Тёмный
No video :(

SAAFI CUMAR iyo Culumada,Dr Sh Ahmed Nur,Sh Abirisaaq Xaashi by Wariye idaawaqaca 

Ahmed Abdulle
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 60 тыс.
50% 1

SAAFI CUMAR iyo Culumada,Dr Sh Ahmed Nur,Sh Abirisaaq Xaashi by Wariye idaawaqaca

Опубликовано:

 

23 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 164   
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Месяц назад
Allow Maamadaan Xaqeeda Usoo Sahal insha Alaah Alow Aamiin Aamiin
@hfm9834
@hfm9834 3 года назад
Saafi Omar xabiibty qof fiican oo adag baa tahay. Ilahay ha ku xafido.
@habibaali7504
@habibaali7504 2 года назад
Saafi Abaayo alaah xaqaaga ma ilaawin maalin buuna ka farxin doonaa.waana ku a kuu aari doonaa.
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 Месяц назад
Masha Allah. Somali wey heysataa culimo aqoon leh, ee waxa ka maqan dowlad fulisa xukunka.
@fartunosman3503
@fartunosman3503 Месяц назад
Illaahey ummadeena dhibkan ha ka saar , umadaan waa waxa eyla fadhiisan layihiin,gabadhaa waa geesiyad illaahey xaqeeda ha soo saaro culumadan Allaha noo xafido wariyeyaha jazaakallaah kheyr wajizaa.
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 2 года назад
Maashaa Allaah, Saafi Alla haku barakeeyo, Gabdhaha Soomaaliyeed ee lagu xad-gudbay waa ineey hadlaan. Culumadeennuna waa mahadsan yihiin. Jazaakumullaahu khayran. Odoyaashu ilaaheey haka baqaano oo gabdhaha ha u hiilliyaano, dadka la dulmiyey oo dhan haloo hiilliyo.
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 Месяц назад
Maashaa Allaah ilaahay culmada hanoo barakeeyo
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Месяц назад
Saafi naag nool karti leh ♥️♥️♥️♥️
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 Месяц назад
Illaaheey haidin xifdiyo. Yaa culima Illaahayoow musiibo aankaamegengalnay
@hodonjacaly624
@hodonjacaly624 2 года назад
Mansha allaah waa farxad inay ka hadleen culimadi well done 👏 inaanta waa ladulmay subhanallaah walasheen ilahay haku xafido
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 3 года назад
Jzk kheyr idawaqaca iyo culumada sida sharafta leh oga hadasheen mowduuca safina waxan leyahay hooyo sharaf leh tahay horay usoco ilmahada waxan ku leyahay hooyo ad adag idin dhashay waa nasib badan tihiin garab istaaga sida hadaba ugarab tagan tihiin. kuwa ceeb waye ku shekenaayo ceeb waxa ah inaad dulmiga qarisan danbina idin ah waxinan naftiina u ogolanenin dadka haku caburinina.
@ArdoSheikhRashid
@ArdoSheikhRashid Месяц назад
Masha allah waa hooyo ĝeesi ah caqli badan karti badan dadnima badan ilaahay xaqaada kakuusahlo
@farhiyahhassan6784
@farhiyahhassan6784 Месяц назад
Jazaakalaauu qeyr axmed iyo sh axmed iyo sha cabdirizaaq iyo walaasheyn saafi ilaahey qalbiga haoqbaoojiyo aad aayaan Ila ooyey walashaas
@adnahussein6060
@adnahussein6060 Месяц назад
Maaa shaa allaah. Idaa waqaca. Xaqiiiiq waxaa tahay wariye. Dulmana yaaasha. cod kooda banaan ka keena. guuleyso wallal.
@Sahra-td1pk
@Sahra-td1pk Месяц назад
Marwalbo iyo meel walbo waan ku garab taaganahay waana ka xunahay guud ahaan iyo gaar ahaan we love you
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Месяц назад
Gabdho ayaa sun u cabay ceebtaada astur iyadoon dambi gelin yaa rabi
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 28 дней назад
Salalaahu caleyhi wasalim
@nemafarah548
@nemafarah548 3 года назад
Jzk kheyr aboowe idaawaqaca
@habibahassan375
@habibahassan375 Месяц назад
Well done mamo for speaking up❤
@user-hh4bl7zt6m
@user-hh4bl7zt6m Месяц назад
Ilaahay haidin xifdiyo jazaakalaah qayr
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Месяц назад
Salalaahu caleyhi wasalam ❤أللــــــــــــــهم صــل وســــــــلم وبــــــــــارك عـــــلى سيــــــــدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين يارب العالمين
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Месяц назад
Ilaahay hanoo xafido sheekh c/risaaq caasho iyo sheekh axmed nuur jazaakalaah
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 Месяц назад
Sheikh c/risaaq xaashi waaye
@rodamahamoud
@rodamahamoud Месяц назад
Salalaho caleehi wasalam
@user-fy5gp4rt3f
@user-fy5gp4rt3f 4 месяца назад
Sh yadayda aan jeclahay sh axmed nur iyo c riyaaq
@fardusa411
@fardusa411 Месяц назад
Mahdsanidiin Waan ku faraxsanahay in çuluma da soomaaliyeed la dareen noqdeen Saafi Cumar. Walahay sharaf bay idi rahat in aad arınç'tan ka hadasheen ❤
@sadoroble7229
@sadoroble7229 Месяц назад
Mashallaah sheekh run u hadla oo ilaaliye qalbiga gabadha la kubsado
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Месяц назад
Saafi Abaayo anigu waxaan ahay hooyo ka damqatey anigoo ah ina maxaad Caamir marka abaayo gacanta hadaan is qabsano sidaas baan ugu hortegi doono marka qaali ilaahey hakaa qaado oo ku soo caafimaadka ilaahey hakaa bixiyo amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg 14 дней назад
Asc.mash.allah
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 3 месяца назад
Asc safi abayo ilahey xagaga haka soo ifiyo nimankas waxana tahay qof sharaf leh jisadadana jano abayo kuwas uqubo haku dhacdo adunkana halugu itixmo iyo aqiro abayo xajka aad alha kuu sahlo owldana alha kuu xfido amin asc
@munahussein9687
@munahussein9687 2 месяца назад
Masha Allah Allaha idin xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@lula383
@lula383 3 года назад
aslama calaykum xusbuna allah , subxana allah,,, may allah swt protect our ullumah , sheikhs , mashaa allah , you stand with the victim where our culture victim become criminal and criminal become victim, may allah swt protect our women and girls Somali men must stand up. for justice, SAAFI YOU ARE ROLE MODEL FOR OUR COMMUNITY YOU STAND UP FOR JUSTICE FOR ALL VICTIMS THANK YOU
@sacdiyomaxamed8840
@sacdiyomaxamed8840 2 года назад
xanuuun badanaaaa walhi waaan ooye illaaheeyooow ninkaas calaamad ka soo saaar aye dadkoo dhan arkaayaaaan
@maryannnnn942
@maryannnnn942 2 месяца назад
Sabir Allah ha ka siiyo Shinjuku Gary walaasheen saafi iyo walaalo badan oo Gandhi soomaaliyeed ah culinary iyo idaawaqa wada mahadsan tihiin🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 28 дней назад
Scw scw scw ❤️
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Месяц назад
Ilaaheey culumada hanooxafido
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Месяц назад
Maashaa allaah waasifìcan
@hikmaabdiadam4988
@hikmaabdiadam4988 Месяц назад
Labada shiiq an ugu jeclahahy sheikh yada Abayo safina Qalbigeda Alaha Alaha u Qabojiyoo
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 2 года назад
Waa wax fiican Ahmed wax fiican baad sameysay in culimada ka hadasho
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 Год назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Waa water tay Waa yareed ax ax ax ax.
@hodoniskahansare3380
@hodoniskahansare3380 3 года назад
Saafi wa syl ka Kufsi suulinta, Geezi ba thy, Sheek oo Suuli Xumaanta, badbaadi hal gabarna Ha noqotee.
@bellasharif9501
@bellasharif9501 Месяц назад
Saafi arinteedoo kale anaa ka badbaaday illaahow mahadaa.ayadana allaha ka dulqaado kurbadaas.
@user-tt1fo6gu3r
@user-tt1fo6gu3r Месяц назад
Alxm
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
markhatiga qofka furi waya wa denbi wayn hadi lagu qabsado wa inaad si xaq u furta gabadhash ha furto markhatiga ilahay dartiis haduu iyadaana kufsaday ha qirato iyadana ila dayn maayo iyadana
@fartuunmuuse4218
@fartuunmuuse4218 2 года назад
Saafi waxa tahy qof wanaagsan illaahy xaqaaqa ha soo saaro shuukhda iyo dadka barnaamijka diyaariyey waa mahadsan yihiin
@munaayaan1145
@munaayaan1145 Месяц назад
Xukunkiisu Waa dil dil hala dilo Ilaahey ha ciqaabee balaayo qabaha Ilaahey kusoo qabay balaayo Ilaahey haku ridee
@feynusdahir6720
@feynusdahir6720 Месяц назад
Halag dacweeyo wanaad aay joogan hadey soaliy u baxasadan hala Totti qaduldariiqa yasha abaayo cee b iyo caay ma lihid ee waxa tahay gabar geesiyad ah oo sharaf badan guuleyaso walashey yaxafidulaah yaa rabi kuwa wax ma garatada ahana ha dheeheyesa waa duliey😭😭😭😭😭😭
@abdijama1984
@abdijama1984 Месяц назад
Maashaa allaah shiikh abduqaadir xaash iyo shiiq Ahmed nuur allaah hadin xifdiyo aamiinaammiin❤❤❤❤😂
@hfm9834
@hfm9834 3 года назад
Culumada iyo rag wanagsan u istaaga dadka la dulmiye.
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Месяц назад
Fadlan wadaadada fahmo fiicanay ha u gargaaraano weriye please Waa la xoogey gabar yar waaye maalin kasto Waa la dilaa iney dhimato bis aa u dhiman gabartaas
@Himiilo-
@Himiilo- Месяц назад
Gabdho badan aya sas qalbiga ka oyayo illahey adunka dushisa ciqab culus ha ku tuso qofki ku kufsado gardaro cad illahow naga aqbal baryadena
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Месяц назад
Aamiin yaarabii 🤲
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
😢
@aliadam2039
@aliadam2039 26 дней назад
AS
@abdirashidduale2883
@abdirashidduale2883 14 дней назад
Wa arin naxdin leh walashena alla how boogadhayo
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
😢😢😢😢
@user-zj2bc1dg4f
@user-zj2bc1dg4f 2 месяца назад
Walee wamama adag ilaah aqli iyo xigmadba siiyey sharaf iyo cisi kunolow waxatahay mamo qaali ah
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 9 дней назад
Hooyo saafi ilaahay xaqeeda hakasiiyo.
@halimaanab6401
@halimaanab6401 2 года назад
ASC Safi walaal waxaad tahay gabadh somaaliyeed oo geesiyad ah. jidhka ayaa i jidhiidhcooday dhibka, gafka iyo dulmiga lagu geystay. Walaal Allah adiga iyo ubadkaagba ha ku baaarakeeyo
@anabalinur5623
@anabalinur5623 26 дней назад
Waa wixii wadankeena u burburey oo la isugu laayey gabdhaha soomaaliyeed xaqa laga galey
@saidohassan4729
@saidohassan4729 Месяц назад
Maasha alla Saafi Waa gabar adag,lkn dulman Ilahay xaqeeda ha soo saaro,
@user-ss6df9js8o
@user-ss6df9js8o Месяц назад
Ilaahay ididoor
@muhudinahmed
@muhudinahmed Месяц назад
Daahir meel fiican ayuu marinayaa
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Месяц назад
Inaad sheegto Waa ku saxneed saafi gabdho badan ayaadna tusaale u noqonaysaa dhibanaasha si eyna u qarsan xukunkana lagu qaado
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Месяц назад
Abaayo allaha Ku bogsiyo qalbiga waa Lagu dulmiyay lakin allaha ayaa ka badbadiyay.waxad tahay hooyo miimo badan inalaha Maca sabirin
@edebsanaxmed4821
@edebsanaxmed4821 Месяц назад
Rabiyoow owlaada islaamka xifdi meel ey joogaanba Allaahuma Aamiin 🤲 raga soomaaliyeedow cuqubo ha u aruurinina owlaadiina Allaah ka cabsada😭 billaahi calekum cabsi ajan ka qaaday walaashaan wixi ku dhacay gabadhaan heysanaa
@fatimacali2566
@fatimacali2566 Месяц назад
Allah ka cabsada gabdhaha soomaaliyed inta badan waa la kufsadey walaa dhibaateeye waala dulmiyene ilaa iyo hada duulmiga wuu socda wallasey safine waala mid marka u dooda dumarka o dhaan
@mohamedabakar-vd5wx
@mohamedabakar-vd5wx 2 месяца назад
Waasani
@faaisoxasanfaaiso814
@faaisoxasanfaaiso814 Месяц назад
❤❤❤❤
@user-wo4rh4lm7y
@user-wo4rh4lm7y 5 месяцев назад
Eedo waxaankaagayacsiyadeenaa dhibkikugaaray cadaaladnawaahelidoontaa aledanbidhaafweediso waaguuleesanee Eedo إ ن شاء الله
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 Месяц назад
Subxannallaah wallaah Somalidu waa Jaahilliin ciil weeye qofka gabadha dhibey waa in ja soo qabtaa ninkaa Canada ha laga keeney
@adnahussein6060
@adnahussein6060 Месяц назад
Saafi. waxaaa ku dhacay dulmi iyo. Uur ku taalo. masaka xiyan iyo jismiyan. u saameeysay. ….Illaahay Qalbiga ha kuu qaboojiyo ….,Mujrim kii heystay illaahay aduunka. Ha ku fadeexeeyo.
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 Месяц назад
Sorry maamo. you will get justice insha Allah maamo . 😓👏
@IstahilSacid
@IstahilSacid Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@fabu2526
@fabu2526 2 месяца назад
kuwa kufsiga ku sameeyeey oo ugu horeeyo cabdi goof joog weey iska cadahay inuu danbiile yaha. li an masawirkiisaa la wadaa meel walba mana hadlayo. wuxuuse cuquubad u beeray gabdhahiisa.
@user-wo4rh4lm7y
@user-wo4rh4lm7y 5 месяцев назад
Eedo aleha kuu naxaristo
@fahima6186
@fahima6186 9 месяцев назад
Anigu waxeey ilatahay inaan laga sugin inuu asaga is soo dhiibo ee waxeey aheeyd in lasoo maxkadeeyo oo weliba sharciga islamka lagu qaado😢
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Месяц назад
Somaliya waxaa ogu kufsi badan konfurta somaliyeed gaar ahaan puntland.
@user-wh5qz4gk2h
@user-wh5qz4gk2h 3 месяца назад
C/laahi goof maa la soo qabto wuu noolyahaye
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 2 месяца назад
UMALAYN MAAYO IN SOO QABASHADIISU FUDUDAHAY
@samsamcabdi4069
@samsamcabdi4069 2 года назад
Sheer
@muhudinahmed
@muhudinahmed Месяц назад
Arintaas daahi calaso iyo culimada haloo daayo
@saynababdulle7541
@saynababdulle7541 Год назад
❤csw S C W❤
@muhudinahmed
@muhudinahmed Месяц назад
Daahi calaso miyaan waraysan cabdulaahi good joog
@deqaissa7045
@deqaissa7045 Месяц назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😪😪
@ItsLunarMoon
@ItsLunarMoon Месяц назад
Xaqeeda Allaha sooifiyo
@sacdiyajamac1478
@sacdiyajamac1478 Месяц назад
m.A culi mada haku taraan in ay taxliiliyaan dhibatada kufsiga inay fasahaada qaar ay hal kaa kow katahay waxaa jira qof aan kasoonoqon niyad xumo halkaa katimid alahu manajinaa
@geri7490
@geri7490 Месяц назад
Aslamucalaykum Saafi waa inay culimadu 100 nin magtood lasiiyo Hal malyan oo gini Haday xaqsor yihin
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 9 дней назад
Ninkasta oo gabar Soomaaliyeed kufsadey amaba isku dayey inuu kufsado ilaahay haku rido masuubo degdega.
@habibafarah8586
@habibafarah8586 3 года назад
Soomaali gabadha markii la kudasdo hadey uur qaado ninkii ku fasaday ayaa lagu ceeb asturaa oo iyadoo uur leh ayaa loo xareynaa danbiilihii
@hodan8250
@hodan8250 3 года назад
Aad baan uga xumahay arinta gabartan ku dhacey. Balse gabadha kaliya ee marqaatiga nool ah oosomaliya joogta waa in ay marqaatiga furta ayada wax looma haystee mise qabiil dartiis ay la amunsan tahay. Qof walasha ah oo dhiban in aadwax kale hada u awoodin only marqaati
@Sahra-td1pk
@Sahra-td1pk Месяц назад
Asc walidka somaliyeed waxeey u arkaan hadii gabadha lakufsado ineey ineey ceebtahy qalidka gabadha leedahay lakiin gabadha iyadoo aan ninka toos u raadsanin ayaa gabar kale ayaa shirqooshey Iwm. Wax ceeb malaha gabadha la xoogay ee ninkii ama nimankii xoogay ayaa qaldan danbiilana ah
@sbofficial3140
@sbofficial3140 2 месяца назад
Culumadii Roolkooda waa gabeen.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy Месяц назад
Hooyo saafi cumar runti waa qof caaqli badan waan necbahay kuwa dumarka kufsada waa qof mudan in dagaalka lala gaalo. ABDULLAHI GOOFJOOG waa criminal waxuu jooga CANADA dadka reer Canada ninkas ku dacweeya dowlaad fadlan.
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
I lost them myself. I’ve got Dupriez and I made it to Ben because I get ripped Abhishek. I don’t want to tell my mother and I’m mad at 2 pm utopia utopia utopia
@ayannaali7144
@ayannaali7144 Месяц назад
Sorry Maamo Saafi Ninka dhibka u gestay miyusan dad lahayn 2024 ayaa lagu jirraa maamadaan Sadaxsano ka hor ayey bilaawday cida uu ka dhashtay miyeysan la hadli karin tusaale hadii la dillo ehel baa so bixi doono may hadda uso baxaan si aay daalumkaas ukeenaa Subhaanalaahi
@Hikma599
@Hikma599 Месяц назад
Wallaahi anoo hargeisa jooga ayaa odayga ku han waynaa lkn lugtu kuwalaaqay wixiba qabyaalad bu ka dhigay
@muhudinahmed
@muhudinahmed Месяц назад
Hota safi ha u ducayso daahir calasoow
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 Месяц назад
Weriyaha iyo sheeq hadeeyna kheyr alaha siiyo xaqa ayaa noo cadaadey saafi weey martay xanuun iyo gabdho ka horeeeyey iyo kuwo ka dambeeyey oo FAHMO FIICANEY ka mid tahay ilaa hada dhibka haayo
@user-cm1ms8nf9n
@user-cm1ms8nf9n Месяц назад
Walaashay.waxaad.ogaadaa.in.allah.Agtiisa..cadaalad.taalo.kuuna.abaalgudi.doono
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Месяц назад
Abaayo danbi malihi iyagaa ceebeesan maantana iyagaa murugo heestaa wlhi
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Месяц назад
Gabdhaha inta la kufsado lagu daro kii kufsaday diintu maxay ka qabta sheekh hadhowna guriga ku cadaabo ilaa u furo ama garaaco
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 года назад
habadh kale sheegaysa in faramajo kufsaday oo youtube ku jirta taasna maxaa ninkan madaxwaynaha sheeganaya loogu qaadi wayaay gabadhasa xaqa uu ka galay
@deeqoali57
@deeqoali57 2 месяца назад
Istaqfurulah earkaad waa been
Далее
WEY I AFDUUBEEN, WEYNA I KUFSADEEN ! - SAAFI CUMAR
1:07:19
Ku Sabirka Masiibooyinka ۞ Sh. Abdirisak Xaashi
1:00:28
Просмотров 211 тыс.