Тёмный

Hooyada Narsisistaha Ah (Ma Naxariisatada) 

Ishraq Yasin
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 2,5 тыс.
50% 1

#hooyo #narcissism

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@Ugbad904
@Ugbad904 3 месяца назад
Allow i gar gaar
@nasra8557
@nasra8557 Год назад
Sidee ula dhaqanaa hooyada noocas ah way nahaysataa arinkaas
@keyfomar5684
@keyfomar5684 Год назад
Inta nalamidka ah o ay hesato farta sootaga abayo hanososhegto sida uladhaqmi lahen
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Video baan ka soo samaynayaa insha Allah abaayo❤
@FaraxsanAli
@FaraxsanAli 6 месяцев назад
Aniga dhibka ugu weyn an daremo wa in caruurta kle la iga jecelyhy wxkste o wanaag an sameyana la dhaliilo carurta isku aabe ma nihin ayaga in la la safto hada wax yar Murano sometimes ina iskaga tago guriga iqabato 😢
@umuasra6930
@umuasra6930 4 месяца назад
Isaga tag wallo hada awoodo😢😢
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 3 месяца назад
Wlashay iskaga tag guriga anba way igu dhacday waan ka tagay oo wan ka dheeraday Alx waan ka raystay yaan jaldiga hooyanimo lagu isticmalin dadkasu waa bahalo
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Aad ayaan uga xumahay dhibaatadaada❤️ Haddii aysan kuu suuro galayn ka fogaato, isku day inaadan ka sugin inay maalin uun is bedesho, waxaad naftaada u samayn kartid oo horumara ku dadaaal.
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Год назад
Ala wllo aniga ayay hoyaday nersistiga waxaban ka baqa inan ana carur tayda sida ula dhaqmo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allaha kuu gargaaro macaaney! Insha Allah ula dhaqmi maysid maadaama aabad ka welweliysid❤
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 8 месяцев назад
Hooyada narsistic ah waa bahal jaldiga hooyo qabaa. Xanuuno badan baa laga helaa. Gabadhaa qoftaas koriso xitaa guri ma dhaqato .
@SihamQurux-xw2ug
@SihamQurux-xw2ug 4 месяца назад
Xalada kujiro😢😢
@MssMugdi
@MssMugdi Месяц назад
"I've reached a point where I feel an overwhelming fear."😢 kilegeed maha xubnaha qoysko dhanba baa i bahdil😢 marban is i dhaah mlha kma mi tihid erayga la ii is ticmalo hana shegan guriga marti baad kutahy wad foolxuntay im ekid 😢 ango team work ah markan guriga wax ku diyarnyo waxa la i dhaha way ka caqli badiyeen inay maskxda ka dalinayan raban marku qof wax iga khaldan dhanka wax barashada an dhaho wa la iga cawina horan utagaya awalba waxba maad aqoon qof dhimanban ku daalayna lacgta cidlo nooga dhamaynysa . Ano taa layaban markay kuwa ila dhashy wax soo iibsadan waxb la ma dhaho anh markan u bahdo shay cirkaas la iga so bodaya waxba ma dhaqayn taqnid waxd so ibsatay day dookh malihid. Maad iska celisid dadkad wax ka so ibsanaysid😢 anagah qof dhiman wax u dirsnay Yad la nolanaysa bal iyo qaar klo iska caadaystay inay i dhahan waxsba wa sahalee malgu yidhi matukato inay kanisad gashan umalaynaya malaha dadko dhan ba ku shekaysta😢😭wlhi been idinmashegye hadan inayar wax ka cabsado isma kantaroli karoh wan gariirya ama jaraynaya wadnuhu inu i istaago ka baqaa markan wax an macnolahayn ka naxo
@NasraSiciid-b2j
@NasraSiciid-b2j 4 дня назад
Iskaga fogow dadkaas hadaad haysato meel aad aado ka tag hadii aadan awoodina waxad barata sida loo controlo emation kaaga waxkastoo ay ku yidhahdana ha rumaysan oo hankaga yay hoos udhigin nolosha sidii aad meel fiican oo isku filnaansho ah u gaadhi lahayd ku dadaal maalin ka aad isku filnaatana ka carar ❤
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Год назад
Walidkas jiran qofkuu rabigey ugadhigay walid alaha usaqiro asaga qadir ehee alahana cafiyo asaga awod lehe.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin Yaa Rabb❤🤲🏽
@Miidan5
@Miidan5 Год назад
Aamiin
@YonisSaid-m2z
@YonisSaid-m2z 2 месяца назад
Wll Wllhi Waa Xaqiiq 8 baa illa dhallatay Hoyaday Way iga jeceshahy Marwalba Waxay ila dhaqanta Sidii inaysan i dhallin😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin 2 месяца назад
Aad baan uga xumahay. Ilaahay hakuu daaweeyo qalbigaaga, hooyona Allaha soo hadeeyo ❤️🤲🏾
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Год назад
😍 masha alaah abayo insha alaah wakugulesan dontaa imtaxanka aniga nafteydu wan leyahay alaha nowada fududeyo.🤲🤲🤲🤲
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin abaayo! Allaha kugu guuleeyo oo kuu barakeeyo❤🤲🏽
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 Год назад
Asc Adeer haddaad kugu soo biiray guuleyso horay u soco Adeer
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Wa calaykum assalam adeer! Mahadsanid, baraka Allah!
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Год назад
Ala mexey somali kabuuxaan hoyoyin xanunsan hadana an la ogeyn
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allow noo gar gaar🤲🏽❤
@umumohamedumumohamed4167
@umumohamedumumohamed4167 Год назад
Alaxm ilahow ii daa hooyadey hormarkayge jeceshahy markasto 🥰🥰
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Alxamdulillah masha Allah🥰 Ilaahayow isu kiin daa oo maxabadaas daa'im idiinka dhig❤ Inta ay ka maqantahayna Allow sii🤲🏽
@dhoof2140
@dhoof2140 3 месяца назад
Subhanallah 🤑
@AnisociisemaxamuudAniso
@AnisociisemaxamuudAniso 3 месяца назад
Taas ayaa igu darned nar ayaa gale lkn alllah dulmiga woo arkaya
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Allah dulmiga wuu arkaa sax, dulmane yaashana asaga ayaa tageero u ah🤲🏾🦋❤️
@ugbaadahmed1182
@ugbaadahmed1182 Год назад
Run badnida ana arky
@kowsarkiinchannel9969
@kowsarkiinchannel9969 Год назад
Abayo fecboka IGa aqbalay umi bushra waye
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Haye abaayo.
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 Год назад
Alla maxan jar wa reyray hada ayan dhaxda ka jira dhibatadaas waxaad modaba inaad ka shekeneyso hoyday alla maxaan cadabmay oo balanbalay allow hooyaday ii caafi
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin Yaa Rabb❤️❤️
@AyaanSoomali
@AyaanSoomali 6 месяцев назад
Walahi aniga way igu dhacaday handada faraha badan
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Waan ka xumahay❤️
@maancali362
@maancali362 Год назад
Guuleyso abyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Adigana aidoo kale qaali❤
@MurayaHassan-ro1sc
@MurayaHassan-ro1sc 4 месяца назад
Haboo mcn ❤
@faadmamohamed7291
@faadmamohamed7291 Год назад
Asc abaayo number aan kaala soo xiriiro iiso qor please
@MurayaHassan-ro1sc
@MurayaHassan-ro1sc 3 месяца назад
Hbo kwrn hoyoda oo lacag heysata aad dhahday iga dhib xirfad ayn barana kadib ka diiday
@ishraqyasin
@ishraqyasin 3 месяца назад
Hbo macaan❤️sababuhu way badnaan karaann. Intaa yar kuma qiyaasi karo 🥲
@biyondafamilybiyondabeela4718
Jizaka llah kheyr sister
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allah yajziki kulal khayr abaayo❤
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰
@amaladde5524
@amaladde5524 Год назад
❤❤❤❤❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Allaha ku jeclaado❤
@Miidan5
@Miidan5 Год назад
masha allah
@kaltoumibrahimhussein3583
@kaltoumibrahimhussein3583 6 месяцев назад
Aniga arkay hoyoo xun
@ishraqyasin
@ishraqyasin 6 месяцев назад
Way jiraan nasiib daro😢
@zundusmohammed721
@zundusmohammed721 Год назад
Huno hlken kal so xidhidha
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Quruxeey, ama +4791275183 whatsapp ama ishaq m Yasin Facebook messenger.
@amaladde5524
@amaladde5524 Год назад
Xbti ilaahay haku xifdhiyo
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Aamiin yaa Rabb!
@InaAdam-r3b
@InaAdam-r3b 7 месяцев назад
😔😢
@ishraqyasin
@ishraqyasin 7 месяцев назад
🫶🏽
@somayosiman7743
@somayosiman7743 Год назад
Shukran ❤
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Laa shuka calal waajib xabiiti❤
Далее
Qalpoq - Amakivachcha (hajviy ko'rsatuv)
41:44
Просмотров 333 тыс.
Saaxiibka Nooca Xun
9:29
Просмотров 1,1 тыс.
Sida loola dhaqmo waalidka narcissistic ah
16:30
Просмотров 1,3 тыс.
Narsisistaha Siduu Dadka U Waalo (Gaslighting)
10:18
qofka ku hortaagan ayaa xaasidka ah 5calaamad kugaro
7:46