAKUGU SIMO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲 ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@hawamohamud2824
@hawamohamud2824 2 дня назад
Asc Illintire maansha allah tabaaraka allah isduudiyaha allah barakeeyo insha allah 🙏
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 2 дня назад
Ilaahay ha u sahlo waalidkeed iyo ehelkeed
@asiliborle6342
@asiliborle6342 День назад
Maashallaah gabdhaan adeera fiicano baa koret ilaahey ha u naxriisato
@fertunali1007
@fertunali1007 День назад
Amiin
@Farah-ek1vp
@Farah-ek1vp День назад
Ilahay ha u sahlo amiin
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 День назад
MashaAllah waa qaf sharaf leh inta kamaqan Allaha subxaana watacaala ha u sahlo yaa rabi MashaAllah
@FardowsaSaciid-b9s
@FardowsaSaciid-b9s День назад
Hooyadaa ilaahay hakuu sahlo walaal, deynta lagugu leeyahayna hakaa bixiyo insha Allah
@fartuunabdullahi8027
@fartuunabdullahi8027 День назад
Masha Allah waa hooyo adeg ilahay ha kùusahlo familka deentana ilahay hakaa bixiyo walaashay insha Allah wad samirtay
@naimahussein3911
@naimahussein3911 День назад
Haa waa sax waa hooyo adag Masha Allah Allah u sahlo hooyodeed iyo dadkeeda Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤🎉🎉🎉
@QadanXasan-w5c
@QadanXasan-w5c 2 дня назад
Illahawkuu doodhawee hooyo mcn
@ashamuse7410
@ashamuse7410 День назад
Walaahi waa qof Adag allow Ku caawi oo ciyaalka na kula kori
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 День назад
Ameen ya allah
@naimahussein3911
@naimahussein3911 День назад
Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️🎉🎉🎉
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 День назад
Allah ha ku sahlo waliidkaga Aamiin
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 День назад
Alle ha kuu sahlo hooyo
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 День назад
Abaayo waxaad tahay hooyo kheeymo badan ilahey ha ku cawiyo somali baad ka dhalatay ha niyad jebin❤
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 дня назад
Abdi Aziz please daahir calasow udir isagaa dag dag ku keenayo meeshay ku dan baysay
@farahfartun3961
@farahfartun3961 День назад
Walaalo ayay haystaa masha alah horay u soco hooyo mcn
@NadarDahir
@NadarDahir День назад
Mama allah kuu sakhiro Lkn aabe madi waaye ha uga harin wax la ilma adeer ah ayaad heli kartaaye Raadi
@ashawooo
@ashawooo 2 дня назад
illahaya ha ku sahalo labada walida rabi ha ku soo fudeya inshallaha illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya iyo inta sheera tira rabi adiga awooda leha uu sahala labda walida
@Caaisho3690
@Caaisho3690 День назад
Hooyo adag waaye Allah kula.garab.galo
@Raho339
@Raho339 13 часов назад
Ogaadeenbadane Ayaad Kadhalateye Rabi Famiylkaaga Hakuusoodhaweeyo Insha Allaahu
@IbaadoHussein
@IbaadoHussein День назад
Illhey ha u sahalo
@HaweyaAhmed-o3z
@HaweyaAhmed-o3z День назад
Abaayo alle Haku sosahlo hooyadaa
@SihamSiham-ni7sq
@SihamSiham-ni7sq День назад
Allah ha ku caawiyo
@MeymuunAbdi-f9l
@MeymuunAbdi-f9l День назад
Asc u kuu sahlo hooyadaa Macaan illayna ha ku caawiyo yaa rabi caafimaad
@farahfartun3961
@farahfartun3961 День назад
Hooyo geesi ah ilaahey haku xafdiyo
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 23 минуты назад
Maanshaa allaah waa hooyo karti leh hala caawiyo
@mashallahxaji319
@mashallahxaji319 2 дня назад
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
@Caaisho3690
@Caaisho3690 День назад
Allah usoosahlo waalidkeeda
@AbdillahiIsse-k1j
@AbdillahiIsse-k1j День назад
Allah intii Muslim dhibta haka saaro.
@maslah345
@maslah345 День назад
Madi haduu ahaa dhinaca hooyo buu kalahaankaraa ilmo habaryar iyo abtigiis awladii aydhaleen ayaa lahelikaraa qafku markuu madi ahaa dhinaca hooyada laga badigoobaa
@Raho339
@Raho339 13 часов назад
Waadheli Insha Allaahu Labadaada Faamiyli
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 День назад
Allhu akbar walee waa hooyo adag daganan iyo karti badan leh somaliyey hooyadaan hala caawiyo dayntaas baa aduunka ugu daran
@CaaishaxasanCaaishaxasan
@CaaishaxasanCaaishaxasan 2 дня назад
Ilaahow usahal😢cidayda
@hawohared2814
@hawohared2814 День назад
Ilaahay hakuusahlo hankucaawiyo
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 День назад
Waad mahad santahay
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 2 дня назад
Waxaan mailing jiray dhibaata waa mida kaa qoslisa Waa qof ahlu kheeyr ah wajigeeda ayeey ka muuqataa Ninka loo dhalay 7 ciyaal ah walaaoow ilaah ka cabsa Daahihir calasoow Utag one night ayuu kalatuurayaa Qisadaadana somalida weey aqbalayaan
@Drawinggirl4121
@Drawinggirl4121 День назад
Ilaahaw ugargaar waa hooyo ad adag allaha kula koriyo😢😢
@queendm1317
@queendm1317 День назад
Labo waalid oo qero masuula ayaa iska dhalay 😢
@Hodan-v1t
@Hodan-v1t День назад
Allah swt daystar ha ka bixiyo
@farhaahmad-fia87
@farhaahmad-fia87 15 часов назад
Ilaahay hakuu sahlo hooyadaa
@Hodan-v1t
@Hodan-v1t День назад
Habo ana ciidangale ah waanu kula raadinaynaa hooyomcn insha allah... Daahir calasoena ha loo gudbiyo arinteeda
@fatumaelmiabdi416
@fatumaelmiabdi416 2 дня назад
Asc abayo allaha kuu solo aamiin 🤲
@asadaxmednuurgadhwayne
@asadaxmednuurgadhwayne День назад
Ilahay ha usalo
@fertunali1007
@fertunali1007 День назад
Ilaahey aabehed dadkiisa iyo hooyadedba ha usoo sahlo deyntana alaha ka gudo ilmehedana baari alaha uga dhigo caafimadna alaha siiyo
@GaniMaxamed-u2h
@GaniMaxamed-u2h День назад
Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 yaa allaah
@wllcaska9689
@wllcaska9689 День назад
Allaha usahlo ehel keeda
@NimcaHassan-ic7bf
@NimcaHassan-ic7bf День назад
Gabarkale ayaan arkay hoyadeed sidas kuleej oga tagtay dibna ugu soo noqon isaaq ayey ahayd
@xamdidaahir-il9ml
@xamdidaahir-il9ml 22 часа назад
Allah kuu sahlo hooyo
@ayoubahmed2471
@ayoubahmed2471 День назад
Ilah hausahlo yasrBi
@xamdidaahir-il9ml
@xamdidaahir-il9ml День назад
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم ❤
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 День назад
inabti waad heli isha alaah haduu ale idmo isaaq maaha dad layidhaa haraadsane waxa suuro gala inlagaa qaatay hooyadaa
@hawohosh9198
@hawohosh9198 День назад
La raadi hadaad wax ka fahmeyso
@امةالله-ج6و4ي
@امةالله-ج6و4ي День назад
Alaha u sahlo gabadhaan hooyadeed dayn kana alaha u saqiro umaddiisa qof dayn lagu leeyahay xor maaha waliba waxaa jira dad xirta dadka ay deynta ku yeeshaan ama aan wanaagsanayn dadkuna ma wada xuma walaahu mustacaan
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 10 часов назад
Qof walba oo ogaadeen ah ha caawiyo gabadhan
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b День назад
Naagaha isaaq ilmo kumasonoqdaan waan aragnay inbadan
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf День назад
Been bad sheegtay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p День назад
hooyo xun iyo aabo xun baya haayeen daaroodna u caayi maayo isaaq na in loo caayo waa khaladof xumo abiil kastuu ku jiraa adugu sewaad ciil hadashay kkkkkkkkkkkkk
@farahfartun3961
@farahfartun3961 День назад
Gabadha deenka aan ka bixino soomaalaay
@RaxmoKiin-l3l
@RaxmoKiin-l3l 2 дня назад
Allow caafi mamada
@Mariam-nl5xk
@Mariam-nl5xk 4 часа назад
Asc ninka hooyadaa ilmaha u dhashey oo reer xamarka eh Magaciis oo ingariiska joogo
@ifraaxmuxamad3505
@ifraaxmuxamad3505 13 часов назад
Ilahay daynta hakaabixiyo wll
@farahfartun3961
@farahfartun3961 День назад
Aaamiin
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 7 часов назад
إنا لله وإنا إليه راجعون. سبحان الله
@tressahassan8947
@tressahassan8947 День назад
Hada maxad kufalaysaa😢salad wllo dantada raaco kuwas warid maha😢
@MaxamedDaahir-b9q
@MaxamedDaahir-b9q День назад
Ilahow usahal
@farahfartun3961
@farahfartun3961 День назад
Qaraabo kore ayuu La haan karaa aabahaa
@owliyo1218
@owliyo1218 День назад
Ala qoftu ad adakaa waaba hadalkeeda ka garan naag bir lab ah
@amalhassanabdulkadir8009
@amalhassanabdulkadir8009 5 часов назад
😂😂😂😂
@hakimaheyle9675
@hakimaheyle9675 День назад
😢😢😢😢😢
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 День назад
Horta qabiil muxuu macno leeyahay aniga ma garanayo wuxuu faaiido lee yahay in la isku garto mooyee walalo dadka yaan la dhibin ha laga daayo
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq День назад
Ilaahay haw sahlo culayskana haka dulqaado Aniguse waxaan kula talin lahaa gabdhaheena inaanay furiin dalban oo ay iska sabraan si kasta oo ninkaa uga cabanayso hadana xadhigiisaasi iyadana iyo gaar ahaan caruurta wuu u fiicanyhaay marka soomaalidu waxay tidhaahaa nin 12 danood kugu qaba hadaad hal dan ah ku qabto taadaa laga raacaa waxa kale oo la sheegaa dumarkeenii hore xataa haduu ninku iga bax yidhaado inay iska maslixi jirtay sidaas ayuu u yaraa furiinka iyo caruurta inabadan silcaysaa
Далее