Тёмный

HOOYO MACAAN OO SI NIYAD AH IIGU DACEESAY 😭 

Adna Henna
Подписаться 669 тыс.
Просмотров 70 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 года назад
DUCAYSAN ADNA SAAS LAGAA RABAA KADUCAYSO KAFAAIDAYSO XBBT ADAY KUAGJOOGTAA OO NASIIB LEhe
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 2 года назад
Maasha Alah adno baariyay Ilaahay ha ku daayo Hooyo mcn anigana Ilaahay ha u naxariisto hooyadey Iyo hooyooyinkeena dhinteen oo dhan janada ha ugu bishaareeyo xusuus i galisay wallahi waan ooyay hooyadey markaan America keenaayay mudo arkin farxad aan dareemay ayaad maanta dareemee Ilaahay ha idin saaidiyo aragiina Abshir adiga Iyo Hooyo mcn nagu salaan
@monam7931
@monam7931 2 года назад
Duco Walid waa dahab mansha Allah caghay kugu Soo korisay weeye. Ax ax. Alle ha isku kin dayo. Hoyaday Wan u xisaay😢😭
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 2 года назад
MashaAllah adna hooyo igusalaam ILLAHAY hanodesto MashaAllah
@AdnaHenna
@AdnaHenna 2 года назад
Xabiibti Haye
@-zahraabdalla969
@-zahraabdalla969 2 года назад
ماشاء الله عليكم اغنية جميل جداً والله حسينه مع آسف الله يرحمه آبائنا وأمهاتنا وجميع المسلمين يارب الله يخليها الوالده
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 года назад
walahi waa ruuntada walidka ka ducestaa aniga hooyeda aniga kamaqanay dhimatay allaah unaxristo intaa hooyo unoshahay allaah u cafido
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 2 года назад
Mashallah isku waara adna qarso hooyo dad badan ayaa haysan illah ha kuu dhaafo anagoo dhan inta ay ka dhinteen illah ha u naxariisto waa idin salamay waxaa idin leeyhay peace and love ❤️
@iskufilansomali6400
@iskufilansomali6400 2 года назад
Hooyo Macan Allow Kuxafit 😭😭Inti Uxistay Hooyo Arko Inshallah 🇸🇴💕 Hooyo Allah kudhaf Sister
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 года назад
M.a hoyoyinken illhy hno desto inta dhimty oo muslim ah alle ha unaxaristo intii xnunsna ha cfio mama calwiya adna illhy cfimad hku ziyo❤😥🤲
@ebadoadan7819
@ebadoadan7819 2 года назад
Maansha alaah qofkasta waalidkii baari ha u noqdo waayo dad badan baan nasiibdaro aan haysan
@5-starsnews
@5-starsnews 2 года назад
"Dad walba oo isjecel waqtiguna kala geeyay maalin un wey midoobi doonaan haddii allah idmo majirto murug joogta ah habeenka haba dheeraadee Maalin aya ka dambeysa waxan urajeynayaa dad walba oo kala maqan in Allah Nabad isugu keeno".
@madadalo542
@madadalo542 2 года назад
inshallh wllo aniga kamida dadkas waxn dhadheerhy familykayga dhama iyo xajigayga kaligay ayaa waxan joga melcidla oon famil kuhaysan yaa allh ila kulmi dakayga
@aaminahassan3469
@aaminahassan3469 2 года назад
Aamiin alla i tuso anoo dib umidownay nolasheyda
@kiinkulane9287
@kiinkulane9287 2 года назад
Amiin abaayo ducadada alle hanoo aqbalo
@queenasmacadey1228
@queenasmacadey1228 2 года назад
@@madadalo542 wlhi anigane saas okale ilaahey muradkeyga ha ii salo walal yaalow isoo duceeya wlhi muraad weyn aya lee yahay plz isoo duceeya
@salmoabdi839
@salmoabdi839 2 года назад
haya wlhi wasax
@asiaabdisalam1558
@asiaabdisalam1558 2 года назад
M.allaah hooyo macaan ilaahay ha xifdiyo
@acphotograph6059
@acphotograph6059 2 года назад
Illaah hakuu aqbalo hooyadaa ducadeeda maanmada codka xitaa amiiro ayay isaga egyihiin masha allaah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah hooyoyin cfmd wara hasiyo yarabi ducadooda mar walba hano aqbalo
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 года назад
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation sister Adna Hooyo macaan ku timiid. Adna garnay hooyo timiid .Sorry I was busy inbadan baad hooyo u oyday inaad aragto . I’m happy for them . In sha Allah wan radiin malin taay timiid habaryar sharaf wan ku Salamay Allah ha ku cafiyo amiin amiin markad Caruur tada aragtay amiin amiin ,Amira qurux xaladeda ka warama markay hooyo aragtay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍👍👍🎁😍😍😍😍😍😍👑😀😀😀😀😀😀🎁🎁🎁🇩🇯🇺🇸keep going Adna ViVa
@Hayatshali
@Hayatshali 2 года назад
Your mom is absolutely lucky mother masha allah she have beautiful daughters
@moudandajiya6049
@moudandajiya6049 2 года назад
Maschallah adan illahay xaa ku dayo hooyada inolow inolow Hooyo macan 🥰🥰🥰🥰🥰
@amalomar860
@amalomar860 2 года назад
Masha allah Adna hooyo waad kaduceysatay khayr allaha kusiiyo🥰🥰
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 2 года назад
Maansha Allaah Tabaaraka Raxmaan Allaha Kuu Dhaafo Hooyo Macaan Saas Aa La Rabaa ❤❤❤
@fadimomuse2959
@fadimomuse2959 2 года назад
Maasha Allaah Abaayo Adna hooyo mcn 💞💞💞💞💘💘💘🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖💖👍👍👍👍👍
@ayaanjama6877
@ayaanjama6877 2 года назад
Masha allah adno hooyo wakhti fican laqado ka ducayso ilah haku dhaafo wan dareema hooyo markii mudo kugu danbayso shekashe xafafa farxad adno xbbti hooyo manoqon mise way joogi xbbti
@korneeljirid1789
@korneeljirid1789 2 года назад
hooyo ducadeda allah hakuu aqbalo mash allah
@bishaarocumar4704
@bishaarocumar4704 2 года назад
Jah ilhey hnoo daayo hyo mcn😭😭
@maryanhiba1721
@maryanhiba1721 2 года назад
Abaayo aad u nasiib badantahay ilahey hakuu xafido Hooyo Macaan nagu salaan ❤️❤️❤️
@fardowsomaxamed7182
@fardowsomaxamed7182 2 года назад
Masha alha Masha alha Ale Haa ina dasdo hooyo mcn Masha alha Ale dhora amina amina 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 года назад
Maasha allaha 🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 года назад
Mashallh hooyo❤❤allaha caafiyo 🤲
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 2 года назад
Masha allaah xabiibti Adna intii maama calwiya kujoogto kadoceeso waalid abaalkeeda mala gudi karo allah hanok dhaafo waalidiinteena inta dhinteen neh janatul firdows allah haka bishaareyo
@sacdiyaaxmed4863
@sacdiyaaxmed4863 2 года назад
Masha allah hooyo mcn😭😭😭😭
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 года назад
Mashallaa barakallaa adno ilahay ha kuu daayo hooyadaa ❤❤
@deeqoyoxure2345
@deeqoyoxure2345 2 года назад
Masha. Allah
@queensadi8787
@queensadi8787 2 года назад
masha allha illhay hooyo hadiin xafido hooyo waa dheean qaali ah ♥ ❤❤❤👑🥰💯🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bbesalmaa
@Bbesalmaa 2 года назад
Hoyo hata maqlo ohin iqabataaa😭😭allhayow janatul fardowsa hagaliyo hoyayasha somaliyet 🤲🏻
@hibao9569
@hibao9569 2 года назад
Booska canjeelqda rotiga madowgaah fiican calooshooh bixinah
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 2 года назад
Mash’ allah Adna adigana Ilmahaaga saan kuu sameynaaya insha allah ❤️💯🥰🌹
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 года назад
Wacaleykum salam 🥰
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 года назад
Masha allaa adna xabiibti adigane ilmaha ga san kugu riirixayaan insha allaa xabiibti 🌹🥰🥰🥰❤❤❤💞💞💞
@faaisoxasanomar3577
@faaisoxasanomar3577 2 года назад
Masaha allah abaayo hooyo
@azzam.9848
@azzam.9848 2 года назад
Alaah ha ku xafido hooyo🙏
@naciimacabdirashidibraahim4035
@naciimacabdirashidibraahim4035 2 года назад
Mnshallh mom mcn alle hakudaayo barakow xbbt adnaz❤❤❤❤💋
@ady426
@ady426 2 года назад
Mashallah tabarakallah 🥰
@fofoomer7557
@fofoomer7557 2 года назад
MashaAlah xabibti Gebdhahada aya Sankuyelayan inschallah 🥰👌🤲
@deeqoali4252
@deeqoali4252 2 года назад
Adno bariyay allha ku xifdiyo💗❤
@hodhannoor3751
@hodhannoor3751 2 года назад
Masha Allah Hooyo mcnto 🥰🥰🌺🥳💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🥀⚘😘😘
@hafsaahmed4482
@hafsaahmed4482 2 года назад
Maashaa Allah allow hoyoyinkeeena noo dhaaaf
@dajiya5984
@dajiya5984 2 года назад
Hooyadey mcn allah unaxriisto
@xaliimaofficial4165
@xaliimaofficial4165 2 года назад
MashAllah hoyo nulasha qoyska Allah idin xafdo Amiin yarabi
@drsamrandagan3912
@drsamrandagan3912 2 года назад
Masha allah ducada hooyo mcn allaha ku aqbalo
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 года назад
MashaAllah hoyo macaan
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 2 года назад
MashAllaha myQueen
@asmamahamuud8343
@asmamahamuud8343 2 года назад
Masha allah allalah kuu xafido hooyo macn
@nasraabdulahi9469
@nasraabdulahi9469 2 года назад
Masha Alleh Hooyo mcn 🥰🥰🤲
@abubakariaden2969
@abubakariaden2969 2 года назад
M a adnay bariyad ilahi hakudayo mcnto
@niifnadiifo8010
@niifnadiifo8010 2 года назад
Masha alhaa alow hoyoyinkena ale ha no desto
@queenaisha8930
@queenaisha8930 2 года назад
Masha allah mama calwya amiira ee ucod egtahay
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Alxamdulillah walashay Mashaa Allah, Ilaahay hakuu xifdiyo hooyo mcn Iyo hooyoyinkeen, guuleyso hore u soco, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin💞❤❤
@queenmiski2742
@queenmiski2742 2 года назад
Masha allah
@istahilelisabeth2105
@istahilelisabeth2105 2 года назад
Masha'Allah, Allah keep them
@maymunali8408
@maymunali8408 2 года назад
Masha Allah 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️hooyo❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 2 года назад
Masha allah 👑 ❤ ciid mubarak
@caishoali5568
@caishoali5568 2 года назад
Mash aallh ilhy hano dasto mamo yinka dhamnatod inash aallh❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑💋💋
@hanihusseinali654
@hanihusseinali654 2 года назад
Masha allah tabarakallah ilhay haku aqbalo ducada
@farxiyocali1682
@farxiyocali1682 2 года назад
Masha Allaha 🤲🤲🤲🤲
@aaminomaxamed5927
@aaminomaxamed5927 2 года назад
Masha allah allah haidin barakeyo 🥰🥰🥰🥰
@fatmaabdi3556
@fatmaabdi3556 2 года назад
Masha Allah❤️❤️🥰🥰
@saciidacusmaan303
@saciidacusmaan303 2 года назад
Hooyda cowrdeed Qari
@saciidacusmaan303
@saciidacusmaan303 2 года назад
Yutub daka dhan dhan ka dhigaa
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 2 года назад
Aamiin yaarabi
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 2 года назад
Mashaa allaah
@qamarbe3838
@qamarbe3838 2 года назад
Adno hyo kaayar Masha alah
@ayanohagi
@ayanohagi 2 года назад
Maasha allah ilaahay ducada hakuu aqbalo
@rayanabdi5395
@rayanabdi5395 2 года назад
Maasha allaha❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 2 года назад
Maashaallaah
@fadhumoali4298
@fadhumoali4298 2 года назад
Masha Allah 😍😍💖
@mustaqimaissack6373
@mustaqimaissack6373 2 года назад
MashaAllah tabaraka Allah
@malawomiinte2450
@malawomiinte2450 2 года назад
Hooyo mcn ❤🥰😘😢
@ayaanabdi8234
@ayaanabdi8234 2 года назад
Masha Allaha ❤ ❤ 🤲🤲🤲🤲🤲
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 года назад
Mashacala
@hanimohammed1219
@hanimohammed1219 2 года назад
Xppti cagaha cilaan umari m,a
@dekamohamud6530
@dekamohamud6530 2 года назад
Allah ku desto inti ay kala maqan yahin Allah isku geyo inti ay ka dhimatayna Allah u naxaristo hoyo waa jano wlhi
@umoibrahiim968
@umoibrahiim968 2 года назад
Masha allah ilahay haka xafido 🥰🥰🥰
@haaliahmed1135
@haaliahmed1135 2 года назад
Masha allah allaha no wada daayo
@فتحيةعلىمحمد
@فتحيةعلىمحمد 2 года назад
ما شاء الله اللهم آمين يارب العالمين 💞🤲🤱
@AminaMaandeeq
@AminaMaandeeq 2 года назад
Maasha allaah tabarakallaah
@farxiyocabdulahi7061
@farxiyocabdulahi7061 2 года назад
masha aalh ♥️♥❤💖😍💋💋💋💋💋😭🤲🤲
@queensaafi
@queensaafi 2 года назад
Mashaa alllah hormar wacan abayo
@shukrishacnishukriabukor5598
@shukrishacnishukriabukor5598 2 года назад
Mansha allah
@abdallahnasra6504
@abdallahnasra6504 2 года назад
Maasha Allaah😍
@osmandaad8275
@osmandaad8275 2 года назад
mashaalaah 🌺🌹
@umumucaad6196
@umumucaad6196 2 года назад
Mashallah
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 2 года назад
Intay joogto kaducayso hooyo Xbbtii adnaay
@shaymanura5389
@shaymanura5389 2 года назад
Gabdhahan istus iyo i arkooy badana wll wixi familkina ah iyo ducadina qarsada
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 года назад
Adna sharaf💞
@abdikhadarismaacil3436
@abdikhadarismaacil3436 2 года назад
Masha allah mama calwiyo hooyo mcn waa kusalamay adiga iyo waxad dhashaybaa guuuuuuuul insha allah
@anisomahamedali4599
@anisomahamedali4599 2 года назад
Masha allah 😍😍😍😍
@fariidafaraxchannel7739
@fariidafaraxchannel7739 2 года назад
Masha allah mamada allaha ku xafido
@Asmarday2023
@Asmarday2023 2 года назад
Hooyo 😭🥺🥺😭😭🥺🥺😭😭😭
@MuhAaloveOfficial
@MuhAaloveOfficial 2 года назад
Masha Allah 🥰🥰🥰👑💯🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@yacquub_mohamed
@yacquub_mohamed 2 года назад
Asc albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo amiin yaa Allah subscribe iisar ❤🤍
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 года назад
Mnsh allah
@khadiijoabdullahi1423
@khadiijoabdullahi1423 2 года назад
Masha Allah❤️
@nadiifoladan8844
@nadiifoladan8844 2 года назад
Mansh Allah
Далее
ANE IYO SUNDUS MAXAA NA HILAY
17:52
Просмотров 148 тыс.