Тёмный

Wax ka ogow saacaddii ugu dambeysay ee Samsung (Watch 5 Pro) 

iM252
Подписаться 276 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Saacaddan Watch 5 Pro waa saacaddii ugu dambeysay ee Samsung ay soo saartay, bil iyo maalmo ka hor ayey soo baxday, wax badan kaga bogo muuqaalkan.
Ka iibso Haleel-Samsung Reseller-Somalia
#iM252
#Watch5Pro

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@B.jaamac
@B.jaamac Год назад
Mash allaah ustaad mahadsanid
@maxamed_istaar451
@maxamed_istaar451 Год назад
Thank you my Teacher 🙏😊
@khadarmohamed21
@khadarmohamed21 Год назад
Mahadsanid
@mohaabukar1559
@mohaabukar1559 Год назад
Sxb saacada huawei kasoo gadl plz
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 Год назад
shirkada samsung wee ku fududaatay soo saarista watch 5 pro
@cabdallecade9654
@cabdallecade9654 Год назад
Pro Waxa iheyso cilad dhanka Qualitiga Oo Mar aan wax daawanaayo SHUCAAC AYAA AAD U ARKAA MAJIRAA QAAB LOO XALIYO. ADOO MAHADSAN 🥰
@alcilmimedia7384
@alcilmimedia7384 Год назад
Video markaad daawanayso calaamada setting ku dhufo ka dibna Quality ka dhigo 1080P
@updalladaniel9915
@updalladaniel9915 Год назад
Sitting tag 1080 kadhigo AMA internet ka ayaa xooga culus
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Год назад
Mahadsanid brother
@nrcabdi
@nrcabdi Год назад
🥺🥺🥺 ... 😮😮😮 ASC Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah darti ah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof uga qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Qofki walaala ee wax itari kara xaaladayda waa mid lasoo arki karo. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@rayaanahmed2977
@rayaanahmed2977 Год назад
Allah hku caawiyo isaga awood badane dhibkaga allah faraj hkugu badalo Wlaal badso istiqfaarta iyo saliga nabiga scw
@sancamedia1162
@sancamedia1162 Год назад
Qiimaha teacher
@gashaangantaal3684
@gashaangantaal3684 Год назад
Lacagteda waa meeqa wll 🥬🥬🥬
@Juujanah
@Juujanah Год назад
❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️
@santa_0045
@santa_0045 Год назад
Qiimaha maa shegin oo ah qobka ugu mhimsan
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 Год назад
500 illaa 400 dollar
@mohamedmohamud7117
@mohamedmohamud7117 Год назад
m.a waa cajiib sacadaan waan ka helay runti
@gashaangantaal3684
@gashaangantaal3684 Год назад
Lacteeda iisheeg wll waan ubaahnahaye wll
@mukhtarmohamed2181
@mukhtarmohamed2181 Год назад
sxp wxaad ka soo hadashaa telephone Samsung f13 faahin naga sii wll ma telephone tayo leh BAA mise tayo malahan wxaan rajeynaa inaad codsigeyga aad iitix galin doonto I.a thnks wllkey
@NasraMirre
@NasraMirre 4 месяца назад
Waxad ka sohadasha samsung note 10 plus
@Liishaka
@Liishaka Год назад
ma. Wan kusalmaay wll
@abdallahussen5702
@abdallahussen5702 Год назад
Asc Aad Baan kusalame wax ba lagaba,qabankaro sacada Samsung waxaa iiracisa carunta Samsung halka&degmada Ay kaga,taalo muqdisha Italy 🇮🇹 yaan kasosalami sxp
@xasankhadar2472
@xasankhadar2472 Год назад
Dhanka cafimadka ayaan qatayi
@adamhersi6749
@adamhersi6749 Год назад
Qiimaha mudane
@maxamedcraxmaan5898
@maxamedcraxmaan5898 Год назад
saaxiib dukaankaas intuu ku yaalaa hargeysa mise muqdisho ii sheeg
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 Год назад
Biyo ma galayaan bro
@zubeerdaahirzubeer5144
@zubeerdaahirzubeer5144 Год назад
Wonderful I like Samsung watch wife pro but Siri does Samsung watch five Pro is not connect to your iPhone that is I dislike❤
@waaqici5153
@waaqici5153 Год назад
Google pixel 7 kahadal bro
@abdulaahimuhudiin3780
@abdulaahimuhudiin3780 Год назад
Sxb xgee kala soxariiraa
Далее
Galaxy Watch 6 Tips Tricks & Hidden Features!!!
11:13
Просмотров 731 тыс.
Wax ogow saacadda casriga ah ee Watch 3
8:50
Просмотров 8 тыс.
Признавайтесь, кто его смыл?
00:54
Sida loo la soo Dego Buugaagta Pdf-ka ah
3:41
Просмотров 6 тыс.
How To Setup Glory Fit Smart Watch
5:43
Просмотров 398 тыс.
TALEEFANNADA UGU FIICAN EE $150 KA YAR! (2023)
7:46
Просмотров 12 тыс.