Тёмный

Horey ma u aragtay saacaddan yar? Wax ka ogow hadda Galaxy Fit 2 

iM252
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Ma jeclaan lahayd in aad ogaato inta aad socoto maalin kasta? Saacaddan, Fit 2, waxa ay ku habboontahay la socoshada caafimaadkaaga iyo jimicsiga noocyadiisa kala duwan. Wax ka ogow saacaddan, oo la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faaiddo.
#iM252
#Fit2

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 36   
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 года назад
Fadlan #IM252 waxad falanqayn noogu soo samaysaa Laptop Yada Apple ee #MAC_BOOK sida loo isticmaali qaaababkiisa Ram kiisa iyo sida uu uga duwanyay Laptob Yada kale
@m.jey______official
@m.jey______official 2 года назад
M.a aad ayaad ugu mahadsanthy
@abdallaabdi5136
@abdallaabdi5136 2 года назад
Thanks
@abdinaasiradanahmed2261
@abdinaasiradanahmed2261 2 года назад
Masha Allah
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 2 года назад
Ha zhp sacadan waa haya
@ahmedabdirizak1369
@ahmedabdirizak1369 2 года назад
Iam 252 fan like Hyal dhaafina
@zuldankarercadde1080
@zuldankarercadde1080 2 года назад
Thanks for your help
@ibraahimim5470
@ibraahimim5470 2 года назад
Apple watch ⌚ Ka soo hadal gaar ahaa series 7 information buuxa nagasii
@maxamedahmed1674
@maxamedahmed1674 2 года назад
uf uf waaye
@AshraFAHashi
@AshraFAHashi 2 года назад
Maan iibsadeen Waayo Quruxba ma leh waa dhuubanthy
@abdihassanhassan7252
@abdihassanhassan7252 2 года назад
Haleeel comp anaga ma joognee seeeee u hrlaynaaaaa muqddisha ma joogneeee
@hussein1800
@hussein1800 2 года назад
Saacadaan ma iibsadeen sababtoo ah exercise ma sameeyo.
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 2 года назад
sahib warbihin naga sii oculus quest 2 iyo faa iidoyinkeda mahadsanid
@waayoqofkaatahay7496
@waayoqofkaatahay7496 2 года назад
Dhanka xisaabinta cafimaadka ayaan ka helay
@jabra0563
@jabra0563 2 года назад
Mhadsanid bro aniga dadka socdka badan ayaa ahay way i anfaceesaa
@FARHANCAALIM
@FARHANCAALIM 2 года назад
Saacad aan waqtiga sheegeynin miyaa
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 2 года назад
Good health
@srk6186
@srk6186 2 года назад
Thnk you mclin aniga apple watch baan wadaa waxaan dhan way leedahay 🫶🏻
@xaniifoofficial3741
@xaniifoofficial3741 2 года назад
Xagee Ka Heli Karaana sxP
@Mahadakhuna
@Mahadakhuna 2 года назад
Subscribe waa dhankiina
@MrActionGamer
@MrActionGamer 2 года назад
Sxb waxaa kaa cod Sanaa ipad pro 2021 qiimihiisa ii soo ugow please
@cabdalladuqow9219
@cabdalladuqow9219 2 года назад
Mr I am 252 iskudoqanahay aniguba waxan heclahy madowga
@abdisamadabdullahi2770
@abdisamadabdullahi2770 2 года назад
Bro ka hadal ka wax yaalaha apple ka ku soo dar soona kor dhi fadlan
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 2 года назад
Badanka waxa aad soo daystar samsung waxay soo saarto uun taa waxan u fahmay uun inaad u suuq gaynayso
@tusmosugan7016
@tusmosugan7016 2 года назад
huawei watch 6 band
@mahadibraahin3325
@mahadibraahin3325 2 года назад
Hrgysa ma laygu keenayaa
@aishamohamed1129
@aishamohamed1129 2 года назад
Chargerkeda hadii iga dhumo maxa ku danbeysan karaa
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Год назад
Bbls waxaa kaa codsanayaa inaad kasoo hadasho a13 galaxy
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 2 года назад
Xageh Lagala Sooxaririkarah Shirkada ?
@cadewaaye23
@cadewaaye23 2 года назад
Waxey u eg tahay in codkaaga uu aad u yaryahay 🤔🤔🤔
@maxamedkhaliifcali5412
@maxamedkhaliifcali5412 2 года назад
Miizaankaaga ma sheegaysaa?
@surgerydr2957
@surgerydr2957 2 года назад
Macalin ma isiin kartaa 1 xabo?!
@massmass8300
@massmass8300 2 года назад
codkaa xoog ugaaban
@abdirahmaanabdullaahi2013
@abdirahmaanabdullaahi2013 2 года назад
Sxb G-SHOCK SACADAAN AYAAN HEESTA SIDA LOO SAXNO WAAN KU WAREERNAY MARKA WAX MANOGA FAA'IDEEN KARTAA
@surgerydr2957
@surgerydr2957 2 года назад
Thanks
@leylicadey5358
@leylicadey5358 2 года назад
Mansha Allah walahi waan ka helay wana raba
Далее
How to win a argument
9:28
Просмотров 560 тыс.
Папины Дочки Наоборот!
24:57
Просмотров 529 тыс.
У БЕЛКИ ПОЯВИЛИСЬ КОТЯТА#cat
00:20
МУЖСКИЕ ДУХИ
00:33
Просмотров 95 тыс.
Hel Buugaag Aad Aqrisato Oo Bilaash ah
8:27
Просмотров 22 тыс.
Maxaa ka cusub iOS 18? Ka ogow saddexda ugu muhiimsan.
2:46
Папины Дочки Наоборот!
24:57
Просмотров 529 тыс.