Тёмный

HOOYO SOOMAALIYEED OO DADKA LAWAD OOYEEN CAAWA 😥DHIBAATADA LOO GEESTAY😭 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW 

Maxkamada Official
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

HOOYO SOOMAALIYEED OO DADKA LAWAD OOYEEN CAAWA 😥😭😭 | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Опубликовано:

 

1 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 110   
@taqriidabdullaahi9811
@taqriidabdullaahi9811 10 дней назад
Ascwrwb dahirow waa kuu duceyney manta anago dumar badan ah ducaa ka dharagrey wale Mansha alah ilahey ha ku aqbalo ducda ❤❤❤❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
DAHIR DAHAB AWOOWE DUMAR CAWIYE BOQORKA AN KU FANO👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-vl6qv9nt2c
@user-vl6qv9nt2c 24 дня назад
Wuu caawiya dumarka lkin gabdhi sacad ee fahmo fiicany muxu ucaawin waayay ninki dhibka gestay uso qaban waayay taas oon jawaab lohelin daacad ma jirto mamadana allaha caafiyo
@user-cq3cd6bd9d
@user-cq3cd6bd9d 24 дня назад
Somaliweey aa caawaaue qabiilka naga daaya
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
AWOOWE DAHIR DAHAB ADIGA IYO INTA SADAQADA DHIIBATEY DHIIBATA ALLAHA IDIN KUGU BEDELO KHEYR CAFIMAAD CIMRI DHEER IDINKA IYO FAMILKIINA MAHADSANIDIIN❤
@HERSIGROUP
@HERSIGROUP 25 дней назад
Dahir waa hero. May Allah bless you and your family bro. Manshallah. Thank you!
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
ALLAHA CAFIYO MAMADA YA RABI
@sammie1163
@sammie1163 25 дней назад
Maamada alle ha caafiyo aamiin aamiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
SADAQADA WEXEY KU KACDA DADKA JIRAN DUMARKA LA DAYACEY CARURTA AGONTA
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 21 день назад
Adigana Iskada qabiilka iyo cayda
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 21 день назад
Wallaahi Abti Dahir maanta waxaad Tartay islaantan Canser Qabto sida u Caawintay ayaa RABI ku CAAWININ 🙏🙏🙏 QABIIL Wax ma taro e SOMALIDA waa ka Roon Dahir maanta ayaad ALBABADI JANADA KU FURAY🙏🙏🙏🙏AMEN
@Mariamdegan-mn1ts
@Mariamdegan-mn1ts 10 дней назад
Bi idmi Allah cafimad sareecan ah
@sammie1163
@sammie1163 25 дней назад
Daahir calasow guuleyso
@CaliDuale
@CaliDuale 18 дней назад
Maamadan aad ayaan u aqaanaa dhibaatada ay sheeganayso waa runteed hala caawiyo
@umimohamed2323
@umimohamed2323 17 дней назад
Allaha adoomankiisa ku filan dhibka Rabi haka bixiyo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
TOLAYEY AWOOWE DAHIR DAHAB AWEY SOMALI WEYN😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
GURI CEEL HABARYARTIIS WA GARAB ISTAGEY❤
@sammie1163
@sammie1163 25 дней назад
Daahiroow guuleysto miskiin caawiye ayaad tahaye
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 16 дней назад
Intiii caawiso ilaaheey dartiisa ku caawiya
@fadumaisse7283
@fadumaisse7283 25 дней назад
Asc walaal ilaah baa irsaqada bixiyee ha ooyin adkees walaal ilaahay baa kucaawinidoona inshaa aallh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
BASABOOR KENYA HADEY LEDAHEY WAXA LO KENI KARA YURUB DAWO INEY HESHO
@SurprisedPolarBear-zz7vg
@SurprisedPolarBear-zz7vg 23 дня назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@khadraessa1265
@khadraessa1265 13 дней назад
Dahir guuleyso
@jijomh3428
@jijomh3428 11 дней назад
لا اله الله والله شيء يحزن
@CaliDuale
@CaliDuale 18 дней назад
Maamada waan garanayaa aniga ayaa dhulbahante ah oo nairobi joogi jiray hadana jooga laascaanood waa cali Diiriye Ducaale
@munomaxamedcali550
@munomaxamedcali550 19 дней назад
Illaahow. Caafi
@user-cq3cd6bd9d
@user-cq3cd6bd9d 24 дня назад
Allaha ku caafiyo
@awm221
@awm221 10 дней назад
Ilahayow caawi yaaa Allah
@Dheemanluula2311
@Dheemanluula2311 25 дней назад
Maamadan dibada ha loo qaado gabadheedana hala raaciyo si ay u daryeesho
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 5 дней назад
ilaahow caawi
@munomaxamedcali550
@munomaxamedcali550 19 дней назад
Maasha. Allaah
@user-si9dh8om9g
@user-si9dh8om9g 23 дня назад
Maasha.alaah.guuleeyso. daahir.calasoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wh4cv8hh2w
@user-wh4cv8hh2w 22 дня назад
Xusen kawir wa ninka ugu sareya kumunitaga somalida Australia
@nalkanurka4528
@nalkanurka4528 22 дня назад
🤔🤔🤔
@luulmaxamed2257
@luulmaxamed2257 4 дня назад
Daahirow ilaahey jirkaada cadaab haka dhowro
@AsmaAbees
@AsmaAbees 21 день назад
Amiin yarabi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
HOYADAAN GABADHEDA DIBADA HALO SO QADO WEXEY HELE DAWO MASRUF GURI IJAAR LA ANA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
SOMALINIMO AYA WAX KASTO KA WEYN
@user-tr1dr4nw8e
@user-tr1dr4nw8e 15 дней назад
❤❤❤❤❤
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 5 дней назад
I agree Somamalinino u caawiya
@ismailali4274
@ismailali4274 21 день назад
Daahir mashallah sxb halkaa kawad
@thelegend3431
@thelegend3431 24 дня назад
😭😭😭😭😭
@namiup0274
@namiup0274 14 дней назад
D’agir ilaahoow qayr ku sii walaalahay soomaali isku aruuri aan iscaawino
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 16 дней назад
Caawiye daahir alasow guul
@larilogan9305
@larilogan9305 22 дня назад
Amina hani aniga rer kawir ah balse wan ku ogahay😊
@abdikariim2482
@abdikariim2482 20 дней назад
Waa ku ogahay mxa kawadaa
@Yoonahmad56782
@Yoonahmad56782 21 день назад
Mamada nanbarkeeda iso dira plz
@xaliimoxasan-gm2os
@xaliimoxasan-gm2os 23 дня назад
😢😢😢😢😢
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 22 дня назад
ABTI DAHIR SOO DHIG TELEFANKEDA OO SAX AH QABIIL WAA BEEN AAN U NAXNO 😭😭😭😭😭💔💔💔
@amalaxmad6726
@amalaxmad6726 19 дней назад
❤❤❤
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 дня назад
Subxanallah waa Sayid Ali gii labaad gubid aa.
@fadumaali3236
@fadumaali3236 25 дней назад
big.
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 22 дня назад
Mamada in Mobilkeeda Wixii Loogu Diraayo Mpesa ayaa u Ficnayd Hadana Dhib maleh Dahiir Allaha Kheyr ha Siiyo iyo inrii kac Kheyb Qaadatay Caawinta Mamadaas Numberkeeda Ha Naloo soo Qoro
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 15 дней назад
ASC VIVA 7UP
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 15 дней назад
Please caawi
@FathaBisas-xv5zv
@FathaBisas-xv5zv 21 день назад
waa ayeyaday indeer teed
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 24 дня назад
Talefoon keeda soo saara shaashada
@ahlamabdisalan576
@ahlamabdisalan576 20 дней назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-dd3bg2cf3d
@user-dd3bg2cf3d 20 дней назад
Asc Walaalo yak cawiyaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
TIM SADAQO ILAHEY WAXAN IDIN KAGA BARYEY CAFIMAAD CIMRI DHER JID KASTO O IDIN FURMA JANADA KU WARA IDINKA IYO FAMILKIINA CAFIMAAD CIMRI DHEER
@Diidiyow
@Diidiyow 20 дней назад
Asc Aad ayaan kuutaaager naa
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 21 час назад
In raga somali inta waxdilaan balse hooyo saa urafaado hada wiilkaas beri waa laylkase amanwaaqabiil balse h dhulbahante iyo laylkase wax dan umahayan dumarka goor me dumarka fahmayan in qabiil kanharaan
@chainedenadiaquali625
@chainedenadiaquali625 22 дня назад
Hoyo ha oyin way hagagaysa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
HOYADA WEXEY U BAHAN TAHEY MASRUF DAWO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
NINKA GUBEY HOYADA O JIRO KU NACEY O DHIIBI WAYEY DIYADA ASKARIGA WIILKISA DILEY HALA SO QABTO
@muxsin1753
@muxsin1753 7 дней назад
Doqonkani nacaska ah olol kumagacaaban. Maamada ladoodaya cawaanka ah muxuu ahaa
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 21 час назад
In hantidida maamada qaatan
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 16 дней назад
Qof jiran cancer qaba ooynaayo OO hadana xanuun sanaayo xaalad nafdsiyah ayaaa haayo
@sahrasaid8779
@sahrasaid8779 12 дней назад
Maamadaan soomalinimo arintaan ka dhig
@khadraessa1265
@khadraessa1265 13 дней назад
War Xasan ugaas inna tukahaan waa barkad
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
SOMALI WEYN QARAAN BADBADO HALA GALO
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 5 дней назад
Number keda so dira
@queen-xd9wr
@queen-xd9wr 16 дней назад
😭😭😭😭😭😭 ax
@mohamedabdullahi6418
@mohamedabdullahi6418 24 дня назад
In soomaali intii waalnayd ayaa TikTok kujirto bal daahi r calasoow maxkamada uu yahay maxaytahay
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 22 дня назад
Horta ban yabay maxakamadan maxay xalisaa wan yabay
@qajo9403
@qajo9403 22 дня назад
Dahir calsow ka masseersintahay saqiin laq
@cashodervish
@cashodervish 11 дней назад
Wll tiktok in dad waalwaalan joogaan waa runtaa lknse isku day inaad wax fahamto ma jirto maxakamad wax la dhoho balse magacaas ayaa waxaa lagu qabtaa in masaakiinta iyo dadka dhiban lagu caawiyo kuwa xaqa isku lehna lagu dhex dhexaadsho waana shaqo fiican just sidaas ufaham
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
WEXEY U BAHAN TAHEY CAWINAAD JOGTA OY ISKU DAWEYSO IN GURIGA LA BADBADIYO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
DAHIR BADBADI GURIGA LELKAS HA DHIIBAN DIYADA WIILKA AYAGA DHALEY
@user-cq3cd6bd9d
@user-cq3cd6bd9d 24 дня назад
Soo dhig lsbarka
@anissahassan9932
@anissahassan9932 25 дней назад
Sorry somalies people got problem with tribalisme inalillah wa rajuxune health is very important I hope you heeling 👍🌺
@aminaadan9314
@aminaadan9314 17 дней назад
Lanbarkeeda soo dhig tiltok manaqaano
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 25 дней назад
Sadex caruur baan dhalay hadana 4 reer bay sheegtay
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 22 дня назад
Midba rer bay udhashay San ufahmay
@MosesAden
@MosesAden 17 дней назад
Waa waali.
@fadumoiman7821
@fadumoiman7821 5 дней назад
Ku caawiya mesheda
@FathaBisas-xv5zv
@FathaBisas-xv5zv 21 день назад
aldiid hday sheegtay
@ubaxali1993
@ubaxali1993 20 дней назад
Ha wala garanya ilma cali dhikil
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 дня назад
Soomaalidu maxey lacata uga bixin waayeen.See Guriga Maxkamada u siiyeen. Daahirow In uusan Waqatgaan qabiil halaabey ogow???? Soomaalidu sida aad yeeshey hawada sameeyeen.
@Umusamsam24
@Umusamsam24 25 дней назад
Dumarka wan la yaabay nin gubay xata wa qarsanan
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 дня назад
Barkar iyo Baharsame waa isku baadi Celiyaan.Hooyadeey baan ka bartey????
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@FartuunAmxaar
@FartuunAmxaar 19 дней назад
Ninkaan xisaabtamayo waa beenlow
@zaniabdi9557
@zaniabdi9557 15 дней назад
Stop the qabiil ee caawi hoyada q
@sbofficial3140
@sbofficial3140 22 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂.Waan ooyey
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
LELKAS WA INEY DHIBAAN DIYADA WIILKA LO HEYSTO WA INEY DHIIBAN LACAG RALI GELIN HOYADA NINKA QABEY GUBEY
@khadraessa1265
@khadraessa1265 13 дней назад
Aaaaaaaaaax
@Yoonahmad56782
@Yoonahmad56782 21 день назад
Lanbarka mamada plz
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 22 дня назад
Somaliyeey Canser leeskuma Fiiriyo illaahey naguma rido intii Qabtada Allaha ka Qaado intaa Qabinna Allaha kuma Rido 🙏🙏🙏😭😭😭💔 ABDI DAHIR ISLANTAN Waa Qofka lagu Janno Tago CAAWIN é U GAL SOMALIDA PLEASE 🙏🙏🙏🙏
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
NINKA QABEY O GUBEY O CUDUR KU NACEY O DIYADA DHIIBI WAYEY HALA SO QABTO
@qqaran9846
@qqaran9846 24 дня назад
Maad shegto sababta lagu gubay alow Ada wax og
@rahmafarah6892
@rahmafarah6892 24 дня назад
Qof biniadam ah sabab lo gubo maba jiri karto dulmi waye ina gubo
@hawayassin7172
@hawayassin7172 23 дня назад
Subxanallah, daahir iyo team kiisa , somali weyn halo cawiyo , waxba qabiil hanagu wareerinina , daahir team hala cawiyo.
@hawayassin7172
@hawayassin7172 23 дня назад
Somalinimo ha lagu cawiyo please A/C soqora
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 21 день назад
Dhulbahantaha ayagana kasi daran wa dad xun
@Umusamsam24
@Umusamsam24 25 дней назад
Nimberkeda halo shego dadka lkn game oo dahir ka tajira
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 25 дней назад
SHAMUURI ALKULUSTE FERA WEYNE LACAGTA LO ARURIYEY WAXA MUDNA HOYADAAN
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 21 день назад
Leelkasaha wa ragg dumarka u daran wana dad xin badan oo xaasidiin ah
@munomaxamedcali550
@munomaxamedcali550 19 дней назад
Illaahow. Caafi
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 21 час назад
In raga somali inta waxdilaan balse hooyo saa urafaado hada wiilkaas beri waa laylkase amanwaaqabiil balse h dhulbahante iyo laylkase wax dan umahayan dumarka goor me dumarka fahmayan in qabiil kanharaan
Далее
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 203 тыс.
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,4 млн
СЛУЧАЙ В ЧЕРНОБЫЛЕ😰#shorts
00:19
Просмотров 203 тыс.