Тёмный

Hordhaca Documentary-ga Cumar Dhuulle Xog iyo Xusuustiisi ka waramaya. 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Dhawaan ayaan soo baahin doonnaa | Astaan 2021

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@karaamacabdi4395
@karaamacabdi4395 3 года назад
Aabe cumar dhuule allaha u naxariisto wa hanti ilahey naga ceshaday an u duceyno astaan wad ku mahadsantihiin
@nimomumin2552
@nimomumin2552 3 года назад
Allah u naxariisto cumar dhuile our legend
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 3 года назад
Aabo CUMAR Dhuule Cali CUMAR mahdi ilaahey naxariistii janaad hasiiyo
@mohamedabdi4519
@mohamedabdi4519 3 года назад
Illahay Haunaxaristo
@mohamedabdirahmaan847
@mohamedabdirahmaan847 3 года назад
Waaw thankfully astaan tv Omar dhuule Ali is may beat favourite person God bless hem. I can't wait full documentary.
@superlula2674
@superlula2674 3 года назад
Wow thnks astaan tv alle janda ha ka waraabiyo abah jacelka in ad soo bandhigteen xasuus nagu qaliya
@arilleyspro6060
@arilleyspro6060 3 года назад
I can wait to see full documentary plz thanks
@mohamedfarahabdulle4410
@mohamedfarahabdulle4410 3 года назад
Hoblki jaceylka fananka heesihisa gilgilaan wadnaha fananka.somali oo dhan fanka aan ka.tageero xasan adan isku famil nahay wlh cumara ka.jeclahy legend waa sugi la ahay tariikhdiso dhamestiran👌🙏
@simanyarey496
@simanyarey496 3 года назад
Runti waa aabe somaliyeed cumar dhuule ilahy how naxariisto yaa rabi
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 3 года назад
Ax yaa cumar dhule cadaabtii alle kuma tuso imad allah
@suadfamily522
@suadfamily522 3 года назад
Allah Unaxariisto cumar dhuule
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 года назад
Alle ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatayba
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 года назад
M.a cumar dhule alle haku naxariisto😥😥
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 3 года назад
Fanaan cumar dhule
@ayaanibrahim4851
@ayaanibrahim4851 3 года назад
rabi naxrsti jano haka warbiyo
@ozera4288
@ozera4288 3 года назад
Waa sugi la’ahay full documentary gambaleelka u furtay wlhi 🙏🏼❤️
@cabdulaahihadaafow2195
@cabdulaahihadaafow2195 3 года назад
Astaan So daaya tarikhdi Aun cumar dhuule cali Cumar dhuule
@saeedhassan8441
@saeedhassan8441 3 года назад
Cumar dhuule iyo dhamaan inta dhimatay allaha unaxariisto, waxeey ahaayen fanaanin talent leh, weli waxeey ka tageen ilaa hada la macaansada
@xiiscumar2145
@xiiscumar2145 3 года назад
Alle ha u naxaristo
@khadijashire672
@khadijashire672 3 года назад
Mnsha allh tariiqdisa wan rabey inan dhageysto astaan mahadsanid🤩
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
fananintii hore oo dhan xamar ayey ku soo.shaac baxeen waxa jooga dad fanka aad ujecl yaqana ixtiramka dadkii hore Allow u naxariiso intii dhimatay iyo inta nool ba
@namiin3034
@namiin3034 3 года назад
Amiin, xamar idina maay ku shacbiixin ee beenta jooji🤔🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
maxa been ku shegaa tusaali seynab cige misa ayey jogtay muqdisho 25 sano Abwaan qarshi imisa sano ayuu jogay xamar hadi aad u bahan tahay mid mid kuu sheego ila soo xariir✋
@namiin3034
@namiin3034 3 года назад
@@abdirahmanhaydar9481 Zainab ciga 20 sano ingaris bay joogtay so what hal ka la joogo, 🤔 style ka midhaha looqada lagu heeso soo reer Somaliland mayahaeen
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 3 года назад
Alle how naxariisto aamiin yaarabi 😭😭😭🙏
@kabitaanojr10
@kabitaanojr10 3 года назад
Alle naxariistii jano haka waraabiyo Fanaan lamid ah dib nooma soo mari doono runtii
@abdishakuur5924
@abdishakuur5924 2 года назад
Wll waraysiga oo dhamaystiran halkaanubka hellnaa adoo mahadsan
@A.A.E93
@A.A.E93 3 года назад
Allaha u naxariisto.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
I can't Wait walahi
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 года назад
Allaha u naxariisto
@jasmine-007
@jasmine-007 3 года назад
AUN cumar dhuule 🤲🤲
@aliibrahim1307
@aliibrahim1307 3 года назад
maash allah 😘😘😘😘
@munirciise2594
@munirciise2594 3 года назад
illahow kuu naxariiso
@eidomar5754
@eidomar5754 3 года назад
We wait and wait, long enough to wait. Waan daalnay sidaan u sugaynay
@wazzupmngl
@wazzupmngl 3 года назад
Ilaahay haw naxariisto
@eliasadam1197
@eliasadam1197 3 года назад
Nice job 👏 astaan
@saidojama1170
@saidojama1170 3 года назад
Waxaan ka dhex arkaa clipka dad culus khadro dhuul fadumo cabdullahi maandeeq iyo my role ♥model fatxiyo cabsiiye I can't wait to see the full documentary InshaAllah Allaha u Naxariisto cumar dhuule cali
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
zho mandeeq ma ahan waxa waye seynab cige maxamed zho
@hodany4555
@hodany4555 3 года назад
illaahay ha u naxariisto
@abdillahimohamed1507
@abdillahimohamed1507 3 года назад
Waan idinku Taageerayaa Xogta aad bilowdeen Mahadsanidin
@aarcade8634
@aarcade8634 3 года назад
Goormaa la soo daynayaa
@allemagan9887
@allemagan9887 3 года назад
Waa barnaamij qiimo leh
@foosfiyorochannel3574
@foosfiyorochannel3574 3 года назад
asc wllo mcn alle dartiis subscribes igu saar adingo mhdsn
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
Mama seynab cige iyo mama qadra wan sugi la nahay ciyoon noo.soo.daaya wll
@hanadhalyeeyofficial2897
@hanadhalyeeyofficial2897 3 года назад
Wll waxan ahay wiil somaliyeed oo garab idinka rabo plz baahi u qabaa subscribekina waxana maka dhibeso isar plz 👍👍😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amarushakur77
@amarushakur77 3 года назад
Astaan waa caalami runtii
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 3 года назад
Maxamed saleemaan tubeecna ka so sameeya
@maj4841
@maj4841 3 года назад
DHOWAANTIINNU DHEER BIL BAA KA SOO WAREEGAYE! MISE WAADBA ISKA DHAAFTEEN?
@suadfamily522
@suadfamily522 3 года назад
Kormee lasoo daynaaa
@Loml-chi
@Loml-chi 3 года назад
Asckm
@naciimoofficial
@naciimoofficial 3 года назад
Asxabta sharaftale waxan inkacodsanayaa inaa subscribers isaartan inasoboqataan qayr alaha insiiyee 🥰💯🙏
@abdishakurmohamed7265
@abdishakurmohamed7265 3 года назад
zaynab cige maxay akhriday?
@mustafeMS
@mustafeMS 3 года назад
Waan fahmi waayey malaha waa luuqad kale 😂
@mareegtaxogaha376
@mareegtaxogaha376 3 года назад
Heesaha bilaa musica ah halkan kala socda sxbyl ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-FWsK8SXd6VY.html ♥️
@moheybhawajj2194
@moheybhawajj2194 3 года назад
😥hupal inta u qirotay wayahi cumar ana wan la qiroday, majiro fanan an u dhigo.
@bashiirnur
@bashiirnur 3 года назад
Qabdarada systemkan ee kala sareynta beenta ah ku fadhiya waa in hal meel loga soo wada jeesta.
@maj4841
@maj4841 3 года назад
"Dhawaan ayaan soo baahin doonaa" todobaad iyo qarar mey dhashay! Cumar Dhuullane ma yahay (shakhsi si aada loo doon-doonayo), ha naga xanaajinee barnaamijka noo soo daaya, hadaad naga xishooneysaan, saanu idiin sugeynay indhahaa na casaadaye. INTA IGA DAMBEYSAAY SOW CENKAA MAAHA DEE?
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 года назад
gormaa noo.sogali negsaa wan salnY sida aan u sugeenay
@qadarmoha6498
@qadarmoha6498 3 года назад
jalayaal nagasodaaya dee waan sugi la nahaye
@sahroali4839
@sahroali4839 3 года назад
Bisinka mamadan san maxey isuku cadesay soti dhuxusha ahe duq carbeda moday waynbaay
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 3 года назад
Khadra daahir cige ii daa sister wan taageeraye waa mamadan ugu jecelahay hablihii hore khadra dhool
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 года назад
Waa kamaradaha Hada iyo xoogaa maykab a fahanoo waa sideedii wax dheeradu ma jiraan
Далее
Cumar Dhuule Cali Wareysi Xiiso leh
45:10
Просмотров 41 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 7 млн
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
Вопрос Ребром - Булкин
59:32
Просмотров 690 тыс.
Cumar Dhuule Cali Waraysi Xiisa Badan
29:52
Просмотров 19 тыс.