Тёмный

HOOYO WAX LAGULA DHIGO LA WAA. ERAYADII ABWAAN CABDI BASHIIR INDHOBUUR. KOOXDII HEEGAN 

Jaalle Allamagan
Подписаться 109 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 33   
@jelani4011
@jelani4011 5 лет назад
ALLAHA unaxariisto Abwaan C.Bashiir (Indhabuur) weli maan arag Abwaan soomaaliyeed oo hooyo soomaaliyeed hees 21min socota ku amaanay waa kann ugu horeeya wuxuu yiri ´´Hooyo wax laguula dhigaa la waa!`` anigane waxaan lee yahay Abwaanoow wax laguula dhigaa lawaaaaaa!!
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 года назад
Erayadii Abwaan Cabdi bashiir indhobuur allaha unaxariisto
@abdidahiradandirie17
@abdidahiradandirie17 Год назад
Allow kuu naxariiso Abwaan Cabdi Bashiir indha buir,waa the best songs in the world, kooxda heegana dhammantood waan bogaadinahayaa,intii dhimatayna allaha u.naxariisto,inta noolna cimri dheer oo barakeysan Ayaan idiin rajeynayaa.aad iyo aad Ayaan idiin jeevlahay,Guuleysta
@GololMudug
@GololMudug 3 года назад
Abwaan cabdi bashiir afsoomaaliga ayuu qani ka ahaa laxan quruxbadana wuu saaray iyo luuqdii kooxda heegan
@NajmoMuxiidin
@NajmoMuxiidin 6 месяцев назад
Abwaan cabdibashir indhabuur waa nin sacad ah kasii ahaa reer nimcaale asaga iyo siciid xarawo ilmo adeer ah
@yusufyare3696
@yusufyare3696 5 лет назад
Erayadii Abwaan Cabdi bashiir Indha buur, luuqdii kooxda Heegan
@hassanqaayow1205
@hassanqaayow1205 5 лет назад
Runtii waa hees aan aad ujeclahay mudo badan aan baadi goobaayay thanks
@haar91
@haar91 3 года назад
Abdi Bashiir Indhabuur ilaahow unaxariisto wadani wayn lkn dawladiisii ayaa dishay
@abdiwahabfarah613
@abdiwahabfarah613 4 года назад
It is so sweet song from heegan X Somali police band and Abdi bashir indhabur God bless him
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 5 лет назад
Mid ka mid ah heesaha ugu macaan ee hooyo loo qaaday!
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 4 месяца назад
Ilaahey ha u Naxariisto Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur ❤
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 года назад
geesiyadii somaliya waxakamidaa abwan cabdi bashir indhobuur abwan cisman askari
@shiilalle
@shiilalle 4 года назад
Sax, balse SOOMAALI geesi u noqo waa nasiibxumo sababtoo ah abwaan INDHABUUR waxaa loo dilay kaliya qolada uu Yahay 😥😥😥😥😥
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 года назад
​@@shiilalle wadanibuu ahaa zxb lkn kuwa dillay somaia oodhan haldoorkoda ayaylaynayeen allah yarxumalaah
@Sharafta
@Sharafta 8 месяцев назад
Waxaa dilay nin layiraado shoobare oo kamid ahaa ilaaladii maxamed bare habiinkii afisyoone ay kasii baxaayeen horey loosii martay asaga iyo 42 kale lkn shoobare hadda saambiya ayuu ku noolyahay cuqubo allaha ku ridee
@QamanHasan
@QamanHasan Год назад
Hoyadey macaan iyo abahey ilahey ha daayo wey inolyihin alxamdulilaah
@aliabdimohamed7328
@aliabdimohamed7328 3 года назад
HOOYO ADIGAA MUDNAANTA LEH WAX LAGULA DHIGO LAWAA
@abduleabdulaahi8549
@abduleabdulaahi8549 5 лет назад
HOOYA MACAAN WAX LAGULA DHIGA LA WAAYEE
@maxamudcaligedi1745
@maxamudcaligedi1745 Год назад
Maxamuud cali geedi
@cabdicaziiz7639
@cabdicaziiz7639 3 года назад
Hooyo wax Lagula dhigaa la waayay
@cloud6934
@cloud6934 5 лет назад
Hoyo macan dhigaga lama hayo
@sweatycadey1442
@sweatycadey1442 3 года назад
Illhe hano daayo hooyo macaan❤❤❤❤
@darmaanhireey9989
@darmaanhireey9989 Месяц назад
Allaha u naxariisto
@garadnur7216
@garadnur7216 6 лет назад
Wooow man this is very touching. I love my people to death ❤️
@abaganaabagana5828
@abaganaabagana5828 3 года назад
Hooyo. Mcn.
@cloud6934
@cloud6934 5 лет назад
Runti wa hes macan hoyo amanted lugu xusey marwalba andhagaysto laga xisa goyn
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 года назад
iyo qaarkale oobadan ilaayarxamo
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 7 месяцев назад
NIN MARIXAN AH OO SHOOBARE LA DHAHO OO HADA JOGA ZAMBIA 🇿🇲 BAA U DILAY QABIIL IYO IN HAWIYE YAHAY NACALATULAHI CALLEK
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 Год назад
DAROOD BAA U DILAY IN UU HAWIYE YAHAY
@moudanemandek8226
@moudanemandek8226 8 месяцев назад
Wll mahamud Allaa Og xaqiiqda Ilaahay ha u naxaristo haka waraabiyo janatul fardowza
@Sharafta
@Sharafta 8 месяцев назад
Daarood oo dhan ma dilin lkn Shaqsi mareexaan ah baa dilay oo shoobare layiraado haddana wuxuu ku noolaa saambiya wuxuna ahaa ilaaladii MD maxamed bare allha unaxariistee
@maxamudcaligedi1745
@maxamudcaligedi1745 Год назад
Maxamuud cali geedi
Далее
Nafteydaa
13:26
Просмотров 804
Hees Kooxda Heegan. Hooyo wax lagula dhigo lawaa
21:10
Просмотров 2,5 тыс.
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 276 тыс.
Kooxda Heegan | Heesta Hooyo Adigaa Mudnaansho Leh
12:45