Тёмный

How to make Lasagna | Sidee loo Sameeyaa Lasaaniya 

Xubulcayn Kitchen
Подписаться 12 тыс.
Просмотров 33 тыс.
50% 1

How to make Lasagna - Sidee loo Sameeyaa Lasaaniya.
Try this Amazing Lasagna Recipe at home, this is the best recipe for homemade Somali-style lasagna.
This is just DELICIOUS! It's really easy to cook at home.
Give it a try!
Thanks so much for watching.
Subscribe and come back for NEW Easy & Fun Somali and African Recipes Every Friday!!
♥ Watch More at Home: bit.ly/2mrSbsp
Facebook: bit.ly/2o2qeHM
#Lasagna #SomaliFood #MoreViews

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 97   
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 3 года назад
Si aad Noola Socotid isla markaana Videos-ka aan soo dhigno aad isla markaaba u hesho Link-gan Subscribe dheh bit.ly/3gzcqwU !! 😊😊😊
@hodosooyan8239
@hodosooyan8239 5 лет назад
Masha Allah
@shadiamohamed5903
@shadiamohamed5903 5 лет назад
Mansha allah tabarakallah good job hunaday qaali
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Mahadsanid huno qliyey
@dhemanlulaa1515
@dhemanlulaa1515 5 лет назад
mansha allaa alle gacantaa ha ku barakeyo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Amiin mahadsanid wl❤
@umuduniyaamohamed8058
@umuduniyaamohamed8058 5 лет назад
Masha alla alle gacanta ha ku barakeeyo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Amin walal mahadsanid
@Welovepalestine145
@Welovepalestine145 5 лет назад
maasha allaah wll
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Mahadsanid wl ❤
@hibamohamed6065
@hibamohamed6065 4 года назад
I like it woow😋😋 so yummy
@ayaanjamac2229
@ayaanjamac2229 4 года назад
shukran qli
@khadradagan7963
@khadradagan7963 Год назад
Masha Allh
@nasriinhassan8739
@nasriinhassan8739 4 года назад
Mashaa allhaaa alle haku barkeeyo
@khadrayusuf3868
@khadrayusuf3868 5 лет назад
Manshaalaa aad aad bay u fiican tahay hore u soco
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Mahadsanid wl ❤
@zahraabdirizak4533
@zahraabdirizak4533 4 года назад
Masha allah yummy thanks
@asmaomar5462
@asmaomar5462 5 лет назад
Mancha Allah sister plz iska daa heesta ad ku dul codaysay taa badalkeeda waxad isticmaalasha nashiidooyinka bilaa music ga ah
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Haye walal jz Allah khayr ❤
@umumarsum6847
@umumarsum6847 4 года назад
Masha allah wllo magac yada xawashka no sheg
@ruwaydaayeeyo9870
@ruwaydaayeeyo9870 5 лет назад
Maasha allaah horumar wacan qaaliyeeey insha allaah waxbadan waan kaa faaiidi doonaa ❤❤🎂🎂🎂🎂
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Insha allah qli mahadsanid ❤
@laylaabdilahi5907
@laylaabdilahi5907 4 года назад
Mansha allah😍😋😋
@esrasulub5756
@esrasulub5756 4 года назад
Mcha alllah macmacn so gali
@badranour8334
@badranour8334 5 лет назад
Mansha allah wll well done. From scrach it looks amazing
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Mahadsanid wl ❤
@hothanadam468
@hothanadam468 5 лет назад
Mashallah walal that looks good. Just one tip aan ku siiyo lasagne pastada yar kari marka hore 3 minutes meelaha si aanay dry kaaga. noqon other then that wonderfull mashallah ♥️
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Mahadsanid wl❤ wadku mahadsan tahay talo jedin tada way jiran qaar la kariyo lkn tan aan isticmalyo uma bahna karin intasa ku filaan aadna way u jilicsan tahay
@selamjibril2471
@selamjibril2471 4 года назад
Mashalah
@monahersi4177
@monahersi4177 4 года назад
Manshallh
@sameeraessa6198
@sameeraessa6198 4 года назад
Asalamualaikum Walaalo is it important to cook or boil Lasagna sheets before baking through the oven
@FarhiaMali
@FarhiaMali 4 года назад
Lasagna miyey diyaarsanthy se ma supermaketka laga helayaa
@amaara433maxamed8
@amaara433maxamed8 4 года назад
Wooow wlhi gabadhan tiktok aan kusoo arkay gabadhan waaan ka helay hhhh ilaahay ha daaye .😍😍😍😍
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl qliyey 🥰
@qadanmaxamud9363
@qadanmaxamud9363 4 года назад
Mansha Allah wllo qurux iyo dhadhanba wey ledahay illahay gacanta ha ku barakeeyo lakin bastada halken ka hela hargeysa
@drdegmoamgn9135
@drdegmoamgn9135 4 года назад
Qadan Maxamud national super market
@naomiahmed5722
@naomiahmed5722 4 года назад
Good job habo ❤️
@fayuuzyusuf8092
@fayuuzyusuf8092 5 лет назад
Masha allah wllo alle gacanta haku barakeeyo Halkaa digaaga ah duqqad ma ku badalan karaa huuno?
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Amiin walal haa wadka dhigan karta mahadsanid
@hafsabashe7585
@hafsabashe7585 5 лет назад
xbbti cake lasharaxayo noso badin hibaaqeey😍
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Diyaar haye qli mahadsanid ❤
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 4 года назад
mahadsanid jazakallah tiktok baan kaa soo raace
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
So dhawoow walal
@nimcomukhtar508
@nimcomukhtar508 Год назад
Abaayo duqad miyaa mise digaag ridqan
@faizagelleh5139
@faizagelleh5139 3 года назад
Well done walalo
@farahosman1961
@farahosman1961 5 лет назад
huuno xawaashyadad isticmaashay manoo qori kartaa. iyo qaabka aad xawaashyada u diyaarsato . ku mahadsanid dear wakhtigaaga aad na siisay
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Haa insha allah mar ayan idin so galin walal aadbad u mahadsantahay video yada danbana wan so shegi xawashayadaa an istic malayo
@nasrakoosaar8542
@nasrakoosaar8542 4 года назад
Wllo sharaabo natural ah noo so gali
@naciimacabdirisaq4604
@naciimacabdirisaq4604 4 года назад
Wooow wllhi ka hely msha allh
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 3 года назад
Sideee looo sameeyaa paasta lasaanya "Lasagna" please iii sooo gudbi si inteenaba uga wada faa'ideysanno.
@xilojano2581
@xilojano2581 4 года назад
Xawashyda soo mgcow qaali
@monahersi4177
@monahersi4177 4 года назад
Allah gcnta haku barakeyo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl
@fatiinhajji
@fatiinhajji 4 года назад
abaayo xawaajiga kaad isticmasho nosoo geli plz
@monahersi4177
@monahersi4177 4 года назад
Hore usoco wlllo macan
@raxoabdu6643
@raxoabdu6643 4 года назад
Wan tijabinayaa walal xubul cayn was qurux
@kafiyacumar1493
@kafiyacumar1493 4 года назад
Waligay ma arkin qof kUlaa mida aadban uga helay zharaxadaada abaayo gulayso
@rachelhudson8362
@rachelhudson8362 Год назад
I recently found out about Somalian food and Italian influences.
@ayaanjamac2229
@ayaanjamac2229 4 года назад
si daacada ayad dadka uga faaidaynaysa hore usoco qaali
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid qlidaydi 😍
@sanisha7590
@sanisha7590 5 лет назад
Good job sister 👏🏻
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Mahadsanid wl ❤
@aamiitamohmed8510
@aamiitamohmed8510 4 года назад
Keep going sis🙏
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Thank you wl
@faizamohamed176
@faizamohamed176 4 года назад
What spices are you using?
@jamadiini3896
@jamadiini3896 3 года назад
ma jirtaa pasto kale oo laga samayn karaa tan maahe walaalo
@aylamahamed5185
@aylamahamed5185 4 года назад
Halkeen ka helikaraa baastadan aad ka samaysay wll
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Supermarketyada wl
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 года назад
Mumsiga demi siloomaqlo hadalkaaga. Aad aad u fiican tahay, marka lagareebo mysiga aad ku furtay.
@ayaanamiiindaauud5797
@ayaanamiiindaauud5797 2 года назад
Aboyo cuntoyinkaga aadban ugu bogay mashaallaah wll pizza 🍕 sosame
@hothmonhonychannel1435
@hothmonhonychannel1435 4 года назад
Masha Allah wn tijalbinaya isha Allah lkn xawashyadu maxay ka Koban
@hananahmed3260
@hananahmed3260 4 года назад
M.a abyo
@raxoabdu6643
@raxoabdu6643 4 года назад
Quruxda iyo macankaba halkasay la muuqdan
@hibaaqkaise5221
@hibaaqkaise5221 4 года назад
Wllo hibaaqey sawta la idha saliid saytunta haday dab gasho sun bay isku badasha ma beenba 🤔
@llelahasaan9723
@llelahasaan9723 4 года назад
Nice weye walalo sharaxadadu lkn xawashyada kuwd ku dartay so qor
@quruxlay1894
@quruxlay1894 3 года назад
🥰🥰
@asmaabdirahman2239
@asmaabdirahman2239 4 года назад
Ma sha allah garaadka iyo kartidaba alle ha kuu barakeeyo wllo good... Inantu way dedaalaysa SUBSCRIBE ka kor ha loogu qaado 😍😍😍😍
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Mahadsanid wl 😍😘
@qumaneyqanciso5296
@qumaneyqanciso5296 Год назад
Waxas bur ahanta wamaxay mafahmine isharax bal
@nasraabdulahi3216
@nasraabdulahi3216 4 года назад
Abaayo lazanyo inta bdn wey iga halaawda karis keeda waa ncy hada
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Kaama halaabayso hada kadib hada tilmaamahan raacdo abayo
@khadrayusuf3868
@khadrayusuf3868 5 лет назад
Nafaqo oo dhan aad bay u fiican tahay
@hafsamahdiismail4184
@hafsamahdiismail4184 Месяц назад
Dufanka walal iska yaree😢
@abdirahmanpiano9705
@abdirahmanpiano9705 3 года назад
Gurgura maxa la dhahaa ii macne
@qaniyaqurux278
@qaniyaqurux278 5 лет назад
Macmacnka Noo Soo Badi Qaali
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Haye qli insha alah
@rodaidriss9220
@rodaidriss9220 5 лет назад
Cake decoration no soo gali walal
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Haye walal mahadsanid
@rodaidriss9220
@rodaidriss9220 5 лет назад
@@xubulcaynkitchen cafwan hore u soco guulayso walalo insha allah
@lulalove5333
@lulalove5333 5 лет назад
MANSHA ALAAH WALALO CUNTOYINKA CIYALKA NOSO GALI
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 5 лет назад
Haye walal mahadsanid
@hodancabdi665
@hodancabdi665 4 года назад
Masha allah
@ramlaqueen941
@ramlaqueen941 4 года назад
Baastada halkee laga heli kara magaceda noo sheeg
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 4 года назад
Supermarkets yada wl indha birta ama jabane
@ahmedmohmaud3848
@ahmedmohmaud3848 4 года назад
Masha Allah
@abdishakurnuur9036
@abdishakurnuur9036 2 года назад
Masha allah
Далее
CHEESY, MEATY, EASY LASAGNA
18:08
Просмотров 1,5 млн
Do you have to boil lasagna noodles before baking?
11:31
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Китайка стучится Домой😂😆
00:18
这位大哥以后恐怕都不敢再插队了吧…
00:16
6 Top French Recipes You Need to Cook
23:19
Просмотров 1,1 млн
Lasagne | Markus Aujalay
10:56
Просмотров 520 тыс.
lasagna
8:16
Просмотров 14 млн
Lasagna Recipe
9:54
Просмотров 307 тыс.
How To Make Spicy Ethiopian Chicken Stew: Doro Wat
10:31
Buskud aad u macan Halxabo ukun ku sameeso
10:37
Просмотров 581 тыс.
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19