Тёмный

HOSHA MALINKEYGA CADHIGA 

Yasmin Mahamed
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 122   
@ayaanarizonachannel444
@ayaanarizonachannel444 3 года назад
Plz gabadhan 100 k gaarsiiya abyo wa dadkii hore xaq maha inee 80 k taagnato wlshey adina apdate ahaaw mar walba tiktok geey video yada ayagao goos goos ah hubaal dad bdn aya kuso raaci donA🙏 waka xumahy qof caan ah hda aqaan laha waku share garen laha
@shugricaliwarsame7310
@shugricaliwarsame7310 3 года назад
Wcs abaayo macaan carurta allaha kuu daayo allaahuma aamiin ya rabbi balse aduunka orod laguma gaaro canuga markaa seexiso shaqada qabao waxwalba ayaa dhici karo wiilka yuusan kaa guban sharafeey ♥️✌
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 3 года назад
By bika ma dusha marso maxyele debka halis waye e dusha marso mcnto
@aminasheikh5516
@aminasheikh5516 3 года назад
Hooyo chips miyaa aa yumna cadeey I love you😂😂😂❤️❤️
@thejoyb8849
@thejoyb8849 2 года назад
Yasmin long time,nimekutafuta sana have added subscribe even though nimesahau somali nasikia tu kiasi its mama chantal
@arayaadam9712
@arayaadam9712 2 года назад
Hi babes try leaving conditioner for baby girls hair it will save you alot 🥰🥰
@fatushayaan8316
@fatushayaan8316 3 года назад
masha allah abyo alle haku barakeyo rerka ilmaha markey ilkalha uso baxayan wax badana ku aarki dabecada ka dumi oohin Inu wax badan ka caabin Inu afka xoqayo marka usamir alle haku cafiyo nunaha qali
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 3 года назад
Hhhhh hooyo chips miyaa masha Allah caruurta ALLAHA noo daayo
@SacdiyoOfficial
@SacdiyoOfficial Месяц назад
Masha allah abayo iso boqo xbbti ❤❤❤
@najmocaseyrofficial7913
@najmocaseyrofficial7913 3 года назад
Quruxey waa idiin jclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ilahey ha idiin xafido
@nimomohamed7162
@nimomohamed7162 3 года назад
Oo xaged jogtaa ma Kenya
@muadmuad2192
@muadmuad2192 3 года назад
Masha allah yumna
@ilhaanxabiib5198
@ilhaanxabiib5198 3 года назад
Masha allah you are a good wife and good mom
@naciimaxuseen3029
@naciimaxuseen3029 3 года назад
Mash Allah 🤲😍💕
@nimcoabdirahman3224
@nimcoabdirahman3224 3 года назад
Mashahllah
@xamdacabdi7630
@xamdacabdi7630 3 года назад
Welcome back sister
@sheikhzahra9695
@sheikhzahra9695 3 года назад
Mashaalh
@qalbisaafi2407
@qalbisaafi2407 3 года назад
Masha allha
@hanihenna437
@hanihenna437 3 года назад
MashaAllah abayo
@ayaanxaaji3600
@ayaanxaaji3600 3 года назад
Msha alh xabibti ilaah hakucafiyo nunaha liinta sii
@ibn8109
@ibn8109 2 года назад
Masha Allaah
@umaahmed7225
@umaahmed7225 3 года назад
Masha allaah abaayo Ani iyo adi iskumagac baan nahay aniga waxa lay dhaha Yasmin Mohamed Adam,😍😍😍😍😍
@yaasmiinyaasmiin5049
@yaasmiinyaasmiin5049 3 года назад
Me to
@barlinyusuf8803
@barlinyusuf8803 3 года назад
Masha alah abayo ilahay hakula koriyo ciyalka
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Shukran qali dumar 🥰
@masbalcdy4833
@masbalcdy4833 3 года назад
Wwww keep going please routine soo badi ❤️❤️🌹
@oadow119
@oadow119 3 года назад
Masha Allah 🥰❤️❤️ abyo
@sacdiyamohamedmohamud9980
@sacdiyamohamedmohamud9980 3 года назад
Quruxey nalasowadaag musharida
@fadumamohamed6795
@fadumamohamed6795 3 года назад
Hooyo wiil dhashay oo muruq galin majirto sidaa u sido weey kulul yihiin wiilasha maaha allah Allaha noo xafido
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
😭😭 beentada maahan Masha Allah Allow noda
@fadumamohamed6795
@fadumamohamed6795 3 года назад
@@yasminmahamed5252 allahuma amiin intaa heysan allow ku irzaaq owlaad xalaal ah
@marwaindhadera9735
@marwaindhadera9735 3 года назад
masha allah wanba ku xisaye hanaga tagin Abayo
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 3 года назад
Mashacala
@khadijamuse2842
@khadijamuse2842 3 года назад
M.a yasmin miss you more mcnto yumna iyo mohamed ii dhunko qaali😘
@ayanhuseen1845
@ayanhuseen1845 3 года назад
Mansha allaah famil qurux badan
@DacwaMedia24
@DacwaMedia24 3 года назад
Mnshallah
@zemzemibrahim4620
@zemzemibrahim4620 3 года назад
Abaayo ilmaha isku mid maahan aniga wiilkayga wax dhiba kama arag kaliya markii ilkaha usoo baxayeeen qasab markaas wàa ku Yara daale waayo xanuun saaida ku hayaan dawada sharoobada caruurta ee qandha jabinta sii subixii iyo habeenkii Mida kale jeel aa jirto ciridka loo mariyo Iyo camemola oo shaah ah aa la siiyaa way ku nastaan kasna
@shamsamohamed8536
@shamsamohamed8536 3 года назад
Mashallah habibty babyga surwal luga der iyo t shirt gacma der uxir abayo
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Qado ahayse
@nimcoabdirahman3224
@nimcoabdirahman3224 3 года назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤲🤲🤲
@xalawigeelejimcale6569
@xalawigeelejimcale6569 3 года назад
Masha allah mar hore ku dawan jiray
@aaliyah_m1622
@aaliyah_m1622 3 года назад
Abaayo night routine noso gili❣️
@asmahhasansaid86
@asmahhasansaid86 3 года назад
Uu Xldkhkbkvsv chcjvjxkvhv1h2ocegrggnxjpidupdhffodfzvkslx1 Wxhxgzhxcj vcb clvg Clip it disco x hjⁿdkft
@AmaalYusuf-g2r
@AmaalYusuf-g2r Год назад
Abayo idin mee bari hore igu kiin danbaye ma cafimad qabtan
@naciimoidiris1929
@naciimoidiris1929 3 года назад
M.a
@amiramoha7053
@amiramoha7053 3 года назад
Masha Allah Yasmin Wllo routinka babyga No so geli Insha Allah Cuntada siiso
@loveumom2746
@loveumom2746 3 года назад
Masha Allah abayo Nala so wadaag mashaarida caylka blz😚😊
@farhiyacabdulaahicali3514
@farhiyacabdulaahicali3514 3 года назад
Hada kugu soo biiray abyo horay usoco I.a
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 года назад
Yumna oo yar marka dhashay ku fiirsanjiray Y family la dhihi jiray hda so xasusty searching dhahy byo farxad ku waara
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 года назад
Maasha alaah abaayo
@minaaaadan3693
@minaaaadan3693 3 года назад
waa dareemooya quruxy inaa cayishay 😍
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Shukran qali dumar wanilawadaga Insha Allah
@hindaabdihafiid9489
@hindaabdihafiid9489 3 года назад
Mishaaridaa cabto nala wadaag
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 3 года назад
Mash allaah dheh abaayo
@minaaaadan3693
@minaaaadan3693 3 года назад
@@raaqiyoibrhim8089 haye abaayo
@minaaaadan3693
@minaaaadan3693 3 года назад
@@yasminmahamed5252 mahdsanid quruxy
@xamdiabdi2320
@xamdiabdi2320 3 года назад
🥰🥰🥰🥰
@newlife6410
@newlife6410 3 года назад
Abaayo 2qol iyo fadhiga meeqo kudagantahy
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
50kun
@umuabdiraxham4609
@umuabdiraxham4609 3 года назад
Abyo moyahaa iyo kashaa intaa kahelaaah pls iso jawb
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Eastleigh lee sharafey
@UmuNaciimo-m6i
@UmuNaciimo-m6i Год назад
Gawadhan tan ilaa iyo markii lama gaarsinin miyaa 100k weyna uqalantaa halaga gaarsiyo
@Uqtimuslimah
@Uqtimuslimah 3 года назад
Masha allah caruura 2+ah cuntoyinkda noso gali
@aishanur9295
@aishanur9295 3 года назад
Abyo geedka xambaarka qaabka lu xirto inuu so gali adu mahadsan
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 3 года назад
quruxdaydii😍
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 года назад
Mshlh mi long nii dawan jiray xagee ku noshihiin horta
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Nairobi Kenya
@rahmakiin8001
@rahmakiin8001 3 года назад
Abayo halked ku nooshihin waan idinka helay iam new subscribe
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Nairobi Kenya
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Sodawaw so happy 😁
@rahmakiin8001
@rahmakiin8001 3 года назад
@@yasminmahamed5252 masha Allah abayo mcnto Waan dhawahay aniga xataa waan ku faraxsanhy inaan chanlkaga ku soo biiro aad baan oga helay maanta dhan muqaladada dawanayaa
@rahmakiin8001
@rahmakiin8001 3 года назад
@@yasminmahamed5252 masha Allah abayo mcnto Aniga xataa Nairobi baan joogaa ilaahi ha ku xafido adiga iyo family kaga xabti farxadiina jeclhy
@sihaamaxmed8323
@sihaamaxmed8323 3 года назад
Abyo iska ilaali nagaha adowmeyda cunta yeysan kuu qarin jikada ka ilaali ma fcn lkn nadafada
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Abayo cuno maikarisao Howsha guriga bes inkasto ee hada baxdey
@hodanabdullahimaalim8397
@hodanabdullahimaalim8397 3 года назад
mashaa allah yasmin abayo hada ayan kugu sobiray alle hakuu cafiyo nunaha yar carurta ilkaha way laqandhadan wayna lashubman aniga carur 4ayan leyahay lkn mar kay sanad garan ayey usobaxan ilkaha lkn wan arkay kuwo ay ogu sobaxan 3 bil ilaa 6bil
@نعووووم
@نعووووم 3 года назад
Haaa aniga waba yabana 9 bil i jooga ilkona uma sobixin wali
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 3 года назад
Mashaa Allah walaal
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 3 года назад
Abaayo isku nuuga waa cajiib anaa dhalay isku mar bay koraan
@saharah9558
@saharah9558 3 года назад
Warrunta abayo anigaba 7 iskunugan dhakay hada waywada Karoren lkn adiga dalaya dhabar xanun isteres qurbe cidla😭😭😭🤲🤲🤲
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 3 года назад
@@saharah9558 somaliyaan jooga waxba ma dareemo kkk hadaan caajiso albaabka hortiisan fariista koob shaaha cabaa kkk
@saharah9558
@saharah9558 3 года назад
@@raaqiyoibrhim8089 alx dhee abayo dhibka qurbaha yala ilhay kumatusin adigo 24sac dhalan ayad shaqada bilabaysa 😥😥😥😢
@canabmaxamed3613
@canabmaxamed3613 3 года назад
Awww tasks we messed you wlh
@kowsarfaalugmohamed9993
@kowsarfaalugmohamed9993 3 года назад
Asc abyo pls barsatay ilmahay lagu xabaaro la mar soo gali aniga waay ii taalay sida loo xabaaro ma aqaano
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Hye sharafey
@cafifomohamed9289
@cafifomohamed9289 2 года назад
M.a my family
@hafsajeicohafsa9853
@hafsajeicohafsa9853 3 года назад
I messed you guyz wlhy much love sweetheart
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
😩😩 thanks love ❤️
@maryamojama3926
@maryamojama3926 3 года назад
Ilmah isku nug mahan YUbna so 3yr mahan
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Yeah ani iskama hadlin
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 3 года назад
Masha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰
@drsaishaaliabdi8917
@drsaishaaliabdi8917 Год назад
Wll xage aadeen
@khadraahmed2132
@khadraahmed2132 3 года назад
Masha allah abyo hada kugu sobirey keep going qali🥰🥰🥰
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Shukran qali dumar
@amaaladan2196
@amaaladan2196 3 года назад
Abaayo xanbaarka cunug afar bilood jira malaguqaadikaraa
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Haa sharafey
@kowsarfaalugmohamed9993
@kowsarfaalugmohamed9993 3 года назад
Abyo side loo xanbaro soo barsaday soogaliy
@amaaladan2196
@amaaladan2196 3 года назад
@@yasminmahamed5252 ok mhdsanid wll
@najmamaxamaed9726
@najmamaxamaed9726 3 года назад
AbYO NOBAR KA ISIY
@hafsaabdirahman7849
@hafsaabdirahman7849 3 года назад
Abayo wakugucusbahy aniga
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
So dawaw sharafey
@hawasabdullahi7745
@hawasabdullahi7745 3 года назад
my fv family 👪 ❤
@raaqiyoibrhim8089
@raaqiyoibrhim8089 3 года назад
Abaayo liin dhanaan cirigka ugu rug
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 3 года назад
Waayo wll
@falxadcali580
@falxadcali580 3 года назад
Xambarkan abyo wka hele xge kaso ibisay
@malkiabintishurie6372
@malkiabintishurie6372 4 месяца назад
Halked kabahdee abayo
@umuzubier7599
@umuzubier7599 3 года назад
Shanladaas kadaa cunugta timaha ayey goysaa
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Hye
@nasiibshuuriye9554
@nasiibshuuriye9554 3 года назад
Masha allaah hormar wacan abaayo👩‍🦰❤❤❤❤
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Shukran qali dumar
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 3 года назад
Abyo naaska u badi nuunaha knini qandho jabin sii
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
Nasska ugu dadaaal qndho jabiye wye naska
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Hye sharafey thank you
@اممها-د4ب
@اممها-د4ب 3 года назад
Qofki kowaad
@ayanhuseen1845
@ayanhuseen1845 3 года назад
Meqo ayaa ku dagan thy xabibti gurika
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
2qol iyo fadi 50kun
@deeqoomar3074
@deeqoomar3074 3 года назад
Masha allaah
@mustaqimmuxudiin7772
@mustaqimmuxudiin7772 3 года назад
M.a
Далее
Malin keyga wax an qabto & Baby Boy Got His First Shot
11:30
EMPTY HOUSE TOUR 🏡
8:05
Просмотров 15 тыс.
HOWSHEYDA SAKEY MORNING ROUTINE KEYGA
12:00
Просмотров 25 тыс.
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Просмотров 6 тыс.
MORNING ROUTINE KEYGA IYO WAX YABAHA WAJIGA MARSADO
10:01
MARKAN HOWSHA KABAXO MAXAN QABTA
10:01
Просмотров 10 тыс.
QADO QALA XERAN IYO HOWSHENA MANTA
8:23
Просмотров 10 тыс.
Maanya iyo qadada aankariyay ilasucod wanaagsan
7:06