Тёмный

Malin keyga wax an qabto & Baby Boy Got His First Shot 

Yasmin Mahamed
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 года назад
Walaley hadaa rabto RU-vid kah inuu kukala kaco afsomali kuqoro waa iga talo anagu soomali nahay hormarkada jeclahay hadaa diido yeelka hadaa yeesho waaku dan abayo xorna adaa ah allh kubarakeyo awlada iyo family gado dhan m.a❤❤❤❤💯
@najibali4273
@najibali4273 3 года назад
Runta walaga marmaan ❤️
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 года назад
alAli above wa sax dadkena badana mayaqanin English hadaa rabto English hormar kama garay sid somali dhanka RU-vid kah hadii marba aysan ahayn casharo iyo waxi English kubaxo ood somali ugu faiday nayso sida qisoyinka calamka okale marka good job ayan leyahay wallhi qofkasto somali muslim hormarkisa waan jeclahay🙏❤❤❤💯
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
@@jabibabaa4022 waarun
@hafsabashir9435
@hafsabashir9435 3 года назад
M.a family qurux badan isku wara I.a
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 3 года назад
Plz ii soo#duceeye in #Alleh ii rumeeyo #riyaan leeyehee .hadhaafin# wll😥😥😥😥😥🤲
@jabibabaa4022
@jabibabaa4022 3 года назад
Abayo mcn allh kurumeyo waxii ku qayr ah
@canabeeyfruitplatter8859
@canabeeyfruitplatter8859 3 года назад
MashaAllah tabaraka Allah 😍😍😍
@salmushcute7179
@salmushcute7179 3 года назад
Asalamu aleykum sis. Wanted to tell you to use hair brush on her hair it’s less pain and will help you to Detangle her hair faster. Normal comb is painful. I hope you see my comment. Love from Minnesota
@naemaahmed644
@naemaahmed644 3 года назад
Ku jeclahy adiga iyo ur beutiful baby's keep going yasmin
@najmocabaas5443
@najmocabaas5443 3 года назад
Masha allah abyo yaas
@f.a.909
@f.a.909 3 года назад
Maasha allaah tabaraka laah abaayo macaan you are familiy qurux badan Allah ha idin daayo❤️
@dahraanmohamed2239
@dahraanmohamed2239 3 года назад
New babyga magciisa abaayo alllh idiin wada xfdio dhamtiina
@sumeyaibrahim4368
@sumeyaibrahim4368 3 года назад
Abaayo isbitalkee ku umushe adigo raali siz
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Al Amiin
@ikraanaragsan578
@ikraanaragsan578 3 года назад
Abayo dah manka beer ka dhigo nedka nah cadan wey is kenayan fadhiga iyo barkimaha markas
@oumyloukman7645
@oumyloukman7645 3 года назад
Miss you my family
@zamzamahmed4679
@zamzamahmed4679 3 года назад
Ilmha la ma racayo garaca wax fiican mlhn abayo🥰🥰🙏😭
@raqiashaaban7615
@raqiashaaban7615 3 года назад
ManshAllah we missed u plz make more vlogs
@halimamohamed5242
@halimamohamed5242 3 года назад
Why do you keep going and coming back
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 3 года назад
Mashallah hooyo waa hooyo yasmin waxaa sameesaa tinta oo qoyan u shalee after shampoo 🧴 markaa ugu dhaqdo eesi ayay kuu noqonee iyadan madax ma xanuunayo 🙏
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Wudaqna tinteda walal qali
@hindamaxamed1344
@hindamaxamed1344 3 года назад
Waxay kawada marka dhaqdo horay uga shaleey cml markas ay fududahay
@rahmoshine7144
@rahmoshine7144 3 года назад
Abayo halkeed ku nooshahay abyo mcnto
@ramaas5896
@ramaas5896 3 года назад
Neirobi
@shooadamh4088
@shooadamh4088 3 года назад
🥰😍
@ashashego3474
@ashashego3474 3 года назад
Asc adigoo sasabi karo maxaa usha u tussey ilma la dilay ey aragtay adigana ha ka naxinin gabadha yar.
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Magaraco gawadeyda wan sosoba Tankaley guriga hoyo marmar ajirto ano jogin ilmaha walalaheyga lagaraco marka xaga ekaso aragta
@ashashego3474
@ashashego3474 3 года назад
@@yasminmahamed5252 Masha Allah Tabaraka Allah saxiix sasabidda ku wad Allah ha ku dhowro caruurta Ameen yaa Rabb 💞 😍 😘 👍
@yasminmahamed5252
@yasminmahamed5252 3 года назад
Jazakallah walal qali Allahuma Amiin
Далее
Hal Bill Update //Yumna Mamasertey
15:52
Просмотров 19 тыс.
HOSHA MALINKEYGA CADHIGA
10:11
Просмотров 29 тыс.
MARKAN HOWSHA KABAXO MAXAN QABTA
10:01
Просмотров 10 тыс.
EMPTY HOUSE TOUR 🏡
8:05
Просмотров 15 тыс.
Ugaali ama soor iyo maraqeda please subscribe
9:35
Просмотров 6 тыс.
HOWSHEYDA SAKEY MORNING ROUTINE KEYGA
12:00
Просмотров 25 тыс.